Gabdhihii Jamhadda SSDF - Faadumo Cumaar Dheere

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 6. 07. 2024
  • Faadumo Cumaar Dheere: Gabdhihii Jamhadda SSDF.
    Taxane muhim ah, qaybtii 1-aad.
    #Taariikhdu waa #marag.

Komentáře • 107

  • @AminaXashi-eq1zw
    @AminaXashi-eq1zw Před 21 dnem +28

    ASC ku waan. Waa ii. Dalkeen. Dumiyeyi oo. Fidnadah. Bilaab. Majeerten. Iyo SSDF SNM. Iyo uSC. SSDM. Dhamaan. Waa. Dal. Khayin. Wadan. Oo. Dalimiin iyo. Munafuqiin

    • @AmalAbdirisakMahamed
      @AmalAbdirisakMahamed Před 20 dny +7

      Majeeerteen mahan xil dooon
      Majeeerteen mahan dad looo taliyo
      Majeeerteeen mahan rabayad
      Majeeerteeen mahan somalida kale
      Majeeerteeeen waaa kingdom
      Talada Somalia iyagaaa leh
      Ninkiiii diiiiida
      Waaa dhiman
      Waa burburi
      Majeeerteeen still. A life
      Ssdf 🦁🦁🦁🦁🦁

    • @AliMohamed-qu5ht
      @AliMohamed-qu5ht Před 20 dny +2

      Libaxad sidaas weye ayeyo from ceerigaabo

    • @jiijajooj6408
      @jiijajooj6408 Před 18 dny

      dalimin eyo monafiqiin eyo kuwa dalka domeyay waa kan entoo af gambega ku yemed oo estecmalay seyasada (fariq tasod)eska hor keen waadna hananyasa soviet dalka u gacan galeyay hobki ay siiyeena u estecmalay dadkisa hdhowna dadki lago kalefay eny Ethiopia galaan kadeb marki rag eyo maata lookala haren مجبراً أخاك لا بطل ku sheegy gaalo raac!!! oo markaa soviet dalka u dhiibysed monafaq ma aheen galoraaca ma aheen?! markaad hobkii soviet aad ku caabenysed dad somaliya m monafaq gaala raaca oo dalkisa domenaya ma aheen?! markaad qoraanka elaahay ku tacadenysed monafaq gaala raaca ma aheen?! mese marki qolo gaara la arko baa eslaamka edenko soo daga?!! waa yaabee!

    • @AbshiroYaasiin
      @AbshiroYaasiin Před 17 dny +2

      Mj tolkay waakudiir salaam

    • @AbshiroYaasiin
      @AbshiroYaasiin Před 17 dny +1

      Waaku diirsadaa

  • @abdisamadabdullahi6720
    @abdisamadabdullahi6720 Před 8 dny +4

    Waa habar xun qarankii dumisay maxkamad saara

    • @gaaxa3847
      @gaaxa3847 Před 5 dny

      sax... maxayse ka dheeftay kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @engbulaaleamqoolif909
    @engbulaaleamqoolif909 Před 21 dnem +5

    Sababta ninku gaariguu watay miinada ugu xiray xoogaa nafahansiiya

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 Před 16 dny +5

    Waa jabhadihii dalka halkaa dhigay

  • @abdicash8787
    @abdicash8787 Před 13 dny +4

    Marna isaaq bay ahaayeen bay leedshay marna mid mareexaan midna waa isaaq, mama mulyuun walaasheed been badanaa

  • @rocky4066
    @rocky4066 Před 21 dnem +5

    "Jamhadda" MA ahane waa jabhadda afsoomaaliga iska saxa dadkiina 91 ka Dib dhashay

  • @FootballHighlightsForYou

    Iyada iyo kan wareysanaayo naarta Allah geeyo

  • @sahaladan6495
    @sahaladan6495 Před 12 dny +3

    ACuuuuuuuDU BilAALBAL WAXEY KA ShEEKEYNEYSO ARAG

  • @bashirjama1835
    @bashirjama1835 Před 20 dny +3

    Asc.
    Hadalkaas ay gabadhu tiri Cabdi Gaawiido isagaa Miinada ku buuxiyey 52 daqiiqo oo agtiisa dhigtay waa sheeko ay wax u dhiman yahiin.Hadda ka hor waxaan maqlay dhawr hadal oo ka wada duwan say sheegayso Ina Cumar-Dheere.Mar waxaan dhagaystay mid kulmis ka soo fakaday oo xamar yimid oo la waraysanayey oo yiri ANIGA dilay Cabdi-Gaawiido.

