FAYSAL | XOGTA DAHSOON | BADDA CAS | 'SIRTA ITOOBIYA' | DFS

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 8. 07. 2024
  • FAYSAL ROOBLE OO GOOB JOOG AHAA SHIRKII SOMALI IYO ITOOBIYA EE TURKI-GA OO XOG BADAN SOO BANDHIGAY
    • FAYSAL | XOGTA DAHSOON...
    UK general election 2024 results live: Labour wins landslide victory
    ‘Change begins now’, Starmer says
    The Labour leader, who will become the UK’s next prime minister, is addressing supporters in London.
    “Change begins now,” he said to loud cheers. “And it feels good. I have to be honest. Four and a half years of work, changing the party. This is what it is for. A changed Labour Party, ready to serve our country, ready to restore Britain to the service of working people.”
    SOURCE: • John Mearsheimer Expos...
    Israel FM to Iran: regime threatening destruction deserves destruction.
    Israeli Foreign Minister Israel Katz said on Saturday that Iran's message of an "obliterating war" made it worthy of destruction.
    ⁠"A regime that threatens destruction deserves to be destroyed," Katz said in a post on X. He also said Israel will act with full force against Iran-backed Hezbollah if it does not stop firing at Israel from Lebanon and move away from the border.
    Iran's UN mission said on Friday that if Israel embarks on a "full-scale military aggression" in Lebanon, "an obliterating war will ensue."
    The Iranian mission also said in the post on X, formerly known as Twitter, that in such an event "all options, incl. the full involvement of all resistance fronts, are on the table."
    Hezbollah has been exchanging fire with Israel since October, in parallel with the Gaza war. Israeli Prime Minister Benjamin Netanyahu and Defence Minister Yoav Gallant said this week they prefer a diplomatic path to resolving the situation. www.reuters.com/world/middle-...
    Nasrallah says ‘no place’ in Israel would be safe in war, threatens to target Cyprus
    In televised speech, terror leader claims Hezbollah does not want total war but is prepared for it, will not halt fighting until permanent ceasefire is reached in Gaza SOURCE: www.timesofisrael.com/nasrall...
    SOURCE: • Prof. John Mearsheimer...
    Israelis displaced by Hezbollah attacks will return home ‘one way or another’, says Hagari
    Here’s more from Israeli military spokesman Daniel Hagari’s statement earlier, where he warned that Israel is on the “brink” of “wider escalation” amid “increasing aggression” from Hezbollah.
    Kamala Harris: 'Muslims in America have endured a disproportionate number of hate-fueled attacks'
    In a message for the Muslim holiday of Eid al-Adha, U.S. Vice President Kamala Harris said the country has "witnessed an uptick in anti-Palestinian, anti-Arab, antisemitic, and Islamophobic incidents" over the last eight months.
    ⚠️⚠️ Disclaimer ⚠️⚠️ I do my best to give credit to the NEWS AGENCY | creators | artist in both the video and a description box of every reaction I do. But because I do not own the rights to any video I react to. If there is a copyright issue or If I have reacted to A video of yours and you would like me to take it down please feel free to reach out to me through email Britsomltd@gmail.com and we sort everything out. Thank you. TEAM BRIT SOMALI TV.
    Israeli forces batter central, south Gaza as tanks advance in Rafah
    With a renewed ceasefire push in the eight-month-old Gaza war stalled, Israel bombarded central and southern areas again on Friday, killing at least 28 Palestinians, and tank forces advanced to the western edges of Rafah.
    U.S.-backed Qatari and Egyptian mediators have tried again this week to reconcile clashing demands preventing a halt to the hostilities, a release of Israeli hostages and Palestinians jailed in Israel, and an unrestricted flow of aid into Gaza to alleviate a humanitarian disaster. But sources close to the talks said there were still no signs of a breakthrough. (Reuters).
    HRW says will welcome UN decision to add Israeli army to child-harm blacklist
    UN Director for Human Rights Watch Louis Charbonneau says if the UN decision to add Israel to a blacklist of countries that harm children was true, it was a “thoroughly justified” step.
    The annual Children and Armed Conflict report from UN Secretary-General Antonio Guterres is not due to be published until June 18.
    However, Israel’s UN ambassador, Gilad Erdan, went public after receiving notification of Israel’s inclusion on the list of countries that do not take adequate measures to shield children from conflict.
    DISCLAIMER: BRIT SOMALI TV CANNOT VERIFY THE NEWS COVERED IN THIS VIDEO. WE ARE QUOTING FROM MAINSTREAM MEDIA PLATFORMS SUCH AS HAARETS, ALJAZEERA , REUTERS , TRT WORLD , BBC AND THE TIMES OF ISRAELI MEDIA OUTLETS . ( ISRAEL - HAMAS WAR )
  • Zábava

