Marxumkii gardarada lagu diley oo meydkisi loo waayay lacag lagu aaso dibna loogu celiyay gurigiisa|

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 09. 2024
  • Marxuumkii gardarada lagu diley oo meydkiisi loo waayay lacag lagu aaso dibna loogu celiyay gurigiisa

Komentáře • 114

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed Před měsícem +17

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-du3km8bz2y
    @user-du3km8bz2y Před měsícem +10

    inaa lilaahi wa,inaa ileyhi raajicun arintan dhinac walba murugey katahay

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada Před měsícem +2

    Allow Qalbiga uqabooji Qoyskaan inta dhiban Allow Dhibta Ka Dul Qaad Yaa Rabi

  • @ibnubacays8063
    @ibnubacays8063 Před měsícem +5

    Subxanallah waxn dhacya wa calamadihi yomal qiyamaha imika dadkan maalin walba is dilayo ma maandoriyo miyey cunaan ax ax ax😥😥😥

  • @Silver-Murphy
    @Silver-Murphy Před měsícem +6

    Muqdisho budhcad ayaa maamusha wlhi, maalin walbe qof ayaa ooyaya.

  • @ahmedsalad1393
    @ahmedsalad1393 Před měsícem +5

    XASAN DHIIQO AYEEY U RAHMAN TAHAY ARINTAN YOOMAL QIYAAMO ASAGAA LA WEEDIINAYAA NIMANKAN WADA DAROOGEESAN ASAGAA QORIGA U SIIYEY

  • @asiilmahir6072
    @asiilmahir6072 Před měsícem +5

    Bismilah😢😢😢war banan😢baxa, waqtigisa ayaadhamaday janada alaha geeyo

  • @billeabdi1061
    @billeabdi1061 Před měsícem +2

    Subhanallah illah ha u naxariisto illah ha caawiyo somaliyey aynu caawino reerka 😢😢😢

  • @CafiifoCali-iu9ms
    @CafiifoCali-iu9ms Před měsícem

    Subxaanallaaah 😢😢ilaahayow dhaxdeena jaceyl iyo naxriis dhig🤲sidaaan xal maehee😢😢

  • @abdirizakmohamed2584
    @abdirizakmohamed2584 Před měsícem +3

    Allaha u naxaristo wa arin naxdin leh see ku cawin karna

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 Před měsícem

    Ilaahay ha’unaxariisto. Samir & iimaan Allah ha’idinka siiyo.

  • @marufyare3415
    @marufyare3415 Před měsícem +1

    Hee dhahaya warka intaas yareysaan shaashada soo Sara taleefoonka reeks dulman waraa. Odin dilee

  • @drcabdiyarexasan5
    @drcabdiyarexasan5 Před měsícem +1

    Ciidan qabyalat iyo qurun lagu qoray sidan iyo sikaxun ayaa laga filayaa waxaan dowlat mahan illahay hana dhafiyo

  • @geenyodila9095
    @geenyodila9095 Před měsícem

    Inaalilaahi wa inaalilaahi raajicuun ilaahow xasanow adaa dadkan u dhaartey intee aaqiro galee ilaahow dowladan mid ka qayr badan allaha idiin keeno ☝🏻☝🏻🤲🤲😭😭😭

  • @CawilXashi
    @CawilXashi Před měsícem +1

    Allah ha unaxriisto

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada Před měsícem

    inaa lillahi wa inaa ilayhi raajicuun Allow unaxariiso oo udanbi dhaaf Gacan ku dhiiglaha Allaha cadaalada hor keeno wallahi waa calool xumo intaan sidaan isku Dulmineyno Ha Sugin Nabad

