Muqal Naxdin leh Gabar Soomali ah Oo Qiyaano lacag kaga cuntay Wiil Kadibna Dusheyda Kadhawaqay 🥲

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 21. 08. 2024

Komentáře • 10

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 Před 2 měsíci

    Kas Rabbigii nolosheda kasaray hakumahadiso haday gursan lahayid muxuu samayin lahaa. Xasbunallahi wanicmal wakiil.

  • @sucdihussein7533
    @sucdihussein7533 Před 2 měsíci +1

    Wiil dacad ah ayey qiyaantey marka qayaanole ayey heleysa

  • @AbddiUhu
    @AbddiUhu Před měsícem

    Naagaha somalida waa eey oo kale eeyga hadaa u naxariisato wax naxariis ah ma laha lakiin hadaa eeyga sida eeyga aad ula dhaqanto wuu ku dhagaysanahayaa....

  • @Xalimo421
    @Xalimo421 Před 2 měsíci

    40 dlr nin ka shubtay,Hadana telfnkeda u dhiibtay,Hooyaded ay ku dhahdey dhib male,Caadi maahan ee Wxn u maleyna Sherko been abuur ah oo ay gabadhas sp aliftey.Allahu aclam.

    • @Ayyaan1986
      @Ayyaan1986 Před 2 měsíci

      Sax qof ku dhacy mar labaad telephone ka maxeey u siisey .mala wa been

  • @hsaksa8264
    @hsaksa8264 Před 2 měsíci

    Cafafis haka dalbato wiilka ay qayantay

  • @sahalfarahduale1603
    @sahalfarahduale1603 Před 2 měsíci

    Way lugoysey Ala ha lugoyo

  • @MascuudFarxaan-sp5dr
    @MascuudFarxaan-sp5dr Před 2 měsíci +1

    Kkkkkkkk

  • @AbddiUhu
    @AbddiUhu Před měsícem

    Raga way fiican tahay in naagaha xun ay soo hormaraan waxay kala baranayaan naagta fiican iyo tan xun.....naagta xun waligeed nolol fiican kuwa noolanayso maalinba joodari bay kasoo toosaysaa ilaa ay ka dhimato....