Warbixin Darawal Soomaaliyeed oo lagu eedeeyey kufsi

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 18. 06. 2024
  • Daawo warbixin iyo shir jaraa'id oo ay qabateen ururka darawallada Seattle (SRDA) oo ku saabsan dhacdo dhowaan ka dhacday magaalada Seattle oo darawal Soomaaliyeed lagu soo eedeeyey kufsi isaga oo shaqada ku jira.
  • Hry

Komentáře • 158

  • @afaafmohamud5658
    @afaafmohamud5658 Před 17 dny +22

    Adeer hadii laga qaldan yahay xaqiisa Allah ha u hiiliyo

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan1960 Před 16 dny +14

    Haduu qaldan yahay halaga abaal mariyo hadii laga qaldan yahay Allaha u gargaaro.

  • @fowsiyohussein5150
    @fowsiyohussein5150 Před 14 dny +6

    Ninkaas waaa la cunsuriyeye inshallaah wuu guulaysan magdhow badana wuu heli inshallaah mida kale darawalada somalida ha is ilaaliyaan location kana hadii qofku badalo iyagana ha badalaan

    • @u.j7332
      @u.j7332 Před 11 dny +3

      Meeshu maaha Somalia DNA baa jirta lagu kala baxo hadii uu wax kufsaday
      Mida kale ee aan la yaabay hadaan Soomali nahay Runta ma jeclin way na dhibta waana waxa waddankeenu ciqaabta uga bixi waayay

  • @AhmedJigga
    @AhmedJigga Před 18 dny +15

    Odayga Dhalay Ninka Halkaa Fadhiya Da'adiisa Cid Waliba Waa Malayn Kartaa..........................Duqa Xaaskiisuna Way La Joogtaa Xaas La'aan Ma Hayso .............................Muwaadin Nin Da'adaa Ah Oo Habeen Oo Dhan Shaqaynayay Oo Daalan Ayaa U Hungroonaya Inan Yaroo Cadaan Ah Oo Uraysa Oo Khamri Ka Dharagtay Iyo Maandooriye Kale Ba Sheekadaasi Igama Gadna ..............................................Wa Laahu Aclam.

    • @amalidiris9641
      @amalidiris9641 Před 15 dny +1

      Kisaskan waxaay FBI iyo CIA markaynku kusameyen dad badan o muslimina danbi benad kubsi ay usameyan odaygan salad ba ka muqata uma malaynayo nijas inu wax ku falayo laga Yaba arinta falastin inay lug kuledahay o la raho dadka muslimka waxkasta waykasurro ban

  • @kadroable
    @kadroable Před 15 dny +10

    Maskaxday lagu kari maayo Soomaali 58 jir ah baa naag cabsan kufsaday!!!

    • @user-qu7ez2np3w
      @user-qu7ez2np3w Před 15 dny

      Gaaladdu shirqoolkaa waa yaqaaniin anigu waxaan u soo joogay nin pakistaani ah oo dhakhtar ka shaqaynjiray waaggii xaaladdu adkayd 2002 oo naag been ka sheegtay oo tidhi wuu ifara xumeeyey kadibna laxidhay oo weliba la ceebeeyey oo tvyada America laga soo daayey ninkaas masaajidkan wuu u khidmayniray isku masaajid ayaan ku tukanjiray anigu marna ma rumaysan arintaa Ilaahay wuxuu qadaray inay been noqotay oo waxba lagu waayey oo la sii daayey markaa tana ma rumaysanayo laakiin waxaan arkaayey dumar soomaaliyeed oo baraha bulshada ku faraxsan oo leh haa oday soomaaliyeed baa naag cadaana kufsaday bal miyey la joogeen miyey arkaayeen markaa Ilaahay waxaan ka baryayaa inay been noqoto ninkale oo cadaan oo aan aqaan isagan naag baa dacwaysay oo tidhi wuu i fara xumeeyey waa la xidhay 8 bilood buu xidhnaa maalintii danbe waa la soo daayey oo waxbaa lagu waayey wuxuu igu yidhi markii lay sii daayey ayaan lawyerkaygii ku indhi I told you she is lying markaa Ilaahay ha u fududeeyo

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi Před 7 dny +1

      Naag Baa Waaba Qofweeyn. Caruuraheey kufsaddaan Oo Laga karilayahay Ayagoo lixdan jir ah.

    • @ismailjama9452
      @ismailjama9452 Před 6 dny

      Absolutely you are right

    • @mazatoshi7501
      @mazatoshi7501 Před 5 dny

      @@Cici_mimi waa xanuusantahay qalbiyan mana garanayo waxa naceybka bulshadaa katimid kugu wacan, ninkaa odayga waa eedeysane , and I don’t think with his age he is going to do such a crime , but let’s not assume that he is guilty.

