HOOYO SOOMAALIYEED OO OOYIN 😭😭 KADIB MARKII LA CUNSIRIYEEYAY | MAXKAMADA DAHIR ALASOW

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 26. 08. 2024
  • HOOYO SOOMAALIYEED OO OOYIN 😭😭 KADIB MARKII LA CUNSIRIYEEYAY | MAXKAMADA DAHIR ALASOW

Komentáře • 293

  • @Great.666
    @Great.666 Před měsícem +25

    Dahir walahi waa Abee gabdhaha somaliyed odhan thank you so much JazakAllah kharan ❤❤❤

    • @iftinxaajicabdi791
      @iftinxaajicabdi791 Před měsícem +12

      Raggu kala raas qurxoon adow arxamaya soomaali weyn ❤dahir alasow iyo maxkamadiisuba guuleysta abid cadow jdbiye dahir alasow awowe jir oo joog❤❤🎉🎉❤❤

    • @xawadiiriye7926
      @xawadiiriye7926 Před měsícem

      ❤❤❤❤❤😂😂😢😮😅😅😮🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😊😊😊😮😮😮😮😮😮😮😅🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇸🇦🇸🇦🇸🇦🇾🇪🇾🇪🇾🇪🇾🇪🇾🇪🇾🇪🇾🇪🇾🇪🇾🇪🇾🇪🇾🇪🇾🇪🇾🇪🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇦🇪🏬🏤🏰🏥🏥🏥🏥❤❤❤❤❤❤❤🇾🇪🇸🇾🇸🇾🇸🇾🕌🕌🕌🕌🕌🕌🕌⏰💧🌙🌞🛶🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸​@@iftinxaajicabdi791

    • @saynabdaye7382
      @saynabdaye7382 Před měsícem +1

      Walee isma dhihin

  • @suadismail7881
    @suadismail7881 Před měsícem +15

    Soomaali dulmi ayaa halkaa gaarsiiyey yaa rabi
    ILLAAHOW U MACIIN

    • @Aliinaliiban1780
      @Aliinaliiban1780 Před měsícem

      Marka somali in badh la xansuuqo noqnaysa wllo ileen waa lays ogyahy somali waxay tahy 😮

  • @moussasupa1521
    @moussasupa1521 Před měsícem +10

    Wallahi, this is the reason why somalia will never be prosperous or safety at all

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Před měsícem +20

    WA CIIL IN BOQORTOYADA MAXAMED GORGARTE LAGU GUMAADO DHULKA LOGU YIMID

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 Před měsícem +7

    iLaahay..Ha.Ka..Soodaayo...Xabiska..Si..Dhaqso..AmiiN

  • @farahfartun3961
    @farahfartun3961 Před měsícem +4

    Alagumar boqorada xawaadle from ali madaxwayne

  • @XafsaMaxamuud-pd3dk
    @XafsaMaxamuud-pd3dk Před měsícem +7

    Daahir awal kuma taageri jirin runtii lakiin wllhey hada maxkamadaada wn ku xirnahy inta danbi gashey alle inta masakiinta aad cawinayso hakugu dhaafo danbiyadiii o dhan

    • @Aliinaliiban1780
      @Aliinaliiban1780 Před měsícem

      Taageera kaaga ma baahna ka soco mesha nayaa

    • @masertoy2328
      @masertoy2328 Před měsícem

      ​@@Aliinaliiban1780uuuuuuus af dher 😏😏😒😒

    • @Aliinaliiban1780
      @Aliinaliiban1780 Před měsícem

      @@masertoy2328 uff ban ku idhi nayaa

    • @niyaaladem
      @niyaaladem Před měsícem +1

      ​@@Aliinaliiban1780 Wah, hubba dhig huuno. Daahir danmb yar ma shidi jirin se, hada waxaa uu ku socdaa wado wanaagsan oo saan haduu ku dhinto waa ahlu jano.

    • @Mukhtaar2004
      @Mukhtaar2004 Před měsícem +1

      Anigaba hada ayan taageeray dahir calasow

  • @mohamedsharif5693
    @mohamedsharif5693 Před měsícem +5

    Soomali waxa dhibka oga bixin 33 sano waa sidaan all men are created equal by Allah

  • @ruqiyojacfar1244
    @ruqiyojacfar1244 Před měsícem +3

    Soy soy masha allah ilaah ha ku xafido hooyadan waa la ciilay xaqeeda u soo dhiciya

  • @ZeinabAbdi-qx1vj
    @ZeinabAbdi-qx1vj Před měsícem

    Mamatha sii baa uwarersantahay cawiya dahirow jazakalahu kheir

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Před měsícem +5

    DAD SAXIIIBA O BASHALEY IN MID LA XIRO O LACAG RIKATO LAGU XUKUMO O 10 SANO LAGU XUKUMO WA QALAD

    • @umuraage8617
      @umuraage8617 Před měsícem +1

      Kuna darso waa 16 jir naagtuna waa mid hore guur u soo martay.

