Hubaal TV
Hubaal TV
  • 615
  • 7 964 192

Video

Xumeey Ooridaada.
zhlédnutí 227Před 9 hodinami
HUBAAL MEDIA GROUP
Xasuusta aan marnaba ka go'een Soomaalida wadanka Finland.
zhlédnutí 737Před 21 hodinou
HUBAAL MEDIA GROUP
SOO DHAWEYNTA WARIYEYAASHA IYO MARTIDA SOMALI WEEK FINLAND 2024
zhlédnutí 997Před měsícem
HUBAAL MEDIA GROUP
Wuu nabaray sida uu u sameeyo indho sarcaadka waaba fudeed.
zhlédnutí 252Před měsícem
HUBAAL MEDIA GROUP
DABAALDEGA MAALINTA CIIDA IYO SOOMAALIDA WADANKA FINLAND
zhlédnutí 200Před měsícem
HUBAAL MEDIA GROUP
Halka Gabar ee Helsinki Ciidaan nagula Ciiday.
zhlédnutí 554Před měsícem
HUBAAL MEDIA GROUP
Waa kuma shiikha aad diinta ka dhageysato yaraantaadii ilaa hada?
zhlédnutí 141Před měsícem
Waa kuma shiikha aad diinta ka dhageysato yaraantaadii ilaa hada?
Waa kuma qofka ugu liita ee baraha bulshada ku jira una baahan in dadka laga qabto?
zhlédnutí 366Před měsícem
Waa kuma qofka ugu liita ee baraha bulshada ku jira una baahan in dadka laga qabto?
Ma jiraa Qof Caan ah oo marka aad daawato muuqaaladiisa aad wax ka faa'ido? Anagana noo faa'ideey.
zhlédnutí 757Před měsícem
Ma jiraa Qof Caan ah oo marka aad daawato muuqaaladiisa aad wax ka faa'ido? Anagana noo faa'ideey.
WAXEY TIRI WAXAAN JECLAHAY MISAAJIDKA DHIIRI GELI CARUURTA. CASRI SHOP IYO CIIDA.
zhlédnutí 3,1KPřed měsícem
WAXEY TIRI WAXAAN JECLAHAY MISAAJIDKA DHIIRI GELI CARUURTA. CASRI SHOP IYO CIIDA.
LAFOOLE l EID MUBUARAK l GOOS GOOS l WAREYSI WAAYA ARAG PODCAST EPI 7 l WARIYE SHARMAKE ABUKAR.
zhlédnutí 2,5KPřed měsícem
LAFOOLE l EID MUBUARAK l GOOS GOOS l WAREYSI WAAYA ARAG PODCAST EPI 7 l WARIYE SHARMAKE ABUKAR.
21-ka Qofba marka la ogaaday in ay Hawiye yihiin ayaa loo dilay si naxariis dara ah.
zhlédnutí 18KPřed měsícem
21-ka Qofba marka la ogaaday in ay Hawiye yihiin ayaa loo dilay si naxariis dara ah.
1990 ILAA HADA DAD BAA LA DULMIYAA l LA DILAA HANTIDOODANA LA HEYSTAA l WAAYA ARAG PODCAST EPI 5 P3.
zhlédnutí 6KPřed měsícem
1990 ILAA HADA DAD BAA LA DULMIYAA l LA DILAA HANTIDOODANA LA HEYSTAA l WAAYA ARAG PODCAST EPI 5 P3.
XAASKEYGA OO UUR LEH AYAAN NAAG KALE GURIGA KEENSADAY l SI AY U NAXDO l WAAYA ARAG PODCAST EPI 6 P 2
zhlédnutí 1,4KPřed měsícem
XAASKEYGA OO UUR LEH AYAAN NAAG KALE GURIGA KEENSADAY l SI AY U NAXDO l WAAYA ARAG PODCAST EPI 6 P 2
YAHUUDA AYAA KA WANAAGSAN FALASTIINIYIINTA l OGOOW SABABTA l WAAYA ARAG PODCAST EPI 5 P2
zhlédnutí 3,9KPřed měsícem
YAHUUDA AYAA KA WANAAGSAN FALASTIINIYIINTA l OGOOW SABABTA l WAAYA ARAG PODCAST EPI 5 P2
MOHAMED SALEEBAAN TUBEEC WALAALKIIS OO HEESAYA l WAAYA ARAG PODCAST EPI 6 P 1 l HAWO LUUL CUBEYD.
zhlédnutí 5KPřed měsícem
MOHAMED SALEEBAAN TUBEEC WALAALKIIS OO HEESAYA l WAAYA ARAG PODCAST EPI 6 P 1 l HAWO LUUL CUBEYD.
HAWIYE, DAAROOD, IYO RAXWEYN WAA BEEN LA SAMEEYAY l WAAYA ARAG PODCAST EPI 5 P 1 WARIYE WALI HASHI
zhlédnutí 25KPřed měsícem
HAWIYE, DAAROOD, IYO RAXWEYN WAA BEEN LA SAMEEYAY l WAAYA ARAG PODCAST EPI 5 P 1 WARIYE WALI HASHI
SODOGEEY DOONFAARKUU CUNAA l WAAYA ARAG PODCAST EPI 5 l GOOS GOOS l WARIYE WALI HASHI.
zhlédnutí 1,9KPřed měsícem
SODOGEEY DOONFAARKUU CUNAA l WAAYA ARAG PODCAST EPI 5 l GOOS GOOS l WARIYE WALI HASHI.
Caruurta la dhalaayo Dumarka Talo Kuma Laha, inta la rabo halaga dhalo.
zhlédnutí 386Před měsícem
Caruurta la dhalaayo Dumarka Talo Kuma Laha, inta la rabo halaga dhalo.
SIXIR MIYAA MISE INDHA SARCAAD MACQUUL MAAHA l WAAYA ARAG PODCAST EPI 4 l WARIYE SHARMAKE IYO ABBE.
zhlédnutí 925Před měsícem
SIXIR MIYAA MISE INDHA SARCAAD MACQUUL MAAHA l WAAYA ARAG PODCAST EPI 4 l WARIYE SHARMAKE IYO ABBE.
VLOG HELSINKI TO HAMEENLIINA URURKA MUSEF RY IYO CIYAARTOOYDA HELSINKI STARS.
zhlédnutí 171Před měsícem
VLOG HELSINKI TO HAMEENLIINA URURKA MUSEF RY IYO CIYAARTOOYDA HELSINKI STARS.
NIMCAAN HILAAC l TAARIIKHDIISA l JACEYLKA IYO NOLOSHIISA I WAAYA ARAG PODCAST EPI 3 SHARMAKE ABUKAR.
zhlédnutí 31KPřed měsícem
NIMCAAN HILAAC l TAARIIKHDIISA l JACEYLKA IYO NOLOSHIISA I WAAYA ARAG PODCAST EPI 3 SHARMAKE ABUKAR.

