AABE SOMALIYED OO TAX DRIVER AH OO KUFSDAY GABAR CADAAN OO UNDER AGE AH OO LASOO QABTAY

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 19. 06. 2024

Komentáře • 93

  • @MohamedBuskutOfficial
    @MohamedBuskutOfficial  Před měsícem +7

    58-jir Aabe soomaliyed oo Kufsaday gabar cadaan ah like saar & subscribe welcome thanks

    • @mahdiyamaxamuud4789
      @mahdiyamaxamuud4789 Před měsícem +2

      ilaahay ka cabso ma adaa huba inuu kufsaday iyo inay naagtu nabeyso

    • @khadraali8373
      @khadraali8373 Před měsícem

      @@mahdiyamaxamuud4789adigu maxad hubta wa adiga denbiile udoodaye indho adayg

    • @Ixsaas3
      @Ixsaas3 Před měsícem

      hadad ka gar dran thy odayga allaha kaa soo saaaro

    • @sagalabdi3898
      @sagalabdi3898 Před měsícem

      No don’t say that

    • @somhuntergaming
      @somhuntergaming Před měsícem +2

      xaa welcome ah adiga hanagu calaamadeen lagu dhahay wa edaysane dambiile maaha wali go aan maxkamad gaartay maleh markasaa gabar kufsaday aabe somaliyeed iska so jartay walba maa aabe lagu edeeyey tiraahdid oo baratid qaabka wariye nimada

  • @ubaxabdullahi5314
    @ubaxabdullahi5314 Před měsícem +1

    subaxan llaah illahy ha bad badiyo

  • @duniyakordahab
    @duniyakordahab Před měsícem +1

    Subxanalah allahu akbar

  • @afnaanmohamed9765
    @afnaanmohamed9765 Před měsícem +2

    Koley aniga ma aaminaayo waayo adunkan qisoyinkiisa hadaad dhagaysataan aad yaabaysaa laga yaabaa in wax si kale ujiraan wadan camera iyo hormar gaaray kuma dagdagi karo

  • @madinaali9925
    @madinaali9925 Před měsícem

    Subxanalah yaa rabi

  • @KifaaxYuusuf
    @KifaaxYuusuf Před měsícem

    Alla somaaliyey isugargaara

  • @Aymo72
    @Aymo72 Před měsícem +1

    Naagtaas iyadaa cunsuri eheet American wax kaciyaalsuuqsan ama ka eysan duli waaye American oo cadow ah

  • @farhiyajamaa7717
    @farhiyajamaa7717 Před měsícem +1

    Subxanallh Subxanallh Subxanallh maa Aminayo

  • @khadraali8373
    @khadraali8373 Před měsícem +1

    Nin Somali nacamleyn jecela iyo mar marsiiyo

  • @sagalabdi3898
    @sagalabdi3898 Před měsícem

    Ilahey ha usoo heliyo

  • @ataqwapage2880
    @ataqwapage2880 Před měsícem

    Subxanallah

  • @user-lb3ou4ft2g
    @user-lb3ou4ft2g Před měsícem +2

    Aniga ubar waan u shaqeeyaa lakiin dadka aad qaadeyso wey kugu dayaayaan inaad melkale geeyso ama waxbaan soo ilaaway iyo extra money aan please ku siinaa ayeey dhahaan
    Dadka qaarkii hunguri ayaa qaado sidaas ayeey danbi ku gali karaan
    Anagana waan naxariis badanahay taasaa noo keento sometime dhibaato

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 Před měsícem +3

    XasbunaLah.Wanicma.WakiiLan

  • @iftinxaajicabdi791
    @iftinxaajicabdi791 Před měsícem +1

    Illaaheybaa og runta wxythy lkn aderka waqofweyn madhicikarta tolow allaa og ee illahey hakabadbadiyo yrabbii xunun waye

  • @mariamahmed60
    @mariamahmed60 Před měsícem

    Fear Allah

  • @Rimj-ur4be
    @Rimj-ur4be Před měsícem

    Ilaahey aduunka xaq ku soodilaaciyey I believe. Gabdhi somaliya inuu kufsadey dalki iyo meelal kale ba

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr Před měsícem

    Aabayasha iyo walaalahaa waa Kufsade Yaal Qudhumay Doqon
    Yahay Raga Soomaalida Waa Kufsade
    Yaal

  • @anabbintufulaan9031
    @anabbintufulaan9031 Před měsícem +1

    Waa lagu
    Eedeeyey uun ee kuma cada illahey ka cabsada

  • @khadramahdi4116
    @khadramahdi4116 Před měsícem

    Nin Somaliyeed iyo Kufsi Maxaa isdabo dhigay?

