Ninkeygii Mudo Shan & Toban Sano ayuu isilcinaye Marku ifuray kidib habenki ayuu imada isago mas ah

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 21. 08. 2024

Komentáře • 20

  • @Inasuldan1235
    @Inasuldan1235 Před 2 měsíci +5

    Gabadha suuratul baqarah ha akhrisato ayadaa saaxiriinta iyo shayaadiintaba ka adage

  • @user-de7bv1ec4n
    @user-de7bv1ec4n Před 2 měsíci

    Amiin amiin Allah ku cafiyo cafimad taam

  • @user-ly3ke7pn3u
    @user-ly3ke7pn3u Před 2 měsíci +1

    Wllhi wa dhibato qarib ah alle haka dulqado dhibatada lkn suratul baqara ha lasimto wllhi dhib dabe arki meydi alle habariso o baryada alle haku dadasho qof alle barya dhibato arki meyso insh allah

  • @safiyowarsame50
    @safiyowarsame50 Před 2 měsíci +2

    WAASAA XIR. SUBXAANALAAH
    QURAAN. SAARBEY. UBAAHANTAHAY.
    ILAAH. HAYOOW. SAAXIRKAASKAQABOMISKUIBTAAS

  • @zahraibrahim8637
    @zahraibrahim8637 Před 2 měsíci +1

    Waa jin am saaxir quraan badan badan haysi Sarto ilaahay ha kaa qabto sharkiisa

  • @HaaruunAbdulRazak-mf2lp
    @HaaruunAbdulRazak-mf2lp Před 2 měsíci

    AALLAHU WLLSHE CAFIYO AAMIIN

  • @HaaruunAbdulRazak-mf2lp
    @HaaruunAbdulRazak-mf2lp Před 2 měsíci

    AALLAHU AAMIIN WLLKE

  • @abdifarah3545
    @abdifarah3545 Před 2 měsíci

    Beeeeloow

  • @NajaxMohamed-bc9ed
    @NajaxMohamed-bc9ed Před 2 měsíci

    Ninku waa sheydan iscilaaji ilaahow caafimaad kusii

  • @fadmaahmed2315
    @fadmaahmed2315 Před 2 měsíci

    Allah ha ku xifdiyo walaal , Quraan akhriso markad sexanay siid Quraan isasar , Subxana laah subxana laah wa qiso xanuun badan ???

  • @felisabdi3794
    @felisabdi3794 Před 2 měsíci

    Horta Illaaheybaan ka magan galeynaa what oo shar oo dhan lkn waxey u egtahey in la sixrey waana iney cumimada u tagtaa hana alharisato Suuratul baqara maalin walba, Illaahey baa ka qaado musiibadan, aamiin , Allaahu Aclam

  • @Xalimo421
    @Xalimo421 Před 2 měsíci

    Sideey sheegeyso hadey run thy,Ilaahey ha ka qabto cadowgaas dhibayo.Farxad iyo degenaan ayan Ilaahay u weydiiyay,Aamiin.Anaga na Ilaahayow naga xafid shar oo dhan noockastaaba ha ahaate,Anaga iyo intaan jecel nhy iyo intii muslim ah iyo intii daacad ah,Aamin ya Allaah.

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs Před 2 měsíci

    wa sixir xun

  • @highhigh7476
    @highhigh7476 Před 2 měsíci

    Waa Sheeka somaliyed

  • @user-jj7sc7xk7r
    @user-jj7sc7xk7r Před 2 měsíci

    😅😅😅😅😅😢😢😢😢

  • @abdifarah3545
    @abdifarah3545 Před 2 měsíci

    No sheekada qalad badan baa ku jira mar waxad leedahay wuu la baxsaday marna waxad leedahay wa loo guri geeyey oo miyaan gabadha ehelkeeda wareysanenin iyo sidii loo qafashay in ay rabto iyo in ayna rabin wa sheeko been ah ee riwayada nagala kor tag

  • @qadarfilqe
    @qadarfilqe Před 2 měsíci

    Way cadahay shekadaaas.... Ninkas saxir buu adegsanayaa..... Alle hakaqabto...... Teeda labaad quran isa saar dheh walal....iyo adkaarta subixi iyo galabtii ha akhriso.... Allahii kabadbaadshay ayaa kuxfidini.... Istiqfar iyo saliga badi walal...

  • @diiriyeali1073
    @diiriyeali1073 Před 2 měsíci

    BEEN BADANAA WAX WALBA LACAGAA LAGA RAADINAAYAA. SOMALI QIYAALI ISUGU SHEEKEYSAA YURUB IYO AMEERICA GABDHAHA JOOGA MUXU UGU DHICI WAAYEY QIYAALIGAAN. KAN ISAGA WAXAN UMADA U SOO JEEDINAAYAA KA XAYAWAANSAN. WARYA SHAQO TAG WAXAAN SHAQO MAAHANE.

  • @shuceybadam
    @shuceybadam Před 2 měsíci

    Beenaale tuug ah