Caaisha Lifestyle.
Caaisha Lifestyle.
  • 1 347
  • 22 165 416

Video

WAR DAG DAG AH Bas kabaxay Nairobi Oo usocday ugandha Oo dadkii Saarna Kuligood lawada Qalay MUQAL 😭
zhlédnutí 26KPřed dnem
Please Hadii aad kayartahay 18 Years muqalkan hadawan Mahadsanid
Muqal Naxdin leh Xaafada islii Gabar Soomali ah Oo lagu kufsaday & Nikii Oo Gacanta lagu dhigay ciil
zhlédnutí 13KPřed dnem
Please Hadii aad kayartahay 18 years hadawan muqalkan Mahadsanid
XOGTII UGU DAMBESAY GANACSADIHII BAMBASO LAGU DHACAY & QASARADI GAARTAY NACEYBKA SOMALIDA LOO QABO 😡
zhlédnutí 26KPřed dnem
Please Hadii kayartahay 18 Years hadawan muqalkan Mahadsanid
Muqal Naxdin leh Ganacsade Afar Qof Dilay kadibna Hantidisi ladhacay islii dad badani kudhinteen 😡
zhlédnutí 28KPřed dnem
Please Hadii aad kayartahay 18 Years hadawan Muqalkan
Muqal Naxdin leh Afar Qof in kabadan Oo kudhintay Xaafada islii & dhawac loo qaday isbitalada dignin
zhlédnutí 10KPřed dnem
Fadlan hadii aad kayar tahay 18 years hadawan Mahadsanid
DAG DAG GABAR LADILAY CABSI XOG LEH OO KAJIRTA KENYA HADAL KASO YERAY MADAXWEYNAHA OO SII KICIYAY 🙅
zhlédnutí 24KPřed 14 dny
DAG DAG GABAR LADILAY CABSI XOG LEH OO KAJIRTA KENYA HADAL KASO YERAY MADAXWEYNAHA OO SII KICIYAY 🙅
WAR DAG DAG AH FAARAX MACALIN KENYA SOOMALI BAA ISKA LEH AYAGA AYANA KATALIYA QABILADA KALE MUQAL
zhlédnutí 12KPřed 14 dny
WAR DAG DAG AH FAARAX MACALIN KENYA SOOMALI BAA ISKA LEH AYAGA AYANA KATALIYA QABILADA KALE MUQAL
War Shook ah Somalida kenya & Kikuyada Oo Dagal Cusub kadhex Qarxay’ Askarta kenya Oo dhac &Bililiqo
zhlédnutí 42KPřed 14 dny
War Shook ah Somalida kenya & Kikuyada Oo Dagal Cusub kadhex Qarxay’ Askarta kenya Oo dhac &Bililiqo
DAG DAG KENYA QASARADII UGU WEYNED DIYARAD EE SOOMALI LEDAHAY OO LAGU GUBAY BANAN BAXYADII SOCDDAY😡
zhlédnutí 41KPřed 14 dny
DAG DAG KENYA QASARADII UGU WEYNED DIYARAD EE SOOMALI LEDAHAY OO LAGU GUBAY BANAN BAXYADII SOCDDAY😡
MUQALO HOR LEH DHACII & QASARIHII KUDHACAY GANACSATADA SOOMALIDA KENYANKA IYO HINDIDA XAAFADA ISLII
zhlédnutí 7KPřed 14 dny
MUQALO HOR LEH DHACII & QASARIHII KUDHACAY GANACSATADA SOOMALIDA KENYANKA IYO HINDIDA XAAFADA ISLII
Ganacsatada Soomalida kenya Oo dhac kii ugu xuma Hantidoda Loo geestay & Shacabka Kenya Oo Guleestay
zhlédnutí 15KPřed 14 dny
Ganacsatada Soomalida kenya Oo dhac kii ugu xuma Hantidoda Loo geestay & Shacabka Kenya Oo Guleestay
Xaalada Nairobi Oo Sii Xumatay Hal Askari Oo Gacanta ka goday Afar qof Oo dhimatay & Dhaca Dukamada😡
zhlédnutí 9KPřed 14 dny
Xaalada Nairobi Oo Sii Xumatay Hal Askari Oo Gacanta ka goday Afar qof Oo dhimatay & Dhaca Dukamada😡
WAR DAG DAG AH XAAFADA ISLII OO CABSI XOOG LEH KAJIRTO FADLAN GURIGAGA HAKASOO BIXIN BIRI HADII KALE
zhlédnutí 8KPřed 21 dnem
WAR DAG DAG AH XAAFADA ISLII OO CABSI XOOG LEH KAJIRTO FADLAN GURIGAGA HAKASOO BIXIN BIRI HADII KALE
MUQAL NAXDIN LEH WIIL SOOMALI AH OO ISKA SOO TURAY DABAQ 24 BIYANO, KENYA OO LAGA GUURAYO
zhlédnutí 6KPřed 21 dnem
MUQAL NAXDIN LEH WIIL SOOMALI AH OO ISKA SOO TURAY DABAQ 24 BIYANO, KENYA OO LAGA GUURAYO
