Degdeg:- Ninkii Ashraf ahaa oo xabsiga la dhigey isagoo u socda ballan xasaasi ah |

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 4. 07. 2024
  • degdeg:- Ninkii ku caanbaxey Hi guys Ashraf waaye oo xabsiga la dhigey isagoo u socda ballan xasaasi ah oo xalane uu ku lahaa |

Komentáře • 134

  • @abdirisakmohamoud1772
    @abdirisakmohamoud1772 Před 23 dny +19

    Maa shaa allh maa shaa allh dhaqanka iyo diinta ayuu halis ku ahaa qoomuluudka ayuu faafinayaa thanks my government thanks 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍👍👍👍

    • @waaanigii8971
      @waaanigii8971 Před 22 dny

      Ma dhaqan iyo diin baa kuu ilaashan Somalia? dad qalato baa kula dagane kkkk

    • @suhuurali9273
      @suhuurali9273 Před 22 dny +1

      Dhib malah in ay hubiyaan
      Hadi ay shakiyaan
      Lkn ninkan naftisa ka sheqeya
      Lacagta uu ku bashaleya
      Manta qofksta Lacagta inta kabaden wasameynkaraa wxkasta Internet laga shaqeysenkaraa Raga shiidka ah ee cajiska ah baa ka cedheysen shaqeysta 25 shaqeystey haku mash qulilena skin care inagu cusub taasa sababtey in ninka ladaba dhigto badoow bariiska ereyaneysa baynu nahay aan skin care wxba ka aqoon nin is hagajinayna hadii la arko waa naag uun baa laga odhen 😂😂😂😂😂

    • @user-mi1ok8bi1r
      @user-mi1ok8bi1r Před 17 dny

      Weligaa qof aadan noloshiisa hakutumin sharaftiisa

  • @MohammedAbdinasir-sx8qz
    @MohammedAbdinasir-sx8qz Před 23 dny +11

    Thank you very much for your information keep going

  • @Dr-Hashimi
    @Dr-Hashimi Před 22 dny +3

    Wow, Hambalyo Hambalyo walaahi aad baan u rabay in ninkaan arintiisa ee soo fara geliyaan laamaha amniga 👌👏👏👏👏 insha allah wajigiisa ama shaqsiyadiisa dhabta ee qarsoon in lasoo ban dhigo

  • @fatmaxuseenmohamed4416
    @fatmaxuseenmohamed4416 Před 23 dny +18

    Dowlad federal somalia shaqa fiican qabatey hal mid udhiman gabdhaha somaliyed laga ganacsado xalane xerada wax haka qabtan

    • @user-sn5yz7vg8v
      @user-sn5yz7vg8v Před 23 dny +1

      Waxaas waa been shacabkaa lagu dajinaya o indhahoda laysaga lexinayaa waayo dowlad ku sheeg iyagaa raali ka ah qaniisiinta why xataa caruuraha lagu qashaa o waalagu tuntaa
      Cash uur kaqaadataa dowlad ku sheega

    • @abdulkadirhalane6402
      @abdulkadirhalane6402 Před 23 dny +1

      Naag Ayada lacag iyo jug donatay yaraba

    • @NUURIYE.
      @NUURIYE. Před 22 dny +1

      Dowlada aaad sheegayso xalane looga taliyaa wll waa maqaar saar chapter 7 waa lagu maamulaa

    • @fatmaxuseenmohamed4416
      @fatmaxuseenmohamed4416 Před 22 dny

      @@abdulkadirhalane6402 hdi laga aamuso Ka daran dhaqan gasho hda wax laga qaban karaa 🤔🤔🤔

    • @fatmaxuseenmohamed4416
      @fatmaxuseenmohamed4416 Před 22 dny

      @@user-sn5yz7vg8v isku duubnan la aanta dhexdena sababtey in dayacas dhibaato nagu dhacdo qaladka isku tuur tuurno hdi lo midowa laga hor tago wax weliba dhibaato we dhamaanyan