  • @alisaidmohamed6413
    @alisaidmohamed6413 Před 16 dny +2

    Amigu gabadhaan haddaan ahay waxaa kama sheekeeyeen oo waan dhuumanlahaa
    Sidii aan u kharaabinay waddankayagii oo hadda aan dhibane ucnahay

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 Před 17 dny +3

    SSDF iyo SNM in kawaraysto maaha qaar kii somaliyeed xagaas ayay dhigeen manta

  • @user-xs7of2js7t
    @user-xs7of2js7t Před 15 dny +3

    Wax Laga xishoodo baa aman noga dhigaysaan miyaa oo ah dad sheganayo wadaniyad miya dhahna mise jajus wadankale rabana wadankiisa in uu dumiyo uso raacay dowlad cadow ah ineey dumiyan wdankoda war waxan camal lama so qaato tariiqna ma ahan waxan wax bulshada loso qaato ma ahan uf

  • @mohamedsharif5693
    @mohamedsharif5693 Před 16 dny +4

    Maxay soo. Kordhiyeen jabhadii wadanka burburiya qaxoodi.gaajo.qax. dil micno daro ah.doowlad la'aan .dhaqan xumo.😅😅

  • @user-xs7of2js7t
    @user-xs7of2js7t Před 15 dny +2

    manta maxay haysaa hee guneyste wadankada uso raacdaye dumisaye sheeg bal wakas cad cad lokala goostee dowladasiye mantana lagu muran sannyahee badaadew

  • @caaliyahasan1608
    @caaliyahasan1608 Před 19 dny +4

    Abaalkaagii bay ku mariyeen khaa'inu wadan baad tahay axmaar baa sir wadankaaga u dhiibtay

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi Před 16 dny +1

      Qaainul Wadan Iyo Abnaqaagaba Cun. Wataas ssdf Puntland Dhistay Ee Maxeey Abaalkeedda Mariyeenm weey Nooshahay Kana Sheekeeneysaa Maantay.

  • @AbdiMohamed-yk5uv
    @AbdiMohamed-yk5uv Před 10 dny +2

    Maamada inay been sheegayso iyo inay ilow saas u samaynayso maaqaan waxay dhahday 100 dollar 400 Uganda bay u dhigmaysay waa been hadda 2024 wlhi 400 madhama waa 370 oo lacagta Uganda waa 100 dollar hadda markay hadlaysana 1970 kii

  • @user-wh5mr4tr8u
    @user-wh5mr4tr8u Před 20 dny +4

    Guuleyso Saree Eedo dhiigina maantay ku taaganthy Puntland ❤❤❤❤Geesiyad Somalida central government ubugta waxaysan ogayn maxaastayada barkadahooda uu usamayn jirey afweyne iyo ragayaga gooramada inta la safo la toogan jiray

  • @abdirahmanhad
    @abdirahmanhad Před 9 dny +2

    kawida rabii ba xasuqeey🤣🤣🤣qaraan dumis ma guleysto

  • @khadijabin8262
    @khadijabin8262 Před 3 dny

    Waa naag Boqorada❤

  • @AbshiroYaasiin
    @AbshiroYaasiin Před 17 dny +2

    Majeerteen dad hanle

  • @saadhussein5466
    @saadhussein5466 Před 19 dny +2

    Gabdho majeerteen iyo abgaal iyo balaayo oo 7xabo ah islaanta afsoomaliga ugooyey

  • @FartunK
    @FartunK Před 15 dny +4

    juxow adiga mar walba aan ku arko habar buraan iyo mid laxooxda dubto baad hoos fadhidaa ma dumar baa la soo kortay shaneeye miyaa tahay xawo leyda ayaa ka gurtaa sheekada sidee wax u jiraan

    • @gaaxa3847
      @gaaxa3847 Před 5 dny

      odayga habaraha iyo dumarka tigree ismaaciil buu xigmad ka raadiyaa

  • @user-wt2kd4np6z
    @user-wt2kd4np6z Před 19 dny +3

    Waa taariikh madow

  • @abdirisakdirie3124
    @abdirisakdirie3124 Před 20 dny +2

    Gaawiito Muxuu miinada ugu buuxiyay Gaadhi uu wato, Bal halaysheego

    • @Hidaaya-hy5du
      @Hidaaya-hy5du Před 2 dny

      Ilaa hada walayabnhey waa qof wakhtigisu dhamdey

  • @ahmedwali4611
    @ahmedwali4611 Před 15 hodinami

    Masha Allah maama waxaad ka mid tahay gabdhihii u soo halgamay dalka

  • @bardehanad4919
    @bardehanad4919 Před 14 dny +1

    Qoftu waxbadan ayey ogeyd lkn sida aad u wareysatay ayaa yara hooseysa. "Casual talk" ayaad Ka dhigtay.