Xaafada islii Muqal Naxdin leh Gabar Soomali Oo lagu qabtay ayadoo xadeysa Dukan Talow Waa tuma 🤔🤔
zhlédnutí 9KPřed 21 dnem
Xaafada islii Muqal Naxdin leh Gabar Soomali Oo lagu qabtay ayadoo xadeysa Dukan Talow Waa tuma 🤔🤔
Xaalada Nololed ee Nairobi Oo Cabsi Xoog leh Soo food saartay & Xaalda Xaafa islii Muqal cabsi cabsi
zhlédnutí 7KPřed 21 dnem
Xaalada Nololed ee Nairobi Oo Cabsi Xoog leh Soo food saartay & Xaalda Xaafa islii Muqal cabsi cabsi
Ma’aamineysid Muqalki ugu Naxdinta badna abid Wiil Somali Oo Si arxan daro ah logu garacayo Jig jiga
zhlédnutí 1,1KPřed 21 dnem
Ma’aamineysid Muqalki ugu Naxdinta badna abid Wiil Somali Oo Si arxan daro ah logu garacayo Jig jiga
Ma’aamineysid Muqalki ugu Naxdinta Badna abid laba dhalin yaro ah Oo Muqal Qomulud ah iska soo Dubay
zhlédnutí 3,6KPřed 21 dnem
Ma’aamineysid Muqalki ugu Naxdinta Badna abid laba dhalin yaro ah Oo Muqal Qomulud ah iska soo Dubay
DAG DAG Isteelka xoosheey Maanta ayaa la’aasay iyo Dar daarankeeda
zhlédnutí 3KPřed měsícem
DAG DAG Isteelka xoosheey Maanta ayaa la’aasay iyo Dar daarankeeda
Caaisha Oo dhiiga kukaray tii dhereed kudhigtay Ninkii xaaskiisa Muqalka kaduubaye, Dumarkiina…. 😡
zhlédnutí 2KPřed měsícem
Caaisha Oo dhiiga kukaray tii dhereed kudhigtay Ninkii xaaskiisa Muqalka kaduubaye, Dumarkiina…. 😡
HADAL SHOOK AH OO KASOO YERAY MADAX WEYNAHA KENYA GURYAHA KUYALO XAAFADA ISLII OO LBUR BURIN DOONO 😲
zhlédnutí 15KPřed měsícem
HADAL SHOOK AH OO KASOO YERAY MADAX WEYNAHA KENYA GURYAHA KUYALO XAAFADA ISLII OO LBUR BURIN DOONO 😲
Xaafada islii Naag shaqalo ugandhes ah Oo lacg eey kaxaday famil Somali ah dabada iska gelisay Muqal
zhlédnutí 14KPřed měsícem
Xaafada islii Naag shaqalo ugandhes ah Oo lacg eey kaxaday famil Somali ah dabada iska gelisay Muqal
Hooyadey ayaa isixirtay Kadibna anigoo Qaawan ayeeyna wadada igu garacday Muqal naxdin leh
zhlédnutí 3,1KPřed měsícem
Hooyadey ayaa isixirtay Kadibna anigoo Qaawan ayeeyna wadada igu garacday Muqal naxdin leh
Muqal Naxdin leh Gabar Soomali ah Oo Qiyaano lacag kaga cuntay Wiil Kadibna Dusheyda Kadhawaqay 🥲
zhlédnutí 3,9KPřed měsícem
Muqal Naxdin leh Gabar Soomali ah Oo Qiyaano lacag kaga cuntay Wiil Kadibna Dusheyda Kadhawaqay 🥲
DAG DAG Soomalida Kunool kenya Oo War farxad leh usooyeray & Xildhibaan Yusuf Xasan Oo Kudhawaqay 😍
zhlédnutí 3,6KPřed měsícem
DAG DAG Soomalida Kunool kenya Oo War farxad leh usooyeray & Xildhibaan Yusuf Xasan Oo Kudhawaqay 😍
Tii ugu darneyd Oo manta Nairobi Kadhacday & indho sarcaad Dhac loogu geestay Gabar Muqal Naxdi leh
zhlédnutí 3KPřed měsícem
Tii ugu darneyd Oo manta Nairobi Kadhacday & indho sarcaad Dhac loogu geestay Gabar Muqal Naxdi leh
Ma’aamineysid waa xaiiq Nin weyn Oo Somali ah Oo Hooyadii kuyiri Waxaa tahay Qof😡😡😡 Alla ciil badana
zhlédnutí 3,8KPřed měsícem
Ma’aamineysid waa xaiiq Nin weyn Oo Somali ah Oo Hooyadii kuyiri Waxaa tahay Qof😡😡😡 Alla ciil badana
Ninkeygii Mudo Shan & Toban Sano ayuu isilcinaye Marku ifuray kidib habenki ayuu imada isago mas ah
zhlédnutí 7KPřed měsícem
Ninkeygii Mudo Shan & Toban Sano ayuu isilcinaye Marku ifuray kidib habenki ayuu imada isago mas ah