  • @noahD1636
    @noahD1636 Před 15 dny +2

    Well done, keep on
    United.
    👍

  • @OsmanGelle
    @OsmanGelle Před 17 dny +9

    Dadka uberka wada fadlan camera ku xira

  • @user-dq6ih1so1e
    @user-dq6ih1so1e Před 15 dny +1

    Maasha alaah alaha idiin fududeeyo

  • @SalahdiatorDeenAyubi
    @SalahdiatorDeenAyubi Před 15 dny +4

    5:43 Why did he go out of his way to volunteer to take her to another destination other than the original destination? 🤦🏾‍♂️ I supposed if you’re over 59 and frail you won’t understand the intentions of people anyway I hope he gets justice.

  • @khadraomar9339
    @khadraomar9339 Před 17 dny +9

    Haduu hada cadaan ahanlaha, xitaa haduu sameyay, qiil bay u raadinayan. He is unwell, waa mental. As soon as uu somaliyahayna waxa la odhanaya. Waa 100% guilty. I don't know the family, but innocent till proven guilty

    • @ismailjama9452
      @ismailjama9452 Před 6 dny +1

      Who say 100% is guilty? No 1 says that and somali are committed many crimes including rape just look what's going on in somali but case still didn't make it the trail so let's see innocent and til provening guilty

  • @saharachannel1600
    @saharachannel1600 Před 16 dny +2

    Allaha ceeb asturo,

  • @istanbulelmi5200
    @istanbulelmi5200 Před 16 dny +3

    Ilaahow noosodaa sabha Somalia

  • @HamsaAhmed-hv3ph
    @HamsaAhmed-hv3ph Před 15 dny +2

    Wiilkan waa geesi wlaahi

  • @saharachannel1600
    @saharachannel1600 Před 16 dny +6

    Meeshaan maaha Tuuladeeni baaritaan ayaa jiro

    • @Jaalejaale12
      @Jaalejaale12 Před 14 dny +2

      waxaa kaa dhaadhacsan in uu ka sareeyo qof cadi .. waad bahdlantahay

    • @AtlasMirre
      @AtlasMirre Před 14 dny +2

      @@Jaalejaale12No body is above the law you need to remember that. If he can proof he walks if not the state need to find adequate evidence and proof beyond any reasonable doubt.

    • @u.j7332
      @u.j7332 Před 11 dny +1

      Waad iga qoslisay kkk Somalidu iyaga isdulma markaa ma jecla meel sharci ka jiro

  • @abdikadiralimohamed8187
    @abdikadiralimohamed8187 Před 13 dny +2

    Waa la cunsuriyaay haga daba tago ha loo hiiliyo hadii kale somali badan ayaa lagu raad gadanaa

  • @ramlaomar3334
    @ramlaomar3334 Před 17 dny +1

    Good job srda

  • @qalbiabdullahi8335
    @qalbiabdullahi8335 Před 14 dny +4

    Proper investigation hala sameeyo Uber Clint always are horrible dad cabsan iyo evil people ayaa laqadaa. Casekaan insha allah waxaan rajeynaa ninkaa masaakiinka ah caseka lagu heesto fake case inoo yahay ayaan aamin sanahay. Please dafka social media waxaan u shegaa qofka ilaa ee maxkamad xukunto guilty maahin please accusation ka dhaafa ninkaa somaliyeed haduu danbiile yahay state ayaa cadaeenaayo
    Iyo register court

    • @ismailjama9452
      @ismailjama9452 Před 6 dny +1

      The best way is to have a camera it will safe you a lot of trouble the lady says the driver doesn't. Make a lot.of money so they can't afford the camera what a nonsense my camera caused 240$ and I was driving Uber for 3y and was good enough for me

  • @amatullahbintumuslimah7775

    Waa la cunsiriyeeyey

    • @aminajama160
      @aminajama160 Před 14 dny

      amatullahbintumuslimah7775 Maxaa dharka ka saaray ee qawiyey, takale maxaa meesha cidlada ah uu ula tagay, markuu dhakhtarku baadhayna maxaa positive logu helay, ilaahay Akhiro iyo aaduunba ceebteena ha asturo. Khaladkeena ma rabno inan saxno,

  • @hawoabdinur792
    @hawoabdinur792 Před 11 dny +1

    Somaliyey dembiga kajogsada ilahay hortisad tegeysaan cafis dalbada intan lakala dhiman

  • @hamdamuse7771
    @hamdamuse7771 Před 13 dny +1

    Inshallah uu guulaysan😢😢😢

  • @hamdimohamadmohamad1385
    @hamdimohamadmohamad1385 Před 17 dny +10

    Wax kasta waa dhacaan lkn shekadaan Alle unbaa ku cilmi leh cid og majirto ninkuna waa edaysane waqti xaadirkaan,
    Rabbi se waxan ka baryayaa haddi la saaray danbiga inuu illahay ka reebo dhagartoda haddi kalena dee in la jiidjiido wuu mutaystay

