MUNASAR MAXAMED
MUNASAR MAXAMED
  • 986
  • 12 822 014

Video

Maxaa kale oo aad Iga rabtaan haddii aan soo qabaney ragii sida tooska ah u dhacayay gabadhaMaxaa kale oo aad Iga rabtaan haddii aan soo qabaney ragii sida tooska ah u dhacayay gabadha
Maxaa kale oo aad Iga rabtaan haddii aan soo qabaney ragii sida tooska ah u dhacayay gabadha
zhlĂ©dnutĂ­ 33KPƙed dnem
Maxaa kale oo aad Iga rabtaan haddii aan soo qabaney ragii sida tooska ah u dhacayay gabadhii ku qeylineysay Alla Hooyooy .
Xildhibaanka Beesha Xawaadle oo dil toogasho loogu hanjabey & sir uu ka hor sheegay Golaha ShacabkaXildhibaanka Beesha Xawaadle oo dil toogasho loogu hanjabey & sir uu ka hor sheegay Golaha Shacabka
Xildhibaanka Beesha Xawaadle oo dil toogasho loogu hanjabey & sir uu ka hor sheegay Golaha Shacabka
zhlĂ©dnutĂ­ 7KPƙed dnem
Xildhibaanka Ciid oo dil toogasho loogu hanjabey & sir uu ka hor sheegay Golaha Shacabka .
Bal ila arka waxa ku dhacaya gabadhan markii ay bajaajta uga soo dateen burcad manaxayaal ah ?Bal ila arka waxa ku dhacaya gabadhan markii ay bajaajta uga soo dateen burcad manaxayaal ah ?
Bal ila arka waxa ku dhacaya gabadhan markii ay bajaajta uga soo dateen burcad manaxayaal ah ?
zhlĂ©dnutĂ­ 47KPƙed 2 dny
Bal ila arka waxa ku dhacaya gabadhan markii ay bajaajta uga soo dateen burcad manaxayaal ah ?
Lamaanihii horteenna ku baashaali jirey & ninkii hilibka ceeriin ruugayay oo xabsiga la dhigey |AragLamaanihii horteenna ku baashaali jirey & ninkii hilibka ceeriin ruugayay oo xabsiga la dhigey |Arag
Lamaanihii horteenna ku baashaali jirey & ninkii hilibka ceeriin ruugayay oo xabsiga la dhigey |Arag
zhlĂ©dnutĂ­ 41KPƙed 3 dny
Lamaanihii horteenna ku baashaali jirey & ninkii hilibka ceeriin ruugayay oo xabsiga la dhigey isaga 6 xaaskiisa | Sii gudbi.
Xildhibaan bannaanka keenay runta & magacyada dadkii lahaa hubkii Caabudwaaq lagu bililiqeystayXildhibaan bannaanka keenay runta & magacyada dadkii lahaa hubkii Caabudwaaq lagu bililiqeystay
Xildhibaan bannaanka keenay runta & magacyada dadkii lahaa hubkii Caabudwaaq lagu bililiqeystay
zhlĂ©dnutĂ­ 23KPƙed 4 dny
Xildhibaan bannaanka keenay runta & magacyada dadkii lahaa hubkii Caabudwaaq lagu bililiqeystay.
Gurigan oo dhan waa laga wada oynayaa markii la diley tiirki qoyska kadibna la yiri waa loma ooyaanGurigan oo dhan waa laga wada oynayaa markii la diley tiirki qoyska kadibna la yiri waa loma ooyaan
Gurigan oo dhan waa laga wada oynayaa markii la diley tiirki qoyska kadibna la yiri waa loma ooyaan
zhlĂ©dnutĂ­ 15KPƙed 5 dny
Gurigan oo dhan waa laga wada ooynayaa markii la diley tiirkii qoyska kadibna la yiri waa looma ooyaan oo xaq ma laha | Sidaan islaamnimaa ? Sii gudbi.
Runtii ugu qaraarka badnayd ayay dhegta ugu shubtey ! Wasiirkii Suudka watey waxbaa ku dhacey | .Runtii ugu qaraarka badnayd ayay dhegta ugu shubtey ! Wasiirkii Suudka watey waxbaa ku dhacey | .
Runtii ugu qaraarka badnayd ayay dhegta ugu shubtey ! Wasiirkii Suudka watey waxbaa ku dhacey | .
zhlĂ©dnutĂ­ 66KPƙed 6 dny
Runtii ugu qaraarka badnayd ayay dhegta ugu shubtey ! Wasiirkii Suudka watey waxbaa ku dhacey | .
