Xaafada islii Tii ugu darned ayaa manta kadhacday Naag Shaqalo ah Oo Cunada ugu dartay Always dhiig

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 21. 08. 2024

Komentáře • 129

  • @fatmaxuseenmohamed4416
    @fatmaxuseenmohamed4416 Před 2 měsíci +10

    😢😢😢😢😢😢 acuudu bilaahi mina sheydhan rajiim xasbuna Allah wa nicma wakiil

  • @briize-sh3sf
    @briize-sh3sf Před 2 měsíci +7

    Walahi waa wax laga naxo somaliyeey ku cimro qaata dib maydun u amini naag shaqala ah xasbunallah wanicmal wakiil

  • @farhiaali3873
    @farhiaali3873 Před 2 měsíci +11

    Waa istaahilaan ayagooo qaxootinimo meel walabo ku jooga ayee shaqaalo raadinaayaan Meeye ayaga karasadaan cuntad

    • @fertunali1007
      @fertunali1007 Před 2 měsíci

      😂😂😂😂 waxan dhihi lahaa ayad tiri

  • @feyrussiad9549
    @feyrussiad9549 Před 2 měsíci

    subxaanallah, sidee somaalidu ugu ogolaadaan in cunta kariska ay ku aaminaan anjaanab sidan u cadowsan

  • @degan4
    @degan4 Před 2 měsíci +11

    Yaa soomali aamini karo qof is cadaysay oo wejigeeda qarinayso ayaa fiidiwga iska soo duubtay

  • @asdasde6050
    @asdasde6050 Před 2 měsíci +1

    Subject.xaanalaah.waxaan.maglay
    Hada.kahor.mid.cuntada.ugudartay
    Kaddish.ee.soomaliyay.iskailaliya
    Canadian.adinka.karsada.caafimaad.kiina.ogaada.shagaale.aamin.malaha

  • @aminasadisufi6931
    @aminasadisufi6931 Před dnem

    Nagaha somali da wahsi ayaa dilay Wan ka xumahay nag shalo ma amini Mar naba

  • @faizaabdi4630
    @faizaabdi4630 Před měsícem

    Waa nago kebray oo shaqaaloqabsatay urub hayemaadaan

  • @SuadOsmanMohamed
    @SuadOsmanMohamed Před měsícem

    Walaalow lambarkaaga sheeg anaa lacag kuuso diraayo

  • @nasraibrahim465
    @nasraibrahim465 Před 2 měsíci +2

    Subxanallah cadowtinimo saan uwey ma arkin waa sun iyo jeermis isugudarty

  • @abdulkadirsheikhmohamed5
    @abdulkadirsheikhmohamed5 Před měsícem

    Naagaha kashaqeeyo eastleigh 90 PC boqolkibo sagaashan was reer Uganda o aad said u ah.Wexeeyka yimaadan magaalo la Soho Mbale o xadka ujirto hal isaac. Kuwa reer keenya weyfican within xaasid masha naagahas

  • @mandeqomar7713
    @mandeqomar7713 Před 2 měsíci +4

    Nagaha Somaliyed damirtoda wey dhimatay ee ragoow shaqalada gurigiina kabiriya😊

  • @fadumojama5716
    @fadumojama5716 Před 2 měsíci +1

    🍓🍊❤️‍🩹 Somaliyeey Xaylka haweenka waa lagu dhintaa. Anigaa la kulmay dad sanado cusbitaal u galay . Si silicana uga badbaadey.taqaadiirtunabu sheegtay. Waana xaalad aad u qalafsan.

  • @jujuqoolif4517
    @jujuqoolif4517 Před 2 měsíci +3

    Naagtanu Waa naag cad ma ahan Kenyan

  • @fartun9503
    @fartun9503 Před 2 měsíci +1

    insha Allah 👍

  • @z-1il
    @z-1il Před 2 měsíci +6

    Wa mama amukeni mfanye kazi yenu wacheni kuandika wafanyakazi watawauwa.