    • @samowsamale3490
      @samowsamale3490 Před 15 dny +1

      Si sax ah ayaad u dhigtay arinkan dulmi ma fiicna siiba qof muslim Allah haw gargaaro walaalkaa Somaliyeed

  • @abdulahinuraaya6709
    @abdulahinuraaya6709 Před 17 dny +5

    Dadka cadaanka wey yaqaaaniin markey cabsanyihiin @

  • @OmarAhmed-nw6lr
    @OmarAhmed-nw6lr Před 16 dny +3

    Odaygan anaga ma Naqaan wixii dhacay lakiin naagta Haduu xumeeyay wa in la baraa jirkeeda biyahiisa la baraa farahiisa inay baraan inuu tab taabtay
    Reer Seatel waa Dad is neceb iskuma xirna waa dad jahiliin ah hadey Minneapolis ahan laheyd cadeyn bay codsan lahayeen hadii lagu cadeeyo hala xiro ayey dhihi lahayeen hadii kale way mudaharaadi lahayeen
    Uuuf seatel Qashin baa dagan

    • @BilanOsman-bx9qv
      @BilanOsman-bx9qv Před 7 dny

      Minneapolis xarunta tuugada iyo budhcada miyaa seattle wax ka sheegaysa. Ninkan haduu danbiile yahay ciqaabteeda buu helayaa hadii kalena xaqiisuu helayaa, idinku tuuganimadiina iyo sumcad xumada somalida maraykanka ku haysaan madaxiina alle haka shubo

  • @SamsamO-lb7hc
    @SamsamO-lb7hc Před 12 dny

    Ilaahay ha ina asturo

    • @u.j7332
      @u.j7332 Před 11 dny

      Allah ha kashifo qof kasta oo sameeya wax aan ilaahay raali ka ahayn

  • @SSS78781
    @SSS78781 Před 18 dny +6

    HORTA DHACDADA IN LA BAARO SOO KAMA HOREYSO INTA FIRST DEGREE ,IYO SECOND DEGREE AAN LAGU SOO EDEYN...

    • @qalbiabdullahi8335
      @qalbiabdullahi8335 Před 14 dny

      It's all about accusation weli lama dhihi karo A AND B DEGENERES

    • @ismailjama9452
      @ismailjama9452 Před 6 dny +1

      Eedaynto kama dhigna waa guilty waa lagu soo oogay. It has been charged iska laga Rabaa inuu cadayo
      Inaanu.danbigaa Galin Sharicgu waa sidaa America innocent and till proving guilty

  • @Guulsnapsnature
    @Guulsnapsnature Před 16 dny +2

    I do believe though, if this driver doesn’t get fair justice he could be the victim of framing.

  • @mowtrucker3921
    @mowtrucker3921 Před 17 dny +1

    Allaaha ufududeeyo family gaa waxan rabaa inaan ogaado camira malahaa gaarigaas hadii uusan laheen waa hoek aad kagaabiseen allaha ufududeeyo family hadii uu lahaana waa easy hal codsi pls Somali oo dhan pls camira ku xirta camira waa muhiim pls .

  • @user-tp4fp2ul7x
    @user-tp4fp2ul7x Před 15 dny +2

    It’s very difficult to prove this story but he needs a good lawyer. Soomaali man over the age of 50 would not rape a young girl. Allah may grant his mercy on him

    • @aminajama160
      @aminajama160 Před 14 dny

      user-tp4fp2ul7x Dakhtarka shaybaadhka lagu sameeyey ayaa cadeeyey, Qofku markuu rape sameeyo labada qofba waa la baadhaa.

    • @ismailjama9452
      @ismailjama9452 Před 6 dny

      Innocent and till proving guilty

  • @user-sh6sn6lq6n
    @user-sh6sn6lq6n Před 13 dny +1

    Gaalada qofka waa iska xirtaan iyaga denbi ha galo ama yuusan gelin

  • @mohamedomar799
    @mohamedomar799 Před 15 dny +2

    Wrong place wrong time ayaa ku dhacay odayga.

  • @mustafahajiabdinur2545

    Shaki badan ayaan ka qabaa waayo qaabka ay wax u dhacen waxay u muuqataa in laga shaqeeyey oo odeyga miskiinka ah nabayaan. Waayo sidey uga dabatagen ay leyihin wan trackgareynay iyago hubeysan ayaaba shaki badan dhalineysa

  • @mazatoshi7501
    @mazatoshi7501 Před 16 dny +2

    We don’t know what happened, I hope the justice will prevail

  • @rodaabdi3450
    @rodaabdi3450 Před 11 dny

    Allah u gargaaro

  • @bashiirali05
    @bashiirali05 Před 17 dny +2

    Camera la,aan ayaana la shaqayn.
    Markaan uber or lyft allways dash camera 🎥 hala isticmaalo. Hada cases badan oo dacwada ayaa jira oo gaaladu marwalba sameeyay. Sidoo kale inta ay kugu Soo boodo bay odhan wuu ikufsanayay, hadii farahaagu taabtaan tusaale ahaan adoo iska qabanaya DNA lagaa helo waa halis, markaa gaalada dhagartoodaa badan bilaa camera gaadhi gaal haku qaadin.

