Muqal Naxdin leh Xaafada islii Gabar Soomali ah Oo lagu kufsaday & Nikii Oo Gacanta lagu dhigay ciil

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 21. 08. 2024
  • Please Hadii aad kayartahay 18 years hadawan muqalkan Mahadsanid

Komentáře • 134

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed Před měsícem +13

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @bintiyusuf1590
    @bintiyusuf1590 Před měsícem +6

    Wuu ku qaldan yahay dumarka Somali waa dheeman 🧡🧡

  • @gaaraneguure7346
    @gaaraneguure7346 Před měsícem +5

    Waa ku qaldanyahay in uu yuraahdo gabdha ha ha gataan wiilasha

  • @atharmursal2633
    @atharmursal2633 Před měsícem +4

    Marna hadhahaan al Rijaalun qawaamuna calal nisaa manta galaya naftiina iyo maalkiina iskugu keen Dara waa gabdhaha ha guursadan raga subxanallah waa wax laga Naxo runtii

  • @user-hx2ng3it5x
    @user-hx2ng3it5x Před měsícem +1

    Waa qalad waana arin gabdhaha lagu yasayo wadaadka gabdhaha haraaligaliyo

  • @SaSa-vh5fo
    @SaSa-vh5fo Před měsícem +5

    Gabdhaha la haxafido laakiin inaywiilasha raacaan waaqalad

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q Před měsícem +1

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @Inasuldan1235
    @Inasuldan1235 Před měsícem +4

    Subxanallah naa hooy gabdho is ilaaliya idinka oo og inaysan diiniyan banaaneyn inaad nin aan idin qabin aad la gaar noqotaan tan oo kale inay idinku dhacdo baa ilahay og yahay lakin hada dadkii qaadan lahaa baa la rabaa sow ma aha

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q Před měsícem +1

    Subxanllh subxanllh yaab umada allh haso hanuniyo acdubilh ceeb xishod maaleh acdubilh subxanllh

  • @user-cz2px7pz6h
    @user-cz2px7pz6h Před měsícem +4

    Uma du cey neyno waayo ayadaa gadaran maxey ka doon tay gurigiisa waa xaaraan

  • @inaomar2151
    @inaomar2151 Před měsícem

    Shiiqa wow ku qaldanyahay

  • @khadrahussain5156
    @khadrahussain5156 Před měsícem +2

    Wadaadkani aqoon diineed laha ee kaliya
    Waa qaari saasa ugu wacan inuu gabdha bahdilo illahay karaameeyay😊

    • @YussufUlaa
      @YussufUlaa Před měsícem

      diinta maad quursaneysaa kaalnimada iska ilaali

  • @iftinxaajicabdi791
    @iftinxaajicabdi791 Před měsícem

    Wuu kuqaldanyhy subxanllaah

  • @XXx-xp8ll
    @XXx-xp8ll Před měsícem +2

    Guurka Soomaalida dhexdeeda ah hala fududeeyo qarashka badan iyo heyb sooca hala joojiyo ayaa ka habooneyd, inuu dhaho Sheikha. Gabdhaha Soomaaliyeed dhulka ayuu ku jiiday Sheikhu.

  • @zahrajama7764
    @zahrajama7764 Před měsícem +3

    Sheikhqa asagaba soriyada bu kabaxiyeye maxuu dumarka ubah dilay
    Ragii hadey dayacen caruurtoda inta badAn mabishan caruurtoda hoyaa la dhacdhacdo😢😢

  • @Tayib-c1v
    @Tayib-c1v Před měsícem +3

    Wuukhaldanyahay shiikha wanna blow Adam haloocudurdaaro

  • @user-ys1pj7ds9d
    @user-ys1pj7ds9d Před měsícem +1

    Quraankuu khilaafay sheekhu

  • @user-cz2px7pz6h
    @user-cz2px7pz6h Před měsícem +1

    Waajidi waa qaari laakiin diinta mafahan sana iyo akh laaqda islaamka alaha hanuunsho

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada Před měsícem

    way mahadsantahy walasheena

  • @habibamursal3942
    @habibamursal3942 Před měsícem +1

    Gabadhihiisa ha ku bilaabo

  • @AyaanAbdi-wx3lq
    @AyaanAbdi-wx3lq Před měsícem +1

    Wuuku khalnayahay

  • @samirr546
    @samirr546 Před měsícem +2

    Nin aan waxba haysan oo sharfan ayaa gabadh lagu darsadaa risiquna sidaa ayuu ku bilaami
    Gabdho wiil wanaagsan raba waan arkay laakiin kuwo mid lacagleh raba waa yaryihiin.