  • @fadumoali4700
    @fadumoali4700 Před 2 měsíci +3

    Kenya iyadoo dhan ayaaba cabsi cabsi ah allow naxafid gabar soomaali ah ha idiin caawiso kenyaatiga is ka daaya u ma maleenaayo gabdhaheena somaliyed iney ku fakiri karaa iyagaana u baahan lacagtaas

  • @user-bf8oj2pb4b
    @user-bf8oj2pb4b Před 2 měsíci

    Naagtan waxay uegtahay soomaali

  • @khadarfarah1562
    @khadarfarah1562 Před 2 měsíci

    Jazakalahu khayran brother keep going 💪 🙏

  • @rahmomahamud1642
    @rahmomahamud1642 Před 2 měsíci +1

    Wa xasid

  • @CarfiAbdi
    @CarfiAbdi Před 2 měsíci

    Wajigeeda natus reerka sun baysiisay naagtaasi waa cadow nagaha shaqalaha subaxanalaah naagaha aminaya kadaran akhas

  • @aliyamustafa8466
    @aliyamustafa8466 Před 2 měsíci

    Subahan Allah

  • @fartun9503
    @fartun9503 Před 2 měsíci +1

    Subxaaaana Allah

  • @cabdiqadiriya4718
    @cabdiqadiriya4718 Před 2 měsíci

    Naagaha somalida ah ee naagaha kenyan ka ah uyeedha naya

  • @Fatumaibrahim-cf9wb
    @Fatumaibrahim-cf9wb Před 2 měsíci

    Nagtan wa somali

  • @bellahaji9884
    @bellahaji9884 Před 2 měsíci +1

    Subxanallah

  • @haachannel8793
    @haachannel8793 Před 2 měsíci

    Gabadhan Kenyan maahan gabar somali vedio inyar iskadubeyso waayo walaloŵ albabka haufurin dadkan wax kabadan ayey sameyan lkn

  • @user-ef1lv5qk7b
    @user-ef1lv5qk7b Před 2 měsíci

    somalay cawanma yaa arkay cc kamira gamcaha bashaysa Allah irsaqad xalala waydiiso

  • @sucaadomaxamed256
    @sucaadomaxamed256 Před 2 měsíci

    dhiiga alwayska dhan buuxiyey waa maxay malaha isagoo cusub ayay vimto lagu shubay ee xaqiiqo hala soo bandhigo wali xaqiiqo waaye lama dhihi karo inkastoo shaqaale cuntadayda ku aamnin xataa dhar dhaqista waayo daahirinta dharka ayaaa ku adag marka qalabka jikada iyo guriga dhan oo kuu fududenayo soo iibso howshana adigu kala tuuro khalaas 13nin anoo cunto iyo dharba udhaqaya baan diiday shaqaale lkn markaas dahaarada iyo tuugo nimo uga cabsanayey lkn hhh ha igu daysanina waayo iminka waxba maqabankaro howshii guriga waanba ku xanuunsanayaa hadaanan waxba qabanayna waan fcnhy yaaab

  • @user-cw4wo6fo7x
    @user-cw4wo6fo7x Před 2 měsíci

    Xumaanta lama faafiyo waa laqariyaa ilaahay ka cabso

  • @saabrinabdi6330
    @saabrinabdi6330 Před 2 měsíci

    😱😱😱😱😱😱😱😱😱😱😱😱😱😱

  • @anabmohamed6965
    @anabmohamed6965 Před 2 měsíci

    Uf wlhi naag Somali ah xitaa cunto iima karineyso madoiw iska dhaafe

  • @sacdiyoxaaji1271
    @sacdiyoxaaji1271 Před měsícem

    Sidee daba shaqaalaha nuucuu doono ha ahadee maa ha dad wanag San mar ka waxaa qal dan oo raba in wasaqda in eey cunaan raba waa dad ka adeeg sanaya dadka nuucaas ah war umadaan waa xaasidiin meel kas too jogaan ani maba jec li naak shaqaalaa anon ku ar kin waxaas ayaan ba ya shakira gac maheeda 😂😂😂😂 allow naga xafid

  • @user-li4mb3iq1l
    @user-li4mb3iq1l Před 2 měsíci +3

    gacmahani maba aha madow e waa jiliiin e alle kacabsigu habato

    • @sucdiosman8337
      @sucdiosman8337 Před 2 měsíci +1

      Walal Alle kacabsi haduu jiro mau maleen laheed qof wax uusan hubin ama uu goob joog u eheen inuu sii faafin lahaa. Waayo waa la fahmi karaa video yoowgan ma,ahan mid cc camera duubtey waa video mobile lagu duubey waa qof is duubaayo makula tahay naag denbi geleeso ineey is duubi.

