Kenya Oo meshii ugu xumeyd mareysa Dad hilibkooda Cad cad loo jar jaray kadibna Jawan lagu guray muq

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 21. 08. 2024

Komentáře • 42

  • @user-oo2tf3ji3v
    @user-oo2tf3ji3v Před měsícem +1

    Subxanalallah allow part 3 nosogali kenya banta

  • @faadumaabdulle5876
    @faadumaabdulle5876 Před měsícem

    Allahu makafiina sharahum xasbiya llaaah wanicmal wakiil

  • @ibrahimhusien9350
    @ibrahimhusien9350 Před měsícem

    Wcs mahad. Sanid. Sxb. Ilaah. Ha. Dajiyo. Xaalada. Kenya.

  • @JamalYasin-kk4pk
    @JamalYasin-kk4pk Před měsícem +1

    Subhanallah

  • @IRIR-SAMAALE_114
    @IRIR-SAMAALE_114 Před měsícem +1

    Soomaaliyeey dhulkiina u guura...
    Ku dhaqda, ku dhista, kuna dhinta. .
    Soomaali qurbo jeceleey haddii kale sii guura ilaa juuj wamaa juuj aad la degtaan...

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 Před měsícem +2

    iLaahay.Ha.UNaxariisto..Dhamaan.Tood

  • @ahmadhasan255
    @ahmadhasan255 Před měsícem

    Wiilkan warkiisa sax mahan

  • @abdallajaceloow9470
    @abdallajaceloow9470 Před měsícem

    Xalay anagaa ilaa 11 habenimo mary waxba kama dhicin islii ilaa manta sxboo

  • @fartun9503
    @fartun9503 Před měsícem +1

    Ya Allah

  • @fartun9503
    @fartun9503 Před měsícem +1

    wcs wlc Brother 🙏👍👍

  • @barkhadhasan1870
    @barkhadhasan1870 Před měsícem +1

    Inaad war run ah noo sheegto mxd ku diidady

  • @user-sy9jx2mk1c
    @user-sy9jx2mk1c Před měsícem

    سبحان الله ة

  • @user-vq7ir2vu2v
    @user-vq7ir2vu2v Před měsícem

    Subxanallah xubxanallah 😱😱😱. Allow nosahal shartodana nagasamata bixi
    Yarabi 🤲 yarabi 😱😱

  • @khadraali8373
    @khadraali8373 Před měsícem +1

    Kenya waxay ahayd dal iyo dad lalanoolaankaro Corporation ka mahee lkn Somalida waluguxanaaqi doona maxayelay dadka Hawiyaha malahan nidaam, nadaafad kaladanbayn wa dad aad u indho adag musuqbadan iskayaaca waxbo mabartan makala danbeeyaan meeshay tagaanba Somalida somacad xumo iyo socod daray kudilan

    • @IRIR-SAMAALE_114
      @IRIR-SAMAALE_114 Před měsícem +1

      @@khadraali8373 Cudur Hawiye weyne ayaa ku hayo laakiin waa lagaa daawey ayaa nacasyaheey qurunka ah..
      Nairobi ma adigaa leh, waxaa u hadal eg tahay qoloda yemen laga soo tarxiilay ee doonta la soo caarisay...

  • @user-lz1kf3lj3z
    @user-lz1kf3lj3z Před měsícem

    ❤❤❤❤❤❤😂😂😂

  • @fartun9503
    @fartun9503 Před měsícem +1

    why

  • @fartun9503
    @fartun9503 Před měsícem +1

    😢😢😢😢😢

  • @fartunkeynaan3781
    @fartunkeynaan3781 Před měsícem

    Anagaa joogna neirobi dadka lajarjaray waa 42 qof

  • @mahdiyamaxamuud4789
    @mahdiyamaxamuud4789 Před měsícem +3

    lkn wll warkaaga waxaan ka aamin baxay maalintaad dhahday maria stops bay waxaas ka dhaceen waa meel aan degenahay oo xataa 2 dooro isku dagaalin

