Xaafada islii Gabar somali ah oo maqayadeda nin jini weeytar ka ah ma,aamineysid muqal cabsi cabsi

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 18. 05. 2024

Komentáře • 212

  • @qalanjaquruxu5966
    @qalanjaquruxu5966 Před 23 dny +18

    Subxanallah waxas macaqul maahan wayo anaka iyo jinka ismaaragno sidu rasulkena salalahu Aleihiwasalam noshege

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed Před 23 dny +33

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @ugaasocismaan733
      @ugaasocismaan733 Před 23 dny

      Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @MsKeyf
      @MsKeyf Před 23 dny

      Scw

    • @ifrahamin6203
      @ifrahamin6203 Před 23 dny

      scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤️

    • @abdullahihussein3808
      @abdullahihussein3808 Před 23 dny

      صل الله عليه وسلم

    • @muqtaaribraahin2611
      @muqtaaribraahin2611 Před 22 dny

      Scw scwscw

  • @gobeyluul1122
    @gobeyluul1122 Před 23 dny +18

    Waxbo ma arko ayadaa aragta xusbanu Allah wanicmalwakiil Allah nama tuso qurasnka haku dadaasho

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 Před 23 dny +2

    Subxaana Allah. Culimada ha weydiiso qur'an ka ha akhrisato.

  • @fmg63772
    @fmg63772 Před 23 dny +6

    Bismillaah waxan wax kajira maleh ama gabadha ayaa cilaaj ubahan

  • @saidamohamed1424
    @saidamohamed1424 Před 23 dny +5

    Gabadhu albaqra ha daarato mar dambe ma arkeyso acudubilahi mina sheydaani rajiim

  • @moallim1000
    @moallim1000 Před 22 dny +2

    Waalida Dhaqanta ayay qabtaa ama waa soo waalan rabtaa. Jinni Xiriir ma lihin. Xasbunaa Allaah. Waa Sheeko ay soo Allifatay. Waa fikraddayda.

  • @Jacelow37
    @Jacelow37 Před 23 dny +7

    Waa qurxan yahay iyo madax sheydaan

    • @nimoh5909
      @nimoh5909 Před 23 dny

      Meet is la ma galaan

    • @Jacelow37
      @Jacelow37 Před 23 dny

      Waxay rabtay un in maqaxida labarto

    • @Jacelow37
      @Jacelow37 Před 23 dny

      Teeda kale kulaha hacudu billeysanin ee sheydanoow dheh wad arkeysa kulaha war habarta wa gaalay ee hala dilo ayadaba sheydan ah

  • @fartun9503
    @fartun9503 Před 20 dny +1

    wcs wlc Brother 🙏

  • @fartun9503
    @fartun9503 Před 20 dny

    Thanks Brother

  • @fartun9503
    @fartun9503 Před 20 dny

    wcs thanks Brother 👍

  • @nurtoalasow7862
    @nurtoalasow7862 Před 23 dny +3

    Wax ba ma arko subxanalah

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 Před 19 dny

    Subxanalah qoftaan iyadaaba quraan saaris u baahan caafimaad Ala ha siiyo

  • @Jacelow37
    @Jacelow37 Před 23 dny +3

    Waa kuu saaray hunno

  • @hawomohamed507
    @hawomohamed507 Před 20 dny +2

    Anigoo kayar 10 sano ayaan laba jeer Jinni arkay. Maalin cad ayay ahayd nin madow oo bidaar leh qashin meel yaala ag jooga dad badan ayaan wada joognay markaan u sheegay waxba ma aragno ayay i dhaheen kaligay ayaa si fiican u arkaayay. Markalena Jin aniga ii eg ayaan arkay. In ka badan hada sondon sano Ilaahay ima tusin adkaarta ayaan aqristaa.
    Marka waa wax dhici kara. Ilaahay hanaga xijaabo dhamaanteen.

