XOGTII UGU DAMBESAY GANACSADIHII BAMBASO LAGU DHACAY & QASARADI GAARTAY NACEYBKA SOMALIDA LOO QABO 😡

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 21. 08. 2024
  • Please Hadii kayartahay 18 Years hadawan muqalkan Mahadsanid

Komentáře • 80

  • @mohammedpalle5934
    @mohammedpalle5934 Před měsícem +12

    Faarax Macalin waa halyeey Soomaaliyeed Ruto Soomaali waa soo dhaweeystay waa in aan garab u noqonaa Soomaaliyeey Kenya 🇰🇪 marti kumanihin waa dhul keeni midooba oo isdifaaca Ibraahim waa geesi Soomaaliyeed I am so happy in uu san xirneeyn

    • @user-sn5yz7vg8v
      @user-sn5yz7vg8v Před měsícem

      M.A MALASII DAAYAY
      LAAKIIN KENYA ODHAN WAA INUU ISAGA TAGAA WAAYO DADKU DILAY DADKIISA MAD3YNAAYAAN CADOW BADAN AYUU LEEYAHAY

  • @najmanajma6752
    @najmanajma6752 Před měsícem +14

    Dadka maad u macnaysid af Sawaaxiliga iyo Ingiriiskaba ilayn Kenya uun lagaama daawadee

    • @user-sn5yz7vg8v
      @user-sn5yz7vg8v Před měsícem

      Wuxu leyahay mudaharadayasha waxay xalaashadeen oay mudaharadka ku qarinayaan inay yihìn dad dhac usoo diyaar garobay saraakisha amniga iyo ganacsatadu waa inay umidowdaa layskana qaban lahaa iyadoo lala shaqaynayo saraakisha amniga

  • @malakaaay
    @malakaaay Před měsícem +4

    peace and justice for all Kenyans, and all Africans 🌹♥️ black lifes matter

  • @Barlin-qd5wd
    @Barlin-qd5wd Před měsícem +1

    Allaha ugargaaro madaxweyne ruto iyo ragena gesiyadena sida ducale iyo farax AAA Mr nuradin nasabyada gileystey e somalida iyo saxibkoda qaaliga ah real friend ruto

  • @makoahmed7381
    @makoahmed7381 Před měsícem +1

    Ya Allah shacabka Somalia oo ku nool Keniya badbaadi anigu waxaan dhihi laha shacabkayaga somaliyeed dalkiina Somalia kunoqda oo dhista la hadlla madaaxda Somalia oo waansada oo la hadla wadankeena Somalia dhisa dal aydaanlahayn ha dhisina please built your own country Somalia 🇸🇴 please may Allah protect you my Somali people in everywhere 🤲🤲🤲Allahuma Amin

  • @user-nj1dy1kl8t
    @user-nj1dy1kl8t Před měsícem

    Alxamdullillah Alle ha u gargaaro ummadda la dulminayo .

  • @fatimaelmi1038
    @fatimaelmi1038 Před měsícem +4

    Thank u. Sida ad nola socodsiiso dadkeena Somali yeet dhibka gaaray

  • @aminacabdi3913
    @aminacabdi3913 Před měsícem +1

    Ilaahey ha u gargaaro

  • @z-1il
    @z-1il Před měsícem +1

    Ameen yaraab 🤲🏾

  • @blessingbrother
    @blessingbrother Před měsícem +1

    Magical wiilka maqayada leh ee mombasa waxa la dhaha Osman nor Ibrahim

  • @haweeyaumalaskar3062
    @haweeyaumalaskar3062 Před měsícem +2

    Mansha Allah farax macalin waa geesi aan runta ka gaban waa runtiisa waxan arkayay kuwa kaniisahadaha jooga oo leh dakakii waa laydinka qaaday ka kaca iyo meela badan ka hadalayay arintaas waxan Soo keedin.laha in ay soomaali kala naxan.xoolaha inta badan

  • @siman111
    @siman111 Před měsícem +2

    Somalia keensada xoolahiina guryo bay iiga dhisten dhul aysan lahen wayba dhahan Kenya tiga hantidan anaga la waraygena inta hartay somalia uso guura😂puntland xamar galmudug kismaayo koonfur galbeed Hiiraan xoolaha keena baabuur kuso guura Inshallah allah idinka badbaadsho aamin

  • @user-oj8bg9sg4p
    @user-oj8bg9sg4p Před měsícem +3

    Ameeen ameeen ya ALLAH🥹❤️

  • @abdiabdi8138
    @abdiabdi8138 Před měsícem +2

    Anaga ma naqaano Sawaahili ee noo fasir sii barnaamijka xiiso u yeesho

  • @aminaugaaso8884
    @aminaugaaso8884 Před měsícem

    Alxamdulillah hadan ladilin xoolo waa lahelaa

  • @hashim9764
    @hashim9764 Před měsícem

    Duale is rigtht!!!! This is not Somalia they are laws, Justice and court system.

  • @alidalmar2754
    @alidalmar2754 Před měsícem

    Ruto he come to office with election he will leave with the election. Farah macalin he is My man.

  • @AbdiwahabSheikh
    @AbdiwahabSheikh Před měsícem +3

    Sxb nika isdifaacey maxuuku jawaabey aadan ducaale qalad mise sax sxb afka qalad fasir codsi

    • @user-sn5yz7vg8v
      @user-sn5yz7vg8v Před měsícem

      Waa sax but yidhi inuu is difaaco mana la xirin e bad baado lo kaxeyay oay askari uga kaxeyen halkaa

  • @mohamedqoobfaras2758
    @mohamedqoobfaras2758 Před měsícem +1

    Wilam Ruto Wiil be stay For Next Years Good Luck.

  • @Fouziaabdi-bq1rz
    @Fouziaabdi-bq1rz Před měsícem +3

    Amin amin

  • @mohammedpalle5934
    @mohammedpalle5934 Před měsícem +1

    Caaisha Lifestyle thank you 🙏 watching 10:00 o’clock in Toronto, Canada 🇨🇦

  • @kiinnuur6605
    @kiinnuur6605 Před měsícem

    oo faaxar macalin waa nin aanba xorba ahayn muxuu kahadli karaa😮

  • @malakaaay
    @malakaaay Před měsícem +2

    inuu sii joogoo weliba ugu yaraan 20 sano iyo kabadan sii joogo ayaa u dan ah dhamaan kenya

  • @hodanmohaned7548
    @hodanmohaned7548 Před měsícem

    Faarax macalin cimrigaa haraago soomali dhab ah

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc Před měsícem +3

    Way wada shaqeeyaan boliska iyo dadka mudaharaadayo iyo kaniidadahooda qorbo joogtooda kuli keenyaanka waxay kamideysan yahiin in la dhaco qaasatan gamacsiyada waa qorsho

  • @mcqalimow6789
    @mcqalimow6789 Před měsícem

    Ibrahim beel aan ku saxo magaca ganacsadaha waa cismaan maxamud milkiilaha Qaffee point

  • @maryanahmed2226
    @maryanahmed2226 Před měsícem +2

    Badarigi qeylinaye aya kadambeye dhibka

  • @user-jo4ns8eo8r
    @user-jo4ns8eo8r Před měsícem +1

    CID IDIIN DIIR NAXEESO MALAHA MAXA IDIIN GEEYI KENYA

  • @ilwaadinasheikh
    @ilwaadinasheikh Před měsícem

    ilaahy hanaga qaboojiyo laba gaal iima kala sokeyaane

  • @maryanahmed2226
    @maryanahmed2226 Před měsícem +1

    Wad mahadsantay walal sida nogu sogudbisid waxa kasocda dalaka walahi calosha aya ixanuntay somaliyey watas dalshisheye halkas ayu qabli inadhigay

  • @fordoosabdalla9819
    @fordoosabdalla9819 Před měsícem +1

    Waxaa xaqiiq ah waxoodu banaanbax iyo cabasho ineyan aheyn ee burcad isa soo kaashatey oo u soo bareerey dhaca hantida muwaadiniinta reer kenya gaar ahaan soomaalida marka waa in meel looga soo wada jeestaa.

  • @user-dt6mc3qp6e
    @user-dt6mc3qp6e Před měsícem +1

    Teeda kale ninkaas geesiga ah
    Aan u gurmano soomaliyeey
    Adoomeeydana aan iska celino xaraamiyiinta

  • @Vn-bTw979
    @Vn-bTw979 Před měsícem

    Adiga markii aad soo saarto war aan warkeena eheen inaad fasirto isku day

  • @user-cw8sr8vd2o
    @user-cw8sr8vd2o Před měsícem

    Madaxweyne William kipchirchir samoei arap Ruto waa mid kamida madaxweynayashii ama madaxdii kenya soo Marti kuwi ugu fiicna waa madaxweyne fiican oo wadani ah oo dhamaan dadka kenyan ka ah ay u Siman yihiin waxa leenahay William Ruto jir oo joog aaynu la shaqeyno madaxweynaheena inta kenya ku nool oo dhan buu madaxweyne u yahay muslim iyo mid aan muslim eheenba marka aynu la shaqeyno dowlada waxa inawada deeqa kenya oo nabad ah oo barwaqo ah wixi raba ineey kenya Haleeyaan aan meel uga soo wada jeesano

  • @momojojo619
    @momojojo619 Před měsícem +1

    Geesi ma ahin waa doqon. Hadii aysan dil.

  • @AbdiwahabSheikh
    @AbdiwahabSheikh Před měsícem +1

    Daka ufasir

  • @abobasement346
    @abobasement346 Před měsícem +1

    Somalih maxaa dabah dhigay moryan tah bobaysah xolahodah

  • @user-ec1uf4qi1t
    @user-ec1uf4qi1t Před měsícem +2

    Iskagasoo guura dal shisheeye habeen dhax mooyee dhaqasho maleh

  • @isiri.2835
    @isiri.2835 Před měsícem

    HINDA BAY SAAS KU DHICIJIREEN

  • @leyloibrahim11
    @leyloibrahim11 Před měsícem

    Walal isku day luqada inaaa noon faidirtidid

  • @user-mg8er6id5q
    @user-mg8er6id5q Před měsícem +1

    Xoolihiina ilaashada hadhihine, xoolihiina wadankiina kucesheda dheh. How easy is that?

  • @user-nj1dy1kl8t
    @user-nj1dy1kl8t Před měsícem

    Dowladdu haddey dacattahay Sidu uhuru uga celin jiray tuugada dadka iyo hantidoda ha uga celiyo oo ciidankii wax boobay hadda hasoo xiro .dufacayaan dadka iyo maalka ,

  • @kadraahmed2563
    @kadraahmed2563 Před měsícem

    You must translate conversations

  • @NimcaHassan-d7t
    @NimcaHassan-d7t Před měsícem

    Sax. 💯💯💯

  • @siteysirija1353
    @siteysirija1353 Před měsícem +1

    Muxuu shegey wasirke anaga kenyo ma nihin

  • @blessingbrother
    @blessingbrother Před měsícem

    Labada qof isku mid aha

  • @indhouronindhouron7992
    @indhouronindhouron7992 Před měsícem +1

    Ruto 👏👏👏🙏🙏

  • @fordoosabdalla9819
    @fordoosabdalla9819 Před měsícem

    Banaanbax iyo dukaamo la jabsado maxaa iska galey si nabad ah uma banaanbixi karaan miyaa kuwa banaanbaxa wada iskama qaban karaan miyaa kuwa hantida shacabka boobaayo hadey koontarooli karin banaanbaxa ha iska joojiyaan

  • @AbdiwahabSheikh
    @AbdiwahabSheikh Před měsícem

    Markastaba dadka sida eeyufahmaan

  • @maryamdirie6842
    @maryamdirie6842 Před měsícem

    Faraax nacaliin iyo dadkisi waxa kuso noqday waxu Somaliland rabay inu ka rido. Somalidu waxay tidha eray gaf ah ilaahay wuka yeedhsiya laginsee kuguma dhafo. Somali meel walboy jogto dhibato la rabno lakin Somaliland somalida kalee way ku gaftay. Allah ha caafiyo somali.

    • @user-sn5yz7vg8v
      @user-sn5yz7vg8v Před měsícem

      IDINKAA BUKEE KADAA DADKA AD CUDURKIINA KUSO LEXINAYSID
      REER SHIQ ISAXAAQ YAA UGA BADAN KIINYA ? YAASE UGA HANTI BADAN IYO GANACSI
      ANIGAA DEGANAA O XOG OGAAL UAH
      TEDA KALE IDINKAA DADKA KU GARDAROODA OU DHIMANAYA AMA USOO ORDAAYA DHUL XAARAAN IDINKU AH
      GODANE
      INA AFGAAN IWM IDINKAA USOO AAS AASA Y SOMALI WEYN
      ADEER HORAA LOYIDHI MARODIGA MA ARKO TAKARTA KU TAAL ETAN KALUU ARKAA
      HAKU FARXIN DHIBKA LO GAYSTAY SOMALI KENYAN QABIIL WALBAY LEYIHIIN RERR KOFUR OKALIYA MA DEGAAN

  • @AbdiwahabSheikh
    @AbdiwahabSheikh Před měsícem +1

    Ninka isdifaaca maxuuku kuyiri

    • @user-sn5yz7vg8v
      @user-sn5yz7vg8v Před měsícem

      Waa uukusaxsan yahay inuu hantidisa difacdo ayuu yidhi

  • @nawalhersi4983
    @nawalhersi4983 Před měsícem +1

    😭😭😭🤲🏽🤲🏽🤲🏽☝️❤️❤️❤️❤️

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c Před měsícem +1

    kenya waa meesha wahaabida eeku dhaceyse somalida la dhahaaye guryo cusub gata hantidii somalida waala dhacay wahaabi ka hadlayna ma jiro, somalida dibada joogto lacagtiina ka ilaaliya wadanka kenya ma'aha wadan wax laga gato, waad afrkeysaan somali kaliya aala ugaarsanaa oo hantidooda la xalaaleyste

  • @user-fd3io4qr5j
    @user-fd3io4qr5j Před měsícem

    بسم الله الرحمن الرحيم السلام عليكم ورحمة الله وبركاته وبعد
    Nin baa laga hayaa…Waar waa lantay markaa suu ugu ugu jawaabay oo markee ayaan miyir Qaban …..Waxaan oga socdaa Mr Faarax markee ayuu miyir qabay idinka uunbaa u arka inuu miyir qabo…Kenyan ayaa karbaasha markasuu Somaliland 😂😂😂Afka u soo taagaayey
    Waa Khayran katiiran

  • @sumeyahusseinibrahim4624
    @sumeyahusseinibrahim4624 Před měsícem

    Maskinkan

  • @user-ed2wv1uz3t
    @user-ed2wv1uz3t Před měsícem

    Support Ruto in unity.

  • @aminaibrahim1222
    @aminaibrahim1222 Před měsícem +1

    Wuxuu yiri manaqaano sawaxili

  • @user-pz2kj3fq5h
    @user-pz2kj3fq5h Před měsícem

    Kukuyee waa in la iskodhashaa siiba siyasiyiintoda

  • @user-lz1kf3lj3z
    @user-lz1kf3lj3z Před měsícem

    ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉😂😂😂❤❤

  • @yasirfarah399
    @yasirfarah399 Před měsícem

    Somali Ruto uhiliyaa

  • @felisabdi3794
    @felisabdi3794 Před měsícem +1

    Aamiin aamiin Illaahey ha u gargaaro, Soomali ha tashato, arinkaan mid hareysa maaha…

  • @yasirfarah399
    @yasirfarah399 Před měsícem

    Somali Mohamed khoryo wein iyo xabado xalaal iskhudifaaa

  • @AbdiwahabSheikh
    @AbdiwahabSheikh Před měsícem

    Afka khalaad

  • @fadumoadam2753
    @fadumoadam2753 Před měsícem

    Hhhhhh

  • @mrsocotraisland1939
    @mrsocotraisland1939 Před měsícem

    nin yahow luqad aanan fahmayn intaad waqtiga nooga lumin laheyd wax yar ka soo qaado oo noo fasir

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc Před měsícem

    Jaale wariye maad turjintida. Mase adigu mataqaanidmiyaa?

  • @user-dt6mc3qp6e
    @user-dt6mc3qp6e Před měsícem

    War tuugada kurka kagooya
    Xaraamiyiinta waa weceLee
    Tuugadaa mudaharaadayaan
    Wexeey rabaan ineey dadka dacaan kurka kagooya

  • @sacdiyoxaaji1271
    @sacdiyoxaaji1271 Před měsícem

    Wlle waa tuugo af rikaan tu ku wii soth africana ar kay sidey u yaalin day waa dar bi jiif is aruur satay shacab maaha ku wan isgaa can suur ta badan diidayee maxaa hantida dad ka uqadanayaa waxa eey ku walan yihiin xolaha umada

  • @adanfarah2080
    @adanfarah2080 Před měsícem

    Soomaaliyey, kacdoonkani Somali kuma socdo Somalina looma qasdin, intii wax laga dhaceyna umadey laqabaan, hase yeeshe asbaabaha kacdoonkan keeney waxaa kamid ah xukuumada Ruto oo iyakoo musuq loo haysto iney iney shopping saacado iyo kabo qaali ah isku sawiireen, markaa umadii oo dhiban soomaaliyey inaad israaf gashaan oo qooqiina Soo bandhigtaan oo is dhowri weydaan, cidna ha eedina, mida Turki kasoo socotaa kaweyn, STOP BEING TONE DEAF!

  • @MohamedAhmed-ft2es
    @MohamedAhmed-ft2es Před měsícem

    Ibrahim lama dhaho beenta nagala tah

  • @AbdiwahabSheikh
    @AbdiwahabSheikh Před měsícem

    Sxb lkin maafisirtid

  • @AbdiwahabSheikh
    @AbdiwahabSheikh Před měsícem

    Somaliya jogaa

  • @AbdiwahabSheikh
    @AbdiwahabSheikh Před měsícem

    Mafahmin waxuuku hadlay kbare

  • @AbdiwahabSheikh
    @AbdiwahabSheikh Před měsícem

    Ducaale