Siid Cali oo caawa joodari la'aan seexanaya kadib markii la xirey Kaabihi weynaa xabsiga! Arag hee

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 09. 2024
  • Siid Cali oo caawa joodari la'aan seexanaya kadib markii la xirey Kaabihi weynaa xabsiga! Arag hee

Komentáře • 108

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed Před měsícem +45

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @user-ri1cs9nt1v
      @user-ri1cs9nt1v Před měsícem +5

      Salallahu caleyhi wasalim Salallahu caleyhi Wasalim

  • @UmuAmira-3
    @UmuAmira-3 Před měsícem +17

    Nabigena kusali صل الله عليه وسلم ❤❤❤

  • @AF-soomaali
    @AF-soomaali Před měsícem +10

    Money talks Corruption is everywhere 🫤

    • @user-sn5yz7vg8v
      @user-sn5yz7vg8v Před měsícem

      Wiilbaa xalay igu yiri waxaanoo dhan waa musal sal been abuur

  • @mulkiabdi4514
    @mulkiabdi4514 Před měsícem +1

    Xabsiga wax daacad ah majirto xaqa alaha tuso umadana alaha ugargaaro thanks brother

  • @Xaliimomaxamed-gu3fo
    @Xaliimomaxamed-gu3fo Před měsícem +4

    Cajib qoslaye iyo sayd cali mas maa argtaa kufhany sxb e xanunsanthy

  • @LaylaAxmed-wl6hi
    @LaylaAxmed-wl6hi Před měsícem +2

    Scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤

  • @farhiyoisack3199
    @farhiyoisack3199 Před měsícem +2

    Wad ku mahadas thy guuleyso

  • @khadijakhalif3837
    @khadijakhalif3837 Před měsícem +1

    An shaqadaa lagaa ciriyee wa kiii Alshabab kubirii laha

  • @geenyodila9095
    @geenyodila9095 Před měsícem +1

    Waa ku fiican tahay in la wada jiifiyo dhulka inta dilka ku xukuman in la dilo kuligood waxba isma dhaaman s. Caliga iyo qoslayeba ee maa la dilo maxaa ay u nool yihiin

  • @CabdirisaaqcaliMaxamuud
    @CabdirisaaqcaliMaxamuud Před měsícem

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @quanrihana1626
    @quanrihana1626 Před měsícem +1

    sed cali xaa kudaba dhigy mase views aka ragtaaaa 😂😂😂😂

  • @majaajoosmajoojoos7578
    @majaajoosmajoojoos7578 Před měsícem +2

    RUN,AHAANTII TILAABADA DOOWLADA AAY QAATAY WAA MID CADAALAD AH LOONA BAAHNAA WAA ISLA XISAABTANKII UMADDA U BAAHI QABTAY WEEYNA KU MAHAD SANYIHIIN INTII GARATAY IN SIDAA ISKU MID U AHAADAN MAXAABIISTA

  • @nuuromaxamad3201
    @nuuromaxamad3201 Před měsícem +2

    Walogeyay jodari cawaba kkkkk xasid cadowah doqon

  • @omerhassan3041
    @omerhassan3041 Před měsícem +4

    Saxib dunnida horumartay xabsiyada ku yaala waa sidii arbeekooyin ama hotelo kala xiran! Si weyn ayaana maxaabista loo daryeela! Marka in sariir iyo joodari wacan loo kuuro maxbuus awlba xirnaa oo xabsi afrikaan ku xirnaa waa musiibo weyn.

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 Před měsícem +1

      Maxaa Maxaabiista Kala fadlilay.
      Eexdii Maxabiistina ma la galiyey.

    • @omerhassan3041
      @omerhassan3041 Před měsícem

      @@batulasmail8261 kkk maya sidaa maaha walaashaay! Isaga kaligiisna maahine dhamaantood daryeel bay mudan yihiin oo si siman haloogu axsaan falo kuwa qisaasta sugayana haloo boobsiiyo ilayn Ilaahay baa sheegay in qisaasta nolol ku jirto! Teeda kale maxbuuskaan kaaba kasta oo uu yahay xuquuq gaara ma mudna! Isku khabiilna ma nihin kkk oo maba aqaan laakiin in la daryeelo waa waajib la is warsan doono.