  • @suban974
    @suban974 Před měsícem +3

    Subhanalaah Allah Somaliyey Wlhi dhulka iyo dadka madagayaan ee iska dhafa dulunka
    Hasbiyalaahu wanimal wakiil

  • @kahaomar1829
    @kahaomar1829 Před 17 dny

    amiin amiin amiin amiin Allahuma amiin

  • @kaltoumwaiss9634
    @kaltoumwaiss9634 Před měsícem +5

    Bisinka somali cunsirinimo logu dowgalay

  • @monahirsi
    @monahirsi Před měsícem +4

    Qofka dumarka ah Marka maher so marto oo sineysati so in dhagax lagu dilo mahen hadii diinta la racayo lks qabiil ayaa mesha ka shaqeyo Subhanallah 😢

    • @user-sn5yz7vg8v
      @user-sn5yz7vg8v Před měsícem

      Naagtu wey qaldantay ninkuna xaaran ku ahayd inuu soo xareysto qaxbad soo oroday ou shaydaan wato
      Arinkaan hore u dhagaystay wiilku gabadha wuu isticmaalay

    • @nadiraabdi687
      @nadiraabdi687 Před měsícem

      Dadka soomaaliyeed diintooda waa qabiil been ayey ka sheegayaan diinteena sharafta leh ilaahey waxaan kabaryaa inuu soo hanuuniyo ummadda soomaaliyeed

    • @umalkhymohamed7492
      @umalkhymohamed7492 Před měsícem

      Saax qaabil baa kaa sheqeeya 😢😢😢

  • @ahmedyuusuf5375
    @ahmedyuusuf5375 Před měsícem +2

    Cunsuriyad oo dhan ayagaa wada, kuwani, Allena waa arkaa

  • @Username11249
    @Username11249 Před měsícem +3

    Dhulbahante iyo gabooye waa is guursadaan

    • @Aniga-qn9iv
      @Aniga-qn9iv Před měsícem +2

      Ayaan Trøms ayaad aragtay oo waliba jecel ! Soomaali oo dhan gabooye way kala guursadaa ee wax qalad ah in loo diido ,

    • @faysal9536
      @faysal9536 Před měsícem

      Barkhad batuun iyo mushtaaq baad aragtay siday ugu faanaan ciidagale laakiin dhulbahante waa khalad inay walaalohoo yasaan

  • @shukriomar309
    @shukriomar309 Před měsícem +2

    Ilaaheey wajigiisa ku caaeiyaa aaway xawaadlihii cunuga waa cunigiina xawaadloow kaca cunuga ceeymiya

  • @abbasxagar3033
    @abbasxagar3033 Před měsícem +1

    Boqor daahir cabdule calasow guulayso if iyo aakhiraba

  • @KowsarQueen-w4k
    @KowsarQueen-w4k Před 22 dny

    All0w usoo daa wiilkeeda maamada

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Před měsícem +3

    GABADHA XATA MAXA LO XIRI WAYEY

  • @Scdbgjjjvvffs
    @Scdbgjjjvvffs Před 19 dny

    Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin

  • @guuleedyare5936
    @guuleedyare5936 Před měsícem +2

    43:58 kan abdulahi la leyaheey muu ilaweey tahribkii libiya intu lacag u kuso boxo wayeey wil darod ah o reer jigjiga ah garhanaa jidwaq ah intuu dhinteey lacagtisii an kuso sarneey isagoo dhiman rabaa 😂😂😂😂😂😂😂wlhi o bilahi

    • @Aniga-qn9iv
      @Aniga-qn9iv Před měsícem

      Meesha soo qabso u sheeg plz waa doqon bilaa caqli ah

  • @housseingalab7164
    @housseingalab7164 Před měsícem

    Felicitation Hanbalyo. Dahir Ali Sow

  • @kiinnuur6605
    @kiinnuur6605 Před měsícem +2

    oo aakhiro iyo sadaqadu laandheere iyo laangaab ma kala laha😮😮

  • @EkraamAmalow-ml7bg
    @EkraamAmalow-ml7bg Před měsícem +2

    😢😢😢😢dulmi cad waye😢 runti .dad muslim aah san loo galo😢waa wil walakeed aah somali waliba muslim aah .