  • @abdijabarissa8476
    @abdijabarissa8476 Před 17 dny +4

    Waxaas oo dhan ma dhaceen Haduu Camera 📷 ku xiran lahaa gaarigiisa

    • @BarodiirMadaxeey
      @BarodiirMadaxeey Před 17 dny +1

      Waxa dhici karta in ay ugu xirnayd laakiin taleefankii intay garaaceen bay ka qaadeeb badanaa camerada taleefanka ayay ku xirtaan darawaladu

  • @abdirahmanhussein6328
    @abdirahmanhussein6328 Před 17 dny +3

    Khayr ha sameeyn sharba kuuma yimaadeen. Muxuu ugu dejin waayay halkay codsatay. Haday degi weydey muxuu booliska iyo uberka telefoon ugu diri waayay. Xitaa markuu arkay inay cabsan tahay muu diido ama askarta ugu yeedho. He should not do what he did. You picked up rider from Point A to point B to dropped off . He should not have driven to different location. If it happens it is kidnapping passenger whether you drive a taxi or uber. It has always been like that.

    • @peaceprosperity3951
      @peaceprosperity3951 Před 14 dny

      If you are a taxi or Uber driver, and you do not have a camera and a voice recorder in your car, you will have to suffer the consequences. I am a taxi driver, and I always check my camera and audio devices before starting my work every morning because I take safety very seriously. Only by doing this can I feel safe and nonchalant. Bearbin mind that Your passenger's safety is your safety.

  • @aliderie4978
    @aliderie4978 Před 8 dny

    Thats game

  • @fadumadahir6011
    @fadumadahir6011 Před 10 dny

    Please Uber drivers install cameras in your cars for your safety.

  • @user-dq6ih1so1e
    @user-dq6ih1so1e Před 15 dny +1

    Dadkaan warkooda wax hasoo qaadin

  • @thewariah
    @thewariah Před 13 dny +1

    Camera horey iyo gudaha gariga kusii jeedo halagu xirto. Aduunkaan sidii horee ma ahan

  • @khadraomar9339
    @khadraomar9339 Před 17 dny +1

    Ilahay hadaanu gaysan ha u gargaaro

  • @hyusuf2207
    @hyusuf2207 Před 18 dny +1

    Dadka madaw waa ladhibaa maraykanka sax, nimanka na way dhibaan oo dulmiyaan dumarka .

    • @Alexialiiban1780
      @Alexialiiban1780 Před 17 dny

      Waa loogu dul tagay wllo isagoo ku jira arinkii manad maqlin malha 😮😢

  • @user-yc7ls2ge7j
    @user-yc7ls2ge7j Před 18 dny +4

    Somali waa loo tashaday in sumcada laga dilo anakuna inagaa iskumaqanoo warba iskamahaynee ilaahay hanoo sahlo dhagarta cadawgu noo diyaariyay😢😢

    • @Alexialiiban1780
      @Alexialiiban1780 Před 17 dny

      Wixii saliid qunbaha isku marsanayay ee wiilasha yaryar kufsanayay ayaa sumcad le miyaa aamu Adu

    • @ahlanahmed8860
      @ahlanahmed8860 Před 16 dny

      Ninka wax gabadha kufsaday waa kuwi hargeeysa abaarso isku fuulijiray

  • @solokilimber3818
    @solokilimber3818 Před 17 dny +1

    Put cameras period it’s cheap not too expensive it will save you tho

  • @Guulsnapsnature
    @Guulsnapsnature Před 16 dny +1

    This Ahmed guy fought against all the laws that we passed for Uber and Lyft drivers in state of Washington. Only a view naive drivers are believing him. 🎉

  • @suadabdi5
    @suadabdi5 Před 16 dny +1

    Somali wa lo tashtay

  • @abrahamojegalitarianism6850

    Justice serve. Get him a good lawyer please

  • @user-hv7cr7wj9y
    @user-hv7cr7wj9y Před 13 dny

    Ma ninkaas hadlaya aabihiibaaa wax kufsaday laygama dhaadhicin karo naagta waxaad ku dhahdaan shiblagaaa dhig oo aabahaaa waaaa

  • @user-qu7ez2np3w
    @user-qu7ez2np3w Před 15 dny +1

    Please lawyer private ah u qabto not public defender

  • @lulali8651
    @lulali8651 Před 12 dny

    Marekan ma aragateen madow xaqiisaa Hella.

