HADAL SHOOK AH OO KASOO YERAY MADAX WEYNAHA KENYA GURYAHA KUYALO XAAFADA ISLII OO LBUR BURIN DOONO 😲

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 21. 08. 2024

Komentáře • 46

  • @abdulaahikulmie5570
    @abdulaahikulmie5570 Před 2 měsíci +3

    shock mahan waa warka runtisa dalkada dhiso muqdisho hargeyso garawe baydhabo kismayo hirshabele galmudug

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 Před 2 měsíci +5

    Inaalillaahi wa inaa ileyhi raajicuun. Rabbiyoow Awoodaada ugu naxariiso. Aamiin yaa Rabbi.

  • @YassinBaffo-rj9jy
    @YassinBaffo-rj9jy Před 2 měsíci +12

    Horaa loo yiri dalaan dalkaadda aheyn DAREEN KU JOOG

  • @Fouziaabdi-bq1rz
    @Fouziaabdi-bq1rz Před 2 měsíci +1

    Amin amin alle janada hakawarabiyo amin

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q Před 2 měsíci +6

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @sabrinaa8488
    @sabrinaa8488 Před 2 měsíci +4

    20 floors is madness anyways, it’s not safe.

  • @aaminohassan4273
    @aaminohassan4273 Před 2 měsíci +3

    Inalilahu waa inailehirajicun allah u naxaristo

  • @Kheerto-un5cy
    @Kheerto-un5cy Před 2 měsíci

    Inaalillaahi wa inaa illaahi rajacuun kitaabkeeda midigta allaah kasiiyo amiin yaa allaah

  • @user-oi7gn9rc8h
    @user-oi7gn9rc8h Před 2 měsíci +2

    Allah ha u naxaristo ammin ❤❤

  • @CANABADANJIMALI
    @CANABADANJIMALI Před 2 měsíci +2

    Aamin aamin yaa allh ilaahow unaxariiso

  • @user-yi1hu2en7f
    @user-yi1hu2en7f Před 2 měsíci +2

    Amiin Amiin Amiin 🤲🤲🤲

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 Před 2 měsíci

    Dhul aadan leheeh waa dareen ku koog. Hassan Sheikh ayaa dhulka la siiyay.😢😢😢😢😢

  • @yurub5288
    @yurub5288 Před 2 měsíci +3

    Somali iga daa waa xoolo

    • @AM-jd2fq
      @AM-jd2fq Před 2 měsíci +1

      Xoolaha ha caayin, wery ka litaan mar ay is cunaan iyo mar ay dhul shisheeye dhaqaalohooda galiyaan

  • @qalbifuran8586
    @qalbifuran8586 Před 2 měsíci +5

    Walaalow gabadha alle ha u naxariisto take anigoo wadan iga badan helaya maxaa eegey inan wadan shisheeyaha ah guriyo uga dhisayaa ragaasi wey qaldan yihiin wadan aaney laheyn saro dhaadheer ka dhisan

    • @june6206
      @june6206 Před 2 měsíci +1

      Ha oo qabriga lagala soo baxo oo lagu cashuuro 😂

  • @fadumoosman5365
    @fadumoosman5365 Před 2 měsíci

    Walaahi madaxwaynahaan raacsanahay intaa ha laga sii yareeyo ilaa 6 Dabaq ha laga dhigo baan dhihi lahaa waayo markii dab ama guri gubto Lifti ma shaqeeyo dadkuna jaraanjaradeey dhibaatooyin kala kulmaan

  • @Fouziaabdi-bq1rz
    @Fouziaabdi-bq1rz Před 2 měsíci

    Was running somalida Was Hoole bal wadankas maayagale

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q Před 2 měsíci

    Wcs walalkey allxmduliilh allxmduliilh jimco Mubarak ❤

  • @khadramahdi4116
    @khadramahdi4116 Před 2 měsíci

    Wiltam ruuto Laaluush baanu sinaynaa guri boqol biyaano ahna waan dhisaynaa.