  • @BAYUTADOW
    @BAYUTADOW Před měsícem +2

    Walahi yaab waay Somalia 🇸🇴 weli ma dhowa yaab intee u laabanaa

  • @aminamaxamed9995
    @aminamaxamed9995 Před měsícem

    Allahu akbar ilaahow uhili adaboqore🤲

  • @HaaruunAbdulRazak-mf2lp
    @HaaruunAbdulRazak-mf2lp Před měsícem

    AALLAHU HA U NAXARIISTO AABO AAMIIN SOOMALI

  • @FaadumoAadan-iq7tr
    @FaadumoAadan-iq7tr Před měsícem +1

    Ilahay qabrigisa u wasici

  • @NuuraOmar-bx8ip
    @NuuraOmar-bx8ip Před měsícem

    Subxaanalah war umadan maa dhibka laga dhaafo masiba wadankan kusoo socoto

  • @halimaqueen8067
    @halimaqueen8067 Před měsícem +1

    Inaa lilaahi wa ina illahi raajicun sidaan waa maxay somaliyeey subaxanallah

  • @dowlad123
    @dowlad123 Před měsícem

    Ilaahay hakaa samir siiyo sheekhow walee dulmigaan waalagu halaagsami hadaan waxlagaqaban.vilada kasoobax waxbaa kadambweyey

  • @shukrisharaf7074
    @shukrisharaf7074 Před měsícem +2

    😢😢😢😢😢😢Subxaanalllaah lambarkooda aaway

  • @munahussein9687
    @munahussein9687 Před měsícem

    Inaalilaah wa ina ileyhi rajacuun, wale ahkiro warba yala

  • @abdiqadirhusseinmohamud219
    @abdiqadirhusseinmohamud219 Před měsícem +3

    INAALI LAAAH WAIMAALI LAAHI RAAJICOON Aaway taleefonkooda ??????

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k Před měsícem +2

    Xasan gurguurte Argagixiso

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k Před měsícem +2

    Adeer.maad.soo.saartid.reeka lambarkooda

  • @XuseenMuxumedOdowaa
    @XuseenMuxumedOdowaa Před měsícem

    Somaliya ilaahay ow nabadii u soo cali
    Xasan sheekh waa beelah shacabki uu u dhaartay ayey dhibataynaysa xukimadiso
    Into soomalind afaareheeda ha soo gali Mala wicil ayad tahay

  • @kiinnuur6605
    @kiinnuur6605 Před měsícem

    alaaa moqdisho maxaa dilmi yaala laailaaha ilaah 😢😢😢😢

  • @ShukriMohamuud-ip8fz
    @ShukriMohamuud-ip8fz Před měsícem

    Ayallaah😢❤❤❤❤alle yarxam

  • @dowlad123
    @dowlad123 Před měsícem

    Laaa.ilaaha ilslsahu walee dhibku labo maaha ilaahayow noogar gaar

  • @abdallamuhidiin6819
    @abdallamuhidiin6819 Před měsícem

    Allah u naxaristo

  • @user-wk8lz2cy1c
    @user-wk8lz2cy1c Před měsícem

    illahay ha u naxaristo

  • @munirassad804
    @munirassad804 Před měsícem

    إنا لله وإنا إليه راجعون اللهم ارحمه رحمة الله آمين يارب العالمين اللهم مين🤲🤲🤲🤲😢😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @HDheere-ju8em
    @HDheere-ju8em Před měsícem

    Munasar. Maydkaas anaa bixinaaya hadii wali la aasin

  • @user-zj6xu3cy4x
    @user-zj6xu3cy4x Před měsícem

    Allaha u naxariisto

  • @faxiyayasin2223
    @faxiyayasin2223 Před měsícem

    Ilahaw unaxariiso adoonka kii dilay alaha qabto

  • @SHUAIB-AHMET
    @SHUAIB-AHMET Před měsícem

    Horta ma is waydiiseen soomaaliyeey 🔥🔥
    Waa maxay dhibaatada wadankeena haysata ee wadamada kale haysan ???????????

  • @iftinxaajicabdi791
    @iftinxaajicabdi791 Před měsícem

    Allaha unxtisto wyb dunidani dadka wx dila hala dilo yakhey sbxnallaah

  • @Fiirso14
    @Fiirso14 Před měsícem

    Dilka caadi iska noqday😢

  • @leed.duulaa3794
    @leed.duulaa3794 Před měsícem

    Xassan Sheeq ha,iscasilo haduu damiir leeyahay waxuu maamulikaro maleh

  • @salebanmohamedmahmoud2483
    @salebanmohamedmahmoud2483 Před měsícem

    inaalilahi wainaa illahey rajicuun illaahey hau naxariisto marxuumka illaahey magaaladaas xamar umada way kutacbeen askar maaha illahey madaxda hakasawaabiyo korkooda masaakiinta ldilaayo way udhaarteen shacabka maqodankaraan miyaa qabuuraha illaahayaw askarmaahee umada kaqabo