  • @suadabdi5
    @suadabdi5 Před 16 dny +2

    Somalidu in ay wax bartan aya loo qaatay shaqadan wa shaqo xun dadka madow na ad aya lo necebyahay

  • @SM-qx5he
    @SM-qx5he Před 11 dny

    Wlh Soomalidii Aduunkii oodhanbaa dugaag kunoqday Nin 60 jir ah intaladilay ayaa hadana xarig loogudaray Soomalida western countries joogtaa oodhan Arinkaan yaanlaga jiifan haloogurmada dhaqaala iyo garab istaagba haloosameeyo hadakahor wiil Soomali ah ayay duurcidla ah geeyeen oydileen hadana danbiga dusha kasareen fadlan shaqo 8hrs ah iska doonta waan ogahay biilkina kan africaa kadaran accident ga iyo dhibaatada waa kugu kaligaa taxadara cadowga Allah kabadbaadiya maskiinkaas

  • @Salugla
    @Salugla Před 18 dny +8

    60 jir ayaa naag kufsatay igama dhaadhicin caqligayga yarka ah ayaa diidan

    • @nasreenwhatdowedohavali1425
      @nasreenwhatdowedohavali1425 Před 18 dny +4

      Sheekoy ku nacey 60 jir wiil yar kufsadey ayaa jooga somaliya waa la qariya ee waa buuxan

    • @user-yi9tw2xd1l
      @user-yi9tw2xd1l Před 17 dny +1

      60 jir bilaa sabab cidna iskama eedaynkarto meeshuna maaha Somaaliya

    • @Alexialiiban1780
      @Alexialiiban1780 Před 17 dny

      ​@@user-yi9tw2xd1lmeeshu somaliya maaha cadayn bay hayan ba layidhi haday somaliya ahan lahayd lama maqleen ba 😂 lacag ayaa lagala qadan laha wixii la kufsadayna iyagaba Dib loo qabsan lahaba yaab 😮😢

    • @abdisalah7840
      @abdisalah7840 Před 16 dny

      ​@aminaliiban1780 dad baa lagu toogtaa cadayn la'aan wadamadan inta maxkamad la saaro ama jeel lagu ilaawaabaa markaa ilaahay uunbaa og ha iska xukmin dadkani maaha malaaige

    • @axmedfaarax766
      @axmedfaarax766 Před 16 dny

      ​@@Alexialiiban1780waa runtaa Soomaaliya ma ahan
      Mareykanka soo ma ahan kan sanadkii hubka sababtiisa ay udhintaam 46kun oo qof
      Mida kale booliiska Mareykanka wuxuu ka mid yahay kuwa ugu xun caalamka

  • @lullul3875
    @lullul3875 Před 12 dny

    Saas ayaa loo nabsadaa ubar dadadlayaasha markasta iyagana kaamiro maxirtaan soomaalida darawaladeedu dadkan cadaanka qaarbaa cusuri ah oo xun

  • @nimanfarah4309
    @nimanfarah4309 Před 17 dny +2

    Nagaha galada wax Ka been badan ma leh lacag tarted ayay sidan u sameyan

  • @alcamaarifardo7334
    @alcamaarifardo7334 Před 16 dny +1

    Wiilka waa kanaxay miskiin aabihii baa lagu dhagay ilaahay baa wax og ilaahay hasoo birinbiriyo😢

    • @alandosh
      @alandosh Před 15 dny

      Birinbiriyo Maxaa waaye 😂😂

    • @amiin1980
      @amiin1980 Před 14 dny

      @@alandoshilahay haka badbadiyo aya laga wada

  • @lulali8651
    @lulali8651 Před 12 dny

    Marekan waa meel khatar aha Haddad madowadahay ,xaq malihid waliba ragga lagu gaadaa,rasiistee weeye ,Somali waxa sikata ugu dhameeyey ,waa marekan ,aadabaan u necebahay mareekanka.

  • @basrabashir5726
    @basrabashir5726 Před 16 dny +1

    Abahas illahay xaqiisa hasiiyo Somalida waxay raban inay shaqeystan mana ku fakiran waxkasta kugu dhici kare ka gaashamo taxadar samee camerada xiro markad qof qadayso on haku ahato ma ku xisabtaman warxagen joognaa yaan la noolnahay illahay waxan uweydinayaa abahan inu xaqisa helo

  • @mkaqyar8868
    @mkaqyar8868 Před 10 dny

    So that is Amina and I thought Caroline

  • @heerqaran580
    @heerqaran580 Před 14 dny +1

    Illaahey been haka dhigo magdhow inuu helo ayan rajeyneynaa

  • @saidmuse3138
    @saidmuse3138 Před 14 dny +1

    Kamerad ayaa lagu xidhaa gudaha gadhiga oo wax walba duubaysa markaa uu qaldan yahay iyo hadii kaleba way soonbixi

  • @Rimj-ur4be
    @Rimj-ur4be Před 12 dny

    Ayaga. Siilkeeda labaaraya hadii laga helo galmo it’s easy balse hadii uu dhigey gurigeedi misane soowadey Adeer waa kidnapped

  • @Tamsim3358
    @Tamsim3358 Před 11 dny

    Camera baa odayga seegtay😏

  • @2009noor1
    @2009noor1 Před 8 dny

    Fatabayanuu

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 Před 17 dny

    IYAA? Malahubaa Mise Waxoodibay Sheegayan?