Siid Cali oo caawa joodari la'aan seexanaya kadib markii la xirey Kaabihi weynaa xabsiga! Arag heeSiid Cali oo caawa joodari la'aan seexanaya kadib markii la xirey Kaabihi weynaa xabsiga! Arag hee
Siid Cali oo caawa joodari la'aan seexanaya kadib markii la xirey Kaabihi weynaa xabsiga! Arag hee
zhlĂ©dnutĂ­ 76KPƙed 6 dny
Siid Cali oo caawa joodari la'aan seexanaya kadib markii la xirey Kaabihi weynaa xabsiga! Arag hee
Qiso xanuun badan :- '' Wiilkeeyga waxaa dilay aabihiis afar Maalin kadib ayaa ogaaday | Ma hurdo axQiso xanuun badan :- '' Wiilkeeyga waxaa dilay aabihiis afar Maalin kadib ayaa ogaaday | Ma hurdo ax
Qiso xanuun badan :- '' Wiilkeeyga waxaa dilay aabihiis afar Maalin kadib ayaa ogaaday | Ma hurdo ax
zhlĂ©dnutĂ­ 17KPƙed 6 dny
Qiso xanuun badan :- '' Wiilkeeyga waxaa dilay aabihiis afar Maalin kadib ayaa ogaaday illaa & hadda ma harsado murug ayaa i heysa " Gabdhoow iska jira raga aad guursaneysaan!.
Muuqaalkii ugu horeeyay gudaha Maqaayada qaraxa uu ka dhacey & xaalada ka dhex jirta arag !Muuqaalkii ugu horeeyay gudaha Maqaayada qaraxa uu ka dhacey & xaalada ka dhex jirta arag !
Muuqaalkii ugu horeeyay gudaha Maqaayada qaraxa uu ka dhacey & xaalada ka dhex jirta arag !
zhlĂ©dnutĂ­ 76KPƙed 7 dny
Arag muuqaalkii ugu horeeyay gudaha Maqaayada qaraxa uu ka dhacey & xaalada ka dhex jirta ! Nin gudaha ku jirey oo ka badbaadey oo aan wareysanay.
Marxumkii gardarada lagu diley oo meydkisi loo waayay lacag lagu aaso dibna loogu celiyay gurigiisa|Marxumkii gardarada lagu diley oo meydkisi loo waayay lacag lagu aaso dibna loogu celiyay gurigiisa|
Marxumkii gardarada lagu diley oo meydkisi loo waayay lacag lagu aaso dibna loogu celiyay gurigiisa|
zhlĂ©dnutĂ­ 11KPƙed 7 dny
Marxuumkii gardarada lagu diley oo meydkiisi loo waayay lacag lagu aaso dibna loogu celiyay gurigiisa
Geesigii aan codkiina iyo keyga ugu hiiliney oo arrintiisa meel sare ay gaartay|Furahaayihii XabsigaGeesigii aan codkiina iyo keyga ugu hiiliney oo arrintiisa meel sare ay gaartay|Furahaayihii Xabsiga
Geesigii aan codkiina iyo keyga ugu hiiliney oo arrintiisa meel sare ay gaartay|Furahaayihii Xabsiga
zhlĂ©dnutĂ­ 51KPƙed 7 dny
Geesigii aan codkiina iyo keyga ugu hiiliney oo arrintiisa meel sare ay gaartay| Furahaayihii la ilaawsanaa sheekadiisa oo hadda Taliye Shub uu la ilmeeyey.
Nin hadda hal meel nafta ku dhaafiyay gabar uu horey u qabi jirey oo ilmo u dhashey & hooyadeed .Nin hadda hal meel nafta ku dhaafiyay gabar uu horey u qabi jirey oo ilmo u dhashey & hooyadeed .
Nin hadda hal meel nafta ku dhaafiyay gabar uu horey u qabi jirey oo ilmo u dhashey & hooyadeed .
zhlĂ©dnutĂ­ 11KPƙed 8 dny
Dhacdo anfariir ah:- Nin hadda hal meel nafta ku dhaafiyay gabar uu horey u qabi jirey oo ilmo u dhashey & hooyadeed .
Boliiska oo xabsiga dhigay Catoosh Yare & Faadumo Kaftan & arin yaab leh oo loo heysto. Sii gudbi.Boliiska oo xabsiga dhigay Catoosh Yare & Faadumo Kaftan & arin yaab leh oo loo heysto. Sii gudbi.
Boliiska oo xabsiga dhigay Catoosh Yare & Faadumo Kaftan & arin yaab leh oo loo heysto. Sii gudbi.
zhlĂ©dnutĂ­ 33KPƙed 8 dny
Boliiska oo xabsiga dhigay Catoosh Yare & Faadumo Kaftan & arin yaab leh oo loo heysto. Sii gudbi.