    • @kamilayamle8457
      @kamilayamle8457 Před 12 dny +1

      Midka hore oo aad aragtay haduu ahaa mid madow kan dambe EE adiga kuu egaa sidaada camal miyuu madoobaa

    • @hawomohamed507
      @hawomohamed507 Před 12 dny

      @@kamilayamle8457 🤣🤣🤣 haaheey waa madoobaa kan ani ii eg tima jilicsan oo madow ayuu lahaa.

  • @mamaruney4373
    @mamaruney4373 Před 17 dny

    Subxaanallaah waxbo ma arko

  • @Xalimo421
    @Xalimo421 Před 23 dny +2

    Acudubilaah minasheydani Rajiim,Waxba ma aragnee Alle nama tuso.Il iyo dheg ayaga isu dhow oon is arag aan maqli jiree Il iyo dheg alle ha naga dhigo.Been ayan u maleynaa,Ayada wax aragto ama wa been caadiya.

  • @fartun9503
    @fartun9503 Před 20 dny +1

    Subxaaaaana Allah

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q Před 23 dny +3

    Wcs walalkey allxmduliilh allxmduliilh Masha allhhh ❤❤ subxanllh subxanllh yaab

  • @iftinxaajicabdi791
    @iftinxaajicabdi791 Před 21 dnem

    Bismillhi rxmni raxiim alloow kaa mgnglnay jin iyo sheydanba xasbiyillahu Whitman wkiil bismillhi

  • @fatmabulle3334
    @fatmabulle3334 Před 18 dny

    Guran kushid mesha baro kushid

  • @SabariinAhmed-rj8tc
    @SabariinAhmed-rj8tc Před 23 dny +3

    Cabsi cabsi🥰

  • @foozia426
    @foozia426 Před 23 dny +3

    Acuudubilahi misheydani rajiin

  • @CabdiGeelle-pf6mf
    @CabdiGeelle-pf6mf Před 17 dny +1

    Asc markii dame bisad baa imuqadey marki hore miiska hostiisba madax keliya o bonbale u eg baymuqday

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 Před 21 dnem +2

    XasbunaLah..Wanicma..WakiiLan

  • @edmonton3610
    @edmonton3610 Před 20 dny +1

    Aniga bisada ayaan arkaa oo korsiga ku fadhito

  • @abdirezaqgabow477
    @abdirezaqgabow477 Před 19 dny

    Waxadan arag mahan macnaheeda in aysan jirin quranka aya lagu shegay subxanalah

  • @ahmedfarah5718
    @ahmedfarah5718 Před 23 dny

    Asc.
    Sxb inta aadan arinkaan la soo shir tegin waxaa is weydiin mudan, maxay tahay xiriirka wada shaqayn ee dhexmari kara jin iyo Insi?

  • @bluerain3282
    @bluerain3282 Před 19 dny +1

    Subxanallah ragi somaliyeed waxay noqdeen handicap Walahi bal ninkaan wayne waxu rasqi karaadinayo baal eg.🤔

  • @NicomoDollar
    @NicomoDollar Před 21 dnem

    aniga waxbo ma arkin acuudu bilahi waaba cabsadey nallaa aan ku fiirsadey subxaanallaah

  • @mulaxoahmed4672
    @mulaxoahmed4672 Před 20 dny

    Subxaanallah gabadha quraan hala saaro waxba ma aragno

  • @hodannuur4191
    @hodannuur4191 Před 23 dny

    Quruxloowga waan ku salaamnay😂😂

  • @user-kf4pz6pn6w
    @user-kf4pz6pn6w Před 23 dny +1

    subaxnllh😮😮

  • @user-kk6gk7dj2n
    @user-kk6gk7dj2n Před 16 dny

    Waa run jinka camerada maqawaneeso waxaa arkay muqaalo badan oo watchmen dhoor ah jinn muqal bini aadan isaga soo dhigay lana sheekeesanayaa marka sukuridka kore ee shashada kadawanaya raadiyaha ku weediiiyay YAA LAHAD LEESAA markaa suu ku jawaabay boss hebel ayaa yimid
    Markaa suu sukuridka kore ku dhahay aniga ma arko cidaa la hadleesid......