Komentáře • 543

  • @abdirahmanas2583
    @abdirahmanas2583 Před 13 dny +22

    Mr- Faysal rooble sharaxaadiisa iyo falanqayntiisa aad baan u fahmaa, waa sida macallin cashar ku siinaya oo kale, cimri dheer iyo caafimaad qab baan u rajaynayaa, alle na u waydiinayaa insha allah, ❤mahadsanid mudane❤😊 abdi hafid iyo brit som tv salaan sare mahadsanidiin adinkana❤😊😊

    • @Somfox1
      @Somfox1 Před 13 dny +4

      Aad iyo aad si hufan oo aqoon ku dheehan tahay buu arimaha u sharxaa.

  • @xogsideboy
    @xogsideboy Před 10 dny +3

    Mansha allah waxbadan yow no iftimiyey hadan Somali weyn nahay mudanaha waxana qasaba inan fadhiga kakacno hadan Somali nahay qasatan dhalinta Somaliyed melwalba eynu jognaba
    Wana mahadsantihin C/xafid iyo mudanaha

  • @umuxafsa3391
    @umuxafsa3391 Před 13 dny +7

    Soomaalidu waxay jecel yihiin in madaxdooda ceebeeyaan laakiin itoopiya beentii abii ayeey rumeeyeen oo aywareejinayaan faysal iyocabdxafiid aad ayyad umahadsantihiin guul soomaaliya

    • @moeawale4891
      @moeawale4891 Před 10 dny

      Sabto ah itoobiyan waa wadaniin oo hadii wax wanaagsan dalkooda d madaxdoodu uga sheegto way ku taageraabyan xataa haday been tahay.

  • @fahima6186
    @fahima6186 Před 10 dny +3

    Mr Rooble we miss you brother beryahaan ma aadan hadlin❤ Allah kuxifdiyo aamiin🤲🏼

  • @user-ux5uh1mq3z
    @user-ux5uh1mq3z Před 11 dny +4

    xasan sheikh in uu ku soo daro faysal roble wadahadalada waa uga mahad celinaynaa ..

  • @ahmedabdullahi793
    @ahmedabdullahi793 Před 12 dny +4

    Mr Faysal waad ku mahadsanthy information nala wadaagtay runti Somalia waad uga faideysay aqoontaada thank you

  • @MohamedHanad-ys8lt
    @MohamedHanad-ys8lt Před 11 dny +4

    Hadal badan haan ma buuxsho. Itoobiya halaiska celiyo

  • @user-wv1qm3zx3o
    @user-wv1qm3zx3o Před 13 dny +10

    Aad baan ugufarxay markii aan arkay inlagudaray gudiga Eng Faysal Rooble cimri dheer cibaaado suuban iyo caafimaad Ayaan ilaah oga baryayaa

  • @maxamedcabdi4884
    @maxamedcabdi4884 Před 12 dny +5

    Aad baan ugu farxay prof Faysal markaan arkay, ilaah hakaa ilaaliyo wixii xun.

  • @user-yd9ph9nd8l
    @user-yd9ph9nd8l Před 11 dny +4

    Difaaca jiritaanka soomaalidu waa ku maqadis qof kasta oo soomaali ah meelkasta oo uu ku nool yahay.

  • @JaamacAdheere-xm6xu
    @JaamacAdheere-xm6xu Před 10 dny +2

    Faysal Robleh halyey qaran baan ku arkaa waanan ku Salaamaya

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 Před 12 dny +4

    Mnsha allah waa siday somali doonaysay ,in rag aqoon leh ,garanayana itopianka khiyaamadooda,sida aqoonyahan faysal ,kalsooni wayn baan ku qabnaa ,Mnsha allah ilaahay haku xifdiyo faysalow ilaahay ha idinla garab galo halganka iyo difaaca aad ugu jirtaan somali dhulkeeda iyo wada jirkeeda

  • @abdifatahsarhan7108
    @abdifatahsarhan7108 Před 13 dny +6

    Masha allaah wafdigii u hogaminaayey mr fiq oo u ka mid ahaa professor faysal rooble waa wafdi culuus oo muug iyo misaan leh

  • @abdullahroubleh6059
    @abdullahroubleh6059 Před 12 dny +4

    Faysal waa muwaadin somaliyeed. Eebe ha noo kaa daayo.