  • @sacdiyo_Burhaan_20
    @sacdiyo_Burhaan_20 Před 19 dny

    Daahir waa aabe soomaaliyeed😭😭😭

  • @ruqiyokediye6947
    @ruqiyokediye6947 Před 26 dny

    amiin amiin yarabi

  • @jamilaisaackabdullahi6057
    @jamilaisaackabdullahi6057 Před měsícem +4

    Waa dad jiran soomaali waxaa uga tagay habaar siyaad bare

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Před měsícem +3

    MADHIBAAN WA BOQORTOYO WAXA LAGU GUMADEY WA DAD CILMI FARSHAXAN HORUMAR YAQAAN

  • @ruqiyojacfar1244
    @ruqiyojacfar1244 Před měsícem +3

    Dahir calasow guuuuuuulayso wlk

  • @sakiyoabdulkadir9136
    @sakiyoabdulkadir9136 Před měsícem +3

    Nabad ma heleysaan soomaaliyey hadaad dulmiga iska qaban weysaan

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Před měsícem +2

    DHULBAHANTE WA CEBOBOY ODAGI BABUR AYEY JIIS UGA DHIGEEN WIILKIINA WEY XIRTEEN XATA RIKATO AYEY RABAAN WA YAAB

  • @Muxudiina
    @Muxudiina Před měsícem

    KIISKAN WAAD KU.GUULAYSATAY DAAHIR CALASOW

  • @laadarlaadar6814
    @laadarlaadar6814 Před měsícem +3

    Wow 😯 a lot of people been waiting for this kind of court helping poor people…..congratulations dahir I think you founder of this court….it worth billions dollars

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 Před měsícem

    Ceebtakadhex kacay Qudhunyahow Oo gabadhacaawiya 😢

  • @AMINAAli-pk7ih
    @AMINAAli-pk7ih Před měsícem +2

    Wallah this is sad Ya Allah SWT I don’t care about Qabil balaya qabil idin ku dacte

  • @fadumoabdullahiosman4757
    @fadumoabdullahiosman4757 Před měsícem +1

    Dahiro program waa program wanagsan ku sooco🎉

  • @mohamedsharif5693
    @mohamedsharif5693 Před měsícem +1

    Dahir you did a great job laakiin please shut down this court because its not equal

  • @jamalqaysmohamedyare6970
    @jamalqaysmohamedyare6970 Před měsícem

    Alow ugargaar umadaada adaa caadil ahan😢😢😢

  • @ubax3018
    @ubax3018 Před měsícem

    Dulmiga ilaahow waad aragtaa
    Xasbiya laahu wanimcan wakiilan

  • @user-wl7mt7tf5y
    @user-wl7mt7tf5y Před měsícem

    Hooyada sonaliyeed waa gub sharaf leh allaha nasri seeyo dadoow al
    Aloow dulmiga naga qaad somali yeeey

  • @caasha93
    @caasha93 Před měsícem +2

    Ano dhulbahante ah aya kuleh sorry hooyo
    Somali weligeed cunsurinimo madayneyso naag iyo nin isku qooqan dartood why dad logu dulminaya

    • @Aniga-qn9iv
      @Aniga-qn9iv Před měsícem

      Kula mid baan ahay waan ka naxay😢

  • @halimamukhtar8791
    @halimamukhtar8791 Před měsícem +2

    ليش العنصريه ماني فأهمه كلنا صومالين يعني بعض قبايلنا هم بيض وعيون زرق والبعض الآخر العكس يعني ولا اش كلنا صومالين افارقه وخلاص

    • @samarmoha3624
      @samarmoha3624 Před měsícem

      والله وانا بعد مستغربه😢

    • @Footballking72715
      @Footballking72715 Před měsícem

      والله اني هم مستغربة يحسون حالهم احلي وأجمل من القبائل الثانيه وهم للأسف لا عندهم شي وهم لحالهم فقراء ومساكين وأفارقه بس عل الفاضي يعتقدون حالهم احسن من قبائل الثانيه وهم كلهم موجودين في امريكا واروبا هي قبيله مدبان وهم يتمنون كلهم يجون لأمريكا

