Muqal Naxdin leh Ganacsade Afar Qof Dilay kadibna Hantidisi ladhacay islii dad badani kudhinteen 😡

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 21. 08. 2024
  • Please Hadii aad kayartahay 18 Years hadawan Muqalkan

Komentáře • 165

  • @fartuunmohamed1062
    @fartuunmohamed1062 Před měsícem +22

    Ninkii fakeri waayo waa loo fakeraa soomaali meel walba ayey hantidooda dhigeen dalkoodii wey burburiyeen ha arkaan maanta waxay yihiin ee aqli ha shaqeeyo guushiina waa midnimadiina iyo wadajirkiina ee Allah ha idin garadsiiyo nimcada dalkooda taal aamiin

    • @Som-Hanoolaato
      @Som-Hanoolaato Před měsícem +2

      Qof wadankiisa neceb majiraan, balse wadanka Soomaaliya waxaa jira alsheydaamadi ee umadda qarxiya, umaddana gaalo uguyeraan,wadankana dibdhigeen ee maxaa talo ah ?
      …..Dab iyo Naar, keebaroon ??🤔 waana wax soomaalida maanta kuwareereen oo noloshooda cariiri galey

    • @fartuunmohamed1062
      @fartuunmohamed1062 Před měsícem

      @@Som-Hanoolaato yaa kuu nabadeynaa aad sugee waa aqli xumo ee wixii cadow ah ee la soo adeegsadey in aad iska qabataan waa inta aqliga u saaxiibka ayaa laga rabaa ee Allah ha idin fahansiiyo aamiin

    • @user-ys1pj7ds9d
      @user-ys1pj7ds9d Před měsícem

      ​@@Som-Hanoolaatoalshabaabku waa la waynaa hadii muqdisho laga raro muuse dadkuu Soo dirsaday

    • @user-ys1pj7ds9d
      @user-ys1pj7ds9d Před měsícem

      ​@@Som-Hanoolaatoalshabaabku waa la waynaa hadii muqdisho laga raro muuse dadkuu Soo dirsaday

  • @mukhtarahmedmohamed5312
    @mukhtarahmedmohamed5312 Před měsícem +12

    Insha Allah one day Somalia 🇸🇴 will be peace ✌️

  • @mohammedpalle5934
    @mohammedpalle5934 Před měsícem +12

    Dhaca iyo boobka Kenya 🇰🇪 ka socda waxa uu iga baajiyeey geedigii iyo maalgashigii aan Nairobi ku sameeyn lahaa this is unacceptable Somalis have right to defend themselves from Canada 🇨🇦

    • @guuldoon1
      @guuldoon1 Před měsícem +1

      Dalkaaga somalia maalgasho

    • @HafsamohammedHafsa-oo8xm
      @HafsamohammedHafsa-oo8xm Před měsícem

      Walaal amni xumada weykajirta melwalbo lkn kenya hadee saan kusii socoto khatar ween kasoo socoto

    • @user-qj4ok4ri7t
      @user-qj4ok4ri7t Před měsícem

      Wll somaliyaaa ka nabad badan ee ka samayso Kenya dadka in lafduunto bilaabeen sida wiikiii engineering kahaa

  • @ummabdallahrqyh511
    @ummabdallahrqyh511 Před měsícem +5

    Geesi Hantidiisa difaacday iga dheh Allow xifdi miskiinka cawaan bu u gacan galay

  • @Inasuldan1235
    @Inasuldan1235 Před měsícem +4

    Waxaan mudaharaad ma aha ee waxa kaliya ee loo socdaa waa sidii somalida loo dhici lahaa hoy somaliyey isku tashada oo xoolihiina iyo naftiinaba difaacda hada waa la idiin soo jeensaday😮
    Bal fiiri ciidankii oo taagan baa alaabtii la guranayaa kamana celinayaa sababtoo ah somali ayaa xoolaha leh 😢

  • @DramaReeles
    @DramaReeles Před měsícem +2

    Soomaaliyey kenyaatigu waxuu usocdaa hantidiina! Tan in aydhacdo weysugaayeen. Ee is ilaaliya Allah ha idin ilaaliyaa❤❤❤❤❤ . Alow ilaali soomaali meel walbey joojto Aamiin Aamiin Aamiin❤❤❤❤

  • @IRIR-SAMAALE_114
    @IRIR-SAMAALE_114 Před měsícem +4

    Soomaali badan ma laha caqli ay ku fekeraan oo mar dhow waxaa arki doontaa iyaga oo u sii guuray Arjantiin iyo Jamaica...
    Soomaaliyeey sii guura ilaa aad la degtaan Juuj wamaa juuj...

