MUUQAALKA GABAR YAR OO SOMALI🇸🇴 OO DUNIDA GIL GILAY😮 | KOOXDA REAL MADRID OO SOMALIDA UMAHADCELISAY🔥

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 05. 2024

Komentáře • 427

  • @user-zv4qz2pe7y
    @user-zv4qz2pe7y Před 24 dny +114

    Wasiir falastiin muqalka xiga ugu soo duceee

    • @Fatmabdi
      @Fatmabdi Před 24 dny +6

      💯💯💯💯

    • @user-ep9yy4pi8l
      @user-ep9yy4pi8l Před 24 dny +3

      100%

    • @kaafixaji
      @kaafixaji Před 19 dny +1

      Masha allaah

    • @riixaanriimaas
      @riixaanriimaas Před 17 dny +1

      ياالله نصرك ولطفك لاخواننا في غزة🤲😢

    • @ahmedabdimm
      @ahmedabdimm Před 10 dny

      Dalkaga gubanaya iyo dadkaga qabuuraha faganaya kaga baahan no more niiko

  • @Umurayaan277
    @Umurayaan277 Před 24 dny +116

    Kusaliya nabigeena muhammad scw❤🕋☝🏼

  • @nuurcool
    @nuurcool Před 24 dny +46

    Inta jecla nabiga aynu ku wada salino scw scw scw ❤❤❤❤

  • @YuslimJeylaani-bc2ch
    @YuslimJeylaani-bc2ch Před 24 dny +20

    llahow Qof kaan Qoraal kaan aqrinaayo Wixii fcn oo niyadiisa kujiro usahal 😊❤️

  • @abdinafacdahir1625
    @abdinafacdahir1625 Před 24 dny +129

    All eyes 👀 on rafah May Allah protect them Palestine and grant them Victory let's pray for them 😭😭😢🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪🤲🤲🤲🤲🤲

    • @bisharobashir5999
      @bisharobashir5999 Před 24 dny +2

      Ameen yaa rabi😢🤲

    • @YuusufBulbul
      @YuusufBulbul Před 24 dny +2

      Ameen Yaa Rabi l😢lkn calanka falastin sas ma aha 😂ee waa kii uae😢😊

    • @Abdirehman851
      @Abdirehman851 Před 24 dny +1

      Dhib 😂😂😂​@@YuusufBulbul

  • @IsmailMohamed-qw2xk
    @IsmailMohamed-qw2xk Před 24 dny +18

    Viva soomaalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
    Wasir waan ku salama

  • @musabmohamed7930
    @musabmohamed7930 Před 24 dny +53

    Waa jimcee aan ku wada sallino xabiibkeena❤صلي الله عليه وسلم

  • @user-ry8uv9jr8x
    @user-ry8uv9jr8x Před 24 dny +62

    Caawa waa jimcee aan ku salino xabiibkena muhamad scw scw ❤❤❤

  • @mohamedhimilo6064
    @mohamedhimilo6064 Před 24 dny +24

    اللهمَّ صلِّ وسلِّمْ وبارِكْ علَى عَبْدِكَ ورَسُوْلِكَ محمَّد وعلى آله وصحبه أجمعين.❤

    • @riixaanriimaas
      @riixaanriimaas Před 17 dny +1

      عليه أفضل الصلاة والسلام🤲

  • @JaabirCawil
    @JaabirCawil Před 24 dny +88

    Wasiir DD waakusalama😅

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax Před 24 dny +16

    Viva Somalia 🇸🇴
    Viva Somalia 🇸🇴
    Viva Somalia 🇸🇴

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 Před 24 dny +12

    Hadaan eegno caalamka waxaa loogu neceb yahay somali iyo falastiin xaqiiq labada wadan waa wadamo mucjiso ah marka hooyo ❤hala yaabin nacaybka inta xun alle ayaa karaamada ina siiyey marka wixii dhuuso iyo xaar wada ku qosol xaasid iyo qarmuun ❤❤❤