Komentáře

  • @abdinoor7430
    @abdinoor7430 Před dnem

    lafoole legen fanan qaran

  • @mohamedhussein8443

    Waxaas baa fanaan ah. Hargab baa I haya iyo xabeeb ma jirto.

  • @haboonyuusuf-xf6jk

    Huno je préfère comment vous avez parlé bravo ma soeur et merci beaucoup à toi pour votre conseille

  • @hydragons
    @hydragons Před dnem

    Ma garanaysaan meesha uu ka soo bilaabaty cunsuriyaddan? waa Yuhuudda, kitaabkoodu wuxuu ka hadlayaa Habaarkii Xaam. Oo Habaarkan waxay ku dhacday dhammaan dadka Madowga ah. Habaarka Xaam waa habaar lagu xanto Nabi Ismaaciil (SCW) waayo hooyadii waa Madaw oo Masar ka timid, Nasabkiida waa Xaam. Nabi Isaxaaq (SCW) iyo nasabkoodana (Yahuudda) baa lu sharfay.

  • @hydragons
    @hydragons Před dnem

    Why not have part 2 linked in the description or on the video or in the comment section? You get more interaction and watch hours. Otherwise people will feel annoyed and click off your channel.

  • @Saidalihusein
    @Saidalihusein Před 2 dny

    Run baad ka hadashey, odayaasha waxay noo sheegaan oo dhan boqolkiiba bowol Lama aamini karo

  • @hydragons
    @hydragons Před 2 dny

    DNA test on something like 10 to 20 Somali men from Dir and Darood show that Darood and Dir actually share the same Father 2700 years ago.

