Maxaad ka taqaanaa taariikhda iyo sidii ay u noolaayeen dadka reer Harar.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 22. 08. 2024

Komentáře • 225

  • @Sir-ahmeth
    @Sir-ahmeth Před 29 dny +3

    Cajiib taariikh iyo cilmi balaadhanbaa ku jira dadka Herarida ah ee Muslimka ah.
    Mahadsanid herari great journalist

  • @darishore814
    @darishore814 Před měsícem +18

    Cabdisalaanoow waxa ay aheed in aad wareysato oo la kulanto mid kamid ah odoyaasha taariikh yahanka ee hararida oo afsoomaali ku hadlaya

  • @Jameeco
    @Jameeco Před měsícem +8

    Maasha allah Saaxiib sare HAREERI WAA KU MAHADSANTAHAY WARBIXINTAAS MAGAALADA HARAR.

  • @Noredin20
    @Noredin20 Před měsícem +4

    Allaah ha barakeeyo Harar . Waa Magalayadii HBR JECLO ku kornay. waa magaladii ay Hooyado aad u Jeclayd. Inay iyada caruurtedu ku nooladan.

  • @au2262
    @au2262 Před měsícem +4

    Mashallah i didn't get to see the inside of a harari house but my good is beautiful, and the knowledge behind the seat level is incredible. How there is a wall separating the wadad and the young women also 👏👏

  • @Diidii22665
    @Diidii22665 Před měsícem +31

    Harar waa magaalo Somaliyeed waana soo ceshan doonaa Inshalaah

    • @nasrinibrahin1881
      @nasrinibrahin1881 Před měsícem +17

      Intaad haysan Baal qurxiya oo nabadeeya waxa kaa maqan iyaga ku iman markaad intaad haysan qurxiisan ee ad qabilka kaa tirtan harar waa dad cadalad ku wada nool qurankana ku dhaqma ee Somali inaa ay uu imadan waxa uga khyr badan halkooda waa hadii aad nocad tihiin sii ahatan hadad waxkasta badashan see harar dayee umada Kala idiin iman 🧿

    • @FatumaAmina-ow4kj
      @FatumaAmina-ow4kj Před měsícem +2

      Inshallah

    • @mohamednur1696
      @mohamednur1696 Před měsícem

      You are right brother​@@nasrinibrahin1881

    • @mohamednur1696
      @mohamednur1696 Před měsícem

      I mean sister❤😂😂😂😂😂😂😂😂❤

    • @FatumaAmina-ow4kj
      @FatumaAmina-ow4kj Před měsícem +5

      @@Diidii22665 inshallah awoowgeen Axmed Gurey dhaxalkiisii

  • @abdullahiabdi7700
    @abdullahiabdi7700 Před měsícem +7

    Hereri legend waa iga qosliyay
    Kuwa dambaska ah aya hoos fadhiisan jiray kulaha waa run ma sinno kuwa wax yaqaan iyo kuwa aan wax aqoon sidu allaha yidhi
    قل هل يستوي الذين يعلمون والذين لايعلمون

  • @11naa44
    @11naa44 Před měsícem +17

    Taarikhda Harar wa la yaqaan waqtigi ahmed guray iyo boqortoyada somalida kadib in dadkan yimadeen somalida ay jebiyeen meeshan ka sareen iyagana la wareegeen shacabka somalida ee meesha jogay na ay ku milmeen dadkan

    • @NuurAbdalle-ik1cf
      @NuurAbdalle-ik1cf Před měsícem +1

      Gaalada Axmaarada ah & reer galbeedka waxa ay rabaan in ay qariyaan taariikh WEYN lknse DHAQDHAQAAQA kajira BARIGA AFRIKA ayaa xaqa ISLAAMKA soodhicinayo I.A
      ☪️✊

    • @africaismyhome723
      @africaismyhome723 Před měsícem

      Waad qaldantahay taariihdabaadh
      Zaylac ayaa sida harar maanta tahay loo wada degenaa
      Cida kaliya ee soo durugtay waa oromada lakiin dafka kale way la daganaayeen soomalaida

