WAR DAG DAG AH XAAFADA ISLII OO CABSI XOOG LEH KAJIRTO FADLAN GURIGAGA HAKASOO BIXIN BIRI HADII KALE

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 23. 06. 2024

Komentáře • 14

  • @user-bz2qf7vl5o
    @user-bz2qf7vl5o Před 19 dny

    Walee waa run Alahu Akbar

  • @ashaoali8020
    @ashaoali8020 Před 21 dnem +2

    Wiilka aan eedada u agay oo walaalkey dhalay 24 hours halmar ayuu qadeeyjirey woxoow kushaeynaayey 24 saac halmar oo qado ah hadana madha,Allah woxoow kamidyahay dadka Kenya jooga oo hantidaleh hadiiba dad bini Adam ah nolosha ale utoosiyey masha,Allah.

  • @user-bz2qf7vl5o
    @user-bz2qf7vl5o Před 19 dny

    Somali hadaa nahay waa waxa dhibaatadu noogubadantahay war dadka looshaqeeyow ilahay kacabsada subxanalah 😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q Před 21 dnem +2

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q Před 21 dnem +2

    Wcs walalkey allxmduliilh allxmduliilh i know lkn somalid wax ma malyan subxanllh subxanllh yaab

  • @mohamednur1696
    @mohamednur1696 Před 21 dnem +1

    IRXAMUU MAN FIL ARDI YARXAMUKUM MAN FISAMAA'U NAXARIISTA WIXII DHULKA IDIN LA JOOGA ALLAAH AYAA IDIIN NAXARIISANAYEE,WAA XADIIS ,XADIIS KALE MAN LAA YARXAM LAA YURXAM ,QOFKA AAN NAXARIISAN ISAGANA LOOMA NAXARIISTO BIL MACNAA ISAGANA ALLAAH UMA NAXARIISTO IYO UMADDIISUBA ❤😂

  • @bongasasa3895
    @bongasasa3895 Před 21 dnem +2

    Somali waa isjeceshahay ka gudub! Yaan laguu dholo caseen! Keep them at bay!

  • @hawobashir838
    @hawobashir838 Před 20 dny

    Somali ayada baa faylaha is jaray waligod cadaw bay isku yihiin alle ha walaleyo

  • @muhaabooco8246
    @muhaabooco8246 Před 21 dnem +2

    Dadka beenta kadaaa anaajogee waxne kamajiraane yahuuu

  • @Cabdulaahi875
    @Cabdulaahi875 Před 21 dnem +1

    Been maad sheegin sxb

  • @abdirashidjante678
    @abdirashidjante678 Před 20 dny

    Warmeeshaasa haka tagaana waa meel waxaa joogay 15 sano kataga meeshaasa

  • @abdullahiibrahim2674
    @abdullahiibrahim2674 Před 20 dny

    Subhanallaah allaahu akbar wiilku waa runtii somaaliyeey dhankasta???waqti hore ayaa iigu danbaysay easleigh nairobi...waxaan tagey sanadkii dhamaadey bilihii udanbeeyey.
    Ďdka somaalida ee dadka somaalida ushaqeeya haday kuu waramaan noloshooda waad ilmaynaysaa really..week kasta 7 beri oo shaqo ah oo lanasanynin iyo lacag aad uyar oo bishii lasiiyo
    Waxaa kadaran waxay dhaheen hadaad hal maalin xanuusato..waxaa lagu dhahayaa beri hasoo shaqo tegin..balse waa jiraan dad alle cabsi kujiro oo dadka ushaqeeya xaqooda iska ilaaliya..balse mabadna
    Waxa ugu daran ee dadku kacabanayaan waa 1..ganacsatada iyo 2...culumada hantida leh qaarkood.

  • @OmarMohamed-db3iy
    @OmarMohamed-db3iy Před 20 dny

    maxaa islii ka jiro saxiib?
    hadalka waad nagu dheereysay.
    waxaas waxwayne ma ahaan 1991 ilaa 1997 ayaan ku noolan.

  • @munahussein9687
    @munahussein9687 Před 20 dny

    Somali xolohode iyo naftodaba wey dayacanyayin wale wa lo yaaba