  • @fatimaomar6400
    @fatimaomar6400 Před měsícem +1

    Munnasar xagee wax logu soo dirayaa dadkan masakiintaa ah Soomaali inkar baa ahaysata Allah ayaa xaqsoora ah

  • @legendalwayslegend
    @legendalwayslegend Před měsícem

    Ilaahay haunaxariisto 😢😢

  • @user-up4iw7bl2x
    @user-up4iw7bl2x Před měsícem

    😢😢😢😢😢😢😢😢 wlhi somalia 😢😢😢😢😢😢yac

  • @sirajiyareahmed3590
    @sirajiyareahmed3590 Před měsícem

    Tiltok kuwaa wax bixiyo 😮akhro war yaal

  • @Abdelrahimmohamed-jy7lp
    @Abdelrahimmohamed-jy7lp Před měsícem

    Allh yarxamo raximiin Maalin iyo habeen nafle maaladila qofki qof dilo hadi ladili laha walh dilka wuu yaraan laha lkn lamadilayo indhaha aya laga fiirsana walh ineesan xamar nabad noqoneynin waa meel uqubo kudhacday habaarka umada masaakinta aya heysato o waxlo qabaneenin xasan qoslaaye wadanka maxu madaxweyne uku yahy waa inu wax kaqabto nacaska gafuurka weyn meeqa ladiloya bishaan gudaheeda tiro maleh nafta iyo halxabo rooti roorika aya qaalsan qofki qof dilo hadii ladili laha waxaan dhan meesan dhaceen habeen iyo maalin dhiig aya iska daadana allh umaqan