  • @user-rh3iy7mb7d
    @user-rh3iy7mb7d Před 19 dny +4

    Mj viva dad dhaqn wanaagsan

  • @abdiwahidabdallah9939
    @abdiwahidabdallah9939 Před 20 dny +3

    4 xabo mahee 4qof dheh eeedo

  • @hawamohamed5502
    @hawamohamed5502 Před 21 dnem +4

    Jabhadihii ssta iyo SSDF, waxay ahayeen khainul waddan, dhalintana noloshii ka ridey sida alshabaab aakhiro loogu diro. Ilahey u toobad Keena.wbt

    • @AmalAbdirisakMahamed
      @AmalAbdirisakMahamed Před 20 dny +2

      Ssdf Waa majeeerteen kingdom
      Mahan adoooomaha somalida ooo kale
      Mj waaa guuuumayste
      Looooma taliyo iyagaaa taliya
      Intaaaas waaa inay Somali barataaaa
      Hadiii kale waaaa la wada dhiman

    • @ahlanahmed8860
      @ahlanahmed8860 Před 20 dny +1

      SSDF mujaahidiin beey ahaayeen gunimo beey diiden

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi Před 16 dny +1

      Sabiishaadda Adigu Sacabka Saaro Naayaa Hee. SSDF Annagu Geesiyaal Beey Noooyihiin Halgamaa Ah.

  • @user-rh3iy7mb7d
    @user-rh3iy7mb7d Před 19 dny +2

    Cumar maxamuud gob ku darsada taana

  • @kaltumahmed3156
    @kaltumahmed3156 Před 7 dny +1

    Asc-
    Waa qof aad u danbeysa oo Gabdhaha la jiray khawiilkooda ka dhigtay waxba an ahay=kuwaas kute

  • @IsmailSaid-dw6uq
    @IsmailSaid-dw6uq Před 12 dny

    Mamadan maha mama qabiilaysata taariikh uun bay ka sheekaynaye dadku waa isugu mid waa qofqiimule dadka soomaliyeed walahay baanay kala jeclayn waxaa ay ka sheekaynay waa wax waa hore dhacay iyana anay shaqo kulahayn

  • @user-et6jm5mp6m
    @user-et6jm5mp6m Před 15 dny +1

    Isku xishood qof yahay saacaddaan soomaali qabiil ku daashay reer hebel haku wardine naga jooji dadkii hor u mar beey gaareen adiguna qabiil baad kala shaandheenerysaa diinta baro janno ku tegi meeyside aakhiradaada u cabso.

  • @nasserdhuxul921
    @nasserdhuxul921 Před 18 dny +2

    Dhaawaca xabashida ayay daaweyn jireen maanta waa qaxooti naclad ha idinku dhacdo

  • @suban974
    @suban974 Před 18 dny

    Acudu bilaah oo ilen reer waqooyi waligod wixii ahayeen sun iyo xaasid
    Sun nilii qas idiin Alle

    • @Tamsim3358
      @Tamsim3358 Před 6 dny

      Iinay iiska amustay ahayd ay diisho😂😂😂 ssdf wax loo naxa mayahayn, isaq naxariista ku badan.

  • @sahraabdi143
    @sahraabdi143 Před 8 dny

    Sheekadu isma saarna, dadku isaaq bay ahaayeen kadibna mid baa mareexaan noqday. Anigu iyaga hadaan ahay waan ka xishoon lahaa sheekadaan, Waxaad ahaydeen aabihii burburinta Somalia

  • @MahamudMohamedhagimuse-gv6el

    Somlnd waqooyi iyo Gobolka Mudug gaalkacayo ilaa baadiyaheeda Sixun loogaley bandow dil dhac, ceelashoo xoolaha Laga sumeeyo, Historic bad, xun ayaa lasoo marey. Wax ku qaadasho leh, Allow Somali isukeen is fahansii iyoidnimo ay badooda dhulkooda ilaashadaan Garansii

  • @jexowmaha7630
    @jexowmaha7630 Před 5 dny

    ADUUNYADA QARAN DUMISYADA WAA XABSI DAAIN...SOMALINA WEY KUFAANAAN

  • @shukrijamaahmed2837
    @shukrijamaahmed2837 Před 18 dny

    Eed siyad bare

  • @haybeibrahim4127
    @haybeibrahim4127 Před 9 dny +1

    15 ma dhaafto miyaa😂

  • @AbdiazizSaidAhmed
    @AbdiazizSaidAhmed Před 16 dny +1

    Xasan Cali Mire ay gabadhu sheegayso waa qofkii ugu horreeyey ee Soomaali ah ee shahaadada Ph.D qaata. Nin aqoonyahan ah buu ahaa Alle haw naxariisto