    • @ikramabdirizak6087
      @ikramabdirizak6087 Před 23 dny +2

      😂😂😂😂😂 somali yaaneceb adunkee neceeb maxase nalugunacaya anaga unbaa isneceb

    • @rooblekaamil5019
      @rooblekaamil5019 Před 15 dny

      Maxaa laga nici mida Kale dad dalkoogii dumiyey oo qoxooti ah maxaa Laga jeclaan aduunka soomaali ayaa ugu laangaabsan

  • @hodanahmed1456
    @hodanahmed1456 Před 24 dny +12

    Somaaliya waa wadan qani ah balse dadkeena qabillka Alle ha ka tirtiro qaluubtooda wadanimo iyo soomaali nimo Alle ha galiyo.
    faqiir ma nihin waligeena waan caawi jirney walaaleheen dhiban.

  • @cabdicasiisfuaad7138
    @cabdicasiisfuaad7138 Před 24 dny +23

    Zaki salaama awoowe from laascaanod🤍🤝

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 Před 24 dny +6

      Ka waran Magaaladi midnimada
      Darwiish👍

    • @sacdiyaolol8383
      @sacdiyaolol8383 Před 24 dny +4

      Love you reer laascaanood ssc ❤ khaatumo love ❤️

  • @cabdalle_bille
    @cabdalle_bille Před 24 dny +21

    Inta sariirta cidlada ku ah waa salaamay 😢😂

  • @Gacaliye_studio1
    @Gacaliye_studio1 Před 24 dny +16

    Viva wasiirka❤❤

  • @YuuyeBidixo
    @YuuyeBidixo Před 24 dny +59

    REAL MADRID FUNS KALIYA LIKE ISAARI KARTO 💪🏼👍

  • @Abdulkhaadirahmed
    @Abdulkhaadirahmed Před 24 dny +7

    Anaga ka somali ahaan carabta ayaan daba cararnaa carabta dhana somali waay naceb yahiin anagana ma ogin sababtas ayaan garan la ahay war aan ogaano cadawgeena itobiya in cadawgeena yahiin waan wada ognahay lkn carabta ayaa kadaran itobiya

    • @hamdichannel6823
      @hamdichannel6823 Před 24 dny +2

      😢😢haaa waa in ogaanaa iney yihiin carabtu cadow falastine mey nagaa jecelyihiin 😢 Africa bn nahy

    • @Abdulkhaadirahmed
      @Abdulkhaadirahmed Před 22 dny

      @@hamdichannel6823 maya dad u damqan waay walalkood kaga darane yahuuda laso saftay si loo cirib tiro falastiin adiga oo african maxaad ka tahay xagooda waxaa doqon nima ah madaxdii somalida carab ayay naf karaadinayan lugooya raadso oo cad waayo

  • @AMERICANYOUTUBE487
    @AMERICANYOUTUBE487 Před 24 dny +12

    Team wazirka one love like halasaro ❤🎉

  • @Ahmedlajoya10
    @Ahmedlajoya10 Před 24 dny +7

    Wo wow wow warsoomalidaan heer caalami baynu ka mareynaa internetka lkin waxa na dilay waa qbyaalad😮

  • @barlinyusuf3461
    @barlinyusuf3461 Před 22 dny +1

    Farxada waxey ka timaataa, imanka iyo diinta, islamka,qofka aan heysan suu ku helayaa farxad, alxamdulilah nicmato slam

  • @Nuuriyoabdisalaam
    @Nuuriyoabdisalaam Před 24 dny +3

    Wasiir falasdiin🇵🇸🇵🇸muqaal kasoo samee😭💔😭💔

  • @user-jw8lz2pc9u
    @user-jw8lz2pc9u Před 24 dny +7

    Somaliya ha nolato 🇸🇴

  • @hamdiisak4826
    @hamdiisak4826 Před 24 dny +3

    Waa runtooda sabbto ah google Somalia kuqor waxa so baxay arag madaxdeena tuugsi meel walba latagan iimanka Allah usugo😢😢

  • @zakirboss143
    @zakirboss143 Před 24 dny +3

    HaLa MaDriD 🎉🎉❤

  • @Mommazen
    @Mommazen Před 23 dny +1

    Somalia 🇸🇴 waa meshii ugu horeysay e fidradooda sinaaye Saudi Arabia and all Arab countries Africa manihin ayay ka xanaqeen adricanka kale don’t worry about their mean tweets and social media