    • @user-bp7tr6ze4t
      @user-bp7tr6ze4t Před měsícem +1

      😂😂

    • @SkyStar592
      @SkyStar592 Před měsícem

      Kkkkkkkk
      Juuj wamaa juuj
      Kkkkkk
      Haka raadiyaan Dunida meeshay kaga jiraan
      Ileen Balaayo la dagista Soomaali Baan u Nahaye
      Kkkkkk

  • @mahadiadawe
    @mahadiadawe Před měsícem +3

    wixii cusub nala soo wadaag sxb thanks

  • @fadumoabdi5595
    @fadumoabdi5595 Před měsícem +2

    Dadkeen xaq Allah tuso dad wadaniyiin ah ma ah dhulka shisheye eyey dhisteen ha ka xaaxaabiyaan xoolahood waa la gubay ayaga iyo caruurtood

  • @user-dz4ti5ru8d
    @user-dz4ti5ru8d Před měsícem +1

    Wiilkaan cawad ka qayr badan Allah siiyo qofka in uu difaaco hantidiisa iyo ehelkiisa waa waajib

  • @user-eg5po7xp1j
    @user-eg5po7xp1j Před měsícem +4

    Indadka hantidooda ladhoco dowlada iyo shacabka kenya wey isla ogyihiin

  • @user-bz2qf7vl5o
    @user-bz2qf7vl5o Před měsícem +2

    Walahay waa intixaan somaliyey tashada oo yeydan iska celiya balaayo idinku dhacday waa umad tuugonimo caanku aha waan kacumahay wiilkas hantidiisa ladhacay😢😢😢😢😢😢

  • @hamsehalane7154
    @hamsehalane7154 Před měsícem +2

    Dal aadan lahay waa dareen kujoog😢😢

  • @hassandaher3563
    @hassandaher3563 Před měsícem +1

    Somali wadan ay qoxooti ku tahay maal galisa. Wadangodina qabyaalad qudhina ku bur buriyen. .subxanalaha

  • @kheiramohamud3527
    @kheiramohamud3527 Před měsícem +3

    Beri Mesha dahabka ayey udarsanyihin somaliyey is ilaliya

  • @sahromahamud
    @sahromahamud Před měsícem

    Dal Aadan La Heyn Waa In Laga Ayagaa Soomaaliyeey Wadankiina Ayaa U Baahan In Aad Badbaasataan Xukumadda Aad Toosisataan Hantidiinana Aad Wadankiina Geysataan🇸🇴🙏😭

  • @user-yc3cy1in3f
    @user-yc3cy1in3f Před měsícem +3

    War dadkaan wey is ogyihiin macal askar tooda

  • @fatmaxuseenmohamed4416
    @fatmaxuseenmohamed4416 Před měsícem +4

    😮😮😮😮😮 canshurta wa laga noqdey maxe tahay rabshadaha wadan shacabka amni darada somaliyey police kenya kuma difaacayo weba rabaan in la dhaco somalida waxa socdan wa in cashar laga bartaa laga hor tagaa amniga faraha Ka baxey dowlad kenya ma xakamen karto dadkan wa tuugo haleska dhacsho

  • @januarySl2024
    @januarySl2024 Před měsícem +2

    Tuugtii 33 sanadood Somaalia Italiana soo dhacay ee ku cunsyey, ku dhisanayey ku raaxaysanayey, malasyiinka, bal bilyanada ay soo dhaceen, maanta ayaa iyana tuugtii Kenya ee haraadana ee dil iyo dhac sidii Muuqdisho lagu fasaxay ! Tuug tuug uun baa dhaca !

  • @fordoosabdalla9819
    @fordoosabdalla9819 Před měsícem +2

    Askarta kenya iyagaaba tuugo kale ah ninkiina intey xabsi u wadeen bey hantidiisiina dayaceen tuugo toogo kale jirin dheh.

  • @XXx-xp8ll
    @XXx-xp8ll Před měsícem +1

    Innaalilahi wa innaa ileyha raajicuun. Musiiboda Ilahey sharteeda ha naga badbaadiyo. Aduunyo isku haleyn malaho.

