DAG DAG Soomalida Kunool kenya Oo War farxad leh usooyeray & Xildhibaan Yusuf Xasan Oo Kudhawaqay 😍

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 21. 08. 2024

Komentáře • 9

  • @munahussein9687
    @munahussein9687 Před 2 měsíci

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉masha Allah somali guul iyo gobanimo melay joganba 🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 Před 2 měsíci

    Waa muhiim inay kaa dambeyso Dowlada adag ee Soomaaliyeed
    Laakiin taas ma muuaqato
    Hadii taas lawaayana waxaan Ku xigto in lagu dhaco oo gumeysto waxa la isudhul dhigaayo waxassan loo socda Bada iyo dhulka Soomaaliyeed
    War indhaha fura

  • @akisheharara
    @akisheharara Před měsícem

    Macula tahay xasan XARRAASH in dano Soomaaliyeed u tagay keenya?
    Xarraashle danahiisa gaarka ah ayuu u tagay keenya ee hurdada ka kaca

  • @khalid5318
    @khalid5318 Před 2 měsíci

    Kibaandho islii Intee laga qaataaa

    • @fatumaali5834
      @fatumaali5834 Před 2 měsíci +2

      Kariokor iyo islii inta udhaxeyso ilmaha schoolka sodhameyay

  • @FatumaAhmed-fq6bb
    @FatumaAhmed-fq6bb Před 2 měsíci

    35% haba bixiyaane laakiin dhusuqa iyo qashinka ayaa ku badan.
    Mida kale E A C haba kubiiraane goormeey u suura gali in aay ku dagnaadaan wadanka visa la'aan.

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 Před 2 měsíci

    Don't trust this guy.😮 Hassan Sheikh ayaa rabbo in oo badda ka iibiyo Mr Hassan ma dherge.😢

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc Před 2 měsíci

    Badeenaa lasiiyay ooxasan usaxiixay somaali oodhan waxaa laga xukumayaa Nairobi maxay tahay Somali waxaa kaakeenaya.xamse ayaa Ina adeerkaaga ah wadankii oodhan canshuurtii lasiin lahaa dalka Somali waxaa qatay Kenia dhulka Somalida madhisna ee nfd xasan shiikh haduu damiir leeyajay bangigii dhexe Uma wareejin lahayn kenia