  • @Sheekha.Idiris11
    @Sheekha.Idiris11 Před měsícem +1

    استغفر الله العظيم واتوب اليهاستغفر الله العظيم واتوب إليهاستغفر الله العظيم واتوب إليهاستغفر الله العظيم واتوب اليهاستغفر الله العظيم واتوب إليهاستغفر الله العظيم واتوب إليهاستغفر الله العظيم واتوب اليهاستغفر الله العظيم واتوب إليهاستغفر الله العظيم واتوب إليهاستغفر الله العظيم واتوب اليهاستغفر الله العظيم واتوب إليهاستغفر الله العظيم واتوب إليهاآللـــھمِے🕋🌾صَّلِ🕋🌾وَسُـُلْـﻤ🕋🌾وٌبـ̨̥̬̩ـارگ🕋🌾عَلے🕋🌾سَيدنِـــا🌿🕋🌹 محمد🌿🕋🌹عَدد🌾🕋مَا ذگرهُ🌾🕋 ألذَاكِرونّ🕋💙🕋🌾وغَفِلَ🕋🌾🕋عن🌾 ذِكِرهِ🕋💙🕋💖🕋💚🕋ألغَافِلونّ🌾🌾
    ❤‏آلُلَُّـہِــم💮صٍَلُِّ💮ۆَﺳَ̭͠ـــلُِّم💮 ۆَبَْآرِگّْ💮علُﮯنَْبِْيَِّنَْـــآ🌼🌿مُحٍمَّدِ🌿🌼 ۆِأّلَُـﮧِ💮ۆِصٌٍحٌٍبِْـﮧِ💮 أّجٍِمَعٌيَِّن💮وسلم🕋💮تسليما🕋💮كثيرا🌾🕋🌾💖🌾🕋🌾💙🌾💚🕋🍀🕋🌾🕋اللهم صل على سيدنا محمد🌹🕋عدد خلقک🌹🕋ورضا نفسک🌹وزنة عرشک🌹🕋ومدآد كلماتک🕋🌲وعدد الذاكرين🌲🕋والذاكرآت🌷🕋وذرآت وآلرمال🕋🌷ف لأرض والبحار⁦🌺والجبال🕋🌻ولانهار🌻🕋وعدد مالا يحص عدد🕋🌷و على اله🕋⁦🏵️⁩وصحبه🌹🕋اجمعين🌷اللهم امين🕋🌿🕋يارب العالمين🕋🍀🕋🕋استغفر الله العظيم الذي لا اله الا هو الحي القيوم واتوب اليه🕋 🌼🕋اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين🌾🕋💮🕋🌾🕋انت الأفضل لا مثيل لكاستغفر الله العظيم واتوب اليهاستغفر الله العظيم واتوب إليهاستغفر الله العظيم واتوب إليهاستغفر الله العظيم واتوب اليهاستغفر الله العظيم لي ولوالدي وللمؤمنين والمؤمنات والمسلمين والمسلمات الاحياء منهم والامواتاستغفر الله العظيم واتوب إليهاستغفر الله العظيم الذي لا إله إلا هو الحي القيوم واتوب اليهاستغفر الله استغفر الله استغفرالله استغفرالله استغفرالله استغفرالله استغفرالله استغفرالله استغفرالله استغفرالله استغفرالله استغفرالله استغفرالله استغفرالله استغفرالله استغفرالله استغفرالله استغفرالله استغفرالله استغفرالله استغفرالله استغفرالله استغفرالله استغفرالله استغفرالله استغفرالله استغفرالله استغفرالله استغفرالله استغفرالله استغفرالله استغفرالله استغفرالله استغفرالله استغفرالله استغفرالله استغفرالله استغفرالله استغفرالله استغفرالله استغفرالله استغفرالله استغفرالله استغفرالله استغفرالله استغفرالله استغفرالله استغفرالله استغفرالله استغفرالله استغفرالله استغفرالله استغفرالله استغفرالله استغفرالله استغفرالله استغفرالله استغفرالله استغفرالله استغفرالله استغفرالله استغفرالله استغفرالله استغفرالله استغفرالله استغفرالله استغفرالله استغفرالله استغفرالله استغفرالله استغفرالله استغفرالله استغفرالله استغفرالله استغفرالله استغفرالله استغفرالله استغفرالله استغفرالله استغفرالله استغفرالله استغفرالله استغفرالله استغفرالله استغفرالله استغفرالله استغفرالله استغفرالله استغفرالله استغفرالله استغفرالله استغفرالله استغفرالله استغفرالله استغفرالله استغفرالله استغفرالله استغفرالله استغفرالله استغفرالله استغفرالله استغفرالله استغفرالله استغفرالله استغفرالله استغفرالله استغفرالله استغفرالله استغفرالله استغفرالله استغفرالله استغفرالله استغفرالله استغفرالله استغفرالله استغفرالله استغفرالله استغفرالله استغفرالله استغفرالله استغفرالله استغفرالله استغفرالله استغفرالله استغفرالله استغفرالله استغفرالله استغفرالله استغفرالله بعدد خلقه وزنه عرشه ورضا نفسه ومداد كلماتهاآللـــھمِے🕋🌾صَّلِ🕋🌾وَسُـُلْـﻤ🕋🌾وٌبـ̨̥̬̩ـارگ🕋🌾عَلے🕋🌾سَيدنِـــا🌿🕋🌹 محمد🌿🕋🌹عَدد🌾🕋مَا ذگرهُ🌾🕋 ألذَاكِرونّ🕋💙🕋🌾وغَفِلَ🕋🌾🕋عن🌾 ذِكِرهِ🕋💙🕋💖🕋💚🕋ألغَافِلونّ🌾🌾
    ❤‏آلُلَُّـہِــم💮صٍَلُِّ💮ۆَﺳَ̭͠ـــلُِّم💮 ۆَبَْآرِگّْ💮علُﮯنَْبِْيَِّنَْـــآ🌼🌿مُحٍمَّدِ🌿🌼 ۆِأّلَُـﮧِ💮ۆِصٌٍحٌٍبِْـﮧِ💮 أّجٍِمَعٌيَِّن💮وسلم🕋💮تسليما🕋💮كثيرا🌾🕋🌾💖🌾🕋🌾💙🌾💚🕋🍀🕋🌾🕋اللهم صل على سيدنا محمد🌹🕋عدد خلقک🌹🕋ورضا نفسک🌹وزنة عرشک🌹🕋ومدآد كلماتک🕋🌲وعدد الذاكرين🌲🕋والذاكرآت🌷🕋وذرآت وآلرمال🕋🌷ف لأرض والبحار⁦🌺والجبال🕋🌻ولانهار🌻🕋وعدد مالا يحص عدد🕋🌷و على اله🕋⁦🏵️⁩وصحبه🌹🕋اجمعين🌷اللهم امين🕋🌿🕋يارب العالمين🕋🍀🕋🕋استغفر الله العظيم الذي لا اله الا هو الحي القيوم واتوب اليه🕋 🌼🕋اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين🌾🕋💮🕋🌾🕋انت الأفضل لا مثيل