  • @mulkiabdi4514
    @mulkiabdi4514 Před 22 dny +2

    Ashraf hadii uu dhaqan xumo uu. Kujiro xaqa alaaha tuso alaaha soo hanuuniyo anagana alaaha naga caafiyo waxaan iney been tahay waalaga yaabaa wll jizaakalah munasar waad iga qoslisay thanks wll

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 Před 23 dny +4

    That is good news Wadadii Gariiraye hala mariyo
    Dhaqan Xumo ayaa ka muuqatay

  • @Dasher10158
    @Dasher10158 Před 22 dny +1

    mashallh inay lamaha amnigu ku baraarugsanyahin waxa kasto dhaqanka iyo dinta hoos udhigya

  • @cafifanuur1950
    @cafifanuur1950 Před 23 dny +3

    Walaahi waad iga qoslisay Munasar,dowlada waa inay xabsi dhigtaa ilaa uu qaniisnimada ka toobad keenayo.

  • @aminahussein-hassan522
    @aminahussein-hassan522 Před 22 dny +1

    Ilaahay ha soo qabto waxa karaa ku ahaa dhalinta soo korayso masakinta ah ❤🇸🇴

  • @Inasuldan1235
    @Inasuldan1235 Před 22 dny +2

    Waa ku mahadsen yihiin laamaha amaanku hadii danbiga lagu helo wixii diintu ka qabto ha lagu xukumo

  • @user-xe4tk9rd8s
    @user-xe4tk9rd8s Před 22 dny +1

    Illahay ha kadul qaado amiin

  • @qanciyeyare8785
    @qanciyeyare8785 Před 23 dny +10

    Munasar sxb xariif ayaad tahay warkaga waan fahamney ee plz 🙏 markii xaqiiqda soo baxdo inoo sheeg.

    • @qanciyeyare8785
      @qanciyeyare8785 Před 22 dny

      Nin cream iyo isdhaqaayo waaba sheeko kale micnaha is cadeenayo waan arkaa iney wax qaldan yihiin

    • @isramaxamed4963
      @isramaxamed4963 Před 22 dny

      run mise been waligaa soomali😢kaqarso qeyrka ama is hubee kufsade noqo diinta been ah kuqarabo ciyalkaga kabaxso iibi kuwa dadka kalyahooda waad kunolankartaa wadanka bes😊

  • @Nima.Mahmoud
    @Nima.Mahmoud Před 21 dnem

    anigo qofkaan waxa ku arkay asigo oo xayisiinayo meel la dhaho QAMAR cosmitics >> wallahi lablabo aa i qabatay markaas wana ka shakiyay sooooo many thanks to whom will investigate him 👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽

  • @bongasasa3895
    @bongasasa3895 Před 22 dny +2

    Ciyaal meel lagu xanaaneeyo ayaan furaa kuyah! Bisad wersho ah xataa malagugu aminaayo! Nuucaan oo kale ciyaal dadoow ayeey rabaan in eey fasahadiyaan! Have your own kids buddy!

  • @iftinxaajicabdi791
    @iftinxaajicabdi791 Před 22 dny +1

    Wcs farba kugodan sasbn ugrtay meshu osocday iyo hlka lagu qbty cdi mhn wxba jira lkn allahu yclam

  • @amirasalah1839
    @amirasalah1839 Před 22 dny

    Great job brother. And thanks to the Somali police 👮‍♀️

  • @samsamkhalid6954
    @samsamkhalid6954 Před 22 dny +2

    Waa ku saxan yihiin Allah hanaga qabto wixi dhalinyarada nagafasaadinaayo

  • @Professor4555
    @Professor4555 Před 23 dny +5

    Marki 1aad en arkeyba horey ba ka fahmey laga roone inu yahey, wajigiis le fiiri maxa la isku indha tira😞

    • @user-jp9mu1of2r
      @user-jp9mu1of2r Před 22 dny

      Ma lagaroonayasha ayaad la shaqeen jirtay adiga?