    • @halimamukhtar8791
      @halimamukhtar8791 Před měsícem +1

      ايوه كل القبايل نفس شي لا قبيله احسن من الثانيه في قبيله اكثر او اقل بس مدري ليه يقللون من قيمة الشخص او قيمة قبيلته وكلنا تقريبا نفس المستوى يعني العرب عندهم المال والنفط والأجانب عندهم العلم واحنا ولا شي ونتكبر

  • @MaslahBarkhadle
    @MaslahBarkhadle Před měsícem +1

    Ubax guure Masha Alah difaac maamda, ninka Og ugu qorantahy waa cunzuri

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Před měsícem

    MASHA ALLAH BESHA JAREER WEYNE WA MUSLIM WA BOQORTOYO 👑❤️❤️❤️❤️❤️❤️🇸🇴

  • @Gulmudagirl
    @Gulmudagirl Před měsícem

    Suldanow ilaahay hakadhigo kuwii hooskiisa uu kucaso 🤲🏻🤲🏻🤲🏻💕💕💕😊😊😊💕💕❤️🥰❤️🥰

  • @aniwaaye484
    @aniwaaye484 Před měsícem +3

    Bisinka sorry mamo

  • @user-vk3gp9eo6o
    @user-vk3gp9eo6o Před měsícem

    😂😂😂😂 Dulmigas xagey kagalaayaa laaxoowla walaa quwata illaa billaah

  • @emanbowden1466
    @emanbowden1466 Před měsícem +2

    This guy is legend

  • @shukrishuulaanka8595
    @shukrishuulaanka8595 Před měsícem

    SUBXAANALLAAH. ILLAAHEY DADKA UMADA DHIBAATEEYA HABKA QABTO AAMIIN

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Před měsícem +3

    WA CIIL IN FAMIL MASAKIINA LO AWOOD SHEGTO

    • @user-sn5yz7vg8v
      @user-sn5yz7vg8v Před měsícem

      Wiilku gabadha wuusoo xareystay wuu isticmaalay laakiin inla cafiyo ayaan alle kabaryayaa

    • @niyaaladem
      @niyaaladem Před měsícem

      ​@@user-sn5yz7vg8vnin qooq hayo in naagi u timaada wa qalad.

  • @youngingace2674
    @youngingace2674 Před měsícem +3

    Kan OG leader qurantay, ka tur maxkamadha. Lakin Dahir wa legend

  • @Khaalidcade01
    @Khaalidcade01 Před měsícem

    kiiskan horaa baraha bulshada ugu arkay walhy dulmi weeye cadaana

  • @mohammeddoule8825
    @mohammeddoule8825 Před 19 dny

    Dhul bahante, iyo madhibaan, iaku, mid, lee waaye, dhulbahantahaba, idibkaa, dhalee, see camal

  • @ayanhassan3883
    @ayanhassan3883 Před měsícem +1

    Maamada lacag anaa u soo diraayo ee number keeda hala ii soo sheego

  • @mahadociise25
    @mahadociise25 Před měsícem +1

    Ilaahay uga cabsada ragiina

  • @yasmiinHassan-bb9lv
    @yasmiinHassan-bb9lv Před měsícem +1

    Waa run wlhy wan maqlay arinkaaa wlhy😊

  • @abdinourmohamoudyusuf840
    @abdinourmohamoudyusuf840 Před měsícem +1

    Kan abgalka garac wye isaga cunsiri ah

    • @Aniga-qn9iv
      @Aniga-qn9iv Před měsícem

      Waa doqon xun walahi maanta oo dhan buu leeyahay waa cunsuri waa garac cod xun Ma abgaal baa doqonku

  • @kahaomar1829
    @kahaomar1829 Před 17 dny

    War gabadhi wa madhiban reer bubble ah ee gabadhi wa in reer bubble si mug iyo misanleh u cawiyaan wayo wa gabadhoidii xawadlena dhiig haysu yellow oo ragoodii waye sisharciya iyo sidhaqla ahba haysu garabtaageen wsoomalini iyo muslina yay u kala hadin muslina nimana haloogu gurmado walashay waciiladoo Somalia halagugu ciilo wadhibaato mansha Allah Somali Allow barakee

  • @samanjecel6079
    @samanjecel6079 Před měsícem

    Subxanllah Allah Xaqa haa nagu suga☝️☝️

  • @user-ss9ll8jz9c
    @user-ss9ll8jz9c Před měsícem

    Aaway Xawaadle iyo Soomaaliya 10 sano xaqmaahan.