  • @CabdifitaaxMaxamed-v6p
    @CabdifitaaxMaxamed-v6p Před měsícem

    Subxanallah

  • @user-he6jg9rv5u
    @user-he6jg9rv5u Před měsícem +1

    :inaa lilahi winaa ilehi rajucuun doowlada haso qabato denbilah

  • @user-vt8ni6pc3e
    @user-vt8ni6pc3e Před měsícem +1

    Musaro xaaga waxa lagu sodar reeka

  • @bongasasa3895
    @bongasasa3895 Před měsícem

    Somalia waxaa loo kalabaxay qurbojoog istaga ka kadsha oo soft life kujiro Coffee at Milgo and ice cream iyo Reer jingado oo xaquuq laheen! Hoog iyo ba!

  • @rashidahmed8794
    @rashidahmed8794 Před měsícem

    Xamar arxankii waa ka tahriibay

  • @sirajiyareahmed3590
    @sirajiyareahmed3590 Před měsícem

    Subhanalaah 😢

  • @XuseenMuxumedOdowaa
    @XuseenMuxumedOdowaa Před měsícem

    Soomaliya fund badan subax ll
    Xukumad waxan ka Codsanaya inay
    Qaatilka la dilo
    Ilaahay hadin gargaaron

  • @maryanahmed9732
    @maryanahmed9732 Před měsícem

    Munasarow no# noo soo qor

  • @mancityfan660
    @mancityfan660 Před měsícem

    Dowlda in wax ka qabto waaye doragisk xoog leh o wadanka la keeno iyo xashiisha lagu beero wadanka alle janda ha ka warabiyo

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 Před měsícem

    Inna Lillahi Waa Inna ILeyhi Raju’un 😢

  • @simanmohamed6353
    @simanmohamed6353 Před měsícem

    walaxawla walaaquwa ilabilah

  • @somalidaacadah9734
    @somalidaacadah9734 Před měsícem +1

    Xagee wax loogu soo dirayaa?????????.

  • @user-ex9qq4bs9i
    @user-ex9qq4bs9i Před měsícem

    Dadka Muqdisho deggan wax aay horay u geysteen baa laga gooynayaaye waxaan kula talineeynaa in aay si dhab ah Ilaah ugu towbad keenaan si uu ugu naxariisto oo uu dhibkan oga dul qaado! Subxaanallaah

  • @KamadareMaxamed-mf9er
    @KamadareMaxamed-mf9er Před měsícem

    Asc wll askartaan dadkii soomaaliyeed ee dad utaliya ma leh miyaa ? Shacabkeena soomaaliyeed allah noo gargaaro aamiin ee eratareeye ciidan fiican nooma tababarin ee bahalo ayey kasoo dhigtey ciidankii ay soo tababartey rabiyow nagaqabo aamiin

  • @muhudiinhasanofficial3835
    @muhudiinhasanofficial3835 Před měsícem +1

    Alaha ha unaxariisto

  • @AbshirMaxamad-d2w
    @AbshirMaxamad-d2w Před měsícem

    Calanka somalliya maxa u saarteen meyd somaliya alle dhugarrir alle ha ku ridee

  • @AbshirMaxamad-d2w
    @AbshirMaxamad-d2w Před měsícem +1

    Sxb munasaroow wax yaab leh lee soo saartaa maxaa markasto nooga cabsiisaa

  • @user-vi7rr9eg8m
    @user-vi7rr9eg8m Před měsícem

    😢😢 Waa wax laga xumaado amnigooda ineeysogaan ushaqeyaan shacabka lkn ineey argagax gliyaan dilna ugudaraan ilahoow ugar gaar shacabka somaliyeey