  • @axmedjibriil8614
    @axmedjibriil8614 Před 19 dny

    Anigu 𝐁𝐢𝐬𝐚𝐝 (𝐦𝐮𝐤𝐮𝐥𝐚𝐚𝐥) baan arkaa midabkeedu cadaan yahay, marka waxaan isweydiiyey ma Bisada waxa gabadhu sheegayso mise waa wax aan ii muuqan?

  • @user-nz4hj5ri9i
    @user-nz4hj5ri9i Před 23 dny +1

    😊

  • @Mukhtaar2004
    @Mukhtaar2004 Před 21 dnem

    Subxanallah Naag hadlayso lee aragnay ee naga baandhay bahasha dheh gabarta

  • @somaliano99kingkonghimself75

    Somalida waa dad caqli yar wallahi kkkkk waa caqli majirooo

  • @user-bs5gk2nl3l
    @user-bs5gk2nl3l Před 20 dny

    Subxanallah subxanallah

  • @shakiraAli143
    @shakiraAli143 Před 23 dny

    Hotel name pliz😢

  • @MukhtarIbrahim-jy9sy
    @MukhtarIbrahim-jy9sy Před 19 dny

    Dad Jinka arka jira marmar wa la arka qofka durada qaba iyo Ciyaalka yaryar aala arka

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c Před 23 dny

    Jini Foolxuma Badnaa Madaxiisa Arka Iyo Woo Qurux Badan Yahay Bal Adi KIs Qabadsii??

  • @2daysago_
    @2daysago_ Před 23 dny +2

    Umada waxan kala hortaga....teeda kale somaalidan ayaga kala daadsan oo marwalbo si fudud ayaa loo dhici karaa.

  • @FarhiaFarhia-vs1lx
    @FarhiaFarhia-vs1lx Před 23 dny +1

    Asc walaal aniga kula hadlaya ayey arinkaa igu dhacdey laba eyfoon ayuu iga qaatey

  • @user-vt7fk1kx1k
    @user-vt7fk1kx1k Před 22 dny

    Mar haday leedahay waa quruxlow, waa Islaan waalan oo nin doona ku raadsha nin xalaal ah
    Acuudibilla, wax kasta maqaly
    Naaga jooga Eslii

  • @abdirashidguled6697
    @abdirashidguled6697 Před 22 dny

    Waa huuhaa

  • @nadiir8762
    @nadiir8762 Před 23 dny +4

    Viewga meelxun idinka galay

  • @naciimayaasin7805
    @naciimayaasin7805 Před 20 dny

    Horta wll war badanidaa miyaanad aqoon sida hadalka loo soo koobo

  • @user-bj9tu1tt4t
    @user-bj9tu1tt4t Před 23 dny +1

    Maa arkin sxb

  • @Xaawaluul124
    @Xaawaluul124 Před 20 dny

    video gi hore madax sheydan ow leyahay ey dhahdey video ga labad wu qurux badan yahay ey dhahdey wlhi ani waxba ma arko somalida sanadkan jirto lama amini karo😢

  • @abdirashiddirie3522
    @abdirashiddirie3522 Před 18 dny

    Naaguhoo dhan waa jinn iyo shaydaan arag

  • @nakukuhukuro2364
    @nakukuhukuro2364 Před 23 dny

    Waa beyn beyn

  • @mohamedosman909
    @mohamedosman909 Před 23 dny

    Waa khiyaali waxba kama jiraan, please waxyaabahan ookale hasoo galin beejkaada waalagugu nacayaa