  • @hawamohamed4818
    @hawamohamed4818 Před měsícem

    Wamushakil

  • @Quickdeen_tube
    @Quickdeen_tube Před měsícem +1

    Waa in gabdhihisa ay billabong sidaas

  • @rahmozubeer
    @rahmozubeer Před měsícem +2

    Sheekha wa khaldantay gabadhaheena ma Hindiba markay ningadanan

  • @gablax
    @gablax Před měsícem +2

    Wuu qaldan yahey shiiqa dumarki sharafta laha ee somaliyed wuu ku gafey ee xaal haka bixiyo

  • @Barlin-qd5wd
    @Barlin-qd5wd Před měsícem

    Masha allah gabadha ra iyigeda ba ku filan lakin shiqa wa gabardon an umalaynaya o wuxu kubaranaywy gabdha gabadha ugu caqliga badan ahekh wad heshay gabadha hada ku jawabtay

  • @namiup0274
    @namiup0274 Před měsícem

    Waa runtaa gabadhii wiil gurigiisa ugutagta hala kufsado Mac ayey ku tahay waan lugubere raacay

  • @nimcocabdi-ij9vu
    @nimcocabdi-ij9vu Před měsícem +2

    Sheekhu wuu khaldamay ninka lama guurado gabdha laguursada arsaaqda allahba bixiya

  • @user-sb5ou5qk2q
    @user-sb5ou5qk2q Před měsícem

    Walaahi wiil baan uga haray markuu iyiri gurigayga iigu imoow

  • @mmohamed9094
    @mmohamed9094 Před měsícem +2

    Shiiq ku sheega 4 naag luusariin ah oo gabarnimo ku weynaday oo wax guursado waayey buu helay markaas bu wuxu Mooda gabdhaha dhan iney sidaa yihiin idiyad

    • @Aliinaliiban1780
      @Aliinaliiban1780 Před měsícem

      Aduu sheeq kuu yhy yaa ku waajibiyay guur dadka waa sune 😂😂

  • @mmohamed9094
    @mmohamed9094 Před měsícem +3

    Daaci wax kama oga eelaayga eelaaygu dhalay

    • @samirr546
      @samirr546 Před měsícem +2

      Wax ka sheegi maayo laakiin weligay ma dhegaysan muuqiisa ayaa la II diiday
      Ma isaga ayaa ayuuto loo galay tolow!!!!

  • @khadrahussain5156
    @khadrahussain5156 Před měsícem +2

    Wadaadku wuu iska hadlay gabdho ayuu dhalee ha u galo ayuuto
    Midkastana ha u raadiyo
    3 kale oo nin la shere ta
    Qof walba markuu odhaho waan hadlayaa balse aanu garanayn waa uaab

  • @user-ps2dw1pb7c
    @user-ps2dw1pb7c Před měsícem +2

    Allaahu Akbar ragu cadowsanaaa

  • @user-cz2px7pz6h
    @user-cz2px7pz6h Před měsícem

    Gabadhii Edeb iyo I imaan leh nin gurigiisa matak to aan guursanin waa khilwo waa xaaraan

  • @halimamumin3643
    @halimamumin3643 Před měsícem +2

    Dhaqan Eelay ayuu dadka kula talinaayo Sheikhu.
    Muxuu u sheegi waaye meesha ay shariicada Islanka lagu sheegey Sherkhu?