    • @Professor4555
      @Professor4555 Před 22 dny

      @@user-jp9mu1of2r sxb taksiile ban mareykan ka aha , ha wax badan baan qaadey,😂😂😂, Somaliya ya is gaarey , indhaha la is wada tira kulligeenba,

  • @user-ci9uc3jf6t
    @user-ci9uc3jf6t Před 23 dny +1

    Masha allah fowladda shaqo fiican bay haysa hal waxba nooharay inay noqabato dadka YouTubarada ah sogalaya wadanka oo sodubaya wax somalinimada wax yelaya allaguuleyo dawladena

  • @user-sw4qk8jb7c
    @user-sw4qk8jb7c Před 22 dny

    Masha Allah war fiican ayaad sheegtay 👍

  • @gamer5Real
    @gamer5Real Před 23 dny

    Masha Allah ❤❤❤❤

  • @rashidmuxamed2861
    @rashidmuxamed2861 Před 23 dny +2

    Wey ku saxanyihiin they did good job

  • @Farhan-dd7mh
    @Farhan-dd7mh Před 22 dny +2

    Naga xira dheh balaayada waaba lagaso daahaye intasba in lasugaaba qalad iyo dambe nagu ehed😏🫡

  • @CaashaShariif
    @CaashaShariif Před 22 dny

    Masha allah kuwa kalane san Halo soo qabto wayo fidno ayuw ku yahay dhalayarta iyo diinteena qabto nin rag oo side dumarka u dhaqmayo

  • @sahroabukar1795
    @sahroabukar1795 Před 22 dny

    Waa ku saxsanyihiin LAAMAHA AMNIGA ninkaan xaalkiisa ma fiicna hala baaro

  • @midnimomedia198
    @midnimomedia198 Před 22 dny +1

    Somalidu dad nool weeye oo haqankooda ilaashada lkn hadana Mahan in lagu adgudbo will somaliyeed aan sheegan khanisnimo dalkiisana aaminay marka waxba ha ka sheegin ila aan aragno wax cad aanbbaritaanada sugno ilahay halaga baqo qofka sharaftiisa hada ku xadgudbto isaga uun ba ku cafin Kara marka is ilaasha akhyareey Mar walba yaan xushmada laga tagine thanks all.

  • @waaanigii8971
    @waaanigii8971 Před 22 dny

    Oo SOmalia in la labisto oo qofku naftiisa qurxisto ma danbi bay noqotay, Xamar dowlad shaqo la'aan ah baa joogta oo hawsheedi gabtey oo dadka rayidka ah ku meeraysata.

  • @SafaMarwa-ww8wc
    @SafaMarwa-ww8wc Před 23 dny +2

    Dawlada xasan sheekh waa inay mamnuucdaa. Waxyaabaha dhaqnxumada ah dadka lashaaciyo

  • @abdihafittism9422
    @abdihafittism9422 Před 21 dnem

    Abaay Abaay 🪂🙆‍♂️🙆‍♂️

  • @SafiyoYusuf-tc6hc
    @SafiyoYusuf-tc6hc Před 22 dny

    Hadegdeginina laamaha abniga aansugno inshaa allah🎉

  • @bintiyusuf1590
    @bintiyusuf1590 Před 22 dny

    Good 👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾

  • @sadam1318
    @sadam1318 Před 23 dny +2

    meel eroport ah oo uusan ka dhoofeynin yaa u ogolaaday inuu gudaha u galo waxba jira

  • @hajiahajiali4188
    @hajiahajiali4188 Před 22 dny

    الله وكيل

  • @deeqoomar3074
    @deeqoomar3074 Před 22 dny

    Qofkii wax xun ku faafiyo wadanka waa in la qabtaa oo la baro waana ay ku saxantahay Dowlada

  • @bintiyusuf1590
    @bintiyusuf1590 Před 22 dny +2

    Ninkan nin caan ah ayuu jecelyahay wuuna laseexday ninkan gay waaye ninka ee isla seexdeen waa fanaan muqdisho joogo ceeb allaha asturo😱

  • @hajiahajiali4188
    @hajiahajiali4188 Před 22 dny +2

    لا حول ولا قوة إلا بالله العلي العظيم

  • @hajiahajiali4188
    @hajiahajiali4188 Před 22 dny +2

    حسبي الله ونعم الوكيل

  • @bulohus8548
    @bulohus8548 Před 22 dny

    Muxuu saas ugu Caatoobey saas -
    Muu ‘Ahayn?
    Thanks Security in moqdisho ❤