  • @Zeinab2dhgx
    @Zeinab2dhgx Před 2 dny

    Qabaaolka yata caarifuun baa la dhahay laakiin I agree in leysku dilo ma ahan

  • @Zeinab2dhgx
    @Zeinab2dhgx Před 2 dny

    Samaale miyaa la dhihi jirey? Hhhh madaaba say wlhi iska dhigey

  • @Zeinab2dhgx
    @Zeinab2dhgx Před 2 dny

    Qabiolka Dir la yiraahdo ayaa hawiye ka horeeyee xageed uga tagtey, Dir beey ahaayeen dadkii daarood soo dhaweeyey, xagee taariikhda nooga dhaceysaa, walee gaalada history African iyo musliniinta ka dhaco aan maqli jirey hada soomaali ayaa la haayaa😢😢😢😢😮😮

  • @masertoy2328
    @masertoy2328 Před 2 dny

    Ala isasag 😢

  • @hashiyahya2518
    @hashiyahya2518 Před 3 dny

    Lafoole inaba caadi ma tihid

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 Před 3 dny

    HAASHE INTE AADYN KAA BIIXYN MEEQA DAROOD DISHEYE😅😅😅😅

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 Před 3 dny

    EDIINKE SHEEGTE MOHMED GURGURTO KUU SHEEGYE INAA ISLA HAWIYE TAAAHYN KUWO DEEGANO KALE JOOGE UU SOO YEERTY

  • @ubahabdulle4531
    @ubahabdulle4531 Před 4 dny

    Xaaskiisa. Heesta. Ayaan u u qaaday.

  • @aishacuud7489
    @aishacuud7489 Před 4 dny

    Wil garre Wilka kali noga jiro warinimo dacaad ah barakow walal

  • @ahmedafey2209
    @ahmedafey2209 Před 4 dny

    Wali wlhi waa hero, Allah xifdiyo

  • @user-nr3py8en5x
    @user-nr3py8en5x Před 4 dny

    Waallahi waarunteed aniga in aan noolaado waa la iidiidey dulmane dhibane ah ayaan dadkaas u away Ashtead allah ayeey jirtaa😢😢

  • @qalbiabdullahi8335
    @qalbiabdullahi8335 Před 4 dny

    Allow kuu naxariso duruno waxaan jeclahay inoo ahaa ujeejeyn duruno

  • @zeinabhirsi6071
    @zeinabhirsi6071 Před 4 dny

    Waaa full package song 🎶 😊amazing 😊

  • @zeinabhirsi6071
    @zeinabhirsi6071 Před 4 dny

    I my lord 😢😢😢😢very beautiful song it touch my heart 😢.Thank you my fanaan we need mores video 😊

  • @zeinabhirsi6071
    @zeinabhirsi6071 Před 4 dny

    True touch song🎤🎶😊

  • @sadiaculusow2871
    @sadiaculusow2871 Před 4 dny

    Suugaant waa wacyi galin ee sida islaamka waa in loo isticmaalo

  • @deeqaabdullahi5777
    @deeqaabdullahi5777 Před 5 dny

    Sheekadan qeyb beey sheekadeyda uga egtahey markii yarkii aan isjecleyn uu iga tagey aadey mareykan waxaan dhahey hadii calaf aan isku leenahey inshallah waa is guursan doona 8 sano kadib mareykan ku kulaney isguursaney alxamdulilah hada caruur noo joogta waana wada joognaa

  • @user-pu4sk4bs6d
    @user-pu4sk4bs6d Před 5 dny

    Wariyhan shegaya tnkle xigmad malihid

  • @user-pu4sk4bs6d
    @user-pu4sk4bs6d Před 5 dny

    Carabka ku weyn si qof kiniini istic mly

  • @amalianasrani894
    @amalianasrani894 Před 5 dny

    Ilaahow fanaaniita iyo A waanada barakee iyo warfaafinta wanaagsan barakee

  • @omerhassan3041
    @omerhassan3041 Před 5 dny

    Qisada heestani waxaa iiga baxay in musiibo xaasid haleeshay! Guri khasab lagu dumiyey iyo mid lagu dhisay dulmi iyo dakano beerta ka baxdaa miraheedu kharaara( walee aakhiro war weyn ayaa jira)

  • @gday9659
    @gday9659 Před 5 dny

    RUUX WARRANKA KUGU MUDAY HADDAY KAA WARAYSTAAN WAXAAD UGU WAR CELISAA WALAAL AAN JECLAA IYO QOF WANAAGSAN BUU AHAA! ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @feis9082
    @feis9082 Před 6 dny

    44.025

  • @LibanAli-zo9ic
    @LibanAli-zo9ic Před 6 dny

    Dhaawicii hore waxaad tahay dhakhtaradii muddo iga dhayaysee hees layaab leh heesuhu waxay sii macanaadaan marka qisadii laga alifay lasoo wariyo lafoole waa fanaan aad ucodmacaan heeso layaab leh qaada.