  • @hawamohamed4818
    @hawamohamed4818 Před 2 měsíci

    Allhunaharzto🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻

  • @fertunali1007
    @fertunali1007 Před 2 měsíci

    Wey ku macdahay wadankoda weydiiden iney dhistaan oo maal gashadan

  • @munahussein9687
    @munahussein9687 Před 2 měsíci +1

    Yaab waye ma ayaga leh wadankaay shisanayan

    • @saynabibrahim4703
      @saynabibrahim4703 Před 2 měsíci

      Bussines waaye wadan ma dhisayan ee dantoda ayey eegayan dad family ah oo ilma haysta ayaa laga kireynaa way so dhici karan qatar waaye

    • @june6206
      @june6206 Před 2 měsíci +1

      Ku ad lahayd qabriga xita kuma badbadeysid marka dhulka Illhay meeshad nabad ka heleysid wa wadan kahin qabri xita soomali ya laguma nabad galinayo

  • @ilwaadinasheikh
    @ilwaadinasheikh Před 2 měsíci +1

    waxba maanan daawan maad sugtid war naagaha shaqalaha noso gudbi waxa kale war uma hayside beenta maxaad kufali ama sug aan maqalnee

  • @dalmarcabdilaahi8566
    @dalmarcabdilaahi8566 Před 2 měsíci

    Dalkaaga ka dhiso ayaa dhaanta,
    Intaad wadan kale oo weliba cadow kuu arka.wax ka dhisan lahayd.

  • @lebaan4795
    @lebaan4795 Před 2 měsíci

    That’s not true just wait my friend Don’t go ahead Islii it’s not only Somaali It’s a lot different people and there’s a a-lot toll buildings built business and a lot of money put it it’s not easy to destroy our move I don’t think so that will be happen ..

  • @sucdisiad3316
    @sucdisiad3316 Před 2 měsíci +1

    Dhul aadan lahayn yaa dhista idin dhahay. nin walba tuuladii uu awoowgii ka yimid ha dhisto

    • @june6206
      @june6206 Před 2 měsíci +1

      Dhulka ad sheegi qabri kuma nabad galeysid

  • @aliabdi8347
    @aliabdi8347 Před 2 měsíci +1

    Nairobi waa meesha africa ugu fiican oo la maalgashto, oo ay soomaali ku badbaadday, ee neceyb iyo qabyaaladda aad soomaaliya kala kenya ka shaqeyn meyso ee beenta jooji.
    soomaalidu awoodda iyo xuriyadda ay ku haystaan Nairobi kuma haystaan muqdisho ama soomaliya oo dhan ba.
    Soomaalidu islii iyagaa iskaleh islii cid hantidooda taaban karto majirto

  • @ShamsaMohaa-mp8qd
    @ShamsaMohaa-mp8qd Před 2 měsíci

    Pangani mid 20 ayuu fondi kasodhacay guriga igu dhagan isagoo dhisaya sadax Malin kahore

  • @abdirisaqabdi4040
    @abdirisaqabdi4040 Před 2 měsíci

    Nothing

  • @NajaxMohamed-bc9ed
    @NajaxMohamed-bc9ed Před 2 měsíci +2

    Alow unaxriisto

  • @yussufabdi2133
    @yussufabdi2133 Před 2 měsíci +2

    Been badnidaa waryaa anaka jogno islii guriga ogudheer waa 17 floor

  • @adangudhane336
    @adangudhane336 Před 2 měsíci +1

    Maya wax danbe lama dhisikaro laakiin Somalidu mey Muqdisho ka dhigaan Newyork

    • @warish9081
      @warish9081 Před 2 měsíci +2

      Muqdisho unakaa leh

    • @user-ex9qq4bs9i
      @user-ex9qq4bs9i Před 2 měsíci +1

      Soomaalida Muqdisho iyo Nairobi waxaay hantidooda ku aaminayaan Nairobi, kolleey anigu Muqdisho 1000 dollar kama aamineen.

    • @Imraan12
      @Imraan12 Před 2 měsíci

      Muqdisho nabad mataal yaa dhisan cadaalad daarada kenya ayaa waa wadan nabada

    • @june6206
      @june6206 Před 2 měsíci

      Qabiriga xita kuma jiri kart I’d walaga soo foqoya muqdisho

  • @machoclachocla4298
    @machoclachocla4298 Před 2 měsíci

    Waxba kamamaqlin mw

  • @felisabdi3794
    @felisabdi3794 Před 2 měsíci

    Koley haduusan isaga sameyn mid sameeyo ayaa imaan doona, sheekadana isaga keliya kama socota ee waxey ka socotaa in Soomalida dal kooda iyo dibadaba laga hor istaago iney hanti yeeshaan, oo ingriis iyo mareykan, fransiis germal iyo yahuda ay tahey iney Soomali dabar gooyan waxaan loo adeegsanayaa Imaarad, itoobiya iyo Kenya, marka Hala digtoonaado hantidooda hala joojiyan guryahan lagu waashey, ninkaani lacag ayuu rabaa si uu u dhaco Soomalida… waa qashin, walee Soomaliyeey Waa musiibo tani…

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q Před 2 měsíci

    Waan iska ruto inu sasa dhaaho Somali sheeko ayeyka jiirn

  • @ajkovic914
    @ajkovic914 Před 2 měsíci

    Ninians wa beenlow