    • @rock_diamond9475
      @rock_diamond9475 Před 12 dny

      Sheeko dhabayaci war beenta dadka Kala taga

    • @AbdiazizSaidAhmed
      @AbdiazizSaidAhmed Před 12 dny

      @@rock_diamond9475 Walaal maxay tahay beenta aan sheegnay, ma wax xun baase hebel wuxuu ahaa aqoonyahankii ugu horreeyey ee Soomaali ah ee Ph.D qaatay. Wax reer gaar ah u daneynaya maahan mid kalena waxyeelaya, just ninkaas odayga ah ee la sheegay Alle haw naxariistee yaan waxa laga yaqaan qaybo ka mid ah xusay. Googleka waad ka baadhi kartaa '' First Somali PhD holder''. Mahadsanid

    • @gaaxa3847
      @gaaxa3847 Před 5 dny

      PhD waa booynimo... boqolaal kun baa PhD haysta oo aan irbad iyo dun isku-rakibi karin

  • @subeermohamed3051
    @subeermohamed3051 Před 3 dny

    qaran dumis oo idil hala waraysto si loo ogaado ficilkii xumaa ee ay sameeyeen iyo khayaanadii dalkan u gaysteen

  • @AbdiMohamed-yk5uv
    @AbdiMohamed-yk5uv Před 10 dny +1

    Tan labaad waxay dhahday safiirka Libiya xiligaas reer khalaf ayuu ahaa taasna waa been safiirka libiya waxaa la oranjiray ina ilka dahab

  • @AbdiMohamed-yk5uv
    @AbdiMohamed-yk5uv Před 10 dny +1

    Ilayn mj beenta waa ka simantihiin bal dadow ma been ayaan.sheegay bal baara safiirka libiya xiligaaas iyo Lacagta Uganda oo ay dhahday 100 dollar 400 oo Uganda ayuu xiligaas ahaa hadda ayuusan 400 dhamayn boqolka dollar markay hadayso ugu yaraan waa 40 Sano ka hor

  • @SukritiXasan
    @SukritiXasan Před 9 dny

    Waxa la buuxinayo ma fahmin

  • @abdirashidshariff5915
    @abdirashidshariff5915 Před 10 dny +1

    ahlu naar khaatuma xumo tariikh madow ssdf

    • @bby6
      @bby6 Před 9 dny

      Hadad naar iyo jano hayso kac adiga geey

  • @abdiishmail743
    @abdiishmail743 Před 20 dny

    WASIIR iyo CZcamsr inaad isku noqoto kala dooro
    Teeda kale Sida SNM cuqdad ha gelin jiilka soo socdo
    C/Laahi yusuf Cade muuse iyo tolkiisa ayuu xasuuqay kursi dartii
    Siyaad Bare kursigiisa ayuu ilaashanayey
    Nin walbo kali taliye ah sidaas buu u dhaqmaa

  • @user-pb4zw1ct5d
    @user-pb4zw1ct5d Před 16 dny

    Wa markey soomaalinimadu sharafta laheyd

  • @abdiwahidabdallah9939
    @abdiwahidabdallah9939 Před 20 dny

    Dadka sidaa looma timamamo ee hadalka iska sax

  • @user-rw4nw8rp3g
    @user-rw4nw8rp3g Před 20 dny +1

    WAX LA WAREYTO MIYAA LAWAAYEUY WA SIDII WADANKA LOODUMIYEY SORRY

  • @wellimohamed3440
    @wellimohamed3440 Před 20 dny

    Mida klae hadaa wareysaneyso
    Mamada wxbo ssdf wxbo kama ogeyne mxaa calal aqal ula wareysan weysay odegeeda oo ku soo dhawacmey si u yara xoojiyo mamada
    In kastuu cadalad xumo aqrkii uga cararey jabhadii aqrkii ukla qabyaladeysa dadkii laab lakaca ugu yimid
    Ilahow ceeb astur!

