LAFOOLE QISADA JACEYLKIISA IYO SABABTA UU HEESTAAN UGA SAMEEYAY l WAAYA ARAG PODCAST l SHARMAKE

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 8. 07. 2024
  • HUBAAL MEDIA GROUP

Komentáře • 25

  • @user-yr9yz1yv3m
    @user-yr9yz1yv3m Před 15 dny +16

    Hal mar aan kusalino nabi Muhammad scw scw scw scw

  • @gday9659
    @gday9659 Před 15 dny +5

    Lafoole fannaan aan jeclahay heesihiisa. Waa fannaan aa marnaba laga xiisa dhacayn. Maalin dhaweed aad uga helay heestii Hiil ee isaga iyo hobollada Waaberi. Haddana kaba sii daran waxaan isku helay isaga iyo Sharmaarke. Waxaan idinka salaamayaa Melbourne.

  • @adeshkadesh4964
    @adeshkadesh4964 Před 12 dny +1

    Sharmake adi iyo gabadha barnamjyada kula samyso ma wada joogtaan wll

  • @AswanAswaneossob
    @AswanAswaneossob Před 10 dny +1

    Ninka ka gadid wanagsan sanad ma gadhid , ninka ka nag wanagsan na waliga ba ma gadhid. Wa mahmah somaliyed ...

  • @user-lu8vx9bb6x
    @user-lu8vx9bb6x Před 9 dny

    Ma ahi dadka heesaha dhagaysto lakiin walaalkan
    Mashallah
    Wuxuu ku wanaagsan yahay
    Music la aaan

  • @waxkabarochannel9071
    @waxkabarochannel9071 Před 10 dny

    Asc fanankena waran lafoole reer Sweden isku ehen laakiinse ruun aniga ka mid ahaan dadki.dharka.ku dhaqi jiray

  • @Farhiya-yj4ir
    @Farhiya-yj4ir Před 11 dny +1

    Walaahi waxan soo xasuustay dharki Bananka lagu dhaqi jiray iyo gonadi gabneyd ee schoolka lagu Adi jiray iyo Ragii hore ee Aqlaqda laha ee aan firin jirin Gabdhahas Qawna walaahi waxey ahayd wax la xasuusta 😂

  • @HAMDAMuuee
    @HAMDAMuuee Před 15 dny

    Legend kii lafoole❤

  • @fardosamumin9376
    @fardosamumin9376 Před 13 dny

    Habibi lafoole ❤❤❤❤ cumri dheer

  • @Flims-vloge
    @Flims-vloge Před 15 dny

    ❤❤ alfanaan lafoole ❤❤

  • @CabduqaadirIbrahim-gc7ie
    @CabduqaadirIbrahim-gc7ie Před 15 dny +1

    Hubaal waxan ka codsana xabiibo xasan tooxow inaad wareysi lasa sameyso goorme ka sugaa masul

  • @Ab.Shamaaxiye
    @Ab.Shamaaxiye Před 9 dny

    Adin ayaa yeeraya ma ix tiraami wayseen 😢

  • @suralowgasomalistar6514

    bare ayaa xaaskiisa u sameeyey

  • @HiboGuled
    @HiboGuled Před 15 dny

    Billaa musikk muu iska heesi

  • @Eplhighlights1600
    @Eplhighlights1600 Před 13 dny

    Its Finland not ViLand

  • @ayanwarsame7218
    @ayanwarsame7218 Před 12 dny +1

    Viland or Findland !!!! Milloin sä tullt Suomeen oletko uusi Suomessa 😅😅😅😅

  • @alihassandaksale2866
    @alihassandaksale2866 Před 13 dny

    Lafoole
    Wiil Gerikoombe salaan

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe Před 12 dny

    YawayE, Yartaanaa tanaa wa lagu YaqaanE Qatroisliina Qiimobadan murwodumaroo samsamEey yariiseey lagufarxeeeey cadceeddumaroo Brinsesesee boqorad iyoiyo