  • @Cabdalesharifmacalin
    @Cabdalesharifmacalin Před měsícem +2

    Sas waaye Somali hanolato ☝️

  • @user-gd2pv5fg3v
    @user-gd2pv5fg3v Před měsícem +1

    Maxamed khaliifkaan muxuu ahaa markiisi hore wawaeynka muu ahaa

  • @xasanaxmed770
    @xasanaxmed770 Před měsícem +2

    Adiga hadii ad qoyskaaga kashekynaya xita waxad kusoo dareysaa siid cali iyo qoslaye maxaad ugu dhagnthy yaab

    • @abdellahyacin5648
      @abdellahyacin5648 Před měsícem

      Dhagar qabee dhulkaa laa dhaqaqa
      Waa sax ine mar walbaa dadka laa xasusiyo dhagar qaabe sayid cali sii loo xilowine

    • @xasanaxmed770
      @xasanaxmed770 Před měsícem +1

      Lkn ciilkata od wabtid wa lais xadadaa 100 ka dambi badn aya ku jirte sxp yan laga daremin hadi kale

  • @MUNIIRYARE257
    @MUNIIRYARE257 Před měsícem +2

    Xilka kaliya yaan laga qaadine waaa in la dilaa taliyaha saldhiga

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 Před měsícem +1

    Sharcigee baa sheegaya in dhulka dhinaca loo dhigo sow qabowga feeraha kama gelayo? Waxaasi nidaam Dawladeed ma’aha. Islaanimona ma’aha. Subxaana Allah. Teeda kale munasaroow qof xabsi kujira si’kasta oo uu uhaysto wax uun raaxo u’eg raaxo laguma sheegi karo marba hadaadan xoriyad haysan.

  • @user-jd9bg7bf2p
    @user-jd9bg7bf2p Před měsícem +3

    Hadalka badan iska daa sxb laba eray baa maanta oo dhan oo jiijiidaysaa taliyohi wa ka badalay kabihina nabadsygifa aya kaxeystay joodariyadiina wa la wada hufay intaad moohoo

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs Před měsícem +1

    maxabiista masaakiin niman ba galaaftay midakale dhulku hadu ciid ahayn wa mamuun in qof mini aadama laseexiyo ee caw ma qadiifad udhiga

  • @SaciidC.qaadir
    @SaciidC.qaadir Před měsícem +2

    war hadalka isracsii ha jedjidine

  • @ShamisAli-r3u
    @ShamisAli-r3u Před měsícem +1

    Xabsiga malahen miyaa kor meer sirdoon sidee sariir iyo mukeyf loo geyay war waxan dowlada ka shaqeeya caloshod usheqeys tayal waye

    • @user-sn5yz7vg8v
      @user-sn5yz7vg8v Před měsícem

      Waxaanoo dhan waxaan maqlay waa been hay ado gaalo lacag looga rabo
      Illa meerayso

  • @Xaawo399
    @Xaawo399 Před měsícem

    Sed cali iyo qoslaaye wax ba lagama qaban Kare ee haku daalin

    • @Professor4555
      @Professor4555 Před měsícem +1

      Bisha agoosto ba tiirka la geyn gacan ku dhiigla yashaas

    • @Xaawo399
      @Xaawo399 Před měsícem

      @@Professor4555 markey toodu gasho waaye cidkasta

  • @jamacnaleye3992
    @jamacnaleye3992 Před měsícem +3

    Subxanalaah war munasarow waxaa xabsiga dhexe kuwada xiran arxan laawayaal shabaab ah oo somali badan xasuuqay oo lagu xukumay dil toogasho ah mana soo hadal qaadeysid badalkeda waxaad ku celcelinesa sid ali iyo qoslaye subxanalaah war qabyalada iska dhaaf oo ilaahey swt kabaq hana ku diganin wiilashas xukuman qof dhiban in lagu jes jeeso waa xaram inta dhimatay ilaahey swt hownaxaristo inta dhawacaa ilaahey swt how boga dhayo insha allaah

    • @simsimadan7621
      @simsimadan7621 Před měsícem

      Qoslaye iyo sayid Ali ayaa ka daraan kuwaad sheegiso

    • @hajiabdi5927
      @hajiabdi5927 Před měsícem

      😂😂😂😂 jawaab fiican baad siisay waxan u malayna yaa nin kan labada nin ee hawiye ku jees jeesayaa in uu jareer yahay

  • @maslah345
    @maslah345 Před měsícem +1

    Qaatil joodari kuseexanayo oo ac ugu jira waaba asagoo dagan hotel

  • @ddaahirMaxamed-bi7yx
    @ddaahirMaxamed-bi7yx Před měsícem +9

    Sayid cali bes nodaran ☝️

  • @user-tq2ti5ki9c
    @user-tq2ti5ki9c Před měsícem

    Busta yaala la siin jirey maxabista dhulka ayey iska xiji jiren xiligii hore raaxo ma jirin askarata wardiyayaasha ayagana waxey ahayen kuwa qarankoda dacad u ahaay hadase way yaryihiin dad daacada

  • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
    @abdurrahmanHarbi-cy8hy Před měsícem +1

    Isma oga lkn waxay guranayaa birihii caydid beeray

  • @khadragelle7801
    @khadragelle7801 Před měsícem

    Waxaa layaab leh nimankan mujrimiinta .ah ee dilka ku xukuman waxa loo korinayo .ee jeelka loogu dhaqaalaynayo waa cadaalad daro

  • @AyaanmaxamedAyaanmaxamed-lh1nb

    Siid cali ayaa ku wareeray adigu doqonaw

  • @khalidsiyad854
    @khalidsiyad854 Před měsícem

    Nacas laan gaab ah

  • @SaidMahamed-tx4lp
    @SaidMahamed-tx4lp Před měsícem +5

    Qabyaalad baa ku waashay

  • @safaaa94
    @safaaa94 Před měsícem

    Hala eryo dhafa kheyr mas uul waaye gob ganacsi miya meesha misha xabsi maxaa ka khaldan somaliya acudi bilah adunka maka dhicin tas oo kale

  • @HayatAhmed-sk7tw
    @HayatAhmed-sk7tw Před měsícem

    Kan mataqaniin was Beenlow

  • @RaxmaFaysal-q3h
    @RaxmaFaysal-q3h Před měsícem

    Kaasi ma calankii kulmiyaa wll munasar.

  • @Wanaajiye126
    @Wanaajiye126 Před měsícem

    Meshan waa lagu wareray ke cadaw ah kena saxib ah

  • @ayansalad3062
    @ayansalad3062 Před měsícem

    awalba dowladi ma jirin lkin kan indhaha kaluunka leh qabyaaladi ku qaaday kuma dhigto

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 Před měsícem

    MAXAAD LABO MAXBUUS UUGA MAGAC SOOCEYSAA MAXAABIISTA KALE LABADAN DENBIGOODU MA WUXUU KA WEYN YAHAY KA KUWA SHABAABKAA WAA ARIN QALADA EE JOOJI QOFWALBA SHARCIGUU GACANTA UGU JIRAAYE JOOJI DAD ISKU KICINTA

  • @v8ccv8cc
    @v8ccv8cc Před měsícem +2

    ninkaan maxaa ka qaldan labada qof uu so qaatay dadkoodii ayuu kicinayaa mida kale macbuuska xaquuq ma lahan miyaa dhahay yaa uqoray in dhul la jiifiyo wariyahan haduu inuu sharciga ilaaaliya ufiican

  • @ju4965
    @ju4965 Před měsícem

    ❤❤❤

  • @farhiyaabdullahi6681
    @farhiyaabdullahi6681 Před měsícem

    Adiga waxaan sayid cali aheen ma taqanid miyaa yaab badana war sayid cali Amaan sii sayid cali waa nin habargidire oo laandheera cid waxa ka qaadeyso ma jirto intasa waa qabiil naceb e ka tahay war Shaqo yeelo adab malihid

  • @ilyasmohamed5899
    @ilyasmohamed5899 Před měsícem +1

    Waa dowlad Taag yar musuq maasuqna Ka buuxo wlhi Side ku dhacday Maxaabis in Hub loo gudbiyo hdana Maxaabis Aan Laheyn Wax eyku Jiiftan Somalia Nacallad Alle aya Ku Dhacday wlhi Duli io Nijaas aya leyskugu keenay Shit

  • @mohamedosman4519
    @mohamedosman4519 Před měsícem

    taliyaha.xabsi.dhexe waxa xilka ka qaadi karo madaxweynaha maxa yeelay taliyaha xabsiga dhexe waa sareeye guuto ama jeneraal

  • @MUNIIRYARE257
    @MUNIIRYARE257 Před měsícem +1

    Mukeef macquul ma ahane dadka Beenta kadaa 😂

    • @Cadar49
      @Cadar49 Před měsícem

      Hhhh marawaxad muu dhaho beenaalahan

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 Před měsícem

    Isku dhaca waxa keena dadka togashada lagu xukumay oo weli la togan dadkodii baa dhibka wada dadka waa in la toogto dadkay garafana5an ilaa iyo hada dad ba awadoda lo dilaya

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs Před měsícem +1

    noolasha raaxada xabisiga wa wax fiican hadi ilaahay iyo diintisa lagu baro qofka si u uskubedelo oo bahalnimada uga baxo