  • @hooyosom8904
    @hooyosom8904 Před měsícem +1

    Subxallaah Kuwiisa ha ka billaabo

  • @fartunabdullahi9804
    @fartunabdullahi9804 Před měsícem

    No saax 💯 no way

  • @maruodhabuukar
    @maruodhabuukar Před měsícem +1

    Maya saxmaha mashuqul waa hinda miyaa arinka soyelay sheikh

  • @xusuusoallah3048
    @xusuusoallah3048 Před měsícem

    Is dejiya , is dejiya🤚
    Markaa hore sheekha halla weydiiyo sababta uu u yiri hadalkan sax iyo khaladba ka hor .

  • @zahraabdul9879
    @zahraabdul9879 Před měsícem +1

    Waa dhaqankii hinduda in ninka raga ah la iibsado

  • @alyasfarah9816
    @alyasfarah9816 Před měsícem +1

    Caqlikan gabadan kahelay waalahi runta shegtay abaayo

  • @farhiyajamaa7717
    @farhiyajamaa7717 Před měsícem +1

    Subxanallh Subxanallh ninika sharaciga halatigasoto

  • @umurayanchannel6559
    @umurayanchannel6559 Před měsícem +1

    Oo nimankabmaxaa udiiday inudhaho iyaga ayuuta gala oo kuguursada gabdho dhawrsan

  • @isno-r1y
    @isno-r1y Před měsícem +1

    Cajab

  • @fardosamumin9376
    @fardosamumin9376 Před měsícem

    Kan waa nin xanuunsan subhanallah

  • @gablax
    @gablax Před měsícem +1

    Ninkan dumarka mey ku fasaxaan ha tumaane

  • @namiup0274
    @namiup0274 Před měsícem +1

    Gabadha iyadaa qaladka leh maxaa geeyey wiil ka gurigiisa Samankaan amin majiro muqaadaraqd ayaa la Cuba la cabaa maskaxi ma joogto

  • @khadrafarah5488
    @khadrafarah5488 Před měsícem

    Inantan waa fariid masha Allaah❤❤❤❤❤❤❤

  • @SheikhdonElmi
    @SheikhdonElmi Před měsícem +1

    ACW gabadha maxaa geeyay guri aan reer keeda aheyn

  • @marianwarsame1010
    @marianwarsame1010 Před měsícem

    Illahay ka baq saas ma dhihin ee waa fiicnaan lahaa oo gabar dayacan lama arkeen buu yirih aaqiro kama aadan cabsan

  • @ayannur9480
    @ayannur9480 Před měsícem +2

    Somalida. Sheikh ma qabaan! Hadii ay Haa tahay Jamacadee ayuu ka Qaln jabiyey. Xagee diiinta islamka gaga Khoran tahay waa in aad soo daluil sataa. hadii aad macaga Sheikh k had leso. Somalida Shiekh duureedka ku badan !

  • @shaakiraali1984
    @shaakiraali1984 Před měsícem +1

    Isagaa 4 gabdhood qootaqooto ku helay markaas buu moodey in wax ma garta yaashoo dhan room u da,ayo

  • @xasiibaomar1871
    @xasiibaomar1871 Před měsícem

    Sheekhan khalaas camerada washay

  • @AbdulwaahidFiqiabukar
    @AbdulwaahidFiqiabukar Před měsícem +2

    Kan sheikh ma ahan

  • @jembaadaye6403
    @jembaadaye6403 Před měsícem

    Allah aya og waxii guriga ka dhacay iyada aya adey albabkiisa ayey gashay iyada oo raali ah fiiriya dadka mesha jooga waa foowdo muqal lama arko hala baaro waxa dhacay

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada Před měsícem

    Gabadha walashena ah ee Daalimka Qiyaanay oo ku Xad gudbey jirkeeda Xaqeeda Allaha Ka siiyo

  • @umusumaya-mq5ms
    @umusumaya-mq5ms Před měsícem +1

    Jeesjees miyaa yacni isaga hala weydiiyo wadaadkaas Ayuuto miyey ku guursadeen hablaha uu qabo ,Haa ama maya,tan kale wuxuu yiri nabiga scw wuxuu yiri qofkiin iimaan dhaba ma yeesho illaa uu walaalkii la jeclaato uxuu naftiisa la jecel yahay, shiiquna gabdho wuu dhalay weyna la dhesheen wiilashiisuna wey dhali doonaan gabdho ee Armuu noqdaa Aabihii igu horeeyay ee gabdhihiisu Ayuuto nin ku guursadaan ,hadalkana leyskama hadlo ee waa loo fiirsadaa.😢