  • @fartun9503
    @fartun9503 Před 20 dny

    ❤❤❤❤❤🙏🙏👍👍👍

  • @AM-jd2fq
    @AM-jd2fq Před 23 dny +2

    Hadana tan ma noo kenteen cajiib

  • @asdasde6050
    @asdasde6050 Před 21 dnem +1

    Maarag.no.jini.ilaahay.namatuso.eee.guraan.ka.griso.kana.xijaabo.acuudu.bilaah

  • @user-qj7rj8be7n
    @user-qj7rj8be7n Před 21 dnem

    Aniga horto shekadaan hada iigu horeeysa waxaana muuqaalka ka dhex arkay mukulaal kaliya

  • @Ayan-le4hb
    @Ayan-le4hb Před 20 dny

    Wll waa khiyaali bay iska dhaadhicise Jin hadii laga cuudubilaysto ma la arkaayo ee Soomaali iyagaa Janka cayrrsato .

  • @Cebla407
    @Cebla407 Před 22 dny

    Maraa arkaa meel kararacdo😅 ku wa dhahaa waan aragnaa saxaman u wataa caadi mahan, qeybta dambe waa wada hadalne eyledahay waa beenteed halagu rumeysto isledahay

  • @XassanAli-wo1nw
    @XassanAli-wo1nw Před 23 dny +7

    That is lying

    • @hanefa283
      @hanefa283 Před 23 dny

      There's is SIHIR AND JINN😢

  • @SuadMahamed-px8qm
    @SuadMahamed-px8qm Před 19 dny

    Aniga waxaan la yaabay mar waxay tiri shaydaan ayuu madaxiisa u eg yahay marna waa qurux badan yahay

  • @user-fi6lb6st9l
    @user-fi6lb6st9l Před 21 dnem

    yaayuur lee arkaa kursiga ku fadhiso xasbuna allah wanicmal wakiil

  • @mohamednur1696
    @mohamednur1696 Před 23 dny

    SHEEKA HUU HAA AHNAYAAD WADDAA WAXBA KAMA JIRAAN KENYA WAA HAWLA BADAN TAHAY

  • @kahiyemohammed8556
    @kahiyemohammed8556 Před 17 dny

    Jini ila aad lihesheesid besharti. On condition. They wil not disturb you.

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c Před 23 dny

    Gabadhaaan Beenta Badan Maa Aaminaa Mise Ilaah? Ilaah Waxoo Noo Sheegay Jini Iyo Insi Inee Is Arki Karin

  • @HersimahamuudMahamud
    @HersimahamuudMahamud Před 17 dny

    Waa runteed faraha ha Ka qaado waxaa laga yaabaa inuu

  • @hodannuur4191
    @hodannuur4191 Před 23 dny

    Maqaayada dhis OO dabaqyo ka Dhig markii aan soo noqdo barito maqaayada OO aad diamonds aad ku dhisto

  • @hodannuur4191
    @hodannuur4191 Před 23 dny

    Ani xataa waan arkay😂😂😂

  • @mohamedabdulkadir2600
    @mohamedabdulkadir2600 Před 22 dny

    Maarkeno

  • @khadraessa1265
    @khadraessa1265 Před 16 dny

    Wey waalantahay

  • @hodannuur4191
    @hodannuur4191 Před 23 dny

    Madaxiisa weeyn

  • @alidalmar2754
    @alidalmar2754 Před 19 dny

    side ku ogatay in jin u yahay kow, meesha waxaa jogta bisad sidana way iska fadhida haddii u jin jogi laha ma bisadas sida u fadhin laheed,

  • @Jacelow37
    @Jacelow37 Před 23 dny +1

    Kkkk

  • @islamchannel7385
    @islamchannel7385 Před 17 dny

    Maxaa dhiba hashaqaysto iskadhaaf ,ileen dhulka kaligeen madaginine

  • @fartun9503
    @fartun9503 Před 20 dny

    Hye

  • @raxmataali8598
    @raxmataali8598 Před 23 dny +1

    Aniga mukalaal lee ujeedaa

  • @user-dm3mr3ny3l
    @user-dm3mr3ny3l Před 23 dny

    Waxba
    Aawey ninka
    Bisada miyaa mise kuraasta,miiasaka, darmuusyada,
    Hawada lama arko
    Mindhaa iyadaa is arkeysa
    Gabadha way waalan rabtaaye diin saara,