  • @user-ie3wv5fx9w
    @user-ie3wv5fx9w Před měsícem +2

    Alla ha ugargaaro

  • @kahaomar1829
    @kahaomar1829 Před 17 dny

    Waumad dilowday oo ka dhimataydiinta Nini adanimada iyo soomalinimada Allewaynew soo hadee somali

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Před měsícem +2

    XAWAADLE SHARAFTIISI AYA DHIMATEY HADEY INKIREEN NIN ADEER U AH O XAWAADLE LA SHEGTA

  • @xaruntalatalintadadkaiyoho3835

    Gudoomiye guulayso daahir calsoow faataxada iyo saliga nabiga badi iljini iyo ilsi alaha kaahaayo

  • @sacidaadan4079
    @sacidaadan4079 Před měsícem +1

    Yaa allah adiga awood sare iska leh illahow adiga boqorkena ah allahow adiga ayaa waxbo agtada ka adken yarabi mamadan iyo inta dulman cawin

  • @Simanshop-pj1jz
    @Simanshop-pj1jz Před měsícem

    Dulmi badanaa somali

  • @xaawaxassan9593
    @xaawaxassan9593 Před měsícem +19

    لا حول ولا قوة الا با لله😭😭😭😭

    • @JamaMohamud
      @JamaMohamud Před měsícem +1

      Deni maamul xumaa dulmi iyo qashin waxaas kawarama!!!!!

    • @KaahoOsman-go5vn
      @KaahoOsman-go5vn Před 20 dny

      لا حولا. ولا قوة إلا بالله 😢😢manaal❤❤❤❤❤

    • @Scdbgjjjvvffs
      @Scdbgjjjvvffs Před 19 dny

      😭😭😭😭😭😭

  • @yasmiinHassan-bb9lv
    @yasmiinHassan-bb9lv Před měsícem +1

    Wlhy waxas oodhan wan maqly runtiii rerkii gabdha raadiya waayo wax ayaaa jira dahirow ufiirso

  • @NeyruusMaxamed-q5x
    @NeyruusMaxamed-q5x Před měsícem +1

    Bbb based 😂😂

  • @ademzh
    @ademzh Před měsícem

    So sorry. Madhiban are Somali as can be.

  • @saeedmuse3955
    @saeedmuse3955 Před měsícem

    Illaahay ha ugargaaro.

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Před měsícem +1

    MAXAMUUD GORGARTE WA DAMEER CURUDKI HAWIYE AYEY DIFACAN WAYEEN

  • @user-sn5yz7vg8v
    @user-sn5yz7vg8v Před měsícem

    MAASHAA ALLAAH
    DAAHIR KIISKAN ALE HAKULA GARAB GALO AAAAMIIIIIIN

  • @crisaaqaxmed2074
    @crisaaqaxmed2074 Před 16 dny

    Madhibaan ayaa ka soomaali san adoonta xawaadle iyagu waa soomaali madhibaan,balse xawaadle waa bantu ama garanwaa.

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Před měsícem +1

    DAD INGRIIS SI FIICAN U YAQAAN WA INEY U TURJUMAAN MADAXWEYNE DONAL TRAM XAFIDULLAH IN ILHAAN TAHLIIL QABIILKEDA O KA YIMID ZANZIIBAR KU GUMADAAN DADKI ASALKA AHA O LAGA

  • @iftinxaajicabdi791
    @iftinxaajicabdi791 Před měsícem +1

    Daahirooow intii ku nool aduuduun yadaaan ar adaaaa u AaaR ahee ogoow adaa u aarsan Daahiroow shirib wee eeg awowe

  • @AbuSuldaan-v5i
    @AbuSuldaan-v5i Před měsícem

    Daahirow somalida Sadex meelood laba meelood Madhiban baa Xaaraan ku Dhalay Oo kuligood Somalidu Waa Awlaad Sina ❤

  • @anabgelle8723
    @anabgelle8723 Před měsícem

    Aamiin yaa Rabi

  • @user-ss9ll8jz9c
    @user-ss9ll8jz9c Před měsícem

    Reser butlaan madhibaanka iyo guurka madhibaanka caadi ay ahayd.