  • @suadmire7450
    @suadmire7450 Před měsícem +1

    Asc sheekh aad iyo aad ayuu u qaldan yahay waxaan dhihi lahaa sheekh raali galin ayaan oga fadhinaa hadaan nahay gabdhaha soomaalyeed

  • @fatumaali5834
    @fatumaali5834 Před měsícem +1

    Rasuulka SCW wuxu dhahay nin iyo nag ajnabi kala ah meel yena kugaliyobin ilahay hakacabsadan raka iyo dumarkaba

  • @nimcocabdi-ij9vu
    @nimcocabdi-ij9vu Před měsícem +1

    Marka horeba iney nin aan qabin qol uraacdo waqalad

  • @fardosamumin9376
    @fardosamumin9376 Před měsícem +1

    Kan sheikh ma ahan ee waa munafuq malcuun

  • @umuabdullahi4380
    @umuabdullahi4380 Před měsícem

    Anigon ku deraneynin asaga haa bilaawo ayuta hagalo gabadhisa iyo sadex kalo

  • @leyloibrahim11
    @leyloibrahim11 Před měsícem +1

    Horta somalidu wa jahiliin sheekh iyo daaci farqi wayni baa udhexeeya marka al waajidi waa daci ee daci adiguba waa noqon kartaa inta dinta kabartay hadaa dadka ugu yeedho daci batahaya sheekh nimadu cilmi iyo dadal dheerad bay ubahanthay

  • @hassanabdimohamedabdi9735
    @hassanabdimohamedabdi9735 Před měsícem

    Hadal kasi wa gaf iyo khalad ××××

  • @mandeqomar7713
    @mandeqomar7713 Před měsícem

    Waqalad in gabdhaha lo gefo😢

  • @user-bf8oj2pb4b
    @user-bf8oj2pb4b Před měsícem +1

    Nin gurigiisa loogu tagay maxaa laga sugayay

  • @user-cv8th6vc6u
    @user-cv8th6vc6u Před měsícem

    Kuwiiiisa ayuuuto haugalo😂😂😂

  • @Qurux00
    @Qurux00 Před měsícem +1

    Ninkaas hadal qalad ayu ku hadley,raali galin haka bixiyo,gabar hadad bah dishid kuwaaga alle bahdili

  • @fadumocabdiraxman9813
    @fadumocabdiraxman9813 Před měsícem +1

    Dhaqankeena kuma jirto

  • @Abdi-uy2jj
    @Abdi-uy2jj Před měsícem

    wariye kaso waran xladii mudaharadka sow ku dhamaaday xlada ialii

  • @fatumaabdi6898
    @fatumaabdi6898 Před měsícem

    Sheikhaan hadaladiisa beryahaani kama firsadho waa iska hadhadlaa un gabdhaha ayuu bahdilay

  • @user-dr7bl2jt2u
    @user-dr7bl2jt2u Před měsícem

    qalad abowe mcn

  • @saidaroble644
    @saidaroble644 Před měsícem

    Asc waan SLMy Hooyo Somaali, maxa diideyo haday gabadhuhu sida sammeyan Sababto Somaali dhamaatey ama iyaku ha isdila ama cadawokoodu ha dilee sidaa darteed Sheekhu Allaha barakeyo ee waa ku saxanyahay arinta u ka dhawaajiyey sababto ah dabar go,oo ban ku dhawoonahay sida awgeed waa in sidii bulshada loo badin lahaa waxan aminsanahay haduu Ninku Nin geesi ah yahay 4 gabadhood ba waa maarayinkara waxan Hablaha Somaaliyed kula talin in aya yeelan siday reer iyo ubaad ba ku dhali lahayd

  • @fahmoyeelo5371
    @fahmoyeelo5371 Před měsícem

    Nagtii nin gurigii tagtay ha la kufsado duco Allah hahanuuniyo

  • @ZeinabJimaale-tu3mf
    @ZeinabJimaale-tu3mf Před měsícem +1

    Waa nin edebdaran gabar oo u wax badan isla socdenwaa qalad haddi la qabtay maxa lagu sameyay aniga waxan ku talinayaa in u gursado

    • @lail111
      @lail111 Před měsícem

      iyada gardaran mixi guridisa ka dontay nin an qabin.

