Xaafada islii Naag shaqalo ugandhes ah Oo lacg eey kaxaday famil Somali ah dabada iska gelisay Muqal

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 21. 08. 2024

Komentáře • 20

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q Před 2 měsíci +6

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @gobeyluul1122
    @gobeyluul1122 Před 2 měsíci +6

    YAAB MASIIBOOYINKAN ALLAH NAGA BAD BAADIYO

  • @Xalimo421
    @Xalimo421 Před 2 měsíci +3

    Si kastoo gurigada ugu baahan yhy Qof ku nadiifiso Qofna ha aaminin Xata somali kuwo kula ah.Waayihii hore lama joogo.Dadkii bahaley noqdeen.Aniga waxa an aad uga cabsooda ama uga maqaa in anigoo qaawan kamirad qarsoon wax leygaga duubo.Naxdintaas maxa idiin galiyy.Wasaqdiina dhex seexda taasa la qaatey.Kuwo sixir sameyo xata wey jiraan.

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q Před 2 měsíci +2

    Wcs walalkey allxmduliilh allxmduliilh jimco Mubarak ❤ yaab subxanllh subxanllh

  • @qalbiabdullahi8335
    @qalbiabdullahi8335 Před 2 měsíci

    Lacagata waa shilin somali ee kenya 🇰🇪 lacagta shilinka somaliga maka shaqeysaa

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 Před 2 měsíci

    WAXAASI WAA CAADI KENYA SUPERMARKETYADA AYAABA ALAABTA SIDAA LOOGA XADAAYE MAXAY LACAG IYO DAHABA YIHIIN WAABA BOORSADOODII HOOSEE

  • @abdulkadirsheikhmohamed5
    @abdulkadirsheikhmohamed5 Před měsícem

    Ugaandeeska ayaa ugu tuugo badan east Africa iska illaaliya dumarka somaalieey. Waxa naago isli la shaqeeya guryaha 90nt boqolkii baa90 was ugaandees.

  • @user-pw2ho7lu2t
    @user-pw2ho7lu2t Před dnem

    Kkkkkkk

  • @AA-ze7zk
    @AA-ze7zk Před 2 měsíci +1

    Aniga ma fahmin DUMARKA Somaliyeed gurigo kama shaqeysankaran? Ma Faraha ayey Baruurku heystan? 😮

  • @qalbiabdullahi8335
    @qalbiabdullahi8335 Před 2 měsíci

    Hhh waa iska sheeko magaalo 😂

  • @asturjama4500
    @asturjama4500 Před 2 měsíci +1

    2005 ban xasuusta naag no sheqeyn jirtay waxay xaday 1000 kenya money ah waxana galisay xubinteda taranka bac inta ku xirtay 😂😂😂

  • @user-bf8oj2pb4b
    @user-bf8oj2pb4b Před 2 měsíci

    War heedhe ku dadaala weesada iyo afkaarta

  • @Fadumo-fc8jg
    @Fadumo-fc8jg Před 2 měsíci

    Meesha xaafad maahee waa saaloon

  • @Rimj-ur4be
    @Rimj-ur4be Před 2 měsíci

    War ninyahow waa dhaqanxuntahay marka hore video daay kadibna rayigaadaniyo waxaa dhihilaheed dheh

  • @mandeqomar7713
    @mandeqomar7713 Před 2 měsíci

    Reerku manola

  • @mandeqomar7713
    @mandeqomar7713 Před 2 měsíci

    U u u wa wareeey 😂

  • @munahussein9687
    @munahussein9687 Před 2 měsíci +1

    Shaqale maxa u so arkay ayagaba heska shaqeystan ,dadka wa dad bahan

  • @Rimj-ur4be
    @Rimj-ur4be Před 2 měsíci +1

    Aagahan
    Nimanka mootioyinka ukoraya maxay tahay war waxaas somali ha dhihin and waaba qaxbooyin bilaa dhaqan iyo diina

  • @user-dg6ir3vv3d
    @user-dg6ir3vv3d Před 2 měsíci

    Salamaad 🤢