    • @kamal171
      @kamal171 Před měsícem

      Sixun wax usheeg sixir waa kadaran yahay

  • @SaacidnoorMohamodYusufsa-gc9nq

    ka guura

  • @abdig2533
    @abdig2533 Před měsícem

    $10 nice somali meat cad naadif

  • @ahmadhasan255
    @ahmadhasan255 Před měsícem

    Waa gaalo

  • @ahmadhasan255
    @ahmadhasan255 Před měsícem

    42 dumar waxaana dilay nin 33 jir ah wax somali ah kuma jiraan waa la soo qabtay ninkii dilay

  • @malakaaay
    @malakaaay Před měsícem +3

    simalidu kenyan maaha??? maxaa kakala wadaa som iyo ken??? 😡😡😡😡😡 maa tiraahdo somalidii iyo dadkaloo halkaa joogey???? war ma bilaa maskax baa tahay ‼️??? war hadalkaaga waala turjumayaaye somalida hakasoo qaadin qaar aan dalka wax ba ku lahayn???? ⚠️⚠️ oo ka fiirso waxaad soo sheegeyso

  • @user-gb1tn3cn2b
    @user-gb1tn3cn2b Před měsícem

    Waryaa Kenya mawaxaad views kuraadsato noqotay propaganda jooji waliba adoo kunool oo ku gancsada oo caruur kukorsada ayaad isku dayaysaa inaad wadanka aad foolxumeyso afkaga edeb uyeel oysan ahayn sharcigaa lagu marsiin aduunka ma meel wax lagu dilin baa jirta

  • @fartun9503
    @fartun9503 Před měsícem

    Subxaaaana Allah

  • @user-gb1tn3cn2b
    @user-gb1tn3cn2b Před měsícem

    Very cheap man

  • @kamal171
    @kamal171 Před měsícem

    War adiga maxa kasi ah warka siduyahay mad ushegtit nin wayin watat e isku xisho sida aad wax ushegeyso wax uma dhicin

  • @user-cz2px7pz6h
    @user-cz2px7pz6h Před měsícem

    Soomaali wey qaldan yihiin dad dhulkoodii laguladagaalamaayo il. Adakaa soomaali cadaw ayeey gacmahooda ku sameysteen waa mooryaantii xamar

    • @ayannur9480
      @ayannur9480 Před měsícem +2

      Qarar ka jooji. waa la og yahay dad ka Kenya u soo qaxay Kala qaybinta dad ka ma ficno

    • @Aliinaliiban1780
      @Aliinaliiban1780 Před měsícem

      Somali iyagaba dhulkooda lagu haysataa 😮😢
      Kenyaagu maxay ka hayaan muqdisha 😮
      Aamu candhayahay

    • @user-sn5yz7vg8v
      @user-sn5yz7vg8v Před měsícem

      HAWIYE XAARAAN AYEY GASHEEN NAIROBI

    • @Aliinaliiban1780
      @Aliinaliiban1780 Před měsícem

      @@user-sn5yz7vg8v aqligaga hadashay jigjiga xorayn kaga bahan

    • @IRIR-SAMAALE_114
      @IRIR-SAMAALE_114 Před měsícem

      ​@@user-sn5yz7vg8v Cudur Hawiye ayaa kugu dhacay ee cuqdad Hawiye IRIR SAMAALE u dhimo...bi'idniLLAH...
      Adiga waxaa u eg tahay ninkii awoowgii yemen laga soo tarxiilay...kkk

  • @aminamohamed7417
    @aminamohamed7417 Před měsícem

    Asc abowe subxalahi illahey haa dhiga badbadiyo gabdha gabto ilmahaga iyo adi xita mesha iskaga taga yaa lina dilin ina soomaali kaa imato hadana 🇰🇪 kenya jogtan dhaftina badbadiya mesha xamar mahan illahey haa dhiga qado daganka gabdha soomaali illahey haa cafiyo lakin wiilashan illahey haa kaa badbadiyo sorry 😭😭😭😭🥱