    • @user-sn5yz7vg8v
      @user-sn5yz7vg8v Před měsícem

      Waxaanka murugoday ninka dilay 4qof Kenyan oxabsi la dhigay wey udhamatay inuu iska xireey ahayd ama Usan dagaalamin caawa xabsi uhoyday wey ku dilayaan laga yaaba waana laga dhacay maqayad baasti uu udagalamayay ax ax ax yaa allaah

  • @habibamursal3942
    @habibamursal3942 Před měsícem +2

    Xoolihiina kala carara meesha waa la isla ogyahay arinta

  • @naimamuad3140
    @naimamuad3140 Před měsícem +1

    Awalba Kenyan naf ma lahen waa cawan baa lal degnayahay

  • @SAMATALIS998
    @SAMATALIS998 Před měsícem +1

    Faarax macalin usheeg

  • @MohamedAhmed-ft2es
    @MohamedAhmed-ft2es Před měsícem

    Ninkaan ma xirna waana caafimaad qabaa xoolihiisiina ilaahay waa u bad baadiyay badankiis ilaahayna meel kale haka siiyo waa nin aad u fiican sadaqo badan dad badana gacanta ku haya

  • @fmg63772
    @fmg63772 Před měsícem +1

    Way is og yihiine isaga sotaga

  • @naimamuad3140
    @naimamuad3140 Před měsícem +1

    am sorry

  • @InnocentCardGame-wj8dk
    @InnocentCardGame-wj8dk Před měsícem +2

    Waageesi garabwaayey

  • @FrankfurterMm
    @FrankfurterMm Před měsícem +1

    Waa ka xumahay

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc Před měsícem +1

    Way kasimanyahii boliska iyo madaxda waa in la dhameeyaa waxaa lasocota oo waxndhacaaya waa ciidamadii Kenya iyo gobolka

  • @gablax
    @gablax Před měsícem +3

    Waa lagu sugey because xoolahiisa inuu Somalia 🇸🇴 gashto aya la qaatey tan tusaale waxay u tahay Kuwa Rabo inuu maal gashto wadan uusan laheyn Kenya markasta uu dhaco siyasad buuq ah waxa la soo aadaya somalida taas ogaada oo Kala baxa xoolahiina wadankaan 👍👍👍👍👍✅✅

  • @YassinBaffo-rj9jy
    @YassinBaffo-rj9jy Před měsícem +3

    SOMAALIDA KENYA WAA LOOOMA OOYAAN. SIDA SOUTH AFRICA .SIDA HADDA KA TAAGAN SOMAALIYA MUDDO HADDA KU DHOW 34 SANNADOOD

  • @z-1il
    @z-1il Před měsícem +1

    Subhanallah

  • @nadiraabdi687
    @nadiraabdi687 Před měsícem +1

    Suxaanallaah hantida Soomaalida kaliya miyaa la dhacaayaa aawey dadkii kaloo dukaamada ku lahaay

  • @AminaGAli
    @AminaGAli Před měsícem

    Infd waa ineey xoroowdo marhadii Kenya saas uladhaqmeyso Dadka Soomaaliyeed sidaas axmaqnimada ah

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada Před měsícem +1

    wallahi waa Nasiib Xumo Dalkaaga kalay maal gasho dal dad kale leeyahy waxba kama soo qadeyside walalow ama walaaleey

  • @kowsaralihassan7674
    @kowsaralihassan7674 Před měsícem +2

    walaahi amaanka kenya gacantu ka baxay wax badana nabad lagu jooge ninka maqaayada wu dadaaley blse waxay aheyd in hantidiisa loo badbaadiyo halagu soo dalaco qarashka

  • @isiri.2835
    @isiri.2835 Před měsícem

    GEESOGAA BA WAR.WAA GARDARO GARAB OG DHULKAAGAA SAASAA LAGA RABAA

  • @museabdulahi3630
    @museabdulahi3630 Před měsícem

    Ilahy haidin bad badiyo sxb igu qali lama garin aya ku disheeeeee😂

  • @user-gf9of3tt8e
    @user-gf9of3tt8e Před měsícem

    yaarabi wadan keena nawad noogayeel

  • @SuadMohamud-ql1cc
    @SuadMohamud-ql1cc Před měsícem

    Omg subxanahu

  • @nadiraabdi687
    @nadiraabdi687 Před měsícem +2

    Soomaalidu aqli ma leh maxaa yeelay hada hanti ayey joogtaa laakiin daaraha ay ka dhisteen dhul aysan laheyn ayaaba cajiib ah mey dhulkooda aadaan afrikaan aan xaqli laheyn oo gaaja ah waa ayaga dhex dagaye ilaahey kuwi wax garta haka dhigo dhibaatada loo geystaeyna bedel kheyr qabo allaah ha siiyo

