Ganacsatada Soomalida kenya Oo dhac kii ugu xuma Hantidoda Loo geestay & Shacabka Kenya Oo Guleestay

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 21. 08. 2024

Komentáře • 64

  • @mulkiosman7828
    @mulkiosman7828 Před měsícem +11

    Weey ku macdahay SOMALIDA Sababto ah Wadankooda meey ka Sameestaan oo Ethiopia rabto iney Qaadato Badahoodi awalba waa XOOLO XAARAN👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻

    • @mohamedsharif5693
      @mohamedsharif5693 Před měsícem +2

      waa runtaa

    • @safiaibrahim8513
      @safiaibrahim8513 Před měsícem

      DHIILO BADA HOOYDA MEEYE ISKA LEEHE DAADKI ILLAHEYE KUU ABUURY BAA FASAXAYE QUUBURAHA HASSAN HAA FAADHO MASKINTE HAA KUU JESJESN LAA DHACEYE BADA UNAGA ISKA LEEH😮😮😮😮😮

  • @fartuunmohamed1062
    @fartuunmohamed1062 Před měsícem +1

    Waa waajibkooda nin dalkiisa nacay ee Allah Aqligooda ha soo celiyo hana fahansiiyo nimcada dalkooda taal ee Allah ku beerey aamiin soomaaliyey aqligiina ha shaqeeyo guushiina waa midnimadiina iyo wadajirkiina ee Allah ha idin garadsiiyo aamiin

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada Před měsícem +2

    Allow intii Hantidooda ku weydey wax khayr leh sii yaa rabi

    • @akisheharara
      @akisheharara Před měsícem

      Haday xalaal tahay oo aysan soo dhicin

  • @fahm3d88
    @fahm3d88 Před měsícem +4

    Kenya maalgasho waa waali somali maalkoodii kenya bay geeyeen dalkoodiina waa dayaceen

  • @mohamedsharif5693
    @mohamedsharif5693 Před měsícem +5

    Wadan adaan laheen dareen ku joog waaye

  • @abdulhajiahmed8735
    @abdulhajiahmed8735 Před měsícem +6

    Dalkii hooyo xusuusta lama huraan waa caws jilaal

  • @user-wh5mr4tr8u
    @user-wh5mr4tr8u Před měsícem +1

    Waan garanayey dukaamada kenyatta lama jabsanayn soomaliday dhacayeen Somaliya la aada dhaqaalihiina soomalay Wale african inaan hanti agdhigan westernkasa lmdhaama oo sharcigooda meelaha qaar shaqeeyaa

  • @namiup0274
    @namiup0274 Před měsícem +1

    Waan kuu Saray gacal helay magaca soomaali Hooyo macaan😢😢😢😢😢😢😢 ilaahay ha idin xafido dhamaantiin jaaliyada soomaalida iyo muslimiinta

  • @theruler411
    @theruler411 Před měsícem +3

    Somali daayer qaxooti saqajan. Ha la dhaco . Xaarka iska tira oo dadka dhulkooda uga baxa baxa mooriyaan

  • @ashaharis3218
    @ashaharis3218 Před měsícem +1

    Macaa sonkor

  • @akisheharara
    @akisheharara Před měsícem +1

    Waxba uma naxaayo, sababtoo ah lacagta shacabka Soomaaliyeed laga soo dhacay ayay ku soo gureen keenya maal gashteen kuligoodna tuugada weey isku daydeen, wax fiican ayay ahaan lahayd haday maalgashi ku sameyn lahaayeen NFD SOOMAALIYA. waxaan kasii jeclaan lahaa in inside oo dhan iyo dabaqyada dhaadheer laga bililiqeysto, lacag xaaraan ku timi xaaraan bay ku lumi

  • @hawobashir838
    @hawobashir838 Před měsícem +2

    Illahow u gargar umada somali Mel walba way ku daycantahay cadawga alle ha kaqabto

  • @jembaadaye6403
    @jembaadaye6403 Před měsícem +1

    Awelba waxa laga soo dhacay somaliya lacagahaas iyo kuwa cimaradaha mombasa laga dhisaayo iyo lacagaha alshabaab aya iska leh waxa ganacsi Yalo kenya wana lacagaha ay soo boobaan kuwa hoosfadhiyo guriga turkigu dhisay ee xamar ku yaalo iyo waliba al sheydan

  • @saciid_iid
    @saciid_iid Před měsícem +4

    Ma sonkor

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 Před měsícem +2

    Dhul aanad lahayn waa dareen ku joog soomaalaay aan qabyaalada iska dayno dhulkeena aan dhisano

  • @guledguledmustaf
    @guledguledmustaf Před měsícem +1

    Wadan aa wadankaaga eheen ha camirin lkn somaalida said ee u camireen Kenya wadanka wax ku my dhaamo maleh

  • @mulkiosman7828
    @mulkiosman7828 Před měsícem +6

    Wadankiina maad Joogtiin adduunkii oo Dhan SOMALIDA waa lagu Nacay 😡😡😡 aaway Wadankodi?