    • @axmedfaarax766
      @axmedfaarax766 Před 16 dny

      Intaan wax ka xun ayeey gaaladaan sameeyaan oo qofka inta la nabo ayaa la xiraa
      Ayaan hore waxaa dhacday in mid darawal ah uu boolis istaajiyay ka dibna uu inta ilbaabka gaarigiisa furay ayuu daroogo usaaray kursiga danbe
      Laakiin isla waqtigaas darawalka baabuurka leh wuxuu iska duubaayay muuqaal
      Sidaas ayuuna ku badbaaday
      Hadii kale waxaa lagu hilmaami lahaa xabsiga

  • @amalidiris9641
    @amalidiris9641 Před 14 dny +1

    maraykanku waxa u can ku yahay in dadka musliminta danbi lo sameyo tan iyo 11/9, boqolal iyo boqolal an danbi lahayn qarkodna laga qabtay transit iyago airport ku ah an danbi lahayn ba gontanama la geyay 24 yrs bay dadka qarkod ku jiran hal danbi iyagon lahayn.waxan waxa ka danbeya yuhuda iyo maraykanka o daba dhilif xuna haday nogoto sirdona laba dal,waxa kale o laga yaba inay jirto..dagalkan GAZA..o yuhudi umadi ilahay nacday in indha dadka loga yedinayo miskinkan wala shirqolay isagu risiq radis bu aha..lakinse galada ilahayba ino sheegay cadawadoda mal aynan ka filayn ayay wax ka radiyan..Media waxay ugalinayan wa ceebayn somalida iyo musliminta..o baryahan odhan macal guriga madaw e maraykanku nijasta ka dalisa waxba la kubsaday da un tan iyo october 7 ay hayan..nin somali o awowe maraya maxu kufala nag urtoy ah

  • @hawakarshe7904
    @hawakarshe7904 Před 9 dny

    This man needs big lawyer

  • @user-hv7cr7wj9y
    @user-hv7cr7wj9y Před 13 dny

    Naagtaay fur iyo xanjo lagu geli odaygu waxba kuma yeelin xitaaa haday dhacdaye

  • @Abdikadir2m4
    @Abdikadir2m4 Před 17 dny

    Rag damaca galaa lkn qof ajaaanib ah damac ha kui galo ayaaaba iga yaaabisay😂😂😂😂

  • @husseinahmed8244
    @husseinahmed8244 Před 11 dny

    Beenlow Somali maa dhaqan u laheen kufsi haween iyo maalin ayaa ka dhaca

  • @nasreenwhatdowedohavali1425

    Yaahuu ceebey tacaal kufsi iyo dil wa waxey waanki dhamaa k u rogeen kow iney uga siiyaan ayey aheyd odeyga baas

    • @abdulahibare1668
      @abdulahibare1668 Před 15 dny

      😂inuu waxgaystay miyaa ku cadaysay nasray walle ragii waad dhibataynasaan

  • @halwoali5532
    @halwoali5532 Před 13 dny

    Macquul maahan meeshan aabe iyo gabadhiisa heshiiyey aan ku jeedna waranka iyo weedha maxaa kulmiyey ninka gabadhiisa in ka kufsanooyo siduu ku ogaaday kow meesha dhaqatiir wax baarto maleh miyaa iyo danbi baarayaal waraa cadaan kiiskan waa idinku soo noqon doonaa odaygaan naagtas nin damcayo mahan asaa Amerika sidu ku yimid ayuu og yahaye

  • @fadumadahir6011
    @fadumadahir6011 Před 10 dny

    Dadkan meelo qaldan ayey lacag ka raadiyaan wax walba filo

  • @Alexialiiban1780
    @Alexialiiban1780 Před 17 dny

    Ma dadkii wadankooda ku so dhaweeyay sidaa u galaya 😢😮 subxanallaah
    Xabsi dheer haloo diro ayka xun meesha ma zomaliya gabadh hadii la gubo la leeyahy waa 50 ee mag hala qaato oo bini adam darajada 2 laga dhigay ayu mooda meesha 😂halo qabto ayka baadhitan ayaa la sameynaya waxa la qada laboratory ama shaybadh kaa hala sugo
    Ileen ninka isagoo gabadha haysta loo tagay la yidhi subxanallaah 😮