  • @nimcoomar7611
    @nimcoomar7611 Před měsícem

    lamberka soo qor manasar awoowe

  • @Israa-fj5xj
    @Israa-fj5xj Před měsícem

    Subxanalaah dadki ma baranbarey noqdeen inaalilaahi

  • @hodanitanajmanita6664
    @hodanitanajmanita6664 Před měsícem

    إنا لله و إنا إليه راجعون
    اللهم يرحمه ويغفر له و يجعل الله مثواه الروضة من رياض الجنة الفردوس الأعلى
    اللهم اغسله بالماء و الثلج و البرد و نقي خطايه كما ينقى الثوب الأبيض من الدنس
    اللهم يواسع مدخله واسكنه فسيح جناته مع النبيين والصديقين و الشهداء و الصالحين و حسن أولئك رفيقاً
    اللهم يلهمكم بالصبر والسلوان إنشاء الله
    اللهم أمين يارب العالمين 🤲🏻🤲🏻🤲🏻
    اللَّهُمَّ صَلِّ علَى مُحَمَّدٍ وعلَى آلِ مُحَمَّدٍ
    كما صَلَّيْتَ علَى إبْرَاهِيمَ وعلَى آلِ إبْرَاهِيمَ إنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ 🌸 اللَّهُمَّ بَارِكْ علَى مُحَمَّدٍ وعلَى آلِ مُحَمَّد كما بَارَكْتَ علَى إبْرَاهِيمَ وعلَى آلِ إبْرَاهِيمَ في العالمين إنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ

  • @ShukriMohamuud-ip8fz
    @ShukriMohamuud-ip8fz Před měsícem

    Subxana allah allahu akber❤❤😢❤❤❤

  • @SHUAIB-AHMET
    @SHUAIB-AHMET Před měsícem

    Sidani nolol maaha walaahi Shacabkii wuu dhamaaday sidii maalinba in loo dilayey
    Tv ga qaranku maalin walba iyo saacad walba wuxuu soo sheegaa [🔥 qarax ayaa dhacay, qof ayaa xabad lala helay, gaadhi baa dad jiidhay, niman ayaa shacab xabad ku furay🔥]
    Xaga warbaahinta wadamada kale dhawrkii sanaba mar lagu arko waxa somalia ka dhacaya oy sheegayso

  • @BoqorShiine
    @BoqorShiine Před měsícem

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdisalanmohamed4678
    @abdisalanmohamed4678 Před měsícem

    Ustaad aaway dowlada aad sheegeysay iyo qaranki???!!!

  • @ayaanleabdule4715
    @ayaanleabdule4715 Před měsícem

    Asc Asxaabeey Dowlad ma jirto Shacabkiina toogasho suge yaal walibo Cashuur aan dhamaan la dul dhigo Hayeey Xasan Baahane Dad iyo Dal gacan ku ma jiraan Shacabku waa dhibane Dil loogu darayo Askari Bilaa Dishabiliin ah ee kaniini Cunayo ma Shacab ayuu u tur ayaa maalin walibo Askar ayaa is Xabadeeyn say ayaa Dad ku dhintay War maahan

  • @marufyare3415
    @marufyare3415 Před měsícem

    Asc aaway nambarkii lagu. Caawin lahaa reerkaan maxaa loo. Hagradayqoyskaan dhibaataysan

  • @shukrisharaf7074
    @shukrisharaf7074 Před měsícem

    😢😢😢😢😢😢Subxaanalllaah lambarkooda makan saaran shaashadaaa

  • @BoqorShiine
    @BoqorShiine Před měsícem

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @munocali2746
    @munocali2746 Před měsícem

