Nin hadda hal meel nafta ku dhaafiyay gabar uu horey u qabi jirey oo ilmo u dhashey & hooyadeed .

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 09. 2024
  • Dhacdo anfariir ah:- Nin hadda hal meel nafta ku dhaafiyay gabar uu horey u qabi jirey oo ilmo u dhashey & hooyadeed .

Komentáře • 34

  • @anisoali4697
    @anisoali4697 Před měsícem +1

    😢😢 inalalilah wa ina ileyhi raajicuun Allah unaxariisto habaryartey muslimo macalin iyo walashey nasteexo nur dable munasar xogta iska hubi magaca gabadha wa nasteexo maryan lama dhoho caruur uma dhalin insha allah ninka qaainka eh walaso qabana cadalada aya laso horkeeni doonaa allah unaxariisto janatul fardoso allah ka warabiyo gacan ka xaqdaran aya dishay habaryartey macan maku wayey 😢😢😢 illahayow naxariistada ka warabi habaryartey macan iyo walashey macan

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada Před měsícem

    Allha unaxariiso walashena Danbigeeda Allha dhaafo

  • @AF-soomaali
    @AF-soomaali Před měsícem +2

    Ilaahow xumaanta qalbigeena ka saar 😢 ان لله وانا إليه راجعون

  • @LaylaAxmed-wl6hi
    @LaylaAxmed-wl6hi Před měsícem +1

    سبحان الله سبحان الله سبحان الله الله اكبر الله اكبر الا حول ولا قوة الا بالله العلي العظيم 😢😢😢😢😢😢

  • @BashkaBashiir-d6h
    @BashkaBashiir-d6h Před měsícem

    Waraka tariiq

  • @BashkaBashiir-d6h
    @BashkaBashiir-d6h Před měsícem

    Uyeel

  • @maslah345
    @maslah345 Před měsícem

    ALLAHA UNAXARIISTO JANATUL FIRDOWSA ALLAHA KAWARABIYO GACAN KA XAQDARAN AYAA DISHAY

  • @HaaruunAbdulRazak-mf2lp
    @HaaruunAbdulRazak-mf2lp Před měsícem

    AALLAHU HA U NAXARIISTO AAMIIN wllshe

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 Před měsícem

    Inaa lillah wa Inaa ileyhu raajicuun.

  • @sucdisiad3316
    @sucdisiad3316 Před měsícem

    Skool Maxamuud Macalin waxaa ka soo baxayso xaqii xasuuqii shacabkii qabiilka Galgalaha ahaa waa xaafad habaaran.
    Ilaahay ha u naxariisto maamada kalana ha caafiyo.

  • @xabibomohammed2796
    @xabibomohammed2796 Před měsícem

    Allaha unaxariisto gabadha
    Ninkan wuxuu ogyahay inladifaacayo wiilkeena lama dili karo iwl

  • @NuunaiYuujey
    @NuunaiYuujey Před měsícem

    Alle yarham

  • @maslah345
    @maslah345 Před měsícem

    Maxamud macalin ma aha ee waa maxamud axmed cali

  • @saciid_iid
    @saciid_iid Před měsícem +2

    Muqdisho masiibo gurato

  • @safiyocabdidahir6882
    @safiyocabdidahir6882 Před měsícem

    Wali aduun maharin

  • @user-sl5jd3rx3g
    @user-sl5jd3rx3g Před měsícem

    ALLAH yarham

  • @BashkaBashiir-d6h
    @BashkaBashiir-d6h Před měsícem

    Asc

  • @superfun1819
    @superfun1819 Před měsícem

    Subhanalaah

  • @salebanmohamedmahmoud2483
    @salebanmohamedmahmoud2483 Před měsícem +1

    waxaas ayaa askar ah war ciidan majiree waa waa ciyaal faaycali oo aan waa shayaadiin waxaas ciidan ah waa uun mooryaan ciidanlagadhigay

  • @BashkaBashiir-d6h
    @BashkaBashiir-d6h Před měsícem

    Wlk waxan kacodsanayaa

  • @dowlad123
    @dowlad123 Před měsícem +2

    Meeshaan masiibaa kataagan sidii farmaajo loo cayrsadayba

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Před měsícem

      Isagaaba ugu daraa dadkii Muqdisha lahaa baad aragtee ma xaarood baa u dhaamay

  • @BashkaBashiir-d6h
    @BashkaBashiir-d6h Před měsícem

    Waku warernay

  • @maow24
    @maow24 Před měsícem

    Maxaad wax xun kaliya isoo tabisaa?

  • @abdidegan8452
    @abdidegan8452 Před měsícem

    Xamar maa tan baa nidabaysay reer unuka leh

  • @Yaarajh
    @Yaarajh Před měsícem

    Soomaaliya dhibaato kama dhamaato 😮‍💨soomaalida ilaahay ha garabgalo 😭😱

  • @khadramahdi4116
    @khadramahdi4116 Před měsícem

    Ninkaan damiirkiisa waasidee horta ? war naxdinle ayuu sheegayaa isaga oo iska dhigay si in uu rubaayad xayaysiinayo ookale? warfarxadleh in uu sheegayayba latahay isaga waan yaabay!

    • @deqawarsame-ml7fm
      @deqawarsame-ml7fm Před měsícem +1

      Hee qiro Japan.marabtey musibo aya idinku habsatey xamarey

    • @superfun1819
      @superfun1819 Před měsícem

      Been maad rabtay

    • @khadramahdi4116
      @khadramahdi4116 Před měsícem

      @@deqawarsame-ml7fm Abigu naxamar basn joogaa marka? Waxan Aqanaa in xogaa Naxarius lamuujiyo marka geeri lasheegayo magaratay.

  • @deqawarsame-ml7fm
    @deqawarsame-ml7fm Před měsícem

    Musibada xamar kadhaceysa wa xasan tuug meedadka u qufanayo iyo maskinta ladhacayo musibo kudhacdey

  • @qomayoxildiid
    @qomayoxildiid Před měsícem

    War Beenta badan isga da, walagu arka sheydanyahu. Really it happened in karan 😂😂

  • @NuunaiYuujey
    @NuunaiYuujey Před měsícem

    Alle yarham