  • @user-sn5yz7vg8v
    @user-sn5yz7vg8v Před 23 dny +2

    WAA BEEN SOMALIYEEY DOWLADA IYAGA. RAALI KA AH QANIISIINTA WAAYO XERADA XALANE WAA LAGU TUNTAA CARUURAHAA XUBNAHA LOGA BADA SHAA

    • @isramaxamed4963
      @isramaxamed4963 Před 22 dny

      waainta lagaa rabo in aad sameyso waayo xabso ama halaga cabsado taas ayaa wadanka kujogi kartaa

  • @shugriyusuf5624
    @shugriyusuf5624 Před 22 dny

    Waa in laxidho wasakha dhaqan xumo ayuu wadah 🤔🤔

  • @hawakiin6410
    @hawakiin6410 Před 22 dny

    Aniga waxey iila muuqata in uu sameynaayay marketing dukaamada ah oo iska faanayay

  • @nimomuhumed9917
    @nimomuhumed9917 Před 22 dny

    Good job

  • @cabdirixmaancabdullaahi3943

    Dawladu maleeleey iyo fuad bluemakeup hasoo qabato waa u duceyneynaa😂😂😂😂😂

  • @SafiyoYusuf-tc6hc
    @SafiyoYusuf-tc6hc Před 22 dny

    Soomaliyey alle ka cabsada oo wax iska hubiya ninkan weli wax dembiya laguma hayo baritaan Aya kusocda wansugeynaa😮

  • @user-xe4tk9rd8s
    @user-xe4tk9rd8s Před 22 dny +1

    Naqan humada

  • @mkhalif6834
    @mkhalif6834 Před 22 dny

    Hala xiro

  • @user-vq7ir2vu2v
    @user-vq7ir2vu2v Před 22 dny

    Haa sasalaraba✅👌💯
    Hasocoto wixi sidasloga shakiyaba talabo halagaqado ✅

  • @user-tg2bg1wu3b
    @user-tg2bg1wu3b Před 22 dny +1

    Gardaro cadaan ah aya lagu haaystaa wiilkaan dolada waxeey kumashquusho miyey weysay qawaarishta miyaa wadanka kadhamatay

  • @sadia3718
    @sadia3718 Před 22 dny

    Amuu caruurta kuwa xalane kagada kamidyahay

  • @aweesdanbiil8623
    @aweesdanbiil8623 Před 22 dny

    MR MACNO YARE HAL 😅😢HDL LE KU CELCELINOOSA

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q Před 22 dny

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @abdiali3836
    @abdiali3836 Před 22 dny

    Waa qaniis dabadiisa ayuu iibiya

  • @ashaoali8020
    @ashaoali8020 Před 22 dny

    Koley dadkeena wadamada reer galbeedka jooga Ashraf waxa oow yahay waa ujeedaan ee ilaahey hakaqabto dhalinyarada.

  • @bulohus8548
    @bulohus8548 Před 22 dny

    Engilshka Americanka buu ku -
    Hadlaa ‘Asgoo Moqdisho jooga !!
    Yaa Baray inuu saas ugu hadlo !!?
    Anigu mar uu ka hadlay Caruurta
    iyo Gabdhaha Gobilada laga keeno
    Waan ka shakiyey !!! Waxaan u -
    Fahmay inuu isku jire yahay oo -
    Xaga Dumarka u badan yahay !!?
    Allaahu Aclam!!!

  • @bellaguul840
    @bellaguul840 Před 22 dny

    Where is the money coming from.