  • @XafsaMaxamuud-pd3dk
    @XafsaMaxamuud-pd3dk Před měsícem +2

    😭😭😭😭

  • @Rimj-ur4be
    @Rimj-ur4be Před měsícem +1

    Daarood isaga a zinxibaar xabashi muxuu hawiye madhiban wax kusheegan. Dadka midhibanka. Qaarkood iyaguna isbahdila aqas calaykum daarood xun ee jareera. Ee fartii uutaabtey jarteen baa madhiban wax kashegikara

  • @abukarxaajifaarax4007
    @abukarxaajifaarax4007 Před měsícem

    daahir walaal qofka waa muslim ee haloo gurmo haduu yahay madhibaan iyo haduu yahay jinni waxey rabaan hadhahaan dadka soo muslim maaha wax walba ay ku faraxdo haloo qabto ok

  • @leylaabdulahi1042
    @leylaabdulahi1042 Před měsícem

    daahira Alehakugudaro miisanaka xasanadak Alecimriga hakudheereyo dahira waageesi qaran guulo iyo gobinimom❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊😊😅😅😅😮😮😮😅😊😊😊😊😅😅😅😮😮😮😅😊😊😊😊

  • @mohammeddoule8825
    @mohammeddoule8825 Před 19 dny

    Naagaha, soomaalida, jamaican iyo, ugaandhees, iyo serrelion iyo gaalo markey, usoo wasaan, waa caadi, kqn walaalkoodna waa, laangaab, bay, leegihiin

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Před měsícem +1

    TALIYAHA BOLISKA PUTULAND MISE GARAWE AYA HADA KO HOR WUXU YIRI GABADHA LAMA KUFSAN WIILKA HISHIIS AYEY AHAYEEN LAKIIJ DHULBAHANTE ODAGI WEXEY KU JIREEN BABUR WIILKIINA WA XIREEN

  • @user-hh2iz8pq8q
    @user-hh2iz8pq8q Před měsícem

    Qawil indad shegeysi sadaqadin ansax maahan

  • @abasmohamud1348
    @abasmohamud1348 Před měsícem +1

    Asc ubax gurey ayaan jeclahay somaalay wax haliila qabto please help me my people

  • @abbasxagar3033
    @abbasxagar3033 Před měsícem +1

    Boqor daahir calasow ilaahay hakaa abaaliyo samafalka aad ku jirto iyo umada dhiban ee aad caawinayso walee inaanu ilaahay kaa ambinayn abaalkaag wuu kusiin jano ayaad ku geli axsaan ka aad falayso iyo kurbada iyo xanuunka aad kadulqaadayso umada masaakiinta ah ee ladulmayo marwalba iyaguna is dulmaya

  • @aayahacali5788
    @aayahacali5788 Před měsícem

    Giftaradii haday xaqii fahmeen lacagtooda haday sadaqo utahay awal qabiil cay bay wax ku bixin jireen

  • @user-jf5oi4rz6u
    @user-jf5oi4rz6u Před měsícem

    Xageen.kuso.diraa

  • @halimamukhtar8791
    @halimamukhtar8791 Před měsícem +1

    Waxa layaba Somaliyey cunsirnimada qabiil dartes ma qabilada galo cadaan baa masii carab dhaman somali waa African oo madow ah bes

  • @user-il1oy2wm6f
    @user-il1oy2wm6f Před měsícem

    Subxaanaha😢😢😢 allah

  • @mohamedmuuse-ck5gm
    @mohamedmuuse-ck5gm Před měsícem +1

    Queen sooysooy nin malaha miyaa marwalba waan maqlaaye

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Před měsícem +1

    VIDIYOWGAAN HALO FASIRO DOWLADA AMERIKA YURUB HALO SHEGO DADKA QAXOTIGA ISAGA DHIIBA SHIIKH MADHIBAAN O JOGA YURUB INEYSAN AHEYN OY KASO JEDAAN KUWA GUMADA MADHIBAAN O MADHIBANKA RUNTA LA BARO

  • @calicarab940
    @calicarab940 Před měsícem +1

    Kkkkkkkkkkkkķķkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkķķkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkķ

  • @zahraahmeddheere6443
    @zahraahmeddheere6443 Před měsícem +1

    Daahir alaha ku siiyokhayr

  • @samanjecel6079
    @samanjecel6079 Před měsícem

    Waa dulmi gabdha iyo wiilka gabdha guur bey so martey laa dhahay somali dulmi weeyn baa Kaa jira☝️☝️

  • @SalmaMuhumed-i3i
    @SalmaMuhumed-i3i Před 24 dny

    Raali bay iska ahayeen wax kufsiya ahi ma jiro