  • @user-om9wu9nc7l
    @user-om9wu9nc7l Před měsícem +1

    Maxaa kuwii kale loo beegsan waye 💔😭oo Somalida kaliya loo beegsaday 😭💔🇸🇴

  • @maslah345
    @maslah345 Před měsícem +2

    ALLAHA SIIYO BADALKOODA OO QAUR QABO

  • @fartunjama4040
    @fartunjama4040 Před měsícem +1

    Way ku macdahay wadankooda hadey galin lahaayeen hantida dalka wuu hagaagi lahaa hada inta goori goortay wadankiina u laabta yaa is gaaray

  • @fartunabdullahi9804
    @fartunabdullahi9804 Před měsícem +2

    Aamiin Yaaaa Allaah 🤲🙏

  • @mruun2509
    @mruun2509 Před měsícem

    Gariss u guura Somaaliyey

  • @user-wh5mr4tr8u
    @user-wh5mr4tr8u Před měsícem +2

    Maxay uraran waayeen soomali hoog iyo halaag waligiina joogteen cidkastana shaati idin xirata oo idin dhacda😮ganacsiga privetka baa laga curyaaminayaa kenya si shirkado cooperative uso galaan waa wado xaaqasho

  • @samirr546
    @samirr546 Před měsícem +3

    Somalida nin walba qabiilkiisu ha difaaco oo ha ka celiyo sawaaxiliga

    • @shaxshaxlowgaxafada
      @shaxshaxlowgaxafada Před měsícem

      kkkkkkkkk Haa ileen iyagaa qabiil qabiil isku qaybiye qaylo dhaansada dheh

    • @samirr546
      @samirr546 Před měsícem

      @@shaxshaxlowgaxafada marka cid kale is qabtaan baad maqli soomalyeey walaalayaal !!!!!
      Markay abti iyo ehel isu dilayaana waa anaga oo laandheere banaan degay ah reer hebel waan naqaan sida aanu u edbino!!!
      Maxaa siyaasi isku sheeg
      Maxaa wiil ilka la'
      Maxaa oday gadh cas
      Maxaa dumar weer xidhan oo faydan
      Maxaa qaadhaan ibliis ururintii
      Maxaa culimo safan masaajid dhexdii
      Weligaa somali dhiban ha caawin!!!!

  • @user-fm8zi9yh8j
    @user-fm8zi9yh8j Před měsícem +1

    Xageey ka keentey lacagta, waa lacag xaraan ah.

  • @halimamahamed6957
    @halimamahamed6957 Před měsícem +1

    Asc waxaa loo Dan lahaaba Awalba waa Somalida in la dhacaa ayagana lacago si c kastaaba looga qaata marka Somalida markastaa sodaa ayaa loo dhacaa XOOLAHOODA marka hadaa Dalka Difaaciweysid sidaas ayaa lagu galaayaa

  • @bashirmohammed6756
    @bashirmohammed6756 Před měsícem +1

    Markii hore maad dhulkaga malgelisid dhul hooyo waa Lama huraan

  • @ragemohamed3843
    @ragemohamed3843 Před měsícem +2

    Muqdishama xasan shekh baa idinku sugaya gurguurte xabala qote

    • @Ayan-le4hb
      @Ayan-le4hb Před měsícem

      Kkkkkkkkkkkkkkkk Soomaali waa balanbal U joog mana dareemaan oo Damiirkii ay mushaakilka uga bixi lahaayeen qabyaaladaay waad mahadsan tahay .

  • @guledguledmustaf
    @guledguledmustaf Před měsícem +1

    Wee ku fiicneed Somalida Kenya ayaga malahan maxey camireen

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada Před měsícem +1

    wadankaaga wax kuu dhaama la waa

  • @halimahersi8454
    @halimahersi8454 Před měsícem +1

    Badal qayr qaba alle ha siiyokuwa ladhacay

  • @sallabdull3048
    @sallabdull3048 Před měsícem

    NABADA SOMALIYA KU XERAN

  • @degaahmed4737
    @degaahmed4737 Před měsícem

    This is ridiculous. Dowlada Kenya waa inay xil iska saartaa dadka tax payers ka ah. Waa inay police u ilaaliya hantidooda usoo diraan situation like this markay dhacdo.
    Waa inay ganacsatada mudaharaad sameeyaan, codadkooda cabashadooda dowlada u gudbiyaan.