  • @AishaAhmedG
    @AishaAhmedG Před měsícem

    I stopped watching the moment he said « families and neighbours in support of Ali ». Weligeen miya nin dad diley ama kufsadey taagereyna? Disgusting!

  • @tazniimhupii8266
    @tazniimhupii8266 Před měsícem

    Adkaatay😮

  • @nimcodirir2317
    @nimcodirir2317 Před měsícem

    Waxan layabey somalida ceebahoda ayey ka bariseyan umadana u bahiyan magacoda iyo xumantoda sii bunbuniyan is astura ilahay ka baqa taksile somaliya inlaga boqo aduunka tusineysin dnm 😢😢

  • @dahaboosman3905
    @dahaboosman3905 Před měsícem +1

    Innocent until proven guilty

  • @zaynabsurad8872
    @zaynabsurad8872 Před měsícem

    Ahmed wlhi waa qof nasariis badan galada ayey rumeynaayaan dadkaan ilaah ka baq

  • @FatimaaliCraman
    @FatimaaliCraman Před měsícem

    😮😮😮😮

  • @Rimj-ur4be
    @Rimj-ur4be Před měsícem

    Raga somali. Aad bey ukufsadaan dumarka somalida I believe Nimanka am waa kufsadayaal

  • @Rimj-ur4be
    @Rimj-ur4be Před měsícem

    Wuu iska dhigey because Adress la gurigeeda buu tagey uberna wuu arka

  • @YuusufYuu-bz5po
    @YuusufYuu-bz5po Před měsícem

    Asc war illaahay kabaqa gabadhaa lagayaaba inta igudaji hadaydhahdo uberka wuu kuqorikaraa waandhigay kadib lagayabaa igaraalinoqo isiiwad waydhihi kartaa laakiin kadiid adiga kudarso uberka kudheh AMA halkan kudag dheh hakyeelin meeshii uber lukeshan uguqoran dhig please Hadii shahwadiisa lagahelo markaas haa cadayn buuxda waaye illaahay hana Asturo aamiin

  • @Shotthemoon
    @Shotthemoon Před měsícem

    Odaygan Walawanjaly....Miskin Xabsigu ku dhimanaya

  • @user-wh5mr4tr8u
    @user-wh5mr4tr8u Před měsícem

    Ilmo yar oo Cabsan markasta odaygaan isagaa dambiila meeshu soomaliya maaha

  • @ahmedhusein9276
    @ahmedhusein9276 Před měsícem

    Allaha ka badbadiyo Aniga sheko wan so argay

  • @abobasement346
    @abobasement346 Před měsícem

    Yutubarkan waa mid edeb daran waxad modah in u jogoh maxkamadah waxan lah yabay sidah u hadlayoh waxad modah in u jogay meshah gabadhah lah geyay war sidah warkah lo mah shegoh Adigunah fayus bad radinaysah waxan ku dhihi lahah carurtadah kor soh plz

  • @sagalabdi3898
    @sagalabdi3898 Před měsícem

    He doesn’t do that

  • @DramaReeles
    @DramaReeles Před měsícem

    War warkaan run ma ahan ninkaan waa lanabayaa. Naagaha gaalada waxey islaqaawisey in ay suute gareeyaan uber. Odagaana xabsiga dhigaan. Waxaan leeyahay allow odagaan ukaalmee! Marka waxba masameenine uduceeya in illaahey kasoo badbaadiyo Ayaa Allaah!!!

  • @umams2905
    @umams2905 Před měsícem

    Waxaa laga yabaa inuu dhowr jeer sameeyay alle inkaar qabe 😢

  • @raxmojowhar451
    @raxmojowhar451 Před měsícem

    WAR ILLAAHEY KABAQA

  • @Rimj-ur4be
    @Rimj-ur4be Před měsícem

    Haladilo niman somali taxi waa jiranyin Jidka markaa mareyso. Saakuutirinayey sababte wadataxi u yihiin waa in jirinyihin

  • @kiinnuur6605
    @kiinnuur6605 Před měsícem

    raga soomaalidu ma xishoodaan meelwalba waa ku ceeboobeen

  • @rahmaali5038
    @rahmaali5038 Před měsícem

    Wixii ku qaatay 😅

  • @ahmedhusein9276
    @ahmedhusein9276 Před měsícem

    Kufsi badan Canada wan Ku so argay

  • @dekab5657
    @dekab5657 Před měsícem

    I believe some of the people who are talking about this case have no idea about the history of United States and how many innocent black men are still in prison for a crime they did not committed. I am not saying he is innocent but I am just stating facts in this country.