    • @11naa44
      @11naa44 Před měsícem

      @@africaismyhome723 haa cid kale canfarta un bey ahayeen

    • @11naa44
      @11naa44 Před měsícem

      @@NuurAbdalle-ik1cf wxba ma qariyaan taarikhda wa qoranthy dadka iyaga ka caajisa iney taarikh akhristaan

    • @Yusufxasann
      @Yusufxasann Před měsícem +2

      WIILKAAN TAARIIKH SAX AH MA SHEEGIN. WAXA UU SHEEGAYO WAA TAARIIKHDA SCKOOLKA LOOGU DHIGO EE BEENTA AH. ETHIOPANKU MAR WALBA WEY QARIYAAN TAARIKHDA SAXDA AH EE MUSLIMIINTA TAASNA WAA LA OGYAHAY.

  • @nabilabekri6856
    @nabilabekri6856 Před měsícem +1

    what a wonderful guide and history, i am proud to be harari. this was such an educational segment. shukran adeer

  • @hamdimohamadmohamad1385
    @hamdimohamadmohamad1385 Před měsícem +3

    Waaaw aadbay u dhaqan adagyihiin masha Allah Diintana weyba ku ficanyihiin

  • @abdiwahabshieksaed5717

    Very informative and educational documentary thanks Abdisalan Hereri, hope one day Harer and Zaylac, trade and culture will back again and shine, insh allah

  • @akeelahmed8833
    @akeelahmed8833 Před měsícem +18

    Very very Thank you For Abdi Salaam Hereri Great Journalist in my mohter Land From REER protectorate Somalilander in HYDERABAD

    • @ragandemusse4890
      @ragandemusse4890 Před měsícem +5

      Eray kama fahmin

    • @nasramohamed4229
      @nasramohamed4229 Před měsícem +6

      ​@@ragandemusse4890 sidookale 😂😂😂 muu afkiisa iskaga hallo maxaakalifay maba yaqaano English ka

    • @abdifitahmotta8561
      @abdifitahmotta8561 Před měsícem +2

      You are sick You have to go to the hospital 🏥

    • @mohameddayib2894
      @mohameddayib2894 Před měsícem

      ​@@nasramohamed4229englishka ethiopianka sidaas ah ee halayaabin

    • @mohameddayib2894
      @mohameddayib2894 Před měsícem

      Anigu wan fahmay sabab waxan lahaysta englishka ay kuhadlaan dadka an america waxkubaraan sida ethiopanka iyo wixilamida

  • @hayatebrahim6827
    @hayatebrahim6827 Před měsícem

    The translator is very knowledgeable about the history of Harar . Good job brother.

  • @lamaaziez8035
    @lamaaziez8035 Před měsícem +2

    Abdisalam this was a very important documentary xoogo voice quality ayad inaga dhisie lahed 😅 and maybe qof somali oo residents ah tariiqdana aqaano ayad raadin lahed
    Am sure u will find one there ik that coz aniga bo halkas ayan kudhashay kunaso bar baaray and we all know the history of Diri Dawa ❤but many thanks Mr Abdisalam much love ❤

  • @fhassan33
    @fhassan33 Před měsícem

    Best documentary ever Maasha Allah thank you Hereri !

  • @user-my8xr8yk6i
    @user-my8xr8yk6i Před měsícem +9

    harar waa magalo somaliyeed boqoradii ka talin jiray waa la ya qaana

  • @user-wu1bc6jp8k
    @user-wu1bc6jp8k Před měsícem +1

    My favourite city in ethiopia, i will visit one day in sha Allah

  • @Call_God_Alone
    @Call_God_Alone Před 22 dny

    Very informative and educational as usual. Thank you, Abdisalaam. It is very sad to see only 273k subscribers. This should have been in the millions. We always see those trashy channels, or hate- filled Qabiiliiste's channel with 500k, 700k, and a 1.3m subscriptions. So sad!
    Please promote this channel and stop watching those who work towards dividing our people.