  • @yasinshuceyb397
    @yasinshuceyb397 Před 24 dny +5

    Team REAL MADRID ❤❤❤
    CUP FINAL ❤ SOON 15❤❤❤

  • @mohamettdeeqciripeey8755
    @mohamettdeeqciripeey8755 Před 24 dny +4

    Sarakiisha wa zalamntihiin zhyaL🙏💯

  • @FilsanFilsanmohamed
    @FilsanFilsanmohamed Před 24 dny +2

    Somalia ha noolaato🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @erhadali4424
    @erhadali4424 Před 22 dny +2

    Salan frérot Zaki notre ministre sur les réseaux sociaux xita hada nahye Djiboutien,we are Malis same blood🩸🇸🇴 🇩🇯

  • @ibraahimfaaraxaxmed1598
    @ibraahimfaaraxaxmed1598 Před 24 dny +3

    ALLAHU AKBAR☝️🥺💯❤️

  • @naciimoshiekh9433
    @naciimoshiekh9433 Před 20 dny +1

    Yabalamiyay xabashadan 🇰🇪

  • @feysalyare2872
    @feysalyare2872 Před 24 dny +5

    Real madrid ❤❤❤❤

  • @zainababdi781
    @zainababdi781 Před 24 dny +3

    Soomaaliya 30 dawlad la aan ahayd waxay kaga hora saa wadano badan oo waligood nabad ahaa internetka, electric and the clean water.👍

  • @escape6114
    @escape6114 Před 24 dny +2

    SubhanAllah, look at the state of our country and we should spend our time something productive

  • @saadanoor9331
    @saadanoor9331 Před 22 dny

    Zaki qarana tahay habaryar horey u soco, borobogandada dowladaha deriska yey ku niyad jebin.

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 Před 24 dny +2

    Doofaarka tin ayaa xalaal ka ah kaana wuu Iska rifaa sheekadu doofaar ma aha ee waa xikmad qaali ah ❤❤

  • @user-ie6uo7oz4v
    @user-ie6uo7oz4v Před 24 dny +3

    Waziir DD😂❤

  • @istahil.roble7788
    @istahil.roble7788 Před 24 dny +1

    Waziir DD waa ku salamay ✋✋✋

  • @MaxamedcabdiColmi
    @MaxamedcabdiColmi Před 24 dny +2

    I am real Madrid fan 🎉🎉🎉

  • @ibraahimfaaraxaxmed1598
    @ibraahimfaaraxaxmed1598 Před 24 dny +2

    SALLALLAAHU CALEYHI WASALAM😢🥺

  • @hanidaahir-bx8nr
    @hanidaahir-bx8nr Před 24 dny +2

    In aysan Somali faqri eheen waxaa cadeen u ah aduunka wadan 10 days noolaannjari maleh with out government.
    Anaja 40 sano kusii soconaa. Waana soo taagabahay. Allaa mahad leh.

  • @QadiijoQalanjo-tl1wt
    @QadiijoQalanjo-tl1wt Před 24 dny +3

    Wasiirka aaway dhacdadii taleefoonada kaama haayna😢😢😢😢

  • @Maajid889
    @Maajid889 Před 24 dny +1

    Faraxada waxa keenaayo waa is laam nimada ❤❤😊

  • @ibraahimfaaraxaxmed1598
    @ibraahimfaaraxaxmed1598 Před 24 dny +2

    SUBXAANALLAH☝️🥺💯

  • @fahiimadhemmanaxmed5545
    @fahiimadhemmanaxmed5545 Před 24 dny +1

    masha allah inanta yari aad bay u qurux badan tahay 😘🥰🥰

  • @dailycontent3955
    @dailycontent3955 Před 24 dny +1

    Waziir ninka ugu danbeeyo muqaalkiis soo qaadatay Somalia wuu yimid muqalo positive ahna wuu ka soo gudbiyay oo aad cajiib ah