    • @samiraamira-xo4wg
      @samiraamira-xo4wg Před 2 měsíci +3

      wlhy wixii aan dhihilahaa ayaad tiri"" waxaan waa been gacmahan waa dumarka somaliyed oo raaxada wax ku cuna gacmahood" alweyskana dhiigga hilibkan ayaa lagu rug rugay" ninkaan iyo naagahan waxyaabaha beenta ah soo dhigaya baraha bulshada hanaga dhaafaan"" YAAHUYE BEEN BADANAA NINKU MAR DAMBE MABA FIIRSANAYO QUBXIGIISA 😅😅😅😅😅

    • @xawomohamed1621
      @xawomohamed1621 Před 2 měsíci

      @@samiraamira-xo4wg kkkkkkk qubxi

  • @AminaAhmed999
    @AminaAhmed999 Před 2 měsíci

    she is not a Kenyan women. she is somali look at her hands

  • @bardehanad4919
    @bardehanad4919 Před 2 měsíci +2

    Filmkaan adinka ayaa sameeyey. Haday run Tahay, maxaa gacamaha keliya ugu qabateen qofta inteeda kale ma muujisid.
    Waa been aad "view" Ku raadineysaan. Xitaa haday run naagaha guryahooda dhaqan waayey ee dadka masaakiinta ah shilimaadka Kooban dadku 24 saac ugu shaqeynayaa waa Ku haboon yahiin in wasakh la cunsuiyo. Baahiyo haar ah miyey qabtaan, maxaa loogu shaqeynayaa?
    Haday u gaadhay oo ay lacag heysaan may makiinadah dharka iyo alaabta dhaqan soo iibsadaan?

  • @amiirafamilyyoutube7494
    @amiirafamilyyoutube7494 Před 2 měsíci +1

    Kenya inan uso guuran rabay lkin hada waba iga bes bisinko burdaha

  • @fartun9503
    @fartun9503 Před 2 měsíci

    Subxaaana Allah

  • @Usern134-h4g
    @Usern134-h4g Před 2 měsíci

    Allahu manajena😲😲

  • @user-ff2xw5dp9x
    @user-ff2xw5dp9x Před 2 měsíci +3

    🤮🤢 watching that making my stomach sick 🤢

  • @hawaartanhusein7618
    @hawaartanhusein7618 Před 2 měsíci

    Subxanalaah

  • @muhammedhassan418
    @muhammedhassan418 Před 2 měsíci +1

    Hhhh waaa naag somali wlhi gacmahaas waaa xalimo gacmo nocaas naag kenyan malahn😂

  • @Rimj-ur4be
    @Rimj-ur4be Před 2 měsíci

    Inta aamin in lacaado khadaamoyinka africanta Kenyatta iyo Ethiopia like Saar 👉🏻 inta neceb handhaqankooda

  • @Rimj-ur4be
    @Rimj-ur4be Před 2 měsíci

    Somalida 80sten waxaanlabadhaareyey in eraan garan Xaqooda caqlixumo. Qof. Zaaide ah ee cadow ah dadka u arko in lacewbeenayo😂😂😂 waayaab doqon

  • @fartun9503
    @fartun9503 Před 2 měsíci

    wa Runta Brother 👍

  • @Shadow19914
    @Shadow19914 Před 2 měsíci

    2 mahahi laken walalay somali jooga Allah xafida

  • @user-wi2mq4gm7i
    @user-wi2mq4gm7i Před 2 měsíci

    Kasi yako ni nzuri

  • @warsanfarah9582
    @warsanfarah9582 Před 2 měsíci

    Saad fiyuus ugu hesho inaad adigu soo diyaarisay malaga yaabaaaaa??,???????????,?