  • @KM-jw8vn
    @KM-jw8vn Před měsícem

    Thank you, my brother to visit Harar and our favorite Somalian brother to educated. It’s a good opportunity to learn Harari culture and thank you so much🫶🫶🫶🫶🫶❤❤❤

  • @mohamednur1696
    @mohamednur1696 Před měsícem +2

    INSHAA'ALLAAHU ONEDAY HARAR WILL RETURN TO IT'S FORMER SELF

  • @geeleisse4406
    @geeleisse4406 Před měsícem +1

    herer waa magaalo taarikhda islaamka iyo somalida ku astan . runtii waa ku mahadsanteh saxafi c/salam herari❤

  • @JAMHAD10
    @JAMHAD10 Před měsícem +4

    HARAR Soomaaaliya ❤🇸🇴

    • @warsamaosman0894
      @warsamaosman0894 Před měsícem

      Kismaayo kenya 🇰🇪

    • @AlAk-bm8dy
      @AlAk-bm8dy Před 26 dny +1

      ​@@warsamaosman0894adi sxb ma tol diid baa tahay ama kuwa qabyaalada laabta kahashay

    • @UmooH
      @UmooH Před 23 dny

      Qadaad Wayn maxay u sheeganayaan dhul aanay lahayn​@@AlAk-bm8dy

    • @AlAk-bm8dy
      @AlAk-bm8dy Před 23 dny +1

      @@UmooH walaal adiga hadaad ka carooratay dadkaada ha ujabin shisheeye

  • @Haleelofficial
    @Haleelofficial Před měsícem +7

    Harar magaalo somaliyed

    • @NewsFusion24
      @NewsFusion24 Před měsícem +2

      jigjigaa lagugu haystaa, Diridhabana waa lagaa qaaday. "Afkuunbaad katookhdaa sidii Ooryohoo kaleh".

    • @AbdulAli-ku9he
      @AbdulAli-ku9he Před měsícem +1

      ❤❤

  • @MubaarikQamashi
    @MubaarikQamashi Před měsícem +3

    Casimadi 🇸🇴

  • @saidhussein9037
    @saidhussein9037 Před měsícem +5

    Caasimadii hore ee Soomaalida

    • @user-tk7og1ds6j
      @user-tk7og1ds6j Před měsícem

      Waa runta wll somali waa lukusooduley harar waa duul somaliyey

  • @mohamedali3724
    @mohamedali3724 Před měsícem

    Suxufi Hereri manshaa Allah nin taariikho badan oo muhiim ah soo ururiya.

  • @Mustafa-ty8tq
    @Mustafa-ty8tq Před měsícem +2

    Waa jahli in layidhaahdo herer ayaa barakaysan oo makka iyo madiina iyo qudus ayay ku xigtaa halkee waxaasu ku qoranyihiin,
    meel muslimiinta u muhiim ah ayay ahayd waa sax lakiin khuraafaadka kale iska jira qofkuna wuxuu cilmi u leeyahay haka hadlo

  • @keyseamare8658
    @keyseamare8658 Před měsícem

    Really, I have luckly happem to watch this Video.
    Thanks Mr. Abdisalaam Herari for your great effort bringing this historic documentary..
    Cabdisalaamow Caawa ayaad, halkii ugu muhiimsanayd ee Taariikhdii Aabahaa Ibraahim-Herari nooga soo warantay, aad baan kuugu mahadnaqayaa.
    - Dhinaca kale waxaan ku xasuusinayaa in ay farxad ii tahay in uu maanta noolyahay Amb. Hussien Csli Ducaale ( Cawi) oo ah ninka taariikhda Soomaalida nooga waramay, Allah caafimaadka iyo Cimrigaba ha u dhawree, Waxaan Cabdisalaanow kugu dardaarayaa in qofka u horeeya ee aad Video gan u geysaa uu ahaado Amb. Cawil.
    - Amb. Cawil ayaan Buugiisa ka akhriyey in sababtii aabahaa loogu bixiyey Herari ay ahayd in uu xidhnaa Dhar aad u qurux badan oo uu kala yimid magaalada Herar
    Aad baan kuu salaamayaa