  • @mohamedmowlid7239
    @mohamedmowlid7239 Před 24 dny +1

    Wsc waziir welcome back legend hore usoco legend

  • @salahsiyandi3810
    @salahsiyandi3810 Před 24 dny +2

    Favorite CZcamsr 🎉❤

  • @YoungB20
    @YoungB20 Před 24 dny +9

    Long Live To Big Somali 🇩🇯&&🇸🇴

  • @foossaladabdi9953
    @foossaladabdi9953 Před 10 dny

    Waa Norway markey dhameynayan Dugsiga sare ee y sida uu dabal dagan ❤❤❤❤

  • @gulledgoogle5797
    @gulledgoogle5797 Před 24 dny +3

    Allahu Akbaar ❤❤❤❤❤

  • @user-ou1rt1lm5s
    @user-ou1rt1lm5s Před 24 dny +8

    cawada waa jimco kusali nabi muxamed scw

  • @NajmaCabdirahmaan
    @NajmaCabdirahmaan Před 19 dny +1

    Yaarabbi FalstiiN Dhipka Ka DulqaaD🤲😭

  • @hafsaabdisalansugulle1814

    Thx farax DD

  • @mariocabdirishid
    @mariocabdirishid Před 24 dny +1

    Waa run. Wallahi Kenya Ana jooga silic waaye Koroto iyo biyo midna maleh miyaha 2 Bari bay maqnadaan korontadana 3 Bari

  • @elminaahmed1070
    @elminaahmed1070 Před 24 dny +1

    Wasiir ninkan Ingiriiskuujoogaa waana nin yare Maskaxda loogajiro oo Xafladaha Soomalida markutago mafariisto sidaasuusameeyaa😊😊😊😅

  • @niema_mahamoud
    @niema_mahamoud Před 24 dny +3

    Keep going bro

  • @AbdiweliMahamud78
    @AbdiweliMahamud78 Před 24 dny +1

    😂😂😂😂fast comment plz reply

  • @Muntaas-do3vl
    @Muntaas-do3vl Před 24 dny +3

    Viva madridista❤🎉

  • @Muxyadiinaamiin
    @Muxyadiinaamiin Před 24 dny +2

    DD waa ku salaama

  • @safiahussein8047
    @safiahussein8047 Před 24 dny +1

    Mashallah 🎉🎉🎉

  • @cizaammohamed7833
    @cizaammohamed7833 Před 24 dny +2

    Waziir aniga ayaa la igula yaaba shaqada si kasta ay u adagtahay waan dhoola cadeeyaa

    • @Randa17
      @Randa17 Před 24 dny

      Horo usoco wllkey

  • @abdiqanimohamed7143
    @abdiqanimohamed7143 Před 24 dny +4

    Arsenal always Arsenal Bro Zaki.

  • @SaacidSuldaan
    @SaacidSuldaan Před 22 dny

    Yaa igula faano inu yahay somali ❤

  • @user-sv3yw1yo9w
    @user-sv3yw1yo9w Před 22 dny

    xabada wariyaha african-ka madaxeeda soo uma eka ninkii waalnaa ee isaga ahaa waan idin salaamay aaheey.

  • @cabdiraxmaan1581
    @cabdiraxmaan1581 Před 24 dny +1

    I love you Somalia 🇸🇴

  • @Munir5935
    @Munir5935 Před 23 dny +1

    Hala Madrid ❤

  • @ZakariaNaanale-vt6qe
    @ZakariaNaanale-vt6qe Před 24 dny +1

    Wasiirku waa wadani 😊

  • @Ciyaalka
    @Ciyaalka Před 24 dny +1

    Madrid fan yaan ahay

  • @user-zp8vl9zp5h
    @user-zp8vl9zp5h Před 22 dny

    Somalia Hanoolaato wlhi ma aaminsani dowlad hooseysa inathy waxaanba Umalymaa hada nahay dhalinyrDa soMli inaa nahay xowladaha Aduunka igu qanisan alx viva zomalia wan kufaanaa adeer 🇸🇴🇸🇴