  • @qaalihassa3057
    @qaalihassa3057 Před 22 dny

    Subaxaanallaah Subaxaanallaah Alle waa yaab Subaxaanallaah waxkasta lugu arag umadii soomaaliyeed 🤭🤭

  • @user-us1pb4yw6v
    @user-us1pb4yw6v Před 22 dny

    Hi ashraf

  • @Mukhtaar2004
    @Mukhtaar2004 Před 22 dny

    Dowladu aad bay u mahadsan tahay

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o Před 22 dny

    Waxaa qalada in zy hay ado qowmaluda oo find ku ah dhalinta zy ilboorka iyo magaalada joogaan waa inlaceyriyo maxaa dhalinyarada kaliya lagarabaa dowladu macabsibaa

  • @ahmed26128
    @ahmed26128 Před 20 dny

    Sxb kan waa laga roone waa qaniis waxaana la qabtay isagoo xerada xylene gaalada dagan tahay isagoo usocday in la dubeeyo subxaana laah

  • @ijaaboosoble1320
    @ijaaboosoble1320 Před 22 dny

    Aniga wiilkaan in labaaro aa qabaa runtii uma bogin waana laga yaabaa inoow jiljileeca u dhashay lakiin hubsiimada waa fiicantahay

  • @Aisha-yn3gf
    @Aisha-yn3gf Před 22 dny

    Jidhkaygaan ku dadaalayaa iyo waan is walaaqayaa ama Lebis Dumar baan xidhanayaa waa kala nooc dee
    Qofka maxaa Dumarka waxooda u xidhay bal shaqada iyo Lacaytan badan ee uu istic maalayo ama is dhiqiduye ha ii danbaysee?

  • @FatumDahir
    @FatumDahir Před 22 dny

    Wa qanis uff

  • @salmamohamud6987
    @salmamohamud6987 Před 22 dny

    Bishii fasaxa oo dhalashadisa darted ee Mombasa lagu soonasan lahaa ma xabsigay noqoty

  • @user-bx9zz7oz7p
    @user-bx9zz7oz7p Před 22 dny

    Yaa soo qarxiyay yaa kale hee isaga lee

  • @user-du1oj6uq5s
    @user-du1oj6uq5s Před 22 dny

    Way ku saxanyihin inay soqabtan wayna ku mahadsan yihin waxana kutalin cidlasta o dhaqankisa lahashakiyo inlabaro

  • @bellaguul840
    @bellaguul840 Před 22 dny

    Which Organizations Ashraf is working for or gives him the money. 💵.

    • @nuurgedi
      @nuurgedi Před 20 dny

      interview ga soo duubay board ka danbeeyo kafiirimaganca waa hayed dhiirigaliso dhalinyarada qanisiinta aha si ey ugu meel mariyaan social engineering!

  • @mohamudsharif1288
    @mohamudsharif1288 Před 22 dny

    Waa qaniis maxay tahay nin cidiyaha loo dhaqaayo war ilmuhuu fesaadinayaye ha la toogto

  • @Caliadam-gl3tw
    @Caliadam-gl3tw Před 23 dny

    Malaga yaabaa khawarijta inuu u shaqeyo ninkan hanala ka hubiyo fadlan

  • @ifraxmaxamud9617
    @ifraxmaxamud9617 Před 23 dny

    Laamaha abniga waa ku mahadsanyihiin in aay qabtaan wadanka halaga saaro xalane hala burburiyo xalne xaalkoodu ma fiicna uma bogin

  • @ahmedabdi0
    @ahmedabdi0 Před 22 dny

    In saficn lo baaro hadusan wax qalad ah kuso bixin la fasaxo ayan qaba iyada oo xalmarin lasinayo madama lagu xadgudbay
    Hady wax kuso baxan wa in sharciga lamariya

  • @user-nj1dy1kl8t
    @user-nj1dy1kl8t Před 22 dny

    Marka balaayo u hadasha timaado yaan la qarin .