    😢😢😢😢alle haa unaxariisto

  • @FarisfuadAbdikhalif-x2y
    @FarisfuadAbdikhalif-x2y Před měsícem

    😢😢😢😢😢😢

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k Před měsícem

    Gaalka.lasheego.Soomaalaa.ka.xun.Gaal.laders.diintaana ilaasha

  • @FarhanOfficial02
    @FarhanOfficial02 Před měsícem

    😭😭

  • @ayubactionmovies9046
    @ayubactionmovies9046 Před měsícem

    Ilaah ha u naxariisto

  • @keyzibrownlive1896
    @keyzibrownlive1896 Před měsícem

    Allah akbar

  • @m.abaadirbaanaamin7864
    @m.abaadirbaanaamin7864 Před měsícem

    Wax lanber lagala xariro shegbal cidas😭😭

  • @majaajoosmajoojoos7578
    @majaajoosmajoojoos7578 Před měsícem +1

    Laa illaaha illallaahu muxamada rasuulullaah war ciidankaan aaway kuwii taliyayaalkooda ahaa halasoo xiro taliyihii xukumay dhibaatada waa taliyaha waxba aan ufaaideeynin ciidanka dishibilliinkoodana lasocon haduu ku ogaana dishibiliin xumo uusan umadaa kusoo fasaxin ummadda in uu miigeeyo ayeey aheeyd ilaa uu shubmo ,,,X,,, COLANEL GOROYO I'M SORRY

  • @ju4965
    @ju4965 Před měsícem

    😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @user-pl7du6nc8t
    @user-pl7du6nc8t Před měsícem

    Xasbiyulaah waa maxay joogaan iyo ba aan 😭😭😭

  • @XasanSaxane
    @XasanSaxane Před měsícem +2

    anigaba munasarow soonki anigo fatahada wabiga ka qaxay oo caruurtu iga xanuunsanyihiin ayan codsi watsappka kuguso qorey heer aad ii quudhi weyday inad ii jawaabto xaalad taas ka xun imaso marin runti nasiib daro cunugi yara ee iga xanuunsana wuu siqiiray ajalba utimi lkin waan awoodi waayay inaan sharoobo 6 dolar jogta ugado dadki ugu horeyay ee aan codsi udirtana munasarba uhoreyay lkin jwab wa ii quri wayay wuxu itaro iska dhaafe marka waxba nin qalbi jilcan oo dadka tabaalalysan caawiyay hayska dhigin wllkayow danbiyadan inaad muujiso waa ku amaanantahay lkin meel kalo la qaato malihid walahi

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k Před měsícem

    Dawlada Abnigeedii sidaa yahay Ayaa hees dheer.iyo mid gaaban Ufuushan siday sland ububurin lahayd

  • @simsimadan7621
    @simsimadan7621 Před měsícem

    Waxaan galbsanay badana

  • @cumarlaki884
    @cumarlaki884 Před měsícem

    Inaa lillaahi wa ina illeyhi raajicuun 😢😢

  • @SHUAIB-AHMET
    @SHUAIB-AHMET Před měsícem

    Waxani waa waxa dhalinyarada ku kalifaya in ay 50% sanad walba tahriibaan iyagoo waxba haysan wadamo kalena nolol ka raadsadaan, ogsoonow hada waa dhalinyaradii la rabay in ay wadanka difaacaan laakiin way ku saxsan yihiin in ay tahriibaan ama wadan kale tagaan 100% sobobtoo ah ama way dhiman ama nolol fiican oo dagan ayay ku noolaan

  • @abdishakur5408
    @abdishakur5408 Před měsícem

    Hadii qaatilka lasoo qabto xata dad caqli lehen a bad baadinaayo o qabiilka diin u hasysro. lkn ma iga in isku dambi noqonayan. Somali ilaha u maqan dowlad uma maqna.

  • @InaHoussein-r5q
    @InaHoussein-r5q Před měsícem

    Subxallah

  • @majaajoosmajoojoos7578
    @majaajoosmajoojoos7578 Před měsícem

    SOOMAALIYA TUTO MORTO BORGE MINSPIYAGO

  • @ayubactionmovies9046
    @ayubactionmovies9046 Před měsícem

    Intay gardaran jirto Somali ma tooseyso

  • @SaynabAxmed-q6o
    @SaynabAxmed-q6o Před měsícem

    Sub xana llah

  • @Billcl8nyon
    @Billcl8nyon Před měsícem

    Qabuuro lacag la'an malaha miyaa?

  • @aaminoibrahim5170
    @aaminoibrahim5170 Před měsícem +1

    Dhawaaq xumo badana Bisinka iyo yaasiinka