  • @nimcoabdullahi9597
    @nimcoabdullahi9597 Před 18 dny

    Anaga joognee oomaqaayad leh maan aragno

  • @AmranOmar-hl4du
    @AmranOmar-hl4du Před 20 dny

    Waxaas waa ben film ayey digeysaa

  • @mamaaasiyo7315
    @mamaaasiyo7315 Před 18 dny

    Waxaas lacag baad ugeleysaa beenadnidaa ilaah ka baq wax macquula keen

  • @barlinyusuf3461
    @barlinyusuf3461 Před 23 dny

    Nagaha, somalida in badan, islahadal baa ku dhacay

  • @hassendubad1377
    @hassendubad1377 Před 13 dny

    Anigu bisad ayaan arkay

  • @aydarusali5488
    @aydarusali5488 Před 17 dny

    Inuu cabsi galiyo ayuu rabaa lkn waxba ma aragno

  • @zamzamsuufi3324
    @zamzamsuufi3324 Před 23 dny

    Miska qaybtaa hose bisad ba saran

  • @user-nk6zh9mi5t
    @user-nk6zh9mi5t Před 23 dny

    Bisad ayaan arkayayay

  • @guursadebarresare7197
    @guursadebarresare7197 Před 23 dny

    Bisadbaa meesha mareysa,ama mukulaal sidaad u taqaan.

  • @MAS_01
    @MAS_01 Před 23 dny

    Yaa shaqaaleeyay ninka. Ma hawsha ayuu dhinac ka galay isagoon loo dirsan? Waa sheeko raqiis ah.

  • @Abdikadirhussein-ol1vc

    Adeer sheeko micna leh ka hadal 😂sheeko ciyaal

  • @user-gh4nu8bf9n
    @user-gh4nu8bf9n Před 19 dny

    shuwaa shuwaa qur tiktokga iyadoo dhaheeso prank wye

  • @fartun9503
    @fartun9503 Před 20 dny

    waba Naxay

  • @khadrasiciid4044
    @khadrasiciid4044 Před 23 dny +1

    Jinka dayr wayn ayaa inoo dhaxeeya
    in la wada shaqaysto naar ayaa lagu galaa in aad wax dhaho iska tidhaa uun maaha
    qof muslim aha ayaa tahay qayb ka qaado dintaada

    • @mama2210_
      @mama2210_ Před 23 dny +1

      Naagta ma falfalaybaa kuwaas uunbaa jinka arka ama saaxiray

  • @seynabaliisse1995
    @seynabaliisse1995 Před 23 dny +1

    Waa beenteet

  • @user-gf5is9wu1k
    @user-gf5is9wu1k Před 21 dnem

    Quraan ku akhri maqaayada

  • @NajaxMohamed-bc9ed
    @NajaxMohamed-bc9ed Před 22 dny

    Wayne marag Iyar istusay

  • @fartun9503
    @fartun9503 Před 20 dny

    waxba Ma Arkiin

  • @mohamednur1696
    @mohamednur1696 Před 23 dny

    WAXBA MAANNAAN ARAG ISMANA ARKAAN JINKA IYO INSIGU❤❤😂😂

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c Před 23 dny

    Jini Iyo Insi Isma Arki Karaan Diin Teena Sharafta Leh Aa Noo Sheegtay Waa Been Qof Dhahaaya Jini Aan Arkay Taa Lama Aaami Naayo Walee

  • @jawharaxasan5120
    @jawharaxasan5120 Před 23 dny

    Xasbiyalaah waxba maaragno ee cowdu bileeyso

  • @JamilaaAli-zl5mh
    @JamilaaAli-zl5mh Před 21 dnem

    Benbada nagtu anugu waxan ujeda bisada miska hostisa fadhida

  • @rahimohussein4414
    @rahimohussein4414 Před 21 dnem

    Say u garatey
    Ma wax kaloo sheegtad weyday