    • @OmarAhmed-ic9gg
      @OmarAhmed-ic9gg Před 17 dny

      Subxanallhi Dan daldaliysid iyo qabka u hadleysid isma qabtan hhh

    • @mazatoshi7501
      @mazatoshi7501 Před 16 dny

      Oday da’daa ah oo wiilkaa weyn dhalay uma maleynayo inuu gabar cadaan oo cabsan haweysanayo, hadaad qof iska eedeeyso sida adoo xaqiiqda og oo kale waa dulmi aad naftaada kagashay

  • @Lrlmmsky
    @Lrlmmsky Před 13 dny

    Odaygan hadu ugu yarado wa 68 jir..Ma Garan Wayay shaqadan Wa Halis... Kamera ku xidho Taxiga... Wilku Isna Ma Garwayay Wajiga Qarso , Lacala, Hadii Abahii ku Cadato

  • @suadabdi5
    @suadabdi5 Před 16 dny

    Was wax laga shaqayay hadii ay tiri meel kale e gee in u qaado May ahayn qof cabsan tahay khatar teeda ay leedahay cidlana kagama tegi karo gaadhi Hana kama degayso

  • @halwoali5532
    @halwoali5532 Před 13 dny

    Walee sheekadan faraa ku go,dan waa yiri iyo way tiri un hadey tahay ncabtooydas odaygaas waa nabtay

  • @user-mg8er6id5q
    @user-mg8er6id5q Před 16 dny

    Sheekadaan hadaan sikale loo dhigidoonin, hada intaan maqalney waxbaan noo cad cadeyn.

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan1960 Před 16 dny

    Naag cad, police Iyo IRS iskaga fagoow hadaa rabtid inaa badbaado

  • @nashou22
    @nashou22 Před 17 dny +3

    Put camera recording on taxi

  • @Alexialiiban1780
    @Alexialiiban1780 Před 17 dny

    Somaliya mooday meesha odayku 😂
    Waxan quustay markii nin somali 112 jiro guursaday 12 jir wax walba waa ka soortooban dadkan subxanallaah

    • @Hasanali-kt2xh
      @Hasanali-kt2xh Před 17 dny +1

      Arooska ma joogtay adiga? Balse anaga oodhan baa naagta xoognay miya?

  • @farahmalin1963
    @farahmalin1963 Před 15 dny

    Don’t ever drive someone without camera in public car what so ever

  • @ShukriHaashi-cn5yf
    @ShukriHaashi-cn5yf Před 18 dny +2

    Nimankii soomaaliyee waxaa ku dhacay waali iyo naaga kufsi 60 haduu jiro xataa doofaar ma daahiro

    • @Hasanali-kt2xh
      @Hasanali-kt2xh Před 17 dny

      Meeqa rag soomaaliyeed aya magalad ku nool. Qof danbiila ah walina anan la hubsan sida wax u dhaceen nama wada metelo.

    • @ShukriHaashi-cn5yf
      @ShukriHaashi-cn5yf Před 17 dny

      Meelahaan dowlado rag dhista kajira ee wadankeenii fiiri dumarka soomaaliyeed waxaad ku haysaan gabdhiii yar yaraa inta la kufsado ayaa ladilaa yaa ka hadala odayaal tuugaa ayaa lacago jalaqaata denbiilihiina lagu siidaayaa magaalka marka banal cayriin madaayo nin caadadii mabaajo falaari gilgilasho idinkama hareyso hadaad soomali tihiin?

    • @JJAbdi
      @JJAbdi Před 14 dny

      Adiga maa lagu soo fara xumeeyay

    • @ShukriHaashi-cn5yf
      @ShukriHaashi-cn5yf Před 14 dny

      Yaahuu ilaahoow han ceebeynin 20 iyo 60 jir waa isku caqlid

  • @thinkwise7237
    @thinkwise7237 Před 12 dny

    Camera is cheeeeaaaaap please get one before you drive drunk people around.

  • @sucdisiad3316
    @sucdisiad3316 Před 17 dny +1

    Gabadhooda iyadaa qamro cabtay oo maankeeda doorisay in la kufsanaayo miyaysan ogayn oo ay hilib ceyrin ah ay tahay

    • @Alexialiiban1780
      @Alexialiiban1780 Před 17 dny +1

      Oo ha la kufsado Lee dahay marka miyaa subxanallaah naa ha hadlin aamus

  • @xkadedkardhow3534
    @xkadedkardhow3534 Před 17 dny +2

    Waar ninnka naagta kufsaday ayaa qiilloo samaynyaa gabafhii lakugsafay iyo ninkii .he is I jaill.