  • @smartydelebe2147
    @smartydelebe2147 Před měsícem +1

    Am in Kenya and I haven't seen any Somali businesses being looted,no demos made in Eastleigh Wacha urongo

  • @namiup0274
    @namiup0274 Před měsícem

    Amina yaa Allaah

  • @fartunabdullahi9804
    @fartunabdullahi9804 Před měsícem +1

    So sad 😭😭😭😭

  • @fartunabdullahi9804
    @fartunabdullahi9804 Před měsícem +1

    I m sorry sister 😢😢😢

  • @mandeqomar7713
    @mandeqomar7713 Před měsícem

    🤔😔

  • @Imaan92546
    @Imaan92546 Před měsícem

    Wey ugu Tala galeen waayo inteena dhacine mudaharaadka wa tey ka qeylinayeen dalkeenii somaala dhisatey marka somalaay dalkaga dhiso businesskaga la aad gariisa dagaanda Somalida

  • @IRIR-SAMAALE_114
    @IRIR-SAMAALE_114 Před měsícem

    Soomaali dhulkiina dhista diideene ma jameyka baa u sii qixi doontaan..

  • @qalbiabdullahi8335
    @qalbiabdullahi8335 Před měsícem

    Aadanow lugaha ayaa dhiiqo laguu galinooyaa. Sidii hebal rashiid#

  • @halimahersi8454
    @halimahersi8454 Před měsícem

    23 balashegayay waddabbaysa

  • @abdullahisiasa7861
    @abdullahisiasa7861 Před měsícem

    Xage lagu dhace somalida Nairobi anaga degano kunol wax walba lasocona war ilahey kacabsa niyow

    • @user-py3ip6dt3w
      @user-py3ip6dt3w Před měsícem

      Wabentiis munafiqaan nairobi taan jogno miyeey aheen

    • @abdullahisiasa7861
      @abdullahisiasa7861 Před měsícem

      @@user-py3ip6dt3w wan layabe been badana dadka run ayey umalenayan

  • @aminahusein8399
    @aminahusein8399 Před měsícem

    Adig makafagray dunkaga

  • @aliabdi8347
    @aliabdi8347 Před měsícem

    Beenaale alshanaab u shaqeeya

  • @saciid_iid
    @saciid_iid Před měsícem

    Talow cagdheertii adoonta aheyd

    • @user-py3ip6dt3w
      @user-py3ip6dt3w Před měsícem

      Khanis cuqddadeysaan cagdher miyeey kufaraxumeyse cilaan

  • @user-jo4ns8eo8r
    @user-jo4ns8eo8r Před měsícem +1

    WARIYE SARE MAXAMED SALAAN SARE WAXAAN RABAY INDALXIIS U IMAADO KENYA WA KA CABSADAY HADA WAXAAN U DUULAY UGAANDA FROM LONDON

  • @user-py3ip6dt3w
    @user-py3ip6dt3w Před měsícem +1

    Somali kulahaa war benta daa veiwska melxuun kagaale dadka ladhacaay waa madowga kale e kenyanka eh

  • @HusseinNAbdi
    @HusseinNAbdi Před měsícem

    Ummadda beenta kadaa, waxa dhibka ka dhacay waa townka Nairobi Somali, Hindi iyo Kenyanba waa la dhacay waana dhowr dukaan wax sidaa u badan ma ahan. Somalidu ganacsigeeda wuxuu yaal islii (Eastleigh) dhibna kama dhicin. Innagaa joogna Kenya kaana war roon.

  • @samirr546
    @samirr546 Před měsícem

    Meeyey faarax macalin
    Isaga oo aan somalida Kenya ku difaaci karin ayuu somalida somaliya jooga isku diri jiray!!

    • @user-py3ip6dt3w
      @user-py3ip6dt3w Před měsícem

      Somali lamadhiciin e wamadow dadkaan balayada somalida jecela horta inaay kudhacdo

    • @samirr546
      @samirr546 Před měsícem

      @user-py3ip6dt3w ninkan hada hadlaya ee aan meeshiisa wax ku qorayo ayaa sheegaya in somali la dhacay gabadh hadlaysana waa uu na tusay wuxuba waa been ileen!!!!