  • @SomaliaYoutube
    @SomaliaYoutube Před 22 dny

    Markaad Dad baahi u dhimanaya Cunto ku hor cunto
    Ma ayagaa Qaldan mise adaa Qaldan
    Hala baaraa Tiriye hadeer Hala Waso
    Anuu warBaahin iisoo horFariisanayaa😂

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k Před 22 dny

    Maadaama oo shaki.yimid.bulshaduna.wax ka.aamin.san tahay xadhigu.waa.dantiisa.waayo.marka.kiis.kaa.lagu.waayo.wuxuu noqon doonaa.qof.wanaagsan oo.nadiif.ka.ah.waxyaalaha.lagu tuhun.san.yahay..ama.qof.lagu help kiiskii

  • @cabtanmohamed4514
    @cabtanmohamed4514 Před 22 dny

    Wa la dila dadka Dhaqan xumada wada

  • @farhiyomohamed9160
    @farhiyomohamed9160 Před 23 dny

    ILLAHEEY AYA WAX OG LKN NINKAAN HA IS NADIIFIYO OO HA IS WAD WADO LKN MA ILA QUMANA SIDUUW USOCDO EE OOW ISKU QAL QALOCINAYO XITAA ASC DHIHI MAYO WALIGIS SALANTA ISLAAMKA KUMA SO GALO

  • @FaysalWarsame
    @FaysalWarsame Před 23 dny +2

    Kan waa ina ladila

    • @haweyorashid9419
      @haweyorashid9419 Před 22 dny +1

      Yaan aah diilin xaabsi daa,iin haaloqoro dhaaqan xuumo buuh faafinayah

  • @LaylaAbdi-pp1ke
    @LaylaAbdi-pp1ke Před 21 dnem

    Ar soomaliya mala labisan karo miyaa .xuruyatul qalka. Maxuu haleeye would iska faanaaye maskiin

  • @Mohametabdi4
    @Mohametabdi4 Před 22 dny

    Dabsar Miyu U Balan Sana Awow Xaagu Ku Socoday Abdigu 😅

  • @nasramohamed4972
    @nasramohamed4972 Před 22 dny

    Ashraf Qoomu Luud buu iska dhigaa

  • @dhool77
    @dhool77 Před 22 dny

    Aaway gobahii masaajka ee dhaqan xumada lagu faafinayy maxa lo xiri wayy gobta iyo dadkii lahaaba

  • @cabdirisaaqaxmedcise9024

    Khaniisiinta xamar aad beey ubadan yihiin xalane baana ku bixisa dhaqaale faro badan

  • @hassanaliabdullahi9826

    Munasar wallahi ninku wa qaniis waayo khaniiska qiyaamihiisa mataqaana laba mar ayuu ilaahay cadaaba khaniisyada kaw wa markuu ifka joogoo ninka khaniiska ah ka wax fuula iyo ka lafuulaba waxa ka tagta raganimada wayo si qaldan ayay isu isticmaaleen oo iyaga uunbaa isu hamoonaya lakiin gabadh uma hamoon karan tasina waa ciqaabta illahay marsiiyo ifka iyagoo joga wana sababtuu uyidhi hablaha somaliyeed isma gayno anigu nin cidana oo boolisa kana tirsan cidanka somaliland ayaan ahay waxan waxan iska sheegayo maha wallahi wa xaqiiqa xataa waxa jira qaar reero leh oo xaasas qaba kuwaso markay xaasaskooda qabeen caadibay ahayeen oo ninku intaanu dhaqan xumada baran wa caadi wu ugalmoon karaa gabadh lakiin marka uu ku biiro khaniisinta ayay raganimadu ka guurtaa marka waxa jira rag 8:22 badan oo xaasas leh aya bartay dabadeed hamadii ayaa ka guurtay illayo ninkii khaniiska aha nin khaniisi fuulo mooyane naagtiisa uma tagi karo waa in gabadhiisa laga hor maraa isaga waana ciqaab illahay ugu tala galay wayo si khaldan bay isu isticmalayan

  • @saladmohamed8894
    @saladmohamed8894 Před 22 dny

    Ninkaan waa buundo loo soo maro dhalin yarada, haduu Ajnabi xariir la leeyahay. Laamaha amniga guuleysta.