  • @hodanahmed3105
    @hodanahmed3105 Před měsícem

    Galaduu Lacag Bay ka sameyn raban ninku danbi malaha shoow

  • @farhiyakahib4435
    @farhiyakahib4435 Před měsícem

    Naga cadanka sheekada was lagu yaqana lacag badan oo magdhowa aya lasiya marka kufisigi Business bu noqoday Taxi drivers dhiba haysata 2 wiil oo anu qarabo nahay ayay ku dhacaday siidani waxaba waa lagu wayay inshallah isagana siidaso kale ayan ilahaay uga baryaya inu ilahaay Galada uga hiliyo haday been ka sheegayan

  • @aminamohamed2255
    @aminamohamed2255 Před měsícem +1

    Oo kugsaday hadhihin ee lagu edeyay dheh bismilah anaa aqano waa been waxa laga shegayo

  • @bulohus8548
    @bulohus8548 Před měsícem

    Maxaad ugu chachgarayn inuu -
    Kufsaday Are you there!!
    Wixii indhahaagu Arkaaan baa -
    Qofka lagu xukumaa !

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr Před měsícem

    Qudhun kii habalaha Soomaaliyed
    Lagu Sameyen jirey baa Gaaladii
    Lala Dootay jeelka Ayaa lagu kufsan
    Doonaa Nacalad baakugu Taal
    Xabasiga haku uro aabihii wase

  • @najma649
    @najma649 Před měsícem

    gabadha waa labaari haduu wax ku sameeyey

  • @xubimaxamuud8153
    @xubimaxamuud8153 Před měsícem

    Somli cadow bay isku noqden say handhaha somliyed u xaqirayen gabdha somliyed wa in xaquqdoda la difaca xata ninkeda hadi kale wa lasnaca adunkuna wa arke

  • @farahanna8908
    @farahanna8908 Před měsícem

    🥰🥰🥰🥰🥰🥰🫡

  • @Rimj-ur4be
    @Rimj-ur4be Před měsícem

    Why uu u buusbuusan yahay

  • @xubimaxamuud8153
    @xubimaxamuud8153 Před měsícem

    Ninkas inu ben laga shegaya laga yaba

  • @user-yr2ey5qw8e
    @user-yr2ey5qw8e Před měsícem

    Kkkkkkkkkkkkkkk

  • @xubimaxamuud8153
    @xubimaxamuud8153 Před měsícem

    Waxas ceb weye inad ajabi ragina sas yelaya ad qabil iyo neceb u sartan se somli isugu hilinayan ilen adunkan waxa dhacayo lama oge ee waxas cebay inu tahaye halaska dayo niceb iyo qabilna waxa fa ida malahan an kala fogen somli ahen

  • @Rimj-ur4be
    @Rimj-ur4be Před měsícem

    Sababto camera uguxirinba waa inuu dambiilo yahay uu gabdhi soomali aookufsanjirin sidii kiiheesayey goof lalahaay ee saafi kufsadey oomiiran baa buuxo aniga nin somali uma doodeen never ever

  • @khadijamohamed9201
    @khadijamohamed9201 Před měsícem

    haldhinac kaliya aa dhageesateen ee dhinaca kale dhagayasta saa way hadleen

  • @MascuudFarxaan-sp5dr
    @MascuudFarxaan-sp5dr Před měsícem

    No

  • @user-yr2ey5qw8e
    @user-yr2ey5qw8e Před měsícem

    😅😅😅😅😅kkkkkkkkkkk

  • @AyaanIsmail-ro6ir
    @AyaanIsmail-ro6ir Před měsícem

    Waxa uu sameeyay waxa uu ka dhigay in uu dajiyay ayuu ka dhigay oo gurigii geeyay Abaheed iyo walalkeed baa garaacay wat cabsaneed waa uu ka faaidaystay

  • @cibaadocumar9770
    @cibaadocumar9770 Před měsícem

    Wey ku fiican tahay in la garaaco wasaqa

  • @Rimj-ur4be
    @Rimj-ur4be Před měsícem

    Noo kufso😂😂😂😂

  • @kurashabdi7321
    @kurashabdi7321 Před měsícem

    Soomaaliyeey waad ceebowday e sidan isu dhaama inkiraada joojiya

  • @Rimj-ur4be
    @Rimj-ur4be Před měsícem

    Wuu sameeyey islasmahan beenta iskusheegayo odeygaan wuusameeyey waxa buusbuusey hadii jiq lagaheley Intuïtie first gurigeeda tagey kadib wuxuu jiqda utagey maxay tahay inuu Wigan oo LE yahay. Waa odey. Professional kufsade weeye