  • @Suldaan-Maakhiri
    @Suldaan-Maakhiri Před měsícem +4

    Taariikh fac weyn ❤

  • @hassanabdulahi2593
    @hassanabdulahi2593 Před měsícem +1

    Addis Ababa, xaafada Soomaalida degto ee Bole Michael warbixin noogu soo duub wariye.
    Salaama.

    • @asamadhassan1419
      @asamadhassan1419 Před měsícem

      Oo ma xafad bey ku leyihin mise afarta maqayad & hoteel ee uragada& amxarta ay ka kireysto ba xafad somali ku noqoneysaa, xafad somali ma ahan ee mel ay ku nagadan

  • @KadarIman-vj6jn
    @KadarIman-vj6jn Před měsícem

    Thanks abdisalan herari also farhan is such good man thanks again

  • @maryamabdallah3904
    @maryamabdallah3904 Před měsícem

    Maasha alaah intaas oo muslim ah iyo reer jijigo baaba joogee ma amxaarka adkaan karto soomaali weyn guuuuul baan idiin rajeen cabdisaam hareeri media wariya qaali nagu ah guuuuul baan kuu rajeyn asc

  • @waadanijigjigawi4623
    @waadanijigjigawi4623 Před měsícem +1

    It was Harari and somali city and thier were somali Amirs my grew up in harar my one half side of family is from harari...Amir Nur built the wall and his grave is near Jumma masjid

  • @nabilabekri6856
    @nabilabekri6856 Před měsícem +2

    what a missed opportunity to tell you the 5 gates signified 5 daily salat in islam and was meant to protect muslims in the area from outsiders and kafirs. Additionally each gate was meant for a certain kind of commerce. For example my family is from sugudat beri, this gate is where the livestock and meats would enter to be sold in the market.

  • @UmooH
    @UmooH Před 23 dny

    Harar magaalo taariikh wayn leh ❤

  • @MOHAMEDMOHAMED-jf7ks
    @MOHAMEDMOHAMED-jf7ks Před 6 dny

    Harar iyo hawash dhulkii😢 somalia 🇸🇴 u la dhacay

  • @bashirxaaji1119
    @bashirxaaji1119 Před měsícem +2

    Waxaad meesha ka fahmeysa somalidu dad tariiq kulahaa iney yihiin meeshii ay tagaanba

  • @Visithararaethiopia
    @Visithararaethiopia Před měsícem

    Wow that’s amazing brother we did good job bro

  • @farxanmohamed4871
    @farxanmohamed4871 Před měsícem +1

    ❤❤❤❤ callayhi afdallu sallatu wasalam wacala alihi wasaxbihil kiram cadada khalqihi warida nafsihi tacdiman lahu

  • @MyBurcaawi
    @MyBurcaawi Před 22 dny

    Akeelahmed May Allah bless you

  • @Visithararaethiopia
    @Visithararaethiopia Před měsícem +1

    This is Farahn from harar brother

  • @qalbiabdullahi8335
    @qalbiabdullahi8335 Před měsícem

    My long lost home town insha allah we will took it back soon or later its a somalia town

  • @SacadaSacad
    @SacadaSacad Před měsícem

    Inaadeerkeen tasti waan ku salaamaynaa

  • @hassanabdulahi2593
    @hassanabdulahi2593 Před měsícem +3

    Marbaan Addis Ababa ku dhax dhumay markaasaa islaan aad u xijaaban wejigeedana nuur ka baxaayo ila hadashay waxay dareentay in aan dhunsanahay.
    Nasiib wanaag isku meel baan rabnay way na soo waday noo sheekaysay markaasay i sheegtay in ay Harari tahay waa dad fur furan muslinimada ku weyn tahay.
    Alle ha xifdiyo.