  • @halihassan356
    @halihassan356 Před 10 dny +2

    Thank you Faysal and Abdihaafid

  • @abdihassan8244
    @abdihassan8244 Před 11 dny +3

    MANSHALLAAH TABARAKALLAAH AQOONYAHANKA CAANKA AH SOMALIYEED DR FAISAL ROOBLE AAD AYAAN U XISEEYAA WARAYSIGIISA MANSHALLAAH TABARAKALLAAH GUUL IYO GOBANIMO INSHALLAAH

  • @axmedcabdi1680
    @axmedcabdi1680 Před 11 dny +4

    Thank u feysal wadani dhab ah

  • @warsame6896
    @warsame6896 Před 11 dny +2

    Aqoon yahaanadeenu inney ku baraarugeen ayaan rajeyneyaa, guul soomaaliyeed meelwalba ay joogaan inshallah ♥️

  • @user-cc6mu1ft7v
    @user-cc6mu1ft7v Před 13 dny +14

    Feysal rooble waa waan jeclahey aad baan ugu farcry markan maqaley inu la socdey waftigi Soomalida ee turkika yes ilaahey dayo waa Nin Aragti dheer yaa rab ilaaheyow noo da❤❤❤waxan ku dar san laha soomaali aan kacno oo dalka haleysu furo dadkana ha la heshisiyo🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @user-fk2pz3sd5s
    @user-fk2pz3sd5s Před 11 dny +2

    Aqoon yahan feysal waad ku mahad san tahay guul baan rajeyney naa insha aallah

  • @Saedcrypto1
    @Saedcrypto1 Před 13 dny +3

    Dhibta u wayni waa qaybsanaanta dhexdeenna. Anigu Itoobiya kama baqo ee waxaan ka baqaa anaoo la dagaallamaya in mid ila dhashay uu dhabarka iga toogto.

  • @AbdirahmaanAhmed-u1u
    @AbdirahmaanAhmed-u1u Před 13 dny +3

    In wafdigu ay kujiraan Aqoon yahano Soomaaliyeed waa hormar iyo in aan wax la isku hius galin Waan Talaabo bogaadin mudan wasiir fiqi iyo intii kula talisay in lagu daro Wafdiga khubaro Aqoon yahano ah

  • @abdihassan8244
    @abdihassan8244 Před 11 dny +2

    AQOONYAHANKA CAANKA AH SOMALIYEED DR FAISAL ROOBLE MANSHALLAAH TABARAKALLAAH

  • @omarsharif015
    @omarsharif015 Před 13 dny +3

    Mahadsanid A.hafit. faysal aad buu nooga saarey nona shaafiyey warxumada mediya taal ee Abiya fidinayo inay been tahay.waa uu mahadsan yahay.

  • @suadfarah5701
    @suadfarah5701 Před 13 dny +5

    Inlala hadlo xabashida baaba qalad ah. Nin gurigaa ku yiraah qaybaan xoog ama xeelad baan kuqaadan, in la hadlo maa hee waa inaad ku dagaalantaa. Waxaa soomaalida nuqsaan ku ah ina badooda xabashi duufleey hawaysato, laakii inaku soo sabab uma nihin?

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 Před 13 dny +3

    Waaa guul hadiii uuu Faysal Rooble ku jiray waftigaasi.
    Wallaahi waan ku farxay inuu qayb ka ahaaa.Waxan isleehay Nin aad wax u yaqaan,oo taariikh ahaan dhisan,cilmi bulsho ka dhisan weeyaan Faysal.
    Waan guulaysanay.
    Guul Somali wayn.

  • @Godir9752
    @Godir9752 Před 13 dny +3

    Ad iyo ad ayad umahadsantihiin wayo halkas waxa kubaba ay hadalkii xumaa ee lalawaregayey thank you cabdi xafid iyo faysal ilahay cimridher hasiiyo wa nin waxbadan og

  • @user-jp9mu1of2r
    @user-jp9mu1of2r Před 13 dny +6

    Faysail Abdi Rooble si aan loo dilin waa in la ilaaliya waa nin adag? I wish madaxda Somalida inay ninkan oo kale ahaan lahaayeen

    • @XanuXanu-pu3yv
      @XanuXanu-pu3yv Před 13 dny

      😂😂😂 asaga xataa hadu madaxwene noqdo adoo leh baalagu arkaya tug nin xil qaaday eed qaadyay

  • @sheikhsheikh8514
    @sheikhsheikh8514 Před 13 dny +3

    MaashaAllaah Tabaarakallaah Allaah Yahfidakum, Shukran Jazaakallaahu kheyran.
    Faahfaahinta wanaagsan guul guuleyta Somalia.