  • @mandeqomar7713
    @mandeqomar7713 Před měsícem

    Wa gesi garab wayay 😭😭😔

  • @naimamuad3140
    @naimamuad3140 Před měsícem +1

    Why shicibka xolhod ubaa binyan dowlda mayradsadan

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 Před měsícem

    Waa cawaan

  • @apdulrahmanmahamed8578
    @apdulrahmanmahamed8578 Před měsícem

    Kani mudaharad maahe wa bililiqo cad xoolaha somalida aya lo so tashady ee somaliyay is caawiya

  • @AAhmad-hi4pg
    @AAhmad-hi4pg Před měsícem

    Adeer waxba yaanan la cabaadin dal aan dalkaaga aheeyn waa dhibkaanoo kale ku joog weliba waxaan jeclaan lahaa in Kuwa tuugada siyaasadda ka faaisay hantidoosa sidaan loo galo kuwii masaakiin ehoo xalaashooda ka shaqeestana Allaha ka badbaadiyo Soomaali sheegtayaasha waddankooda waxba uma dhistaan balse waa dusumiyaan welibana masaakiinta lacagahooda dhacaa allow na mooti sharta waayahaan.

  • @naimamuad3140
    @naimamuad3140 Před měsícem +2

    Caku wadna aadn lahayan

  • @king_maxko
    @king_maxko Před měsícem

    soomaalida waa loo tashaday horaan u sheegay suuqan islii siday u dhici lahaayeen ayay u fikirayeen

  • @halimamohamed7431
    @halimamohamed7431 Před měsícem

    Maanta hadday hantidioda gashan lahaayeen wadankooda tani kuma dhacdeen bahdiis diidoow bahal ayaa ku leh war kaalaya wadankiina iimaansada tani tusaalo ha idiin ahaato

  • @safa-cb3ox
    @safa-cb3ox Před měsícem +1

    War inta goori goortahay xoolihiina keensada dhulkiina qofwalba gobalkiisa hahoramariyo nabadana wax haka soo celiyo

  • @user-oh2kl2xr7b
    @user-oh2kl2xr7b Před měsícem

    Mischka maqyda iyo kuras maxet utarayn

  • @fatimaelmi1038
    @fatimaelmi1038 Před měsícem

    Dad Somali ka cawaansan wa Kenyan subxanallah why

  • @abdihakimmohameddiriyesank1730

    ☝️ SUBHANNALLAH 🤍 ALLHAMDULILAH 💐 LA ☝️ ILLAHA 🤍 ILLALAH 💐 ALLAHU ☝️ AKBAR 🤍 LA 💐 HAWLA ☝️ WALLAQUWATI 🤍 ILLAA 💐 BILLAH ☝️ ASTAQFURULLAH 🤍 HASBUNALLAH 💐 WA ☝️ NICMAL 🤍 WAKIIL 💐 LA ☝️ ILLAHA 🤍 ILLAA 💐 ANTA ☝️ SUBHANAKA 🤍 INNII 💐 KUNTU ☝️ MINA 🤍 DALIMIIN ☝️🤍💐

  • @ahmedarale5183
    @ahmedarale5183 Před měsícem

    Somaliyey at least north Easter Kenya maal gashta garissa iyo wixi kadambeya

  • @kiinnuur6605
    @kiinnuur6605 Před měsícem

    oo meee sakhraan kii faarax ma calin ee soomaaliand faka ku soo taagi jiray😮😮😮😮😮

  • @mahamedabdille4489
    @mahamedabdille4489 Před měsícem

    Maxaad dal kiisa u soo buburiseem

  • @user-ys1pj7ds9d
    @user-ys1pj7ds9d Před měsícem

    Waa la xiraa meelkasta markuu buuq jiro

  • @muqtarmadaxey
    @muqtarmadaxey Před měsícem

    Wadan aadan laheen dareen kujoog.

  • @dawudjij2305
    @dawudjij2305 Před měsícem

    Muxuu u furey maqayada hadey socotey mudahirad. Mohona biro ugu hiriyayey albaba iyo dirshadaha.