Komentáƙe

  • @calasowcalas6583
    @calasowcalas6583 Pƙed 23 hodinami

    Iska hadal iyo aqoon la'aan. Xildhibaan ma xishoode ah. Ugaas iyo beeshisi wada burcad yihiin, laayayna ciidan dowladeed......! Jaahilnimo wa taaaa!!!

  • @jamileosman4132
    @jamileosman4132 Pƙed dnem

    Xafad walba camera ha lagu xiro guri guri amanka gacan ka geysane sida tan kale thank you so much walaahi good job heysa ❀❀❀❀

  • @NadiaNoor-er3fg
    @NadiaNoor-er3fg Pƙed dnem

    ❀

  • @shaamabdullaahi6492
    @shaamabdullaahi6492 Pƙed dnem

    😂😂😂😂😂

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 Pƙed dnem

    Duruufta waa runtood maxay cunayaan hadii shaqo la aan iyo dawlad la aan qabsatay. Xoolihii dawlada waa la dhameeyay lakin ragoow hawenka iyo masakiinta iska ilaaliya raga khamriga ka dhargay soo dhaca kasoo qaata waxad ka heshaan

  • @SaidOsman-ob9ek
    @SaidOsman-ob9ek Pƙed dnem

    Dofaarka eelay hadalka muxuu u dhexgalaa

  • @user-rx9ix8ji5x
    @user-rx9ix8ji5x Pƙed dnem

    Allaha unaxariisto

  • @SaidYusuf-fy7mk
    @SaidYusuf-fy7mk Pƙed dnem

    Aad iyi aad

  • @bmgmohamed4289
    @bmgmohamed4289 Pƙed dnem

    Eelaygan xildhibaankii hadlaba wuu aamusin isaga horta haridaano xildhibaanada

  • @lulululu748
    @lulululu748 Pƙed dnem

    đŸ€ČđŸ€ČđŸ€ČđŸ€ČđŸ€ČđŸ€ČđŸ€Č

  • @shamlaaalijiir4342
    @shamlaaalijiir4342 Pƙed dnem

    Runta aaa dhibeeyso dadkaan waaalan

  • @UmuHudayfa-qf7iq
    @UmuHudayfa-qf7iq Pƙed dnem

    Muxu u amusiinaya xiildhibanka cabsibaba ka muqata miskiina kuwa somalilandna miiskay garacayaan saan arkayna waay u hadlayaan kuwaan naqaaskaba ku dheegan 😂

  • @abdallabro11
    @abdallabro11 Pƙed dnem

    Allah unaxariisto marti la jecelyahay Allah ka dhigo Ameen ya Allah

  • @SalimsalahSalim-en8qr

    Ű„Ù†Ű§ لله ÙˆŰ„Ù†Ű§ Ű„Ù„ÙŠÙ‡ ۱ۧۏŰčون Ű§Ù„Ù„Ù‡ ÙŠŰ±Ű­Ù…Ù‡ ÙˆÙŠŰłÙƒÙ†Ù‡ ÙŰłÙŠŰ­ ŰŹÙ†Ű§ŰȘه

  • @kiinnuur6605
    @kiinnuur6605 Pƙed dnem

    .😅😅😅😅 oo dawlada soomaali koonfur dadka la dilo kama hadlaanba miyaa oo ileen sedeer dadku u dhaame waa dad aabna dan laga lahan😼

  • @shaamabdullaahi6492
    @shaamabdullaahi6492 Pƙed dnem

    Yaa😼

  • @Savage-kg5fc
    @Savage-kg5fc Pƙed dnem

    💀

  • @user-nk7qg1hx3i
    @user-nk7qg1hx3i Pƙed dnem

    Mashalllah Allah ha u naxariisto

  • @noraabdulaahi2620
    @noraabdulaahi2620 Pƙed dnem

    Hala ciqaabo

  • @KifaaxYuusuf
    @KifaaxYuusuf Pƙed dnem

    Mnsh all wle macawustii ayuqabaa

  • @user-vl3dz1mu8d
    @user-vl3dz1mu8d Pƙed dnem

    Hub ka iyo qarax hi is from samis homis cabudwaag from dariska somali horgalada

  • @kowsaralihassan7674
    @kowsaralihassan7674 Pƙed dnem

    Allah ha u naxariisto 😱

  • @HassanAli-yi2tq
    @HassanAli-yi2tq Pƙed dnem

    Alaha u naxariisto sheeqa janatul fardoowso alaha ka waraabiyo..