  • @iftinxaajicabdi791
    @iftinxaajicabdi791 Před měsícem

    Maxbuusku wa inu u xiranyhy max bus siduu farayo sharciga loxiro max buska naxarisdhan laga ilaliyo saa isago naxariisanaya lamasixirine ts wa mid sharcigana lamarsiiyo oi waqti lagudhuminin maxbusnimo uu maraa diinta jwbtuu kaleyhy wadadiisii uu maraa

  • @BaasheCumar-dr4es
    @BaasheCumar-dr4es Před měsícem

    Waar nolol wanaagsan buu ku haystay war maahee niinkan eediisa dembi ee uu kaga qayb qaatay falkii jeelka sheeg nissa la baxday war maaha ninku hadduu dhaqaale haysto waa heli karàa in askartu u ogilaato gogol fiican wax wara oo lagaa qoro ma haysid

  • @bicirbiciryare4
    @bicirbiciryare4 Před měsícem

    Ninkan waa reer baadiye aduunka xabsi kastaahi wuxuu leeyahay nin kaaba ah oo lagala xisaabtamo

  • @user-oe1vy3cv2w
    @user-oe1vy3cv2w Před měsícem

    Wasmo

  • @maryamfarahw9773
    @maryamfarahw9773 Před měsícem

    😢😢😢😢😢

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 Před měsícem

    Sarakisha xabsiga daxe e xamar godka jilacow halgu guro qurunka wa mu qaribin argagixiso ah kuligod dulka hajiftan maxabista yey raxo arkin xabsi mahan mel lagu raxesto sid cali iyo quslayo qorta halaga goyo si dagdag ah wa dilayal qaran gesiyash ku jahiday e aslubta katirsanay ilahey haunaxaristo wa mujahidin cidanka faataxad umar askarigi furah hayay

  • @R3dS3a
    @R3dS3a Před měsícem

    Waa qalad in bini adan nimada wax kabaxsan dadka lagula kaco sida in dhulka sexda ladhaho wax fiican mahan

  • @user-jd9bg7bf2p
    @user-jd9bg7bf2p Před měsícem

    Nagaso kooob noo

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq Před měsícem

    Lakiin Maxabiisku Xaqbuu Uleeyahay inlasiiyo Sariir UU kuseexdo, Saas darteed taas Dambikuma lahan🤔🤔

  • @sophiaiprahim5021
    @sophiaiprahim5021 Před měsícem

    Cabsi cabsi wye wlh😂

  • @IbraahimMohamedAbuukarAbuukarQ

    Soomaali cadaalad Maba taalaba Waan Yaabne

  • @boorowcade2636
    @boorowcade2636 Před měsícem

    Waxaan ka heley sida aad xogta u sheegeyso weluba adoon cidna cayn

  • @abdifarah6242
    @abdifarah6242 Před měsícem

    Markaad tahay ruux cuqtadeesan waa sidaan oo kale cuqtad udhimo laangaabow

  • @user-wk8lz2cy1c
    @user-wk8lz2cy1c Před měsícem

    Wan so dhawaynaya in dhulka ay sexdan wayo bilowdanimadi lo sameyay iyaga xumeyay marka ha ku sexden dhulka

  • @user-vq7ir2vu2v
    @user-vq7ir2vu2v Před měsícem

    O illeyn meeshu mabau ekayn xabsi .
    E wabamelraxo waxa lashegay in niman maqaxiyo kulahayen carurana kubadhalen o xasaskodu maasha labasexan Jiren layaab 😱😱

  • @user-dn6rt7gw1i
    @user-dn6rt7gw1i Před měsícem

    Dhilaa ku dhashe siid cali ma hooyada ayuu wasay

  • @Arabduur
    @Arabduur Před měsícem

    Ee maxaa bista
    In mukeef loogaliyo xaq ayay u leeyihiin haduu rabo qaafil ba ha ahaadee😂
    War biri kamaalin hadaan xabsiga Galo
    Ma inaan bilaa furaash noqdo baan rabaa M😂

  • @shukrisharaf7074
    @shukrisharaf7074 Před měsícem

    Ninka xabsiga taliyaha ka ahaa hala geeyo godka jilicow

  • @agoodthingsforurlife1550
    @agoodthingsforurlife1550 Před měsícem

    Xabsiga cuntda Dowlad sollagamarawo

  • @safiyocismaanyuusuf1898
    @safiyocismaanyuusuf1898 Před měsícem +1

    Maxaa siid cali iyo qoslaaye tusaale ugu sooqaadatay kuwo iyaga kadaran ooshabaaba ayaaxiran iyaga maadsheegtid