    • @kamal171
      @kamal171 Před měsícem +1

      Business was not open

  • @nashou22
    @nashou22 Před měsícem

    Maxaad ka doontay Kenya?

  • @UstaadCariif
    @UstaadCariif Před měsícem

    [ DAL Aan lahayn waa Dareen ku joog] !!!!!!!!!!

  • @user-lz1kf3lj3z
    @user-lz1kf3lj3z Před měsícem +1

    DAL ADAN LEHEEN WAA QASHIN

  • @ahmednaasir7839
    @ahmednaasir7839 Před měsícem +1

    Walaal cinwaanka sax oo dadka haka nixinin waxaa jiro dad badan oo dibada jiro hadana ciyaal iyo reer u jogaan Eastleigh, hadu cinwaanka an saxda aheen hadu arko walwal iyo walbahaar soo kuma dhacayo .

  • @user-mh7vb4fb2k
    @user-mh7vb4fb2k Před měsícem +1

    Waa South afrikadii labaad SOMAALI haka tashato intey goorigoor tahay waad aragteen ninkii khayrkiisa loo xiiro adigana soo qoyso labaxa hantadiina geest xataa gaarisa wajeer ama Xuduuda soomaalida.

    • @user-rg1ef2vr1l
      @user-rg1ef2vr1l Před měsícem

      Waa in sidiisi oo kale la yeelo si kuwa dambe u badbaadaan

  • @AhmedJigga
    @AhmedJigga Před měsícem

    OMG Shericka Jackson Fastest 200M Woman Alive Going To Paris

  • @khaliifcabdi6106
    @khaliifcabdi6106 Před měsícem +1

    Qof damiir leh kenya kuma noolaan karo ee somaalida keenya degtay waa doqomo aan cali dheer

    • @kamal171
      @kamal171 Před měsícem +1

      Somaliya melkasta qabil bayiri anaga leh ma waxad naledahay qibilkina u taga inlen mel somali kadhaxeso majirte

    • @nalkanuurkiisa
      @nalkanuurkiisa Před měsícem

      ​@@kamal171 sorry lakin maanta qof kuu diidi karto soomaliya meel ka tirsan majirto waxas waa been❤

    • @nalkanuurkiisa
      @nalkanuurkiisa Před měsícem +1

      ​@@kamal171 abowe cadeen keen oo na tus qof qabiil tardiis loogu diitay soomaliya

    • @kamal171
      @kamal171 Před měsícem

      @@nalkanuurkiisa brother wixii kadhacay somaliya wax cadi ah mahen in las amino na waqti badan yey qadaneysa

  • @fadumoabdi5595
    @fadumoabdi5595 Před měsícem +1

    Maxa u diiday dadka soomaaliyeed inay nin walba uu magaladiis dhisto sidaas ayey u wareegayaan oo meel walba guri u ga dhisteen markaas ayey leeyahiin dawlada dalkeen malah waa ku fiican tahay dadkeen ma fakaryaan

  • @user-wl2nq7fo8s
    @user-wl2nq7fo8s Před měsícem +1

    Ninkan walasidayey sabatu hubka dowla ayada sisay inoo iskudafacane walo ogolye

  • @abobasement346
    @abobasement346 Před měsícem

    waxan kah xumahay in African dhulkodah lah mal gashadoh

  • @abdirahmanibrahim4443
    @abdirahmanibrahim4443 Před měsícem

    Ninkii soojoog laga waayo soo jiifo aa laga helaa

  • @aj4352
    @aj4352 Před měsícem

    La yaab malahan nin dhulkiisii aad ugu timid haddii u dhaco. mukulaal minankeeda joogta mici libaax bey leedahay. midda soomaaliya dhacda ma illowdeen, taas ayaa ka xun.

  • @mahamedabdille4489
    @mahamedabdille4489 Před měsícem

    Canaan ka miyaad kasugeyseen wanaag

  • @FardussYussuf
    @FardussYussuf Před měsícem +2

    Shacabka kanya waa gaajo ganacsatada boobayo in ay gaajo yihin oo ay cawan yihin aan ALLAH aqoonin xata maqaxiyaha cantata wey boobayan

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k Před měsícem

    Dhalin yarada Camarada.ka.duubayay.maxay poliiska ugu.yeedhi.waayeen.intaanu.wax idilin mida kale.intaanu.wax.dilin kolay hudheelka soomali.way.joogtay.may.pooliiska.wacaan.Soomalidu.inay.dad.cadaw.ah.yihiin.ayay.taasi.kuu cadaynaysaa