  • @aminasadisufi6931
    @aminasadisufi6931 Před dnem

    Asc

  • @Imaan92546
    @Imaan92546 Před 2 měsíci

    Gabadha Somaali mey shaqaalu ka dhigtaa Markey u yeranaya an nagaha kenyati amaba etobiyan wasaqdoda

  • @user-fu3kl7hg1o
    @user-fu3kl7hg1o Před 2 měsíci

    Waaba haday naagkale cunto iikariso 😂😂😂 aduunka gacabtayda ayaan aaminaa qofkale maba aamino aubhanallah naagtii lasumeeyo ayday utalaa ee caruurta masaakiinta ah allaw hooyadaa caqliga yar ubixi aabaha dhalay so uu ubadbaadiyo

  • @dekaosman7483
    @dekaosman7483 Před 2 měsíci

    Gacmahas ma aha naag kenyan 🇰🇪 ah lkn Waxas iyo wax ka daran we sameyayn , lkn qofkan wu is qariyay cc gacmo bes mee dubta macnaha

  • @lulahmed4611
    @lulahmed4611 Před 2 měsíci

    Yaa ALA Ku waan sheeratad nagabadabadi

  • @ayanhussein4279
    @ayanhussein4279 Před 2 měsíci +1

    Qoftan haday familka lacuntayso waxaas ma sameeyseen. Dhaqaaleeya dadka guryaha idiin jooga, waxaan la colaysan bay ka mid yihiin

  • @user-pb1bm8gk3l
    @user-pb1bm8gk3l Před 2 měsíci +1

    😢😢😢😢

  • @z-1il
    @z-1il Před 2 měsíci

    Subhanallah 😢😢😢

    • @safiyowarsame50
      @safiyowarsame50 Před 2 měsíci

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🇺🇳🇺🇳🇺🇳🇺🇳🇺🇳🍓🍓❤️❤️❤️❤️🍊💕🍊

  • @fartun9503
    @fartun9503 Před 2 měsíci

    Taaan xaasiid wahye

  • @farhiamohamedyuusuf2492
    @farhiamohamedyuusuf2492 Před 2 měsíci

    Yaahuu

  • @fadumoselemennjjhkkkkjh7339
    @fadumoselemennjjhkkkkjh7339 Před 2 měsíci

    Somali cadow badan bey qaban ayagana wa isku cadow waxa cadow iskaga dhigay cadowgoda kuwas baa isku diray Somali sidas u cadowga ah

  • @mamaaasiyo7315
    @mamaaasiyo7315 Před 2 měsíci

    Yaa kadunabay

  • @AhmedJigga
    @AhmedJigga Před 2 měsíci +2

    Gabadh Soomaaliyeed Caafimaad Qabta Sodonka Iyo Afartan Sano U Dhaxaysa Ugu Badnaan Sedex ilmo Haysato Ama Shan Ay Qaar Koreen Odaygii La Joogin Haday Tidhaah Shaqaalo Kenyan Ah Baan Qabsanayaa Habartaa U Sheeg Baan Leeyahay Xayd Baad Sheegaysaa Ee Ilaahow May Xaar Kuu Kariso......................................Muwaadin Gabadhaa Soomaaliyeed Habeen Oo Dhan TikTok Bay Fadhidaa Maalin Oo Dhan Way Hurudaa....................................................Wa Laahu Aclam.

    • @ajkovic914
      @ajkovic914 Před 2 měsíci +1

      Wa xaqiiqda indhaha la iska tirayo. Gabar dhalinyaro ah o cafimad qabta aya arkysa iyado iska jiifta hbn iyo maalin, o waxkasta shaqaale faraha u galisay. Hadhowna cayil iyo foolxumo ka qaaday. Gabar kasta marki la guursado cayil iyo foolxumo mxa u keena wa sual iswaydin mudan

  • @somalicookingculture4014
    @somalicookingculture4014 Před 2 měsíci

    No qofkani waa qof cadaan ah. ?????????