  • @rock_diamond9475
    @rock_diamond9475 Před 12 dny +8

    Wa habar mufsadad ah wa habar qaram dumis ah

  • @abdi1502
    @abdi1502 Před 16 dny +1

    Been badanaa qandho dishey

  • @Benadir
    @Benadir Před 20 dny +2

    Juxa wa 90 jir madaxyaro ah o asaasaq ah ,inuu lafo soo fagto uun baa dhiman, waxa uu rabo inuu taariikh u sameeyo waa jabhadii ugu sumcada xumayd ee Ethiopianka soo galisay oo deegaano ku baabi'say ee miinooyinkii ay ku aaseen meelaha sida goldogob 2024ta wali dadkii miinadii ugu dhimanayaan , ma Ethiopian baan soo galiyay iyo markii danbe oo arintii dhabta tagtay waa baqnay miyaa taariikh noqonaysa ,ssdf waa jabhada kaliya oo iska dhaaf inay caasimadii muqdisho hawaysatee xitaa deegaanadeedii Usc ka difaacan wayday

    • @ahlanahmed8860
      @ahlanahmed8860 Před 20 dny +2

      Wacaladii kacaanka call baaku haye udhimo SSDF waa mujaahidiin Rajiimki afweeyne iyagaa somaali ku kaciyay

  • @AminaXashi-eq1zw
    @AminaXashi-eq1zw Před 21 dnem

    a

  • @nnpcat625
    @nnpcat625 Před 18 dny

    2 xabo 4,xabo.kk k. Kartoon miyaa. dadka Kkkkkkkkkkk .waxeey sheegooso hadii laga soo tako sax ama,khalat

  • @gaaxa3847
    @gaaxa3847 Před 5 dny

    Majeerteen maanta Siyaad Barre ayey u Duceynayaan... ileen fakhri yo gaajo iyo alshabaab oo ku habsatay poorland siddi ayaxii iyo ISIS baa nabsi ku noqday. reerka tigree ismaaciil Ilaahay ha u sahlo, waa la gadoontay

  • @user-pi2xt1ev2q
    @user-pi2xt1ev2q Před 19 dny +1

    Ssdf inay siyaad barre dagaal lagasho waxaa kalawaynaa inay isaaq ladagaalanto wayo majeerteen wuxuu lasoo saftay siyaad barre intuu illaaway halgankiisii taariikhda waad kuceebeesantihiin isqariya

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi Před 16 dny

      Adigu Idoor Dabacayuun Cuqdadeeysan Baadtahay Ee Yaa wax Kuweeydiinayo.

  • @shakra5104
    @shakra5104 Před 20 dny +1

    juxa dad axmar hub kaso qaty dalka dumiyy halyey ka dhigesa book sex aba arky aqligaga

    • @ahlanahmed8860
      @ahlanahmed8860 Před 20 dny

      Afweeyne dikteeytar ah beey iska celinaayaa SSDF geesiyaal mujaahidiin ah beey ahaayeen

    • @jiijajooj6408
      @jiijajooj6408 Před 18 dny +1

      oo af wyne eno soviet hob ka soo qaato oo ku xasoqo dad somaliyeed maxa caade ka dhegay dadka lago kalefy es kana dheceyay maxa ka dhegy qaran domes?! laba beegood ha ku beegen marko af gambeyay boo ahaa beloogii domesta qaranka kheyanadana marki hobki sovietka laga soo qaatay dad somali lago xasoqay loogo awood sheegty by qaranka domentisa belowdy

  • @wellimohamed3440
    @wellimohamed3440 Před 20 dny

    Juxa wxaa wareysato miyaa weysay
    Mxaa dumashidaa wareysigeeda kuu
    Geeyey?

  • @Aminodhyman
    @Aminodhyman Před 14 dny +3

    Cudur marexan ladhaho ku gu dhac balaaya ku warey satey saan u dhagey sanayay unbey marexan ku waa latay habarta 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @user-wh5mr4tr8u
    @user-wh5mr4tr8u Před 20 dny +2

    dhulbahante iyo Ogaadeen baa ubadnayd askartii uu soo adeegsan jirey afweyne

  • @user-pi2xt1ev2q
    @user-pi2xt1ev2q Před 16 dny +1

    Waa gabro majeerteen ah nac isaaq baa kabuuxa dhilo majeerteen

  • @user-pi2xt1ev2q
    @user-pi2xt1ev2q Před 19 dny

    Ssdf duhur cad ayey fashilantay snm duhur cad ayey guulay satay

    • @buraale134
      @buraale134 Před 16 dny +1

      Cawanow mid waliba dagankisi dawladi wuka saaray maxa dheerad ah snm samaysay

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi Před 16 dny +2

      SSDF beey Kamid ahaayeen Idoor Oo Aanu Quudin Jirnay. Soobaro Taariikhdda Waryaa Hee. Allow Alle.