  • @khadrakaliilabdi6572
    @khadrakaliilabdi6572 Před měsícem

    Mee faarax macalin wadanigii kenyaanka asalka ahaa 😂😂😂😂😂

  • @fatimanour9793
    @fatimanour9793 Před měsícem

    Maxaa Ayaga Geeyey Ma Dhul Laann Baheysa Waan Ku Faraxsanahay

  • @a3d1rahman
    @a3d1rahman Před měsícem

    Soomaaliyey kacaraara meesha

  • @abdikarimabdulle8015
    @abdikarimabdulle8015 Před měsícem

    Walaal codkaaga lama maqlaayo

  • @sahroosman2092
    @sahroosman2092 Před měsícem +2

    Nacalaa somali ku taal eyga madaxwenaha isku shega xasan sheeq eyga asagaa sas noogalay

  • @user-et7yj3oq3q
    @user-et7yj3oq3q Před měsícem +1

    Samali nimo aylabobe

  • @user-et7yj3oq3q
    @user-et7yj3oq3q Před měsícem +2

    Fatima nour👍👍 kenya is for Kenyan olways somali people go back home

  • @nawalhersi4983
    @nawalhersi4983 Před měsícem

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @YussufUlaa
    @YussufUlaa Před měsícem

    war waxan beenaalaha ah muxuu war beenta nagadaa anagaa islii joognaa waryaa

  • @kafiobarre2719
    @kafiobarre2719 Před měsícem

    Arinka in ay booban somalida way iska ogyihiin ciidanka iyo dowlad ku sheega

  • @fatimanour9793
    @fatimanour9793 Před měsícem +2

    Come Back Home Somalians Kenka Is For Kenyans people

  • @amalhaggar2799
    @amalhaggar2799 Před měsícem

    They have move in Somali okay

  • @user-up5ze8ex2b
    @user-up5ze8ex2b Před měsícem

    Waxaan wax ka jiro ma leh beenta ka xishoo nin weyn baa tahay xoolah aad Saan ku keentay baad ilmo ku korsane rabi ka baq

  • @Burcawi24
    @Burcawi24 Před měsícem

    Sxb geesi tol waayey maaha ee dalkaagi ku laabo dheh

  • @zakinice59hakim
    @zakinice59hakim Před měsícem

    Somaliya miyu ahaay ninka gariga madow sitay

  • @aminoosman8652
    @aminoosman8652 Před měsícem

    Dal.aan.dalkaaga.ahayn.dareen ku joog waye.Soomasliyeey.u.gurmada.wiilkaas.naftisa.iyo.hantidiisa.difaacayey.mAmanda.Soomalida.keenya.joogta.ha.difsacano

  • @allahbawayn
    @allahbawayn Před měsícem

    Warway isku racsanyihin somalidan doqonsana kasoo guura nairobi oo u guura magaloyinka somalida sida garisa

  • @thepearlofindianocean
    @thepearlofindianocean Před měsícem

    Did is Mombasa not Islii naga daa beenta

  • @saidaabdi5627
    @saidaabdi5627 Před měsícem

    Warkaa dadka u sheegaysid hubso dadka qalalaaso ha saline...ninkaas islii ma ahayn 4 qofna ma dilin amniguna waa sugan yahay anaa dagan meesha shilku ka dhacay agteeda ee umada saska kadaaya!!!

  • @mowliidshirwac
    @mowliidshirwac Před měsícem

    War halkani islii maaha ee beenta iska daa waa mumbassa 😂

  • @user-ex6jv5eh7m
    @user-ex6jv5eh7m Před měsícem

    Waxas ma ahan banan bax e wa dhac toos ah

  • @nurtoalasow7862
    @nurtoalasow7862 Před měsícem +1

    Subxanalah miskin

  • @user-pn4gb1mz9p
    @user-pn4gb1mz9p Před měsícem

    Ninka gaariga dadka jiirsiinaaya ma somali baa mise

  • @fordoosabdalla9819
    @fordoosabdalla9819 Před měsícem

    Waxaan mudaharaad lama yiraahdo ee waa tuugo u soo bareertey iney xoolaha dadka dhacaan . Maxaa isku keeney dad leh waan cabaneynaa iyo in dukaamanka la jabsado.

  • @Imraan12
    @Imraan12 Před měsícem

    Jareer caqli malaha