  • @ahmedabdi2180
    @ahmedabdi2180 Před 22 dny

    Laga roone miyaa

  • @Abdullahi-oo6dr
    @Abdullahi-oo6dr Před 22 dny

    Hi guys it’s like u know hhhhh

  • @nestehamohame
    @nestehamohame Před 22 dny

    dami ma rabo waxa an ka aminsanaheyna ma jirto

  • @haweyorashid9419
    @haweyorashid9419 Před 22 dny

    Iilahay baah naagah oog laakiin niindhaaqan waanagsan oomah eka lagah roonayshiih buuh uu, egyahay

  • @CabdiXasn-wd9zs
    @CabdiXasn-wd9zs Před 23 dny

    wax danbiah malaha nin kahalasiidaayo

  • @farhiyomohamed9160
    @farhiyomohamed9160 Před 23 dny

    😂😂😂😂😂😂 MUNASAR ADIGA GURYAHA IYO MEEL KASTO INTAAD DHEX GASHA AAD KA DHEX ADEGATA BALHADA MESHA TAGAN TAHAY AAN KU QOSLAY WLH CAADI MATIHID 😂😂😂😂😂😂😂❤❤

    • @AbdikadirAhmadAhmedbadawi
      @AbdikadirAhmadAhmedbadawi Před 23 dny

      Munasar gurigisa dhax jogaa waxan aad arkayso waa sawir waa app laisticmaalo meesha aad uma laynayso kuma dhax jiro sawirkaa kadan beeyo

  • @adoonkiialle3871
    @adoonkiialle3871 Před 23 dny

    Aniga caqligeyga yar ka hadlaayo? Ninkaan wey ku fududaatey dowlada? Maadaama wax uusan Suubin ama aan lagu heynin? Iyadoo. Ka fiicneyd inay daba gal ku suubiyaan ilaa ay ku qabta an?

  • @fuaadabdalle7331
    @fuaadabdalle7331 Před 22 dny

    Qof an cadeyn lagu heyn maha inlayska xidho,balse socialmedia ayu lacag kaga sameya,inlagu danbabo maha qof adan ogeyn waxu yahay!!Akrtu wa dhaqalo radis!#

  • @hodanabdi6497
    @hodanabdi6497 Před 22 dny

    Futadiisa. Maalabaadhaa. Xaa looxiray

  • @user-oh2kl2xr7b
    @user-oh2kl2xr7b Před 23 dny

    Ninkan intuu kujiray arintan meqo nin bu lasaxiby cadanki wanisinta sharci halaga sosaro too

  • @FrankfurterMm
    @FrankfurterMm Před 23 dny

    Nin yahow fashil ayaa tahay maser ayaa idinka heesto somali it just freedom and choose freedom

  • @doubledeqabus6815
    @doubledeqabus6815 Před 23 dny

    MA KHANIIS BAA WAX LAGA BEDELI KARAA WAABA KHANIIS EH😂🤣🤣🤣🤣🤣🤣 BAARLAMAANKA FAQASH AYAABA U DOODAYEE

  • @deqawarsame-ml7fm
    @deqawarsame-ml7fm Před 23 dny

    Gabdhaha abgaal.tubeytano aya xalane lagu ibiya

    • @cafifanuur1950
      @cafifanuur1950 Před 23 dny

      Aamus sharmuutayahay edebta daran

    • @sahroxassan6814
      @sahroxassan6814 Před 23 dny

      Naa edab yelo gabdhaha abgal waa gabdhaha ugu asturan xamar kuwa gobolada ka yimid wey ka qiimo badan yihiin

    • @abdulkadirhalane6402
      @abdulkadirhalane6402 Před 23 dny

      Aflagada Qabiil waxaba kama qaban karno Abgaal wa dad dadaka somaali ugu sharaf badan

    • @doubledeqabus6815
      @doubledeqabus6815 Před 23 dny

      😂😂😂😂😂 BAARLAMAANKA FAQASH SOMALIA XEERKA SINJIGA HA LAGA SAXO

    • @khadardeek7387
      @khadardeek7387 Před 23 dny

      Adigana meeqa aya isku gada.illaheyna ka baq qiimaha runta ah noo sheeg😂😂😂

  • @xakiim
    @xakiim Před 23 dny

    guhadnews.blogspot.com/2024/07/6-waxyaabod-oo-waaxyeela-kuu-gaysan-karo.html