  • @yusramaalim4865
    @yusramaalim4865 Před 16 dny +1

    Waxba lakufasdha bey dadka khald kafahmen nagta ayadha cabsadhen ninka maskinka wa lamasbidhey Ilahy kahosofurto ..wlhi hada kahor wil.taxile ah ba waxu ishege nag cabsan o usoqadhe iney kudagdagtay o asago gariga bey darawarka jidhi o ledhay wancabsanhy

  • @mowlidali-qs7rx
    @mowlidali-qs7rx Před 17 dny +1

    Sudan is not easy

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 Před 16 dny

    No integrity

  • @Hornscope
    @Hornscope Před 15 dny

    Hadii laga helo his sperms gabadha markaa waa sheeko dhamaatay. Laakiin hadii sheekadu tahay meel kale ayuu i geeyey iyo wuxuu try gareeyey inuu inuu a rape gareeyo markaa waxay u badan tahay sheeko been ah.
    Laakiin markay gabadha aabaheed garaaceen ee uu miyir beelay waxyaabo badan ayaa dhici kara, oo ay ka mid tahay in farahiisa la taabsiinnkaro naasaheeda iyo her private parts

  • @1000ZXCVBN
    @1000ZXCVBN Před 15 dny

    Somalida, wadankaan , waa la idinku soo dhaweeyey. Kama faa ideysan. Ee melkasta oo la idinka soo dhaweeyey, waa ku kibirteen. Is qabta. Hadaa taxadiri weysiin. Intaan inkabadan aa la idin tiigsanaayaa.

  • @geelegeedi2948
    @geelegeedi2948 Před 8 dny

    America is racists country … Nin Wiilkiisi 30 jiro miyaa Naag xun oo Cadaan ah oo uraysa oo kaadida iska dhaqin iyo Saxaarada oo Waliba cabsan Hawaysanaya. Maya Maya Waxaas cid Yelaysa malaha. This guy needs a good lawyer it doesnt matter how much it cost us but we have to get him a good lawyer.

  • @NounareDj-qo2sq
    @NounareDj-qo2sq Před 17 dny

    Wax mac quul ah hal lakeeno

  • @rodahussein7300
    @rodahussein7300 Před 18 dny

    Cenay tacaal

  • @mulkiosman7828
    @mulkiosman7828 Před 15 dny +1

    Maxuu yiri beentiisa Somalida Dhaqan maha iney Kufsan soo maha idinki Somaliya XATAA HABRAHA KUFSADO iyo GABADHA 2BA SANO JIR KUFSADAY IYO WIILASHA YAR YAR

    • @abdulahibare1668
      @abdulahibare1668 Před 15 dny

      kkkk adiga wali makugaareen kufsadeen huno waad sugaysay miyaaa

  • @suadabdi5
    @suadabdi5 Před 16 dny

    Wa been

  • @samirr546
    @samirr546 Před 17 dny +1

    Sheega qabiilka laandheeraha ah ee uu ka dhashay!!!!!

    • @zachh5508
      @zachh5508 Před 17 dny

      habar gidir

    • @khadraomar9339
      @khadraomar9339 Před 17 dny +1

      Qabiil maxaa kenay, Magacii somali baa mesha maraya. Qurbaynu joogna, ee aynu isku tashano.

    • @samirr546
      @samirr546 Před 17 dny

      @@khadraomar9339
      Weligeena isku tashan mayno
      Qurbuhu waa ka laga hogaamiyo qabyaalada isku dirka maal ururinta shaydaan xukun doon ah dib ugu soo celinta dalka hooyo ee dulman ka jariimo ga la caawinta sii dhoofinta soo dhoofinta waalida hiyi kaca
      Wax aynu aduun ka haynaa waa laandheerenimo ha la sheego markaa qof walba cidiisa!!!!!

    • @Alexialiiban1780
      @Alexialiiban1780 Před 17 dny

      Waa mj maqlay 😮

    • @xaalidahir8268
      @xaalidahir8268 Před 17 dny

      Dhee waa daarood daadgalato what else 🤷🏽‍♀️🤷🏽‍♀️

  • @MarshalDaniel-gx7vu
    @MarshalDaniel-gx7vu Před 13 dny

    shame all somali peole somalidu wa dad garab istaaga kufsadaha ama dhagar-qabaha wa dad xun 89% wa sida waxay somaliya u tahay dulmi-land ama kufsada -land ama dhagar-qabe-land ninkan garka weyn lee been badana somalida dilka iyo kufsiga wa dhaqaan ee beenta jooji

  • @SSS78781
    @SSS78781 Před 18 dny +2

    👎👎👎QURBAHA SHARCI MIDIB- TIKOOR AYAA KA JIRAA...SHARCI LOO SIMANYAHAY KAMA JIRO

  • @xaalidahir8268
    @xaalidahir8268 Před 17 dny

    Daaroodoow ka xishood umada! Subhana Allah what a fitna people are you agaaas!!!