  • @abshirmuse9658
    @abshirmuse9658 Před měsícem +1

    Meeyem Hablahi Hereroyinta ahaa ee Quruxda Badan😮

  • @user-wu1bc6jp8k
    @user-wu1bc6jp8k Před měsícem

    Saxafi caalami ah Hereri guulayso

  • @noohaliahmed3978
    @noohaliahmed3978 Před měsícem

    Kalmada njoo af Swahili Waa kaalay, Hereriyiintuna Waa Soo gal. Luuqaduhu si uun bay isu Soo galaan.

  • @xasanaxmed5850
    @xasanaxmed5850 Před měsícem +1

    👋 Weriye C/Salaan Hereri &Farhan -Test.

  • @ABOUFALAHREACTIONS
    @ABOUFALAHREACTIONS Před měsícem +2

    Hereri you are my best journalist ❤❤😊😊

  • @nadiaahmed3488
    @nadiaahmed3488 Před měsícem +2

    Wilkan sii fican uma yaqan tarikhad Harare aa dada yaqan siii fican uwarayiso wayo anigu waxan ahay harariad laki waxayabo badan ayabunan ku shagin oo aqalkan kaliy ka kooban yahay

    • @MowlidGayac
      @MowlidGayac Před 17 dny

      Thanks sister did you speak somali OK what somalidu waxay dhahan harar waa magalo somalidu taariikh kuleedahay bal wax iiga sheeg mahadsanid

  • @foozia426
    @foozia426 Před měsícem

    Maasha allaah ❤

  • @wacdi2030
    @wacdi2030 Před měsícem

    Caasimadeenii harar waan dayacnay sida saylac

  • @munasudi3392
    @munasudi3392 Před měsícem

    Hereri guulayso

  • @mosylonmedia7746
    @mosylonmedia7746 Před 28 dny

    Harar waa magaalo taarikhi ah oo umada islaamka ah ee geeska ku nool u ah magaalo ay aad u qiimeeyaan

  • @Ahmedmahadcaruus
    @Ahmedmahadcaruus Před 27 dny

    Harar somalia

  • @ilhamdahir9915
    @ilhamdahir9915 Před měsícem +1

    waa meeshii asxaabti Rasuulka swc tageen and that's why

  • @GQ-sz2xn
    @GQ-sz2xn Před 25 dny

    Amazing

  • @hagimohamoud6653
    @hagimohamoud6653 Před měsícem +1

    Waxaan maqlay in eySomalidu laheyd Harar. Ee ninkaan naga qabta dafiraya taarikhda Somalida.

  • @SOMTRUCK480
    @SOMTRUCK480 Před měsícem

    magaalada quruxda badan ee Harar waa mid ka mid ah magaalooyinka ugu qadiimsan Geeska Afrika

  • @user-ce1vg7kp2l
    @user-ce1vg7kp2l Před měsícem +1

    Hereri❤❤❤❤❤❤

  • @MuxumedSarhaye-qz6wx
    @MuxumedSarhaye-qz6wx Před měsícem

    Mahadsanid Hereri

  • @mahamoudnoor489
    @mahamoudnoor489 Před měsícem

    Quruxda nolashu WA wada noolashaha iyo Kala duwananta

  • @hiskhalif187
    @hiskhalif187 Před měsícem +4

    Harar iyo saylac waa imisa km tolow

  • @Siciid_Carab
    @Siciid_Carab Před měsícem +1

    Habar Xaboosheed Hereriyad ayay ahayd

  • @MedIbrahimidrissIbrahim
    @MedIbrahimidrissIbrahim Před měsícem +1

    Wa dhulkeni nalaga xadey wa inaan soo ceshana

  • @somalighosht999
    @somalighosht999 Před 24 dny +1

    DID HE CALL UNCLE HEERIRI BRO 😂😂😂

  • @Eng_moy
    @Eng_moy Před měsícem

    Hanbