Maxkamadda Sare ee ciidamada oo soo gabagabeysay kiiska dilkii Ganacsade Abuukar Kaabax.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 9. 07. 2024
  • Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
    Item ID: FCVNSML
    Author Username: leto
    #SUBSCRIBE #SNTVNEWS
    sntv.so
    sntvnews.com
    / sntvnews
    / sntvnews1
    / sntvnews

Komentáře • 205

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed Před 17 dny +50

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @SamiiraXiiray
      @SamiiraXiiray Před 17 dny +1

      SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW ❤❤❤❤❤❤JISAAKALAAH KHAYR

    • @kidsshow5823
      @kidsshow5823 Před 17 dny +1

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤

    • @suralowgasomalistar6514
      @suralowgasomalistar6514 Před 17 dny +1

      scw

    • @abdullahihussein3808
      @abdullahihussein3808 Před 17 dny

      صل الله عليه وسلم

    • @Yusufxasann
      @Yusufxasann Před 17 dny

      Kuwaan lasii deyn maayo sinama. Waa dil toogasho ah. Kuwaan dad anigaa uxiga fadlan waa in toogto

  • @salmanhassan1644
    @salmanhassan1644 Před 17 dny +28

    Wllhi odayaashan qareemada sheeganaya ma waaney ilahay ka baqayn aakhiro inay ka dambeyso ma oga miyaa 😢

    • @AbdirahmanBarre-kl6os
      @AbdirahmanBarre-kl6os Před 17 dny

      Diinta ubaneysay

    • @adammohamet9817
      @adammohamet9817 Před 17 dny

      ​@@AbdirahmanBarre-kl6os diintena ma ahan taas ee waa diin galeed ka

    • @AbdirahmanBarre-kl6os
      @AbdirahmanBarre-kl6os Před 17 dny

      @@adammohamet9817 abti diinta intadan ugafin wax soo baar🤞

    • @Mumme76
      @Mumme76 Před 17 dny +1

      DIINTEENA MASHEEGIN
      IRSAAQADA AYAA MEEL XUN LA GASHAY.
      XAARAAN AWALBO XAARAAN AYAA U DOODO AMA DIFAACDO

    • @Sheikh.Suleyman97
      @Sheikh.Suleyman97 Před 17 dny

      Nio Dastuurka ayaa qabo e eedeysanaha qofna difaaco qofne dambiga kusoo oogo hadii taas dhicin maba socon karto maxkamadu

  • @Saciido-vv9bs
    @Saciido-vv9bs Před 17 dny +13

    Bal eeg sidey shilimaad udhaafsadan
    Naf dhan oo xaqdaro lagu dily
    Alaha umada hadinka qabto asagaa awood lahee 🙏 🙏 🙏 🙏

  • @madaxsareofficial9520
    @madaxsareofficial9520 Před 17 dny +43

    Doowlada Somalia hadii sii Deeyso kuwaan waxaa meesha ka bixi doona sharciga qof waliba oo dambi laga gala waxuu gacmahiisa ku qaadan doona sharciga- NB

    • @user-de6lm4wn9c
      @user-de6lm4wn9c Před 17 dny +4

      deysmo haka yaabin sheekada qabiil ee noqonee in la dilo ee nabada ku jirtaa, hadii kale aal kuliistayaal madaxooda in qabiilka looga dilo 100 qof oo caaqil ah

  • @zainabmahamed1042
    @zainabmahamed1042 Před 17 dny +12

    subxan alah qareeno maaha kuwani ee waa warabayaal war ilahay kabaqa

    • @toosiyeawtilmaame4354
      @toosiyeawtilmaame4354 Před 17 dny

      Sharci iyo maxkamad inaadan waxba ka aqoon ayaa meesha ka cad, QOFKU haduu yahay QAATIL 10 RUUX DILAY XITAA WAA INOOW QAREEN LEEYAHAY WALIBA QIIL USAMEEYA, ka gudub taaas, ANIGA WEXEEY ILA TAHAY MAAFIYADAAN HADAAN LA TOOGAN INEEYSAN WADANKA WAX DOOWLAD AH KA JIRIN.

  • @NimcoHuseinMohamedDarajo
    @NimcoHuseinMohamedDarajo Před 17 dny +13

    Abukataha qoslaye riwayaad ayuu hayaa video yasha ma firsan miyaa asiga

  • @KamadareMaxamed-mf9er
    @KamadareMaxamed-mf9er Před 17 dny +7

    Asc wll kuwaan gacan kudhiigliyaasha ah iyo qareenada udoodaya waa in dunida ladhaafsiyaa waa daalimiin arxan daran

  • @fxcooking9677
    @fxcooking9677 Před 17 dny +6

    Lacag maxay sheegtaa nafdhan baad cunteen dad qalatooyinka nadhaafi

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 Před 17 dny +25

    Abuukaate difaacaaya dilaayaal illaahey cadaabta haidinku fogeeyo.

  • @eazrayiylmohammed9743
    @eazrayiylmohammed9743 Před 17 dny +4

    اللهم ارنا الحق حقآ 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🥺🥺🥺🥺

  • @MuzamilPodcast
    @MuzamilPodcast Před 17 dny +2

    Ilaaahoow Aakhiro na mooti, waleee qareenow ilaahey risiq xalaal ah, ha idin siiyo oo aan qofna lagu dulmiyeynin, idinkana aakhiro ku nabad galeysiin.😊

  • @qalbiabdullahi8335
    @qalbiabdullahi8335 Před 17 dny +5

    Hadee maxkamada ilduufto rerka uu ka dhashay marxuumka ayaa ilduufi doonin insha allah

  • @saladomar8670
    @saladomar8670 Před 17 dny +13

    Qoslaye maa wali nool wah in laku kale baxey u maleynayey

  • @mohamedSagal
    @mohamedSagal Před 17 dny +10

    nin ilahay hortissa asagoo sheegyao inuu taagan yahay oo hadana been sheegaayo ilaahow xaraan shaqo hanooga dhigin

  • @SaidYusuf-fy7mk
    @SaidYusuf-fy7mk Před 17 dny +5

    Ar kuwan umada hala dhaafsho ciidan wax ka ma ogo waa Morgan beel isku so arursaday

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax Před 17 dny +6

    Cadaalada ayaa guuleysan doonto insha allah

  • @sharifisakmarwan9242
    @sharifisakmarwan9242 Před 17 dny +5

    marka hore umda dhiigooda la daadihaa kadibna in la inkiro aa leesku dayaa waxaa iiga sii daran ku sheegahaayo qareen in ey yihiin

  • @husseinmacalincabdulle1264

    Ilaahiy hadoo ku ceebeey rabo waa sidaan ookale

  • @Abd20232
    @Abd20232 Před 17 dny +4

    Maxkamadda indhaha Ciid ugu shuba

  • @muxammedgeedi7715
    @muxammedgeedi7715 Před 17 dny +3

    Qoone waa cayilay runtii

  • @LaylaAxmed-wl6hi
    @LaylaAxmed-wl6hi Před 17 dny +4

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤

  • @ahmedrainfall_umii_1
    @ahmedrainfall_umii_1 Před 15 dny

    Wallahi raysteen qamradii iyo noloshii madoobayd🙏Way quruxaysteen dhamaan

  • @mcqalimow6789
    @mcqalimow6789 Před 16 dny +1

    Maxkamada waxaan usoo jeedin lahaa iney uniforms isku mid ah u sameyso qareenada ka shaqeynaya Maxkamadaha dalka
    Lakinma aha wax fiican in sidii arday jaamacaadeed midkasta uu dharkuu jecel yahay kusoo labisto sidii qof shacab ah
    Waad mahadsan tihiin

  • @FatmaNuuro23
    @FatmaNuuro23 Před 17 dny +6

    War kuwaan qareemada isku tilmaamaya alle kama baqaayanba, cunguri unbaa u muuqda ..

    • @user-bq4xj3zc3w
      @user-bq4xj3zc3w Před 16 dny

      LOYARNIMADA AMA ABUKAATE KAAD U TAQAN JAMACADA LO GALA SI QOFKA LO BARO INUU WAAX DIFACI KARO MARKA ISAGA SHAQIIDISA WEEYE

    • @FatmaNuuro23
      @FatmaNuuro23 Před 16 dny

      @@user-bq4xj3zc3w wll hadii uu qofka muslimka hadii uu u barto ama u qaato loyarnimada sida ay aduunka ka tahay, oo markas in uu qofka been ku difaaco iyo in uu run ku difaaco iskaga mid ay u noqoto, halkaas waxaa ku dhumaya qofka muslimka qiyamkiisii, ilahay danbi wuu ka galaya .. sido kale hadalkasta oo uu qofka ku hadlo waa mid la waydin dono oo qoran.

  • @munoaxmed2649
    @munoaxmed2649 Před 17 dny +14

    Dilaayow dil kuu danbeeso

  • @Somali-One
    @Somali-One Před 17 dny +18

    *Qofkii wax dila in la dilo waaye hadii kale maba la badbaadayo*

    • @riixaanriimaas
      @riixaanriimaas Před 17 dny +1

      Aaad u weyn somaalida waxaaba ku badan abukaati calooshi u shaqeestayaal ah oo ALLAH ka baqayn akhirana xasuusneen kuwaa dartooda in naloo ciqaabaan ka baqaa oo dadka somaliyeed cuqubo kudhacdo YAA ALLAH kuwaan dartooda hanoocadaabin YAA RABI🤲😢💔
      danbigay galeen ALLOOW iga lee u ciqaab oo ka jaazi danbigay galeen

  • @FalastinXaaji
    @FalastinXaaji Před 13 dny

    Alle kama cabsan qofki qaren u noqday kuwi nolosha dhafiyay Abuukar Ahmed allayaraxma 😢😢😢😢

  • @Axmed-jf8fu
    @Axmed-jf8fu Před 17 dny +3

    Av aaqiro iyo inaad dhimanaysid ma ogid miyaa war alle ka baqa

  • @Ubdeqani007
    @Ubdeqani007 Před 17 dny +4

    Meeqo daqiiqo igu timid video gaa me 30 m

  • @somaliweenguule3381
    @somaliweenguule3381 Před 17 dny +2

    Asc shancigiin sidaan miyaa subxaan Allah 😢😢😢

  • @user-bn9pf1jl2x
    @user-bn9pf1jl2x Před 16 dny

    Go'aanka maxkamada hore ayan idin karajeyneynaa si loo waayo qof ganacsi ah wixii dib dambe aan loodamcin insha Allah dil doogasho ah

  • @Hubaalofficial
    @Hubaalofficial Před 17 dny +11

    Kan dambi ma galin dhahaya so qoone maha😂

  • @najmomaxamed9156
    @najmomaxamed9156 Před 17 dny +2

    Alahu akbar ma careening hore ayey inkirayaan 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @marwoabdirahman2826
    @marwoabdirahman2826 Před 17 dny +1

    Caado qatayaal waye wecelaha miskunki xaq darada lagu dilay xaqisa allaha u so dhiciyo somalia cadalad ma tale

  • @user-gh7rk5fq6t
    @user-gh7rk5fq6t Před 17 dny +3

    Sayid cali walaalkiisa meesha fadhoyo😂😂

  • @cabdixasan1016
    @cabdixasan1016 Před 17 dny +2

    Dowllada ninkan qoslaye dil ine ku xukunto waye wayo kan maqan lacaglo raway lakin taliyahan asa baqe ine kuso biyo shuwato sas ahan oo udile

  • @highflyer215
    @highflyer215 Před 17 dny +1

    Lawyerada Somalia xagee wax kusoo barteen Mise waa aftahanimo iyo indho adeyg.

    • @IlhaamAdam-hv7yk
      @IlhaamAdam-hv7yk Před 17 dny +1

      Jaamacada indha cadeys ayey kasoo wada bexeen abukaatayaasha

    • @highflyer215
      @highflyer215 Před 17 dny +1

      @@IlhaamAdam-hv7yk haa waa odayaal iska calooshood ushaqeystayaal ah

  • @sultanlife5385
    @sultanlife5385 Před 16 dny +1

    Kuligood waa dambilayaal

  • @RuweydaMohamed-e2n
    @RuweydaMohamed-e2n Před 16 dny

    Allah akbar

  • @mahdifarah6554
    @mahdifarah6554 Před 17 dny

    Maashaa alllaah maxakamadab😅

  • @hadafofficial5820
    @hadafofficial5820 Před 16 dny

    Kuwaaan damiiir malahan miya lacag toda lee u daran waxba walba ayado la cadeyay ayeeey rabaaan iney maxkama indhaha ciid uga shubaan 😢

  • @DJIB-CAPITALE
    @DJIB-CAPITALE Před 17 dny

    ❤❤❤❤❤

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 Před 16 dny

    Waa nin walaalo bililiqo iyo isbaaro kugoray oo mooryaan ah masuul laga dhigay

  • @saacidAadan-hp9uv
    @saacidAadan-hp9uv Před 15 dny

    Qoone zxp lagend wllhy ayaad tahay

  • @AbdirahmanBishar-wx7ou

    Abukatayasha damantood caloshotha ushaqeystayal waye iiimanka allah hakaqaado 😢 saqajamiin uuf😮

  • @sowdahassan9690
    @sowdahassan9690 Před 16 dny

    Kiiskan io ka luul 2 daba ishaanu kuhayna

  • @user-qp8vg3xq5u
    @user-qp8vg3xq5u Před 17 dny +2

    Qooone ma inkiray wax walba oo o horay usheegay mise wa qirsanyahay adkaaatay

  • @SamiiraXiiray
    @SamiiraXiiray Před 17 dny

    ALLAAHU AKBAR ILAAHOW U NAXARIISTO MARXUUMKA. AAMIIN YAARABI 🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭😭 ILAAHOW DAALIMIINTA SHARKODA NAGA QABO YAAWADUUD AAMIIN YAARABI 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲 SUBXAANALAAH

  • @lujisomalistar1522
    @lujisomalistar1522 Před 14 dny

    Qarenadu waa kuwo aan Ale SUbxanuhu Wataca kacabsanen, balse kuqanacsan lacagta ee qadanayan inta dacwada Socorro subxana Lah.

  • @Abdikahinshukri-gx2cb
    @Abdikahinshukri-gx2cb Před 14 dny

    indha adkaa hooyadiis wasaha war hala toogto xaaraanka

  • @user-yc7ls2ge7j
    @user-yc7ls2ge7j Před 17 dny

    Maxkamada sharafta leh waxaan kacodsanayaa inay kashaqayso kiiskii sarkaalkii duulsta hawada somaaliyeed cabdinaasir dahabe😢😢😢

  • @MohAbdi
    @MohAbdi Před 11 dny

    Wlhi hadii ladiliwaayo abukatah u horey somaalia igaso qormidas way nodhamatahay

  • @AbshirgggAbshir
    @AbshirgggAbshir Před 17 dny

    Qareeynka meesha waxaa oo la soo istaagay , , , negligence .. Oo ah masuulida darro ninka

  • @qnus6858
    @qnus6858 Před 10 dny

    Alow unaxariso abukar kabx wi maskin ah ey udilen simujranimo ah

  • @LegendSumersi
    @LegendSumersi Před 17 dny +1

    Marku Wax Dilaayey Raggi Lasocday Oo Uu Asaga Sheegay Iney Lasocdeen Ayaa Dhahay Asaa Dilay Anagaana Ukeenay Si Loo Dhaco, Markaasa Racfaan Laga Daba Ordaa Somali Odeyashan Intee Joogaan Wax Ma Hagaagayo Wllhi

  • @Dhool2016
    @Dhool2016 Před 17 dny +7

    Qoslaaye dil ha lagu xukumo

  • @hidaelmi4545
    @hidaelmi4545 Před 17 dny

    Is it new or the old one?

  • @RamadaanMohammed-d6g
    @RamadaanMohammed-d6g Před 16 dny

    Somaaliyeey tanhadaaay dhacada dhabtii kuwa maxkamada jooga xitaa waaxay kuwaayidoonaaa shawdooda iya aqirdood

  • @saciidamaxamuudaxmad3527

    Somalia waxa ka jirana maxkamad maaha Diintana waa ku been abuurateen Balse Alle ayaa idinka abaal marin doona

  • @jonidiasamidze8454
    @jonidiasamidze8454 Před 17 dny +4

    Adfukado danbi daafacyo wa danbi

  • @mustafawarsame3377
    @mustafawarsame3377 Před 17 dny

    In xilkisa dib loguso celiyo qoslaye si uuu dadbadan u dilo😂😂😂😂😂

  • @user-vm1ie2vi9v
    @user-vm1ie2vi9v Před 17 dny +2

    Niman maxaabiisa ah o jeego u jaran tahay cajiib

  • @Saadaam-ws9vy
    @Saadaam-ws9vy Před 17 dny

    War asxabey wataa ay leyihiin dib baanu kasheegi doona bal goorme sheegaan ifahansiiya

  • @caliabshirtube4109
    @caliabshirtube4109 Před 17 dny

    MAXUU CADEYN UYAQAAN HADUUSAN MARQAATIGA JOOGEY GOOBTA UUSAN HADALKIISA YEELEYN WAR SOOMALIYA MAXAA MAANTA KASOCDA

  • @SakariyeHaanbuge
    @SakariyeHaanbuge Před 17 dny

    Waxan caawa soomali maxamed ushegayaaa in manta umada soomaliyeed ay ku jirto Mugdi dhibatada ugu wayn ee maanta umada haysata waa qof xaqdaro lagu dilay oo mantanaa loo doodayo War qofkasta dhalinyaro ahoow Dunida ragbaa badalaa wadankanaa rag Tariiq kagaluu ubahan yahay

  • @mohamoudmohamet3901
    @mohamoudmohamet3901 Před 16 dny

    Dadkaan horey ahey u cadeystesn liiibaanaw

  • @user-iv4pf4fe6c
    @user-iv4pf4fe6c Před 16 dny

    Haha. Waa war kale

  • @xasanaxmed770
    @xasanaxmed770 Před 17 dny +1

    Maba islaheyn kiiskan ayaa ladhihi doona cadeyn looma hayo wa nasiibdar

  • @sihamxusen4809
    @sihamxusen4809 Před 17 dny +1

    Marka jaahil bilaa aqliya waa sidaa ninka qoone la lee yhy ma oga miyaa haladiisi hore iney meel walbo yaalan isaga oo qiranaya😂

  • @saciidamaxamuudaxmad3527

    Wallhi tani waa adduunyo sikastoo xaqqa aad u dafirtaan o aad maal adduunyo u dhaafsataan Alle waxba kama qarsoona In maxkamad caddaalad ah Alle agtiisa ey ahaaty ogaada.

  • @yiriisow
    @yiriisow Před 17 dny

    Wlhy waxaa nasiib darro ah in qof dhan oo masuul laga dbigay oo ciidan xukumayey uu sidan bahalnimada ah u dhaqmo. Sonalia waxaa ka soo socda wax yar maaha.

  • @saynabsaleemaan1625
    @saynabsaleemaan1625 Před 16 dny

    Xilbeel illaahay baan kahoosgalnay in uu xilnoogu dhiibin ninkii qof dilaaba waxaa laleeyahay waa nin fiican hada kadib noo doorta ninkii wax dila hadana fogeeya sida midkaan oo kale

  • @FarhanOfficial02
    @FarhanOfficial02 Před 17 dny

    Askar nadiif ah oo aan catoy ahayn dowlada hashaqaaleysiiso.

  • @user-bs3wt4ez3c
    @user-bs3wt4ez3c Před 17 dny

    Weeba soo cayileene hhh ala qoslaye indha adkaa

  • @myday144
    @myday144 Před 17 dny

    Qaladka ugu weyn ow Shuute galay ayaa ah inuu Maqane Liiban ku xukumay xabsi waaba ninki fidnada kacshay okasi dambi badan Qoslaye 😢

  • @maxamad7357
    @maxamad7357 Před 17 dny

    Nimanka umaba eka rag naftooda lagu gorgortamaayo maxaayeeley weyba ku naaxeen xabsiga
    Maxkamadiijo iyo muuqaalkaan isku fiirsha aniga murug ayaanba ladhiman lahaay mise aqira ayeysba fahan saneen ragu

  • @mohammedkaabsol9769
    @mohammedkaabsol9769 Před 16 dny

    Wale lacag way shaqeyne akhiradi wa la gatay aubxanalaah

  • @khadarmohamed6385
    @khadarmohamed6385 Před 17 dny

    waa isbadalen miyaa hala so afjaro kuwan

  • @user-iv4pf4fe6c
    @user-iv4pf4fe6c Před 16 dny

    Marka hore waaba la qirtee. Yaa inkida u soo Akhriyay yaab

  • @mohamedabdulkadirosman7860

    😭

  • @nazriahmet9667
    @nazriahmet9667 Před 17 dny

    Abuukaato kasaaara sharciga alla hadaa taqaaanin kiisaska ayikaa qaldaan 😮

  • @bestmayraaled8077
    @bestmayraaled8077 Před 17 dny

    Abukatayashan Waxay Ku Tagan Yihiin Waa Xaqdaro Wallahi Iyaga Iyo Kuwa Ay Difacayan Waa Isku Mid Koley Aniga illahey Ima Kasee Laba Labadoda Umada Somaliyed Waan Ka Qaban Lahaa Haduu Qof Leyga Dilo Dhaho Lama Dilin 😢 Dadka Mesha Waxas Ku Dhageysanayan Dhiiga Intuu Ka Aday 😢

  • @abdikariimahmed9479
    @abdikariimahmed9479 Před 17 dny

    Qoslaaye iyo Qoone hala qisaaso waa raga gacantooda kudilay maskiinka dhintay

  • @faycalaliabdi2790
    @faycalaliabdi2790 Před 17 dny

    Hadiiba ay cadeeyeen askartii la shaqaynaysay siday howsha u wada wadeen iyo ninkii ACOUNT ka sameeyay waa maxay maraga kale ee la rabo

  • @erdogan2030
    @erdogan2030 Před 17 dny

    Lawyer ku lacag ayuu qaatay lakin wa caadho alle

  • @abdulahimaalim
    @abdulahimaalim Před 17 dny +5

    Dil ayuu mudanyahay

  • @user-co4yl1yt9q
    @user-co4yl1yt9q Před 17 dny

    Xaguu ku arkay danbiile danbigiisa qiranaaya

  • @abdullahhussein9638
    @abdullahhussein9638 Před 17 dny

    Dil arxan daro ah ayee fuliyeen waa in midii hore lagu raacaa. Kuwaan beenta ku difaacayo layaabay

  • @abdirashidcatalonia8708

    warkan raxan wayn miyaa

  • @ahmedarab5659
    @ahmedarab5659 Před 17 dny

    Gudoomiyaha maxkamada waxaan ka codsanayaa. Looyaradan daaniqiinta ah inuu min 5 sano. Xabsi ah ku xukumo. Wabilaahi toowfiikh

  • @drmunarush7238
    @drmunarush7238 Před 16 dny

    Halagu xukumo sharciga Islam ka, musuqmaasuq na iska daaya Allaha laga baqo😢

  • @liibaanibrahim2507
    @liibaanibrahim2507 Před 17 dny

    Kuwaan film caadi ey noo jileen 😁

  • @mukaram2018
    @mukaram2018 Před 17 dny

    War maxa ka qaldan maxkamadeyntan ...

  • @sadaqaxmed3534
    @sadaqaxmed3534 Před 17 dny

    War salebanow maxa niga qaldamy burcad aa wada noqoten😅😅☠️

  • @nazriahmet9667
    @nazriahmet9667 Před 17 dny

    Hada anigoo daalim ah abukato Ayaan qabsan Kara sowmha waa riwaayad dadkyga iga qora cadaalad ma jiridoonto inti abuukato jiro meel halagu qoro

  • @asmarshow2400
    @asmarshow2400 Před 17 dny

    Qoone waaa Buurtay Butuc ayu noqdey 😂

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 Před 17 dny +2

    Bahaladaan dadka halagaqabto

  • @MustafaAbdirahman-oo9eu

    Garsooraha wajigiisu waa cabsi cabsi

  • @user-tt1qh2qc4s
    @user-tt1qh2qc4s Před 17 dny

    Maxkamada Abgaal.
    Abgaalka meeshaan malagu xukumo
    1= kii macalinka dilay lama soo qaban
    2= kii ardayga dilay lama soo qaban
    Sidee iiga dhaadhicine cadaalad baa kajirta

  • @FarhanOfficial02
    @FarhanOfficial02 Před 17 dny

    Qoone soo kii qirtey in ay ninka dileeen mise waa uu cabsanaa maalinkaaa.😂