MUQAL NAXDIN LEH WIIL SOOMALI AH OO ISKA SOO TURAY DABAQ 24 BIYANO, KENYA OO LAGA GUURAYO

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 22. 06. 2024

Komentáře • 35

  • @rahmaabdi1458
    @rahmaabdi1458 Před 18 dny

    Allahuma aamiin yaa rabi 🤲🤲🤲

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 Před 19 dny

    Hadhalina adiga iyo kuwa kugu racayaba Aamiin yaa Rabbi.

  • @farhiyajamaa7717
    @farhiyajamaa7717 Před 22 dny +2

    Subxanallh Subxanallh hooyo mahan taniy

  • @user-he5oi6up8f
    @user-he5oi6up8f Před 20 dny +1

    Mamada ilmaha ilaga qabto hadii ey walan tahay 😢😢

  • @maryanmohameddirie2043

    Subxana allah. Hooyo ma aha waa qof waalan. Ilama aha in ay dhashay oo ay u tahay hooyo. Subxana allah.
    Wiilka dhintay allaha u naxariisto.

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 Před 19 dny

    Waa qof jiran kuwadawanayana waa kuwo jiran nagta ilmaha halaga qado.

  • @BollinaBolli
    @BollinaBolli Před 16 dny

    Aamiin ya raaaaabi 😢😢😢😢😢

  • @farhiyahhassan6784
    @farhiyahhassan6784 Před 22 dny +1

    Walaal MAXAMAD Waa qof Xanuunsan malaha subxaanalaah

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc Před 22 dny +2

    Xagay degentahay sheedaadaam

  • @samiraamira-xo4wg
    @samiraamira-xo4wg Před 20 dny

    waa dhaan dhaamade" halaga qaado ilmaha saqiirka ah" haa wey jiranthy waayo doqonimo cudur ka weyn ma" jiro 😢😢😢

  • @indhouronindhouron7992
    @indhouronindhouron7992 Před 34 minutami

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @Xalimo421
    @Xalimo421 Před 21 dnem

    😢hooyadaas ma fiyooba ee Dadka yaqaanan ha ka qabtaan Cunugta yar inteeysan nafta dhaafinin.Wiilkan dhintey dabaqa iska tuurey Ilaahey ha u naxariisto😢Ilaahayow cudurada maskaxda ha nagu ridin

  • @sabriincadey2522
    @sabriincadey2522 Před 22 dny +1

    Subxanalah waa yaab 😢😢😢

  • @z-1il
    @z-1il Před 21 dnem

    😢😢😢😢😢

  • @aminaahmed305
    @aminaahmed305 Před 21 dnem

    Subxanallah subxanallah subxanallah subxanallah

  • @mandeqomar7713
    @mandeqomar7713 Před 21 dnem +1

    Dofarta canuga silcineeysa washansi aan kuqadno walalayaloow 😭😭😭😔

  • @maslah345
    @maslah345 Před 22 dny +2

    Ar naagtaan cunuga saqiirka ah silcisay halasoo qabto tan hooyo ma aha naxariis hooyo shuqul iyo shaqa kuma laha tani waa in caruurta laga badbaadiyaa iyadana xabsiga ladhigaa somalay kaca si naagtaasi sharciga loo waafajiyo

  • @z-1il
    @z-1il Před 21 dnem

    Subhanallah 😢

  • @fatmaxuseenmohamed4416
    @fatmaxuseenmohamed4416 Před 21 dnem

    😢😢😢😢😢 subxaanalah

  • @hiboawciise5433
    @hiboawciise5433 Před 18 dny

    Tani hooyo maahee waa habaarqabto naagta ilmaha halaga badbaadiyo wayxanuun santahay naagtan bilaa damiirka ahiye Allaah habadbaadiyo ilmahaa yar

  • @mklsl3663
    @mklsl3663 Před 22 dny +1

    Acudubillaah maxeey cunugta saqiirta ah ey canka uga qanineysaa dadka maxaa ka siya

  • @user-np3mv3cv4v
    @user-np3mv3cv4v Před 19 dny

    Walal waxas oo kale hanoso gudbin.adba uga xumahay waxa cunugta yar lagu sameyay

  • @mahdiyamaxamuud4789
    @mahdiyamaxamuud4789 Před 19 dny

    Naagaha qaarkood haday ninka isku dhacaan waxay ka jaraan caruurta

  • @Som-Hanoolaato
    @Som-Hanoolaato Před 20 dny

    Ufiirsada, markii ay cunugeeda qaniineyso, waxay fiirisey kaamerada, marka wexeeda waali ma ahan ee waa viewers iyo dad raadis.
    Ilmahaas, halagaqaado, haddii ay waalantahay iyo haddiikaleba.
    Mahadsanidiin

  • @indhogeele2723
    @indhogeele2723 Před 22 dny +1

    nagta ilmahayar dhibaatsay washamsi halagu qaado

    • @Som-Hanoolaato
      @Som-Hanoolaato Před 20 dny

      Washamsi, soo Surah QUR’AAN ah ma ahan ?
      Maxaad ugu tusaalo qaadeysa, iney dambi tahay ma ogid miyaa walaal?

  • @cazkaosmaroble7397
    @cazkaosmaroble7397 Před 19 dny

    Aaway canugta yartaa aahaheed

  • @aminahussein-hassan522

    Waxaas been waaye naagwalbo soo caan bax ay is leedahay Subxanalaah dowlada aaway boloska ha xiro😢😢

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 Před 21 dnem

    Waa been cunugta hooyada wax qaniinayo ey iska dhigtay bisbaaskana waa been cunug ilmeynaayo ma arkin. Huhaada naga joojiya.😂

  • @redbatff7331
    @redbatff7331 Před 21 dnem +2

    The social workers must take the child from that woman she must be arrested

  • @ZeinabJimaale-tu3mf
    @ZeinabJimaale-tu3mf Před 12 dny

    Na ma walan tahay gabadha yarta soo adiga madan dhalin miya,taktar walida daweyo radso ma fiyobide

  • @aminahussein-hassan522

    Keynya ha gubato Insha alaah waan ku faraxsanahay😂😂😂❤🇸🇴🇸🇴🇺🇸

  • @mulkiosman7828
    @mulkiosman7828 Před 19 dny

    Naagta Cunugta yar sidaas u galeyso ha la Dillo Nacalada 😡😡😡😡