  • @Aragsan192
    @Aragsan192 Před měsícem

    Wadaadka khalad kuma hadlin jaahilyahow cawanka shiikha kaleexo

  • @user-ps2dw1pb7c
    @user-ps2dw1pb7c Před měsícem +1

    😢😢😢

  • @isiri.2835
    @isiri.2835 Před měsícem

    Dhaadhaantaan daya

  • @Barlin-qd5wd
    @Barlin-qd5wd Před měsícem

    Quranow rali noqo gabarey quranka qulubta hak horeyse qulubtas quran idinka raci maye gabdhow

  • @Happy-go-l
    @Happy-go-l Před měsícem

    Siduu hal nin gabar u xoogi karaa waa iga suaaal? Honest question

  • @bongasasa3895
    @bongasasa3895 Před měsícem

    Sheikh turned into a Hindu Ayuuto arursada si aad Farax u ibsataan kuyah! I don’t think Xaliimo is desperate!

  • @malakaaay
    @malakaaay Před měsícem +1

    kan sheekha lagu sheegayo sow maaha kii xabaalaha inla qodo baneeyey???? sheekh iyo waadaad mid na maahee waa nacas waana khaayin. waa qof maafiyo ahoo aan damiir lahayn. 😢😡😡😡 intuu dhahayo Gabdhow hag bad ama ayuuto gala muu dhoho Rago😂hag bad ama ayuuta galoo ku guursada.

  • @MohamudSharif-jn2it
    @MohamudSharif-jn2it Před měsícem

    Kan nacaska ah ee magaca caaisha ku so qortey waa mid danyeera oo naaga naagiisa dumarka iska iibinaya wacyiga jira ismoogeysiinaya waar yaare neefkaagan doqonka ahi orodo gaalada ka ceesho geed yahaw neefka ahi la dhaley la so bar baariyey kulahaa raayi xumidiisa eeg war orodo tuuutaha qaado ka cesho ithoobiyaanka nin qeerkaaga kuu difaaci maaye nacasyahayw bidixda ka laafyooda naagahan ke yaatigu qandaraaska u ahi yaad doneysa in naad kaga taajirto somalida war wuxu fikir xumaa oo aragti gaabanaa nacasku sheekah waa nin aragti dheer waayo gaambiyaanku iyaga lacag ka bixiya maxa ku daba dhigey afartaan haraadiga ahi waa nin aan meelna u socon nacalatullaah intq nicaan jiro nin lamoodkaan uuuuuf

  • @user-xg6jf8iz8d
    @user-xg6jf8iz8d Před měsícem +1

    What the hell was she doing at his home first place

  • @Aisha-yn3gf
    @Aisha-yn3gf Před měsícem

    Horta hadii Sharciga Allaah la qaadan waayo Xumaan uun baa la dhaxlayaa
    Khaladkoo dhami waa Qof aan Maxaarimteeda ahayn bay la keliyowdey Ragii Soomaaliyeed na hada waxaad moodaa inay ixtiraamkii Gabdhahooda tuureen oo Mid Kufsada mid kaa u dooda mid intayar ee kan kufsaday laga qaada ka cuna iyo kan leh Hagbad ha galeen si ay u Nin ugu guursadaan waar goormaay Gabdhihii Soomaaliyeed sidaa u hoogeen oo in la Xabaal nololiyaa dhaantee 🥵🥵🥵🥵🥵🥵🥵🥵

  • @Aisha-yn3gf
    @Aisha-yn3gf Před měsícem

    Anaku ma Hindi baanu nahay?
    Adeer 50 Geela oo Barqab Faras iyo Qarigii lagu ilaalinayey baa Gabdhaha laga bixin jiraye xagee Ninkani ka keenay hadalkan ma wuxuu moodey Shilimo Dewersi lagu keenay Gabdhaha?
    Soomaalida in badan oo ku jirtaa waa kuwo tan yar oo hadii Allaah wuxuun u sakhiro wuu kubrayaa markaasuu xadka dhaafaa😎