  • @shariifmohamed233
    @shariifmohamed233 Před 13 dny +22

    Somali people must be United

    • @fatumaahmed4718
      @fatumaahmed4718 Před 13 dny

      We can but we don't have educated people only we have tribe chief and old dtradi

  • @hanadhanad9579
    @hanadhanad9579 Před 13 dny +44

    Mar hadii feysal cabdi rooble ku jiro guuul ayn rajeenayna faysal waa muwaadin geesiya

    • @mowliidabdi6030
      @mowliidabdi6030 Před 13 dny

      @@hanadhanad9579 faysal waa faqash ethiopiana oo isaaq nacayb ku ragaadiyey zxb

    • @ahmednur9383
      @ahmednur9383 Před 11 dny

      😂😂😂😂

  • @abdullahabaw6922
    @abdullahabaw6922 Před 13 dny +7

    Dhaqanka cusub ee somalida lasoo baxdey wa Maxaa iga galey cml who cares
    USA

  • @yusra2501
    @yusra2501 Před 13 dny +7

    Ilaahay ha ilaaliyo aqoonyahankan❤

  • @bezani
    @bezani Před 13 dny +5

    United we strong devided we fall❤️🇸🇴❤️

    • @mohamednur1696
      @mohamednur1696 Před 13 dny

      UNITED WE STAND DIVIDED WE FALL❤❤😂😂

    • @bezani
      @bezani Před 13 dny

      😂 Ooda qaadisteeda iyo jiidisteeda waa isla guri geentii adeer❤️🇸🇴❤️

  • @halimahassan657
    @halimahassan657 Před 13 dny +2

    Asc maansha Allaahu Faysal illaahey ha ku xafido aduun iyo aqiraba adeer macaan cadowgana illaahey ha kaa qabto aaammmiiinnnnnn❤

  • @OmarAhmed-dz1mf
    @OmarAhmed-dz1mf Před 13 dny +4

    I love this brother he’s legend 😅

  • @bashiiromar6389
    @bashiiromar6389 Před 13 dny +3

    RABBI GUUL IYO CIZI HASIIYO SOMALIA ITOOBIYA HAJABTO

  • @abdiqanioomaar7285
    @abdiqanioomaar7285 Před 13 dny +15

    C/xaafid.iyo.faysal.waad
    Mahadsantin
    Awdal.ested.waxay.u.taagan
    Tahay.midnimada.soomaaliya

    • @AyaanIsmail-ro6ir
      @AyaanIsmail-ro6ir Před 13 dny +2

      Waa sheekada Baroorwiish iyo Badhyo culus ku riyoodaan iyakoo soo jeeda oo aan seexan

    • @mohamednur1696
      @mohamednur1696 Před 13 dny

      AALLAH YAHDIIKI YAA BINTANAA WABYUWAFIQAKI ALKHAYR ,ALLAAH WEYNE HAKU HADEEYO OO KHAYRKA HAKU WAAFAJIYO GABADHAYADIIYEEY❤😂​@@AyaanIsmail-ro6ir

    • @dauuddaaauud8339
      @dauuddaaauud8339 Před 11 dny

      Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya destroyed

    • @dauuddaaauud8339
      @dauuddaaauud8339 Před 11 dny

      Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya destroyed by g21

  • @rashidmuxamed2861
    @rashidmuxamed2861 Před 13 dny +3

    Asc
    Faysal Roble aad ayuu u mahasantahay waa nin aqoonleh Somali dhab thank u Faysal Roble

  • @user-mg4qu9pb1n
    @user-mg4qu9pb1n Před 13 dny +3

    Mahadsanid Faysal Roobleh, warkii oo dhan baad na siisay.

  • @AA-ze7zk
    @AA-ze7zk Před 13 dny +4

    RABBI HANO XAFIDO DOWLADEENA IYO DALKEENA
    AMEEN YA RABBI.
    ITOOBIYA WAA IN LEYSKA QABTA WADAJIR WAXBA YEEN NO SEEX SEEXAN.
    BADDADE INAGA ISKA KEH.

    • @abdulkaderyousefaden7161
      @abdulkaderyousefaden7161 Před 13 dny

      Bada ma hooyadaaba leh Faqash yahaw qqxootiga Ahi

    • @anab9951
      @anab9951 Před 13 dny

      Hadaa maadaa leh waa hanti ka dhaxaysa soomaali oo dhan cid gooni ulihi majirto.

    • @mohamednur1696
      @mohamednur1696 Před 13 dny

      ​Badda berbera BIXI lughaya IYO Seylac malihid

    • @AA-ze7zk
      @AA-ze7zk Před 13 dny +1

      @abdulkaderyousefaden7161 MA INA RAGGEED SOMALI AH IYO GABDHO SOMALI AH MIYA QOXUUTI ORAN.
      WAR ISKA XATAAQA OO ILALALOW LEE
      BADDA ANAGA ISKA LEH SOMALI
      WITH OR WITHOUT YOUUUU🐕.