  • @fmg63772
    @fmg63772 Před 2 měsíci

    Walal soomali meel kaste saasay oogu dayacanyihiin itooobiya sasay shaqaalayaasha caruurtooda madaxa ooga garaacaan iyagiina aroos iyo naag kale gurigeed ayay caacda hayaan waar allaah ha bad badiyo ummadan meel ayaa loo wataaye

  • @sacdiyaomar4726
    @sacdiyaomar4726 Před 2 měsíci

    Yaa aalllh yaaraxman sharkoda naga haaay nagahan waxoda lama qadan karo kolba aniga so dhoweyni myoo waxan

  • @ZakariyaAbdille
    @ZakariyaAbdille Před 2 měsíci

    Subxaanalaah

  • @qafijohirsi7662
    @qafijohirsi7662 Před 2 měsíci

    Warwaxaanu waabeen waayo cameradu sinka gacmaha basa duubeysa maxeytahay weydhicikartaa arinkaan lkn tan run uma ska

  • @fartun9503
    @fartun9503 Před 2 měsíci +1

    wcs wlc Brother 🙏🙏🙏👍👍👍👍👍

  • @umuahmed4253
    @umuahmed4253 Před 2 měsíci

    Ani waxaan oran lahaa nimanka somaliyed guryihiina shaqaale ha u ogolaanina haday xaasku jilicsan tahayn idinku caawiya, hadii kle #always weelka hala idin kugu dhaqdo

  • @halimohmohamed420
    @halimohmohamed420 Před 2 měsíci

    Naagaha loo shaqeynaayo naafo miyaa mey cunadoo karsadaan

  • @bongasasa3895
    @bongasasa3895 Před 2 měsíci

    Mac sokor idinkaa cadaw soo xareystay! Alabtiina dhaqda! Walaahi lazinimada aan kusoo arkay kenya ani yaa la yabay!

  • @Hamdi432-qe3xg
    @Hamdi432-qe3xg Před 2 měsíci +1

    Waxan marun ba😢

  • @Inasuldan1235
    @Inasuldan1235 Před 2 měsíci

    Cooc😮

  • @naimaali1294
    @naimaali1294 Před 2 měsíci +3

    Fake news!!!!!!!!!!!!!
    Naagta soo tebisay sheekaka ayaa sameysay si ay lacag ugu hesho bal usii fiirso gacmaha wax dhaqaya waa gacmo soomaali midda kale maxaa kaamarada kubeegay only one spot meeh wajigeeda sow ma’aheen jikada oodhan in ay muuqato 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
    Sidan lacag laguma doono cududuhu waa cudud somali oo weliba baati wadata. Subxaanalaah

  • @umusumaya-mq5ms
    @umusumaya-mq5ms Před 2 měsíci

    Waxaa laga yaabaa iney aydhis qabto magaalaa muslim ixsaan u sameyneysa

  • @maryamahmed9625
    @maryamahmed9625 Před 2 měsíci

    Bisinka

  • @freuhassan8175
    @freuhassan8175 Před 2 měsíci

    Natada xarsh u heysa ina shaqada kubata rabtaa ee wxa dhahda shaqeyso anaga waxas noguma shegeen kartide 😂😂😂

  • @zeytunnur9494
    @zeytunnur9494 Před 2 měsíci +1

    Cc camera ma ahn beenta jooji

  • @Israa-fj5xj
    @Israa-fj5xj Před 2 měsíci

    Shekadii baba jey ma noo kentay naagtan camerada waba laga dubaya gormee cc camera qabatay somalida wax ay soo geliyan youtop aa kaso haray war arsaaq kale alle haku siiyo

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc Před 2 měsíci +1

    Waxay xaasidnuyahiinb dalkooda ayay kuciriiriyeen shacabka kenia marabaan somaali. Somaali waxaa haya inkaartii dalkooda oo ayblajoogi lahayen qaraabo ,dadsomali ah oo deris ah naagta maqaldana ee waxaa qaldan naagaha iyo qoysaska somali ee kenia

  • @lulali8651
    @lulali8651 Před 2 měsíci +1

    Uuf uuf somalida naagahooda shaqalaha waxa ugu yar eey ku sameeyan Canada dhan beey cuunaan waa tuugo .