  • @saaradahi6675
    @saaradahi6675 Před 22 dny

    Gaza kaamka waxaa furay So.alia sheikh cabdi xayyi ayaa lacagta geeyey

  • @Updullahicr7
    @Updullahicr7 Před 24 dny +4

    Alxamxulillah ❤❤❤❤

  • @user-mu5lh5yv8m
    @user-mu5lh5yv8m Před 16 dny

    wazirka somalida zaki somali ❤

  • @user-jm9yf7bi6y
    @user-jm9yf7bi6y Před 24 dny +1

    wasiir waakusalama❤❤❤

  • @adandeak976
    @adandeak976 Před 24 dny +1

    Waziir 2D

  • @IsmailShukri-kv1qm
    @IsmailShukri-kv1qm Před 22 dny +1

    Somalidaa iyaga halkaas is degaay, not get surprised.

  • @halwehalwa5768
    @halwehalwa5768 Před 24 dny +2

    Wazirka love❤

  • @Sheekeye33
    @Sheekeye33 Před 24 dny

    Waziir dd waankusalaamy

  • @user-mo2bg2lb8z
    @user-mo2bg2lb8z Před 24 dny +4

    Tem wasiirka lik

  • @CismaanCaafiyo-og5qh
    @CismaanCaafiyo-og5qh Před 24 dny

    Wziir waan ku salaamay

  • @AyanAbdullahiwarmoge
    @AyanAbdullahiwarmoge Před 24 dny

    Wasir Dd kuma salamayo

  • @williamwilliam1337
    @williamwilliam1337 Před 24 dny +6

    Arsenal fans one lik🙄

  • @faliswarsame3327
    @faliswarsame3327 Před 24 dny

    .wasiir.guuleyso

  • @TruthNeverHurt462
    @TruthNeverHurt462 Před 24 dny +1

    Legend

  • @MuscabIbrahim-fk4ue
    @MuscabIbrahim-fk4ue Před 24 dny +5

    𝐇𝐚𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐨𝐨𝐲𝐨 𝐤𝐮𝐮𝐧𝐨𝐬𝐡𝐚𝐡𝐲 𝐀𝐗𝐋 𝐃𝐡𝐞𝐡❤❤❤

  • @NuraOmer-ek9zm
    @NuraOmer-ek9zm Před 17 dny

    Muslimnimada waye alxamdullilah

  • @MaandeeqMohamed-kn6nn
    @MaandeeqMohamed-kn6nn Před 24 dny

    Firs ane ❤

  • @ruqiyoxyusuf6531
    @ruqiyoxyusuf6531 Před 23 dny +1

    I.lov my people

  • @ShirwiChirwi-rd1rh
    @ShirwiChirwi-rd1rh Před 24 dny +2

    Real madrid fans ❤❤

  • @Munir5935
    @Munir5935 Před 23 dny +1

    Viva Arsenal ❤❤1k like👍

  • @faaisoabdulle5417
    @faaisoabdulle5417 Před 24 dny

    WASIIR.WAXAALAGAARABAA..inhaling.yaarada.aad.kudhilrigalisi.katagista.qabyaalada.sababtoo.ah.cadawgeena.wow.nagafaa.iideysanaa

  • @bandhigakubadacagta4856

    Wasiir dd waan kusalaamay

  • @Mawlid842
    @Mawlid842 Před 24 dny

    Asc team saki.jimce wacan ❤❤

  • @shukribulle6797
    @shukribulle6797 Před 23 dny

    Mr WAZIIR DD dalaq dam wakusalamey

  • @faaadumo
    @faaadumo Před 24 dny +1

    All eye on Gaza🇰🇼🇰🇼🇰🇼

  • @elahbabijunior4683
    @elahbabijunior4683 Před 24 dny

    Waziir .sheekh yaha shekada DD wey garte walaga sal garirawa😂❤

  • @sakiamino1261
    @sakiamino1261 Před 24 dny +1

    M😊allah

  • @user-ep7nh5oy3k
    @user-ep7nh5oy3k Před 24 dny

    Xaliimo DD waan idin salaamay😂

  • @sudesyare2300
    @sudesyare2300 Před 20 dny

    Scw