  • @Ubax114
    @Ubax114 Před 11 dny +2

    Aad ayaannugu farxay inuu la socday wafdiga nin wadani dhab ah ❤

    • @ahmeddini9519
      @ahmeddini9519 Před 11 dny

      Lasocosho ma ahane waa in loodhiibaa wazarada arimaha dibadda

  • @nuryousuf5147
    @nuryousuf5147 Před 10 dny +2

    Somaliyey hurdada kakaca Ethiopia badena dhan ayeey rabtaa Qabiil intaan isku heeysano adooman Ethiopia ayan noqon doona 🇸🇴🇸🇴

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 Před 10 dny +1

    Feysal maashallah aqoonyahan somali ah

  • @FfLol-vb1oz
    @FfLol-vb1oz Před 9 dny +1

    MashaAllah pro feisal inatt adheer

  • @dhudifarah3254
    @dhudifarah3254 Před 10 dny +1

    Guul iyo gobanimo Mr faisal rooble

  • @loo6837
    @loo6837 Před 11 dny +5

    Thank you Faysal, you're the voice of sanity in this insane world. Thank you Faysal for speaking truths that all Somalians seem to unknown EXCEPT few people.

  • @abdisalam7792
    @abdisalam7792 Před 13 dny +2

    Waxaan ubahanahay dowlad military inay dalkeena hogaamiyaan si aan uga gaashaamano dhibaatoyinkaan nagu heeraarsan

    • @halbowle0187
      @halbowle0187 Před 11 dny

      Hadalkaagu waa sax waana dhab somalia sidaa unbaa lagu xukumi Kara la isagu Hayn karaa qabyaaladna loogu quus goyn karaa waxa maamul goboleed ethopia keentey waxay uso dhiibtay MJ

  • @macrobia5195
    @macrobia5195 Před 9 dny +1

    Hadii faysal ku jiray waa khayr

  • @mohamedmuhumed2619
    @mohamedmuhumed2619 Před 10 dny +1

    Guul Jamhuuriyadda Barakaysan ee Somaliland.
    Heshiiska is faham ee ay wada galeen Somaliland iyo Ethiopia wuu hirgalataa dhawaan.

  • @ahmedibrahim3070
    @ahmedibrahim3070 Před 9 dny +1

    Guuuuuuul somalia

  • @suadmohamed2098
    @suadmohamed2098 Před 13 dny +2

    Guuuuuuul SOMALIA 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪🏿

  • @omarade6924
    @omarade6924 Před 11 dny +1

    Maashalah feysal abdi patriot!

  • @warsame6896
    @warsame6896 Před 11 dny +2

    Si aad wax-uga hesho waddan ama dal divide and then rule waa sharci Ingiriisku keeney wakhtigii gumeysiga waanna kani maanta kadhex socda Somalia 🇸🇴 and itoobiya, halagu baraarugo taaas

    • @moeawale4891
      @moeawale4891 Před 10 dny

      Maya siyadaa noocaasi ahi way kasii horay ingiriiska waxana isticmaali boqortooyadii roomaan iyo kuwii kale waxana af laatiinka lagu yidhaahda DIVIDE ET VINCE ama af ingiriiska DIVIDE AND CONQUER ama af somaali qaybi oo xukun.

  • @Slh4341
    @Slh4341 Před 9 dny +1

    Guuuleyso❤❤❤❤❤

  • @keyahmedibrahim4475
    @keyahmedibrahim4475 Před 10 dny +1

    Alle hasoo hadeeeyo Engineerka waa qabiir. waxaan ogaa asoo Diinta Islaamka mku dhaqmayno mana qabo in lagu dhaqmo dhahaayi asi mid doqon ahaa

  • @shariifmohamed233
    @shariifmohamed233 Před 13 dny +14

    ❤❤❤ I love all Somali people wherever they are

    • @fatumaahmed4718
      @fatumaahmed4718 Před 13 dny

      You are so good.mybe you were not bon in Somalia .you look different ❤❤

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 Před 10 dny +1

    Super

  • @alwanoumer5023
    @alwanoumer5023 Před 9 dny +2

    Abiy want to stile attention from Amhara elites so he can bay time for his project strengthening Christian Zionism.

  • @Redspittingcobra
    @Redspittingcobra Před 13 dny +3

    Siyaasiyiinta reer Soomaalilaan ee Itoobiya kacabsada waxaan leeyahay waar ninkan Faysal Rooble dhageysta.