  • @ikramabdirizak6087
    @ikramabdirizak6087 Před měsícem

    Waxan hanagu dambajin wuxu ka turjumaya mesha u kusokoray dhaqankii kajiray

  • @jamaabduladif155
    @jamaabduladif155 Před měsícem

    Asc waa sax waa a loo baahanyahay waa a arrin fiican shekhana arriin dhabah

  • @isfahamkaumada9639
    @isfahamkaumada9639 Před měsícem

    Mashallah sheeq xaq ayuu ka hadalay gabadhaha walaaladay ah waxaan kula talini lahaa inaay waanada sheeqa inaay qaataan

  • @Tayib-c1v
    @Tayib-c1v Před měsícem +1

    Ninka gabadha kufsaday waa naf iyo shaydaan

  • @user-sb5ou5qk2q
    @user-sb5ou5qk2q Před měsícem

    Shiiq ma nin la aan baa dhacday bahdilku waa maxay ayuuto guguurso ma hindi baan ahy ayaga raga guursadee

  • @shaakiraali1984
    @shaakiraali1984 Před měsícem

    Iyaduba waa ku soo tala gashay ee markii dambe bay la xumaatay naag nin gurigiisa ugu tagtay , anigu waxa oran lahaa mid kalena ha raadsato ileen anshax xumo lagama raadsadee

  • @umushuraim6426
    @umushuraim6426 Před měsícem

    Weyku.fiicantahay.maxay.ka.dontay

  • @shaakiraali1984
    @shaakiraali1984 Před měsícem

    Tan kale nin keliya naagtu hadaysan wax la wadin waxba kama qaadi karo..iyada meel iskaga dhacday

  • @hassanabdimohamedabdi9735
    @hassanabdimohamedabdi9735 Před měsícem

    Markii hore in madow kuf saday ayan moday ad bana u naxay bal se marku Somali kale noqday wan qabobay wayo balayoba balayo ayay dhanta, balayadadu balayo an ka iman ayay dhantaa

  • @isiri.2835
    @isiri.2835 Před měsícem

    CAQLI KALE LAGAMA SUGAYN NUN GALA GUURSADO DIINTII AYAKAA KOW KU CAYAARAYA VALI JU CULZMAYSAY HADHAWNA GALA MASRUUFO WEEYE MA BUNBAA JAAS

  • @RahmaBanooda
    @RahmaBanooda Před měsícem

    Gabadha hadda la kufsadey yaa guursanaayo?

  • @mrsocotraisland1939
    @mrsocotraisland1939 Před měsícem +1

    soomalida ceeb uma aragto in walaashiis galabtii intey labisato down town nairobi ama mombasa u tumasho tagto laakiin ceeb buu u arkaa ineey iyada iyo gabdho kale hal nin wada guursadaan.waan ognahay gabdhaha jooga kenya ceebahooda sideey ku jiraan aduun iyo aakhiraba guur baa u dhaama ama ineey lugahooda isa saartaan oo adkeystaan

    • @MohamudSharif-jn2it
      @MohamudSharif-jn2it Před měsícem +1

      Haweenkan wada saaqidka ahi we kenyaatiga u tumasho tago loo taag laayahay ayuu viyuus kaga raadsanayaa waa neef ebera kkkkkkkk lkin wiilka cadow xoolihoisa in la baneysto ama unaan guursan ajaaniibta firii ku dhaansadaan ogol weeye naag waxba madhaamo nucaan inta ay jiraan dhaaxaa dumar badan iyo gaalo waa olog oga so qora waxa uu ku hadlayo faaiida qasaaro miday u kala soocan tahay ma ahan waa fatxiya cabsiiya oo Nina nucaan oo aan la zuulin Somali Taran una yaalo gaala iyo naago ayey rug u noqoneysa ninkaan haduu neyroobi joogo raga haka adeegtaan masiirkooda ayaa ku xiran walle

  • @user-tr1dr4nw8e
    @user-tr1dr4nw8e Před měsícem

    ❤Scw Scw Scw