  • @user-co4yl1yt9q
    @user-co4yl1yt9q Pƙed dnem

    Waa sax naf lama helo

  • @najmomaxamed9156
    @najmomaxamed9156 Pƙed dnem

    Xildhibaan ciid geesi ku soc waxaad ka dhalatay raga birta calaaliya ee macwisleey xawaadle❀❀❀❀❀❀❀❀❀❀❀

  • @user-uw3ei5og1o
    @user-uw3ei5og1o Pƙed dnem

    Mahadsanid munasar nin qalbi fiican ayaa tahay

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada Pƙed dnem

    Allha unaxariiso Danbigiisa Allha Dhaafo Qabrigiisa Allha uwaasiciyo

  • @ibrahimissack9519
    @ibrahimissack9519 Pƙed dnem

    Bajajka mey kushaqeestaan!

  • @user-ci9uc3jf6t
    @user-ci9uc3jf6t Pƙed dnem

    Masha allah shaqo fiican haysa dowladda iyo shacabka

  • @MahamedDaahirabdi
    @MahamedDaahirabdi Pƙed dnem

    ilaahy haunaxariisto shiikha

  • @nalkaisk8154
    @nalkaisk8154 Pƙed dnem

    Maasha Allah ❀❀

  • @mohamedbashir4772
    @mohamedbashir4772 Pƙed dnem

    Waleed godane Abuukar cumar cadan Xasan Dahir awes Cali dhere shoongale Loma ooyaa geridooda waa inoo fĂ arxaad naartaa jahanabo uugu bisharenena munafaqintas diinta kaa been abuurey

  • @mohamedbashir4772
    @mohamedbashir4772 Pƙed dnem

    Alaaaah uu naaxaariito shiqa

  • @geeljireoomaar6140
    @geeljireoomaar6140 Pƙed dnem

    thanks Munasar I watch your news always. naag is khamaaduday ha ii faanin

  • @AsedDhere
    @AsedDhere Pƙed dnem

    Ilaahayow unaxariso shekha

  • @sahranur9152
    @sahranur9152 Pƙed dnem

    Allaha unaxariisto

  • @AbdiAliFaroole-jm4qp
    @AbdiAliFaroole-jm4qp Pƙed dnem

    Ilaahow u naxariiso Qabrigiisa u Waasaci Janofardowsa ka Waraabi Aamiin yaa Rabi InshaAllah

  • @AbdiAliFaroole-jm4qp
    @AbdiAliFaroole-jm4qp Pƙed dnem

    MaashaAllah Sxb Waxaad tahay qof Macquul ah Warka I sii

  • @AbdiAliFaroole-jm4qp
    @AbdiAliFaroole-jm4qp Pƙed dnem

    MaashaAllah Sxb Waxaad tahay qof Macquul ah Warka I sii

  • @AbdiAliFaroole-jm4qp
    @AbdiAliFaroole-jm4qp Pƙed dnem

    MaashaAllah Sxb Waxaad tahay qof Macquul ah Warka I sii

  • @KhadarMaxamed-dq4rq
    @KhadarMaxamed-dq4rq Pƙed dnem

    Allaha unaristo

  • @rakbah.c
    @rakbah.c Pƙed dnem

    Nimankaa xininyaha halaga saaro😡

  • @mancityfan660
    @mancityfan660 Pƙed dnem

    Jah waa ku farxay meey shaqeystaan munsar howsha wado waa muhiim thnks lamah abnigan wey mahad san yahiin rag waa ween waaye alloow ha na ceebeyn adun iyo aqiraba

  • @fanfare805
    @fanfare805 Pƙed dnem

    Qoladaan wali mooryaanimo kamadamaan miya dawlad hadii lasiiyey xata

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi Pƙed dnem

    Masha Allah â€đŸ˜ąđŸ˜‚đŸ˜ąđŸ˜‚

  • @kabilowAlif
    @kabilowAlif Pƙed dnem

    đŸ«ĄđŸ«ĄđŸ«ĄđŸ«ĄđŸ‘đŸ‘đŸ‘đŸ‘đŸ‘

  • @MaxamedCarab-wg2sj
    @MaxamedCarab-wg2sj Pƙed dnem

    Munasaroow caadi maahid allh yxfdk❀

  • @geenyodila9095
    @geenyodila9095 Pƙed dnem

    Askarta qaarkood aya dadka dhaco maxa u malayne kuwa aan shaqaba haysan dowlad korobted ah waaye

  • @geenyodila9095
    @geenyodila9095 Pƙed dnem

    Wey qaldan yihiin laakin runtey sheegen maxaa ugu doodi inay dowlada shaqo u abuurto qaladka dowladaa leh dhalinyarada shaqo ha loo abuuro

  • @MohamedEk-se8oy
    @MohamedEk-se8oy Pƙed dnem

    Allah unaxaristo