Komentáře

  • @user-sy9jx2mk1c
    @user-sy9jx2mk1c Před 30 minutami

    سبحان الله ة

  • @abdig2533
    @abdig2533 Před 2 hodinami

    $10 nice somali meat cad naadif

  • @SaacidnoorMohamodYusufsa-gc9nq

    ka guura

  • @ibrahimhusien9350
    @ibrahimhusien9350 Před 3 hodinami

    Wcs mahad. Sanid. Sxb. Ilaah. Ha. Dajiyo. Xaalada. Kenya.

  • @fartunkeynaan3781
    @fartunkeynaan3781 Před 4 hodinami

    Anagaa joogna neirobi dadka lajarjaray waa 42 qof

  • @ahmadhasan255
    @ahmadhasan255 Před 5 hodinami

    42 dumar waxaana dilay nin 33 jir ah wax somali ah kuma jiraan waa la soo qabtay ninkii dilay

  • @ahmadhasan255
    @ahmadhasan255 Před 5 hodinami

    Wiilkan warkiisa sax mahan

  • @ahmadhasan255
    @ahmadhasan255 Před 5 hodinami

    Waa gaalo

  • @barkhadhasan1870
    @barkhadhasan1870 Před 5 hodinami

    Inaad war run ah noo sheegto mxd ku diidady

  • @kamal171
    @kamal171 Před 5 hodinami

    War adiga maxa kasi ah warka siduyahay mad ushegtit nin wayin watat e isku xisho sida aad wax ushegeyso wax uma dhicin

  • @aminamohamed7417
    @aminamohamed7417 Před 5 hodinami

    Asc abowe subxalahi illahey haa dhiga badbadiyo gabdha gabto ilmahaga iyo adi xita mesha iskaga taga yaa lina dilin ina soomaali kaa imato hadana 🇰🇪 kenya jogtan dhaftina badbadiya mesha xamar mahan illahey haa dhiga qado daganka gabdha soomaali illahey haa cafiyo lakin wiilashan illahey haa kaa badbadiyo sorry 😭😭😭😭🥱

  • @fartun9503
    @fartun9503 Před 6 hodinami

    😢😢😢😢😢

  • @fartun9503
    @fartun9503 Před 6 hodinami

    Subxaaaana Allah

  • @fartun9503
    @fartun9503 Před 6 hodinami

    why

  • @fartun9503
    @fartun9503 Před 6 hodinami

    Ya Allah

  • @fartun9503
    @fartun9503 Před 6 hodinami

    wcs wlc Brother 🙏👍👍

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 Před 6 hodinami

    iLaahay.Ha.UNaxariisto..Dhamaan.Tood

  • @user-vq7ir2vu2v
    @user-vq7ir2vu2v Před 6 hodinami

    Subxanallah xubxanallah 😱😱😱. Allow nosahal shartodana nagasamata bixi Yarabi 🤲 yarabi 😱😱