  • @Aymo72
    @Aymo72 Před měsícem

    News been socoto waaye news eyba a maintay

  • @najma649
    @najma649 Před měsícem

    somalida sharci mayaqaanaan

  • @alonegirl8
    @alonegirl8 Před měsícem

    Alla macquul Maha 😢waa been uun

    • @kurashabdi7321
      @kurashabdi7321 Před měsícem +1

      Soomaali waligeed ma inkiraad unbay ku jiri

    • @alonegirl8
      @alonegirl8 Před měsícem

      @@kurashabdi7321 waa walatay in dusha lo saaraya Laga yaaba waa qof wayeel ah

  • @roodaaden6463
    @roodaaden6463 Před měsícem

    Balaayo ku kufsatay intuu leegyahay eeg

  • @omarhussien8958
    @omarhussien8958 Před měsícem

    Eedeysanaha sharciga waxuu ka helo ayuu leeyahay...sexual predatorska jinsiyad gooni ah malahan qolo walba ayaa laga helaa min somali ilaa shiines....somalinimada meel la fariista cidna sumcadeenna waxba uma dhimi karto!

  • @user-gx6oo5lb7w
    @user-gx6oo5lb7w Před měsícem

    Asww

  • @AMIISH.FANTASTIC
    @AMIISH.FANTASTIC Před měsícem

    Madhici karto abe somaliyeed oo kufsanayo wabeen

  • @user-oo3yl2ry3c
    @user-oo3yl2ry3c Před měsícem

    Adi miyaa og in uu kufsaday mise taqaan macnaha ka dhalan kara qoraanka miyaad arkeysey adi in odaygaa sino galay waayo waad xaqiijineysaa dambiga kaaga imaan kara ma ogtahay ninkaan waa eedaysane waa suspicions oo ah eedaysane please go to school if you want translating something to us

    • @deqawarsame-ml7fm
      @deqawarsame-ml7fm Před měsícem

      Wa.kiiski sayaid cali.o kale masaga.arkayey marku basinka.kubilbilayey marwalbana wuxu.kuso.qoroyey.ninki xaskisa.gubey to say that.u got a.be.witniest

  • @kenedidhadi8701
    @kenedidhadi8701 Před měsícem

    Buskudoow maa xashiishada cabta maxay tahay oo kufsaday ku so qortay meesha. Oo adiga maxkamadi baa noqotay oo xukun baa riday

  • @fadumoahmed3647
    @fadumoahmed3647 Před měsícem

    News mar baa been loo sheega iyaguna wixii loo sheegay sii sheegaan

  • @xubimaxamuud8153
    @xubimaxamuud8153 Před měsícem

    War ka daya cayda

  • @falhadhagi2991
    @falhadhagi2991 Před měsícem

    Waryaa nin weyn ayaa tahay waxna kama ogid America waxeda odaygan maskiinka beenta lagu haysto muslim madow uu yahay ciwanka iska badal aad lacagta xaranta ku raadsaneso cadeen lagu ma hayo

  • @deqawarsame-ml7fm
    @deqawarsame-ml7fm Před měsícem

    Darood.iyo kufsi

    • @ciidenuwaahodan
      @ciidenuwaahodan Před měsícem

      Abayo. Maday. Ku. Kufsaden. Waadiga. Qabiil. Dhan. Dulmiyayee. Illahay. Ka. Cabso. Oo. Illahay. U. Tobad. Keen

  • @Abdelrahimmohamed-jy7lp
    @Abdelrahimmohamed-jy7lp Před měsícem

    Buskudow weey kaadhamatay markaan views kaaga hoos ayu u socdaa waxa keenayo hoos udhaca waxyaalo aan hori u so araknay aya adigana soqaadane chalange la imow viewska so kor kugu aado xaar xaar batahy 😷😷😷😜😜😜

  • @Halgame334
    @Halgame334 Před měsícem +2

    DHAQAN XUMADA FAQASH MARAYKAN LA AADAY WAAYE

    • @Aymo72
      @Aymo72 Před měsícem

      Gaalada yaa kaxun oo kadhaqan xun naag kasoobaxday club naagta iyadaa xun American cunsuri waaye news wax kabeen badan maleh

    • @Halgame334
      @Halgame334 Před měsícem

      @@Aymo72 GALADU WAA DAD XISHOODA QUDHU MAD YAHAY NIN FAQASHAA KUFSADAYY