  • @Degaliah
    @Degaliah Před měsícem

    Adu habar gidir ayaad halkaa kaaga muqataa yahuu

  • @ibraahimhaaji3076
    @ibraahimhaaji3076 Před měsícem +1

    Zeyd cali ayaa ku walatay indha weynow

  • @CabdulqadirCadani-vr7yd
    @CabdulqadirCadani-vr7yd Před měsícem

    Munasar

  • @shukrisharaf7074
    @shukrisharaf7074 Před měsícem

    Hala geeyo god ka jilicow dadka firaashka kuseexda xabsiga

  • @abdurahmanmohamoud7280
    @abdurahmanmohamoud7280 Před měsícem

    Waryaan beenta kala tag meesha xaarasmiyahow

  • @farhiyaabdullahi6681
    @farhiyaabdullahi6681 Před měsícem

    Nacala laangab ciilin baxa

  • @muhiimafarah5413
    @muhiimafarah5413 Před měsícem +1

    Maxama shik shigaaye miyaaba kaabe ah yaab badanaa

  • @user-he6jg9rv5u
    @user-he6jg9rv5u Před měsícem

    asc csw csw

  • @user-bx9zz7oz7p
    @user-bx9zz7oz7p Před měsícem

    Munasar sxb qofka danbi haduu galo maxkamad ayaa xukunto dil toogasho saacadiisa ayuu xabsiga ku dhex sugaayaa dhiigyo cabayaasha kale waxba kama duwano jeelka magaciisa sayid cali miyaa magaciisa markasto xabsiga dhexe
    Aad warbixintiisa aad nala wadaagtid magaciisa maxaad ciwaan uga dhigataa

  • @NasraMohamed-oq6bx
    @NasraMohamed-oq6bx Před měsícem

    Cuqdada ku heyso allaha kaa saaro

  • @hawoali120
    @hawoali120 Před měsícem

    Qabiilkii kuqaday kuma soo digo ee maxaa kaga datay seid cali iyo qolaye den miyad kuledahay

  • @user-nb2bk5nb5z
    @user-nb2bk5nb5z Před měsícem

    Away nikii xaskisa iyo hooyaded dilay kaaran maxa siid cali maxa logu washay

  • @user-sn5yz7vg8v
    @user-sn5yz7vg8v Před měsícem

    MUSAL SALKII JAALE HAWIYE CRO ALE IDINKU DHACDAY
    MUSIIBO IDINKU DHACDAY ALE IDANKII ISKU DHAMAADA
    ILAYN DALKII IYO DADKII UDIIDEEN DOWLAD WANAAG
    LACNAD ALE XAMBAARTA GALO NAARTA LAGALA
    MUNASAR IDINKA HAR

    • @Degaliah
      @Degaliah Před měsícem

      Yahuu hawiyee wa ku ciileen

  • @fantam3786
    @fantam3786 Před měsícem

    Munasar inte joogta

  • @abobasement346
    @abobasement346 Před měsícem

    Ader dowladan Aad shegayso bah mafiyoh iyo Argagixisoh isku jirah weyeh hanugu warerin xasan moryan iyo villa family waxay kah wadan xamar dowlad ku shegan marbah filim bay u daraysah shacabkah xamar waxan waa islah I yagah

  • @deqawarsame-ml7fm
    @deqawarsame-ml7fm Před měsícem

    Sayid cali ayad kuwalatey nin raga xabsi waxba uma arko

    • @casalasal6466
      @casalasal6466 Před měsícem +2

      Naayaa sowtaad u ooyeysen dilaaga arxanlawaha ah oo xaqii gabadhii uu dilay duudsinayey ileyn allaah iyo diintiisa ma taqaanane

    • @Babnz
      @Babnz Před měsícem +1

      Nin raga ah xaaskiisa ma gubo

  • @ahmedhajimohamud875
    @ahmedhajimohamud875 Před měsícem +1

    Inkasto siyad cali iyo c/fatax yihin gacan ku dhiiglayaal lkn waxaa laga dareemayaa hadalkaga inaad si gaar ah u bartilmaameystay taasna waxay wax u dhimeysa sharaftada shaqo iyo mida dadnimo
    FG
    Ma taageersani dambilayasha xataa isku qabiil ma nihin lkn hadalkaga sidaa ugu celcelisay ayan dhibsaday sidaas darteed muqaaladada wan like gareyn jirey lkn kan dislike ayan dhahay

  • @user-lw3zs2rv6z
    @user-lw3zs2rv6z Před měsícem

    ❤❤❤