  • @JamalYasin-kk4pk
    @JamalYasin-kk4pk Před 7 hodinami

    Subhanallah

  • @SacdiyoCusmaan-fv9wx
    @SacdiyoCusmaan-fv9wx Před 7 hodinami

    Subxana Allah inalilahi waina ileyhi rajacun ilaahey hana abman sado

  • @mahdiyamaxamuud4789
    @mahdiyamaxamuud4789 Před 7 hodinami

    lkn wll warkaaga waxaan ka aamin baxay maalintaad dhahday maria stops bay waxaas ka dhaceen waa meel aan degenahay oo xataa 2 dooro isku dagaalin

    • @kamal171
      @kamal171 Před 5 hodinami

      Sixun wax usheeg sixir waa kadaran yahay

  • @user-cz2px7pz6h
    @user-cz2px7pz6h Před 8 hodinami

    Soomaali wey qaldan yihiin dad dhulkoodii laguladagaalamaayo il. Adakaa soomaali cadaw ayeey gacmahooda ku sameysteen waa mooryaantii xamar

    • @ayannur9480
      @ayannur9480 Před 7 hodinami

      Qarar ka jooji. waa la og yahay dad ka Kenya u soo qaxay Kala qaybinta dad ka ma ficno

    • @Alexialiiban1780
      @Alexialiiban1780 Před 7 hodinami

      Somali iyagaba dhulkooda lagu haysataa 😮😢 Kenyaagu maxay ka hayaan muqdisha 😮 Aamu candhayahay

    • @user-sn5yz7vg8v
      @user-sn5yz7vg8v Před 6 hodinami

      HAWIYE XAARAAN AYEY GASHEEN NAIROBI

    • @Alexialiiban1780
      @Alexialiiban1780 Před 6 hodinami

      @@user-sn5yz7vg8v aqligaga hadashay jigjiga xorayn kaga bahan

  • @Roteyaani
    @Roteyaani Před 8 hodinami

    simalidu kenyan maaha??? maxaa kakala wadaa som iyo ken??? 😡😡😡😡😡 maa tiraahdo somalidii iyo dadkaloo halkaa joogey???? war ma bilaa maskax baa tahay ‼️??? war hadalkaaga waala turjumayaaye somalida hakasoo qaadin qaar aan dalka wax ba ku lahayn???? ⚠️⚠️ oo ka fiirso waxaad soo sheegeyso

  • @user-nj1dy1kl8t
    @user-nj1dy1kl8t Před dnem

    Allaha kuu caafiyo adiga iyo intii ay ka jiranyihiin .

  • @user-nj1dy1kl8t
    @user-nj1dy1kl8t Před dnem

    Islii dayac weyn aya cafimaadka ka jira xatta sida dharka ayaa loo warejiyaa daawada jidadka oo ay ka gataan somalidu , qolo kale kama gadato .

  • @abdihakimmohameddiriyesank1730

    SHUKRAN AKHII

  • @abdihakimmohameddiriyesank1730

    ☝️ SUBHANNALLAH 🤍 ALLHAMDULILAH 💐 LA ☝️ ILLAHA 🤍 ILLALAH 💐 ALLAHU ☝️ AKBAR 🤍 LA 💐 HAWLA ☝️ WALLAQUWATI 🤍 ILLAA 💐 BILLAH ☝️ ASTAQFURULLAH 🤍 HASBUNALLAH 💐 WA ☝️ NICMAL 🤍 WAKIIL 💐 LA ☝️ ILLAHA 🤍 ILLAA 💐 ANTA ☝️ SUBHANAKA 🤍 INNII 💐 KUNTU ☝️ MINA 🤍 DALIMIIN ☝️🤍💐

  • @suleekhaahmed1800
    @suleekhaahmed1800 Před dnem

    Masha’Allaah isku raaga insha’Allaah 👏🏾👏🏾

  • @amineta378
    @amineta378 Před 2 dny

    Guud f moalem x aray

  • @KhalidSharif-km7hr
    @KhalidSharif-km7hr Před 2 dny

    Waxan waa been sababto ah gacantan gacan kenyan ma ahan camirada yaa duubay wajigeda se maxad uso bandhigi weyden somaliyey wan is naqan idinka wax aysan aqon bareysin dadka inta views radineysan

  • @user-sl7cg9zn6t
    @user-sl7cg9zn6t Před 2 dny

    In la.dhaco somalida.waliba.la.karbaasho Mac sonkor

  • @user-sl7cg9zn6t
    @user-sl7cg9zn6t Před 2 dny

    Waa midhihii Xaaroodku ka shaqeybeysay

  • @abuzeinnoor6931
    @abuzeinnoor6931 Před 3 dny

    No it's not Somali airalan no it it should be there is a tag this is not somalia airplane

  • @Ibrahim-g9e
    @Ibrahim-g9e Před 4 dny

    Saxilby yuruba way joogan kuwa kugu barbaranaya

  • @fatimakheyre3849
    @fatimakheyre3849 Před 5 dny

    Islii maxaad wax walba ugu xayeysiisaa adigoo raadinaaya views shame on you.