  • @MohamedSalah-gm8wd
    @MohamedSalah-gm8wd Před 7 dny

    Axsan fanan lafoole

  • @Ab.Shamaaxiye
    @Ab.Shamaaxiye Před 7 dny

    Adin ayaa yeeraya ma ix tiraami wayseen 😢

  • @abdiasisismail6205
    @abdiasisismail6205 Před 7 dny

    Maxamed Xasan Xuseen Lafoole Alle Cimriga Iyo Aqliga iyo Garashada Alle Hakuu Parakeeyo ❤

  • @istahiljimale7422
    @istahiljimale7422 Před 7 dny

    Hooga sokii yiri xaasgeyka aan u qaaday hada kahor aan dhageystay nimanku wajiyo badana😳

  • @Cabdifitaax953
    @Cabdifitaax953 Před 7 dny

    Walal aniga banooniga waan dheela weak wax almiiteya 5 labad kale waan nastaa❤ marka garaab ina ley siiyo raba hor mar Ana ka garo hamigas waan dheelyahy wax ahey werar lugta midig iyo midix ❤

  • @user-sm4di3ve5f
    @user-sm4di3ve5f Před 7 dny

    Galabta waxaad isoo xsuusisay maqaayaddi faadumo daahir iyo shaahii macaanaa beello aan cibaado agteeda ku fiqsanjirnay axsan yaafannaan❤❤❤❤❤

  • @user-sm4di3ve5f
    @user-sm4di3ve5f Před 7 dny

    🥰 lafoole sxb waan idinsalaamay adigiyo sxbka wariha

  • @user-lu8vx9bb6x
    @user-lu8vx9bb6x Před 7 dny

    Ma ahi dadka heesaha dhagaysto lakiin walaalkan Mashallah Wuxuu ku wanaagsan yahay Music la aaan

  • @user-yr9yz1yv3m
    @user-yr9yz1yv3m Před 7 dny

    Aan kusalino nabigayga Muhammad scw scw scw scw scw

  • @naimo133
    @naimo133 Před 7 dny

    15 minut almiino kadhig

    • @hubaaltv5778
      @hubaaltv5778 Před 7 dny

      Walaal isagoo dhameystiran waxaan soo gelineynaa Jimcaha qadkaa nagu xun noo sabra🙏🏻

  • @Kaarshe2000
    @Kaarshe2000 Před 7 dny

    Mudane waziir kusoo dhawow caasimada wadanka finland🇫🇮 ee helsinki

  • @roobinibraahim6648
    @roobinibraahim6648 Před 7 dny

    Dear BFA, Someone abuses me, makes me irrationally angry and crazy, and indirectly plants sewers and terrible demons in me, including dogs and donkeys. I feel suffocated, nauseous, having a heart attack, and having a respiratory problem. I cannot buy and smoke cigarettes for financial and health reasons. I wouldn't smoke it without a problem and I can't afford to have it. I know "whisper magic" but I can't do it at all. I have presented and discussed the teachings of Whisper Magic for the purpose of explaining and reporting them. I don't charm people. Someone regularly introduces me to punishment when I'm asleep and female, horror, and vampire when I'm awake. No normal, no out of control. Such a sound cannot be heard!!! Justice cannot arrest people who harass me because I saw them. Thanks and respect. Roobin Cabdi Ibraahim Adan 7312 Horrichon, Austria

  • @user-yr9yz1yv3m
    @user-yr9yz1yv3m Před 7 dny

    Hal mar aan kusalino nabi Muhammad scw scw scw scw scw

  • @user-be3sp8cx1d
    @user-be3sp8cx1d Před 7 dny

    ❤❤❤❤❤

  • @waxkabarochannel9071

    Asc fanankena waran lafoole reer Sweden isku ehen laakiinse ruun aniga ka mid ahaan dadki.dharka.ku dhaqi jiray

  • @dekomohamed5868
    @dekomohamed5868 Před 8 dny

    Ninkaan haduu quraanka baranlahaay wuxuu ku akhrinlahaa cadmacaan hanuun baan allah ugarajaynayaa

  • @AswanAswaneossob
    @AswanAswaneossob Před 8 dny

    Ninka ka gadid wanagsan sanad ma gadhid , ninka ka nag wanagsan na waliga ba ma gadhid. Wa mahmah somaliyed ...

  • @mohamedbarre4189
    @mohamedbarre4189 Před 8 dny

    Shaqo kale ma qabtid miyaa? Wax kale oo aad sheekto ma weysay?

  • @user-dn4ny6ii9s
    @user-dn4ny6ii9s Před 8 dny

    Ala qosol badana😂😂😂😂