  • @afnaanmohamed9765
    @afnaanmohamed9765 Před 2 měsíci

    Naagtii dhahda anty cunto iikari saan Lee udambayso

  • @NastehoAwale
    @NastehoAwale Před 2 měsíci

    🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮SubxaanaAllaah SubxaanaAllaah

  • @fartunnairobigoldjewellery4550

    Xasbunalaah wanicmalwakiil/ wayaabe maxaykahelaysa xaasidnimadaan

  • @fatushelmi3554
    @fatushelmi3554 Před 2 měsíci

    Alx awal ba waligey wa necbay iney ii sheqeso uf

  • @fmg63772
    @fmg63772 Před 2 měsíci

    Sideedaba shaqaale soomali xitaa haday tahay faa iido maleh ee naag walbooy gurigaaga ku filnoow yaahuu

  • @najma649
    @najma649 Před 2 měsíci

    inkaar Allaha ku rido cudurbay ku ridaysaa

  • @fertunali1007
    @fertunali1007 Před 2 měsíci

    Naagta hadey kenyan tahay wajigeeda ayaa laso sari lahay kamiro hadey kor ka qaban lehed meel kuxiran gacmo bes nalama tusen ee waa somaali nagta wax sas yeleyso weyna ugu tala gashay iney isqariso oo sas wax yeesho ee danbiga iska dhaaf : mida kale seed naag islamed cunto ugu aamineysaa dadka naf adkaa

  • @SafaanaChannel1
    @SafaanaChannel1 Před 2 měsíci

    Wajigeda maxaa loo qariyay

  • @FaadumoFaarax-wc2gs
    @FaadumoFaarax-wc2gs Před 2 měsíci

    Subxalaha 😪😂

  • @sadam1318
    @sadam1318 Před 2 měsíci

    wixii ku nacaayo waa wax waalan

  • @Rimj-ur4be
    @Rimj-ur4be Před 2 měsíci +4

    I dislike the this video because you are not showing the khadaamada Kenyatiga

  • @user-vf8pg2ul9w
    @user-vf8pg2ul9w Před 2 měsíci

    Wey kufucantahay aniga nag umabahni

  • @fatimahassan6138
    @fatimahassan6138 Před 2 měsíci +1

    Abowe nagtan wa Somalië sifican oa jeedno wa been

  • @muhammedhassan418
    @muhammedhassan418 Před 2 měsíci

    Kadaab Ben badan Cameron sidaas la iskugu so dhawenayo waligay ma arkin been views lagu radinaa😅😅😅

  • @user-vu8uy1fd9g
    @user-vu8uy1fd9g Před 2 měsíci

    Aq aq aq aq subxana llah

  • @Xalimo421
    @Xalimo421 Před 2 měsíci +1

    Aniga been iney thy an u maleyna.Yaaa hubo in ay thy naag kenyan ah? Dad ka nixin kaliyaan umaleyna ama in Vidiyowgan la fiirsado.Wa qalad in adigo awoodo cunto lagu kariyo waliba ajnabi. Lakin waxan wa been.Wajiga ma arkin maxa cadeyn ah in ay run thy.

  • @umushuraim6426
    @umushuraim6426 Před 2 měsíci

    Waxan.waa.jiliin.waayo.gacmaha.madow.uma.eko

  • @user-he6jg9rv5u
    @user-he6jg9rv5u Před 2 měsíci

    Soomaali wadankey kuqaxen shacabkisi ishaqee wasida yeey suunkusin

  • @najma649
    @najma649 Před 2 měsíci

    gabdhow shaqaysta inta cuduro halis ah inta ladin ku ridilahaa cidno ayey idiin shaqayn

  • @hodandahir8111
    @hodandahir8111 Před 2 měsíci

    Sheekadan ilahay ba og run iyo been waxa tahy Somali hada jiran waxa kasta waxa ka radiyan lacagta