  • @abdulkadirsheikhmohamed5

    Ugaandeeska ayaa ugu tuugo badan east Africa iska illaaliya dumarka somaalieey. Waxa naago isli la shaqeeya guryaha 90nt boqolkii baa90 was ugaandees.

  • @sahromahamud
    @sahromahamud Před 5 dny

    Dal Aadan La Heyn Waa In Laga Ayagaa Soomaaliyeey Wadankiina Ayaa U Baahan In Aad Badbaasataan Xukumadda Aad Toosisataan Hantidiinana Aad Wadankiina Geysataan🇸🇴🙏😭

  • @abdulkadirdahir3592

    Muqdisho waxa joogta boqollaal fake doctors ah.iyo meel kasta oobsoomaaliya ka mid ah.laakiinnyaa soo qabanaya.

  • @Daaciabdi
    @Daaciabdi Před 6 dny

    Wcs wr wb walal qaali engalisha maxaa noku fasirwesaye

  • @hassanabdimohamedabdi9735

    Hadal kasi wa gaf iyo khalad ××××

  • @hassanabdimohamedabdi9735

    Markii hore in madow kuf saday ayan moday ad bana u naxay bal se marku Somali kale noqday wan qabobay wayo balayoba balayo ayay dhanta, balayadadu balayo an ka iman ayay dhantaa

  • @sacdiyoxaaji1271
    @sacdiyoxaaji1271 Před 6 dny

    Sidee daba shaqaalaha nuucuu doono ha ahadee maa ha dad wanag San mar ka waxaa qal dan oo raba in wasaqda in eey cunaan raba waa dad ka adeeg sanaya dadka nuucaas ah war umadaan waa xaasidiin meel kas too jogaan ani maba jec li naak shaqaalaa anon ku ar kin waxaas ayaan ba ya shakira gac maheeda 😂😂😂😂 allow naga xafid

  • @hawobashir838
    @hawobashir838 Před 6 dny

    Hadaa aragto gabar qurxsan waa ninkeda inta Kalle been alle haydin barkeyo

  • @iftinxaajicabdi791
    @iftinxaajicabdi791 Před 6 dny

    Wuu kuqaldanyhy subxanllaah

  • @jembaadaye6403
    @jembaadaye6403 Před 6 dny

    Allah aya og waxii guriga ka dhacay iyada aya adey albabkiisa ayey gashay iyada oo raali ah fiiriya dadka mesha jooga waa foowdo muqal lama arko hala baaro waxa dhacay

  • @abdig2533
    @abdig2533 Před 7 dny

    ❤❤❤❤4 hargaysa

  • @kskksshjks1931
    @kskksshjks1931 Před 7 dny

    Wey ku sugeen, hantidii soomaaliya laga soo dhacay ayaa taalay Kenya 😂😂😂😂😂😂😂

  • @mapaacha4552
    @mapaacha4552 Před 7 dny

    Walaal waxaa lagayaba in aadan ogeen: Hadalka aad uqortey oo afingiriisiga ah oo ah *waxaan dhahay S iyo K aa dagaal ah* hadalkaas waa fidna weyn meesha kasaar…..waan fahmikara inaad viewers kuraadineysa, balse waa fidna iyo dhibaato ugeesankarta soomaalida meesha degan. Mahadsanid

  • @XanuXanu-pu3yv
    @XanuXanu-pu3yv Před 7 dny

    Somaliyey mid fahma kenya idinka iskaleh NFD waa gobol ween somalidina waadadka ganacsiga uguween dadka iska leh kukuyu ayaga waxa kibriyy wadanka 3 madaxwene aye kuyeshen sas aye ukibreen anaguna maalkena ayaan ku maamulena madaxwenaha inan helna waa muhiim

  • @ebyancadeyxaaji245
    @ebyancadeyxaaji245 Před 7 dny

    Waxaan layaabaa nayroobi irbad lay kuula soo ordaayaan iyo qalajiye ilaahaw na badbaadi caruurtana noo xifdi