    • @GooniGoosadka
      @GooniGoosadka Před 13 dny +1

      Sababta ay uga cabsadaan waxaa weeye in ay ogyihiin in sirdoonka Itoobiya Hargeysa joogo.
      Reer Soomaalilaan ma oga in cida kadambeysa burburka Soomaalilaan in ay Itoobiya tahay. Iyadaa SSC iyo reer Boorame ba shaqo galisay. Itoobiya waxay rabtaa in ay qabsato Soomaalilaan. Waata hawsha kawada gobolka Siti ee rabtay in ay Soomaalida dhulka ka kiciso si ay Saylac iyo Lughaya u gaadho.

    • @mowliidabdi6030
      @mowliidabdi6030 Před 13 dny +2

      @@GooniGoosadkawaxay calaacalku waar futada gacanta saaro miskiin yohow 🇪🇹 Ethiopia ciday gumaysato iyo ciday taayirka mariso iyo cida u sujuudaaba waa layaqaanaa wllhy baan ku dheertee taariikhduna wey is qoraysaa guushuna waxay raacaysaa markasta Somaliland 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @Redspittingcobra
      @Redspittingcobra Před 13 dny +2

      @@mowliidabdi6030
      Soomaali kacarar yaanu Xabasho ku hoos geyn.

    • @AyaanIsmail-ro6ir
      @AyaanIsmail-ro6ir Před 13 dny

      Qof cimrigaa been ku sheegaya yaa dhagesan kara

    • @AyaanIsmail-ro6ir
      @AyaanIsmail-ro6ir Před 13 dny

      Yaa wax kaa waydinaya

  • @abdimusaali2363
    @abdimusaali2363 Před 13 dny

    mahadsanidiin

  • @mohamedsouleiman8260
    @mohamedsouleiman8260 Před 9 dny +1

    Majeerternoow

  • @mohammedbarre6100
    @mohammedbarre6100 Před 13 dny +1

    Manshalah bro great knowledge

  • @jesssandulle8162
    @jesssandulle8162 Před 13 dny +1

    Thanks

  • @NiyadsamehNiyadsameh
    @NiyadsamehNiyadsameh Před 9 dny +1

    Iska hadlow ina iigare arimaha somaliland wax ka galyba ma jiraan lkn hadaladaada been bedan baa ka muuqda somaliland danteeday raacysaa ee danihiina raacda

  • @Abdiqadir_Omar
    @Abdiqadir_Omar Před 11 dny +7

    Somalliland is in full control of our own territory and border. Somaliland wasn't built on begging. We shed blood, sweat and tears to be the independent successful country we are today and can negotiate and co operate with any country in the World. There is absolutely nothing Somalia can do because we made it clear that we are not part of them!!! #Viva Somaliland and Ethiopia

  • @user-xu6up7qc5o
    @user-xu6up7qc5o Před 13 dny

    Mansha alah ilaahay ha idin xafido

  • @MahamudMohamedhagimuse-gv6el

    Ninkan la wareysanaayo
    Si Xeeldheer buu Wax U faahfaahoyey 👍

  • @MustafeHussein-fj8mo
    @MustafeHussein-fj8mo Před 11 dny

    Kkk Waa Qoslay wallaahi Ninkii Faysal Rooble ee Bilaa deeganka ahaa baa ka sheekaynaya Soomaali!

  • @user-zk5ev8bb6m
    @user-zk5ev8bb6m Před 13 dny +1

    Waan riyoonayaa alla waan riyoonayaa

  • @cabdicali8952
    @cabdicali8952 Před 13 dny +8

    Hadanu nahay shacabka somaliland. Waxanu cadaynayna. Inan. Ictiraaf. Jirin ...wana been umada loo sheegayo.... .. dhaqaale badan ayaa lagugu bedelaya. Ayaa lagu yidhi waliba waxa bixinaya. Imaraadka. Cadawga dalalka islaamka. Ku suntan.

  • @alphamale5802
    @alphamale5802 Před 3 dny

    Oohin xaarood iyo qadadweyn kuma hadhin 😭😭😭

  • @mashallahxaji319
    @mashallahxaji319 Před 13 dny +1

    أعوذ بالله من الشيطان الرجيم إحذرو هذه المرأة الكبيرة
    لا إله إلا أنت سبحانك إني كنت من الظالمين

  • @abdifidow3870
    @abdifidow3870 Před 12 dny

    Ustad Faisal Masha Allah

  • @HassanMohamed-fe2ic
    @HassanMohamed-fe2ic Před 9 dny +1

    Somalidu hakafirsadan hadalada qarkod

  • @AbdimahadKariye
    @AbdimahadKariye Před 13 dny

    A real somali politician hurrah you the man

  • @user-ng9sb8hz1n
    @user-ng9sb8hz1n Před 10 dny

    Bada cas somaliland leh somaliland guul itoobiya guul itoobiya our brothers somaliya waa cadawga somaliland

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 Před 13 dny +5

    Feysal rooble salaan sare from hargeysa, dhamaan waxa somali madaxda u ah waxa ka qiimo badan Feysal rooble walaahi alle cimriga iyo cafimaadka ha Ku barakeeyo somali dhab ah baad tahay laakin Hassan sheekh waxba meesha kuma hayo waa nin ganacsanaya isaga iyo ka badda raba inuu iibiyo ee muuse biixi waa isku mid

    • @al-quduschannel9311
      @al-quduschannel9311 Před 13 dny

      ISTUBIDH

    • @halbowle0187
      @halbowle0187 Před 11 dny

      Wadani dhab ah bro arinka la isku hayo waa xaniiyo taabad ciyaalkeena ku ah utun same can 78 jirsaday ee Falastiin hadaan dhiig cusub loo daadin ethopia kibir isla wayni baa wada way is mahadisay oo waxay camirada ka aragtay is naceena

  • @abdullahhassan1059
    @abdullahhassan1059 Před 13 dny

    MANSHA allah ruug cadaa faysal rooble xafduhu llah❤❤

  • @alphakatun7878
    @alphakatun7878 Před 13 dny

    Masha Allah faysal

  • @Libaxbaded
    @Libaxbaded Před 13 dny

    Bravo

  • @Yusuf-se9us
    @Yusuf-se9us Před 13 dny

    Cxaafid iyo aqoonyahan ka waan salaamayaa

  • @ahmedmursalasharr5060
    @ahmedmursalasharr5060 Před 13 dny +4

    InBadan Badan Mahadsanid ProfDoctaFeysalRoble

  • @Hanad2976
    @Hanad2976 Před 13 dny +4

    Mr Faisal waan kuugu celinayaa .weigaaaba badhbaydh ama beelakale qabo waad iman bartii iyo baradii Hargeysiyo halkii aynu berigii ku wadagnay barashe.
    ISHA SACABKA MARI YEEY HEE======?
    LAMA HURAAN WAA SOMALILAND BALANTEENU WAA HALKAAS.

    • @abdiqadirali5940
      @abdiqadirali5940 Před 9 dny

      @@Hanad2976 itobiya wa cadow ee yeey ku qabsan ma intaas ayaad ugu caroone adiga Somali saxn ma ahid itopiyan ma tahay war cadowgaan in u ku qabsdo rabo iska ilaali waxa aheyn miyu ku dhahay proffser dantaada Hadi lagu sheego ma hanjabe neefow

    • @abdimohamedabdulahi2994
      @abdimohamedabdulahi2994 Před 9 dny

      afqudhmuune, boqor faysal kuuma baahna wuu kawayn yahay iidoor iyo caqligooda !!!

  • @user-jl5tz9ci4q
    @user-jl5tz9ci4q Před 13 dny

    Masha allah guul soomalia

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 Před 13 dny

    Waad mahad santihiin A.xafid iyo faysal rooble

  • @user-sk2sr2yr5l
    @user-sk2sr2yr5l Před 13 dny

    Presence station at indian ocean or red sea! Insane!

  • @geeljireofficial9173
    @geeljireofficial9173 Před 11 dny

    Cabdi xaafid waxaad noqon rabtaa wariye Rug cadaa ah oo Runta la daris ah waraysigaan aad wareesatay aqoonyahankaan waa mid loo baahnaa waayoo ninkaan waa nin daacad ah aragti fogna leh
    Talo kugu socoto waligaa ha rumaysan waraysi hal dhinac ah
    Mahadsanid 🎉

  • @AbdimahadKariye
    @AbdimahadKariye Před 13 dny

    A real Somali politician

  • @ahmeddini9519
    @ahmeddini9519 Před 11 dny

    Waa qasab dawlada somaliyeed in ay ninkan faysal roobla ah u dhiibto wazaraddan arimaha dibada wayo waa khabiir iyo digshanerigeena nool xataa magaranayo Somali qolo uu Ka yahay lakiin waa nin namatali karo because he is a heavy champion deplomat person (hiranboy)

    • @halbowle0187
      @halbowle0187 Před 11 dny

      Sax bro laakiin ninkan shaqa kale baa utaal somalia mishaarna kama rabo oo wuu sheqeystaa wadaninimo ayuu diyaar la yahay in uu wadankisa wax ugu qabto isaga oo aqoon u baahan buu somalia imaaday ilaa jaamacada lafoole ka baxo cunto lacag war barasho free ah buu ka heley wadankisa hada waa abaalgude ee madaxweynaha haka dhigto la taliye arimaha adag hana Kala shaqeeyo dhanka siyasada only

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 Před 13 dny +4

    Waa warey warya Xasan dal xaraashe haduuba Aqoonyahan Faysal Abdi Rooble iyo rag lamida uu Gumaysiga Ethiopia hordhigay Soomaalia way guulaysatay guul shacabka iyo dawladda Soomaalia from GK ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @Qaali12
      @Qaali12 Před 13 dny +1

      Dal xarashe iyo Faysal hadu hordhigay gumaysiga Ethopia si loo gulaysto way gulaysatay Somaliya. Waa labo hadal oo aad u kala duwan, cafimad majira🤭?

    • @maanshaallah8752
      @maanshaallah8752 Před 13 dny

      @@Qaali12 waxaan kawada xasan waxaan ku ogayn qabyaalad iyo musuq hada waxaad mooda inu ku baraarugay in dalka cida kumatalaysa wada hadalada gumaysiga Ethiopia iyo Soomaaliya ergada Soomaalia looso xulay rag lagu aamini karo

    • @axmedaxmed5455
      @axmedaxmed5455 Před 13 dny

      @@maanshaallah8752sax faysal waa aqoonyahan afaf badan yaqaana sida xabashiga oromada English ka soomaaliga lkn fiqi muxuu yaqaan talow 😂

    • @XanuXanu-pu3yv
      @XanuXanu-pu3yv Před 13 dny

      Xassan iyo xaraash ismagalan
      Xassan dolxoreeye dheh

    • @maanshaallah8752
      @maanshaallah8752 Před 13 dny

      @@XanuXanu-pu3yv kkkkkkkk ilaahay haka dhigo waa dal iska daaye xabaalo xaraashe

  • @maden7818
    @maden7818 Před 13 dny

    Faysal waa xog-ogaal aad ugu dhuun daloola siyaasada aduunka gaar ahaan Somaliya

  • @doog880
    @doog880 Před 13 dny +2

    SOMALIYANA HA AQONSATO SOMALIGALBEED

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Před 13 dny

      Kkkkkkkkkkkkkkkk Somali galbeed waa Itoobiya yaa aqoonsan kara kkkkkkkkk

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Před 13 dny

      gaal oodh baa wata Itoobiya

  • @HaniAhemd-go6ui
    @HaniAhemd-go6ui Před 10 dny

    Itoobiya Aduunka ayaan ugu necebahay reer Somaliland aanu fadhiga aanu ka cano

  • @maden7818
    @maden7818 Před 13 dny

    Feysal Rooble halaga dhigo Madaxweynaha mustaqbalka Soomaaliya.

  • @mohamedabdikafiahmed4711

    Waa sidaa professor feysal Cali waraabe ethopia ciyaar caruureed ayey wadaa.

  • @gelehildid4797
    @gelehildid4797 Před 13 dny +1

    26.6.1960 KA XOROODAY U.K. KOONRTA SOMALIA ITALIA 1.7.1960. SIDAAS DARTEED 2 BA DAWLADOOD YIHIIN. CALOOSHIISE U SHAQEESTE BAXSAD AH.

    • @mrsocotraisland1939
      @mrsocotraisland1939 Před 13 dny

      war hee dheh intaad is leedahay ismuuji soow ma maqashid hadalka feyal itobiya ma rabto dhul iyo bad kiro ah waxay rabtaa wax ay waligeed yeelato weliba waxay rabtaa in ay qaybo ka mida bada indian ocean ka ku darsato hadii aad tahay itobiyan af somali bartay waa ok waa difaaci kartaa danaha dowladaada laakiin hadaad soomali xalaala tahay hadalka feysal dhuux faysal jigjiguu ku dhashay waa nin reer kisu kililka soomaalida dagto laakiin wuxuu diidan yahay in dad aan soomaali aheny dhul iyo bad soomaliyed xoog ku qadato iyagoo ka faaiideysanaya wax ma garato maan gaaba

  • @HdosbrHgoirjf
    @HdosbrHgoirjf Před 7 dny

    guuuuul somaliland🦁🦁🦁🦁🦁

  • @mahdiaxmedmaxamuud2743

    Somaliland gaining independence 26.June.1960 before Somalia 🇸🇴
    Somaliland has defined territorial integrity as charter 4 Statement of African Union states that colonial borders are the fundamental borders of African countries.

  • @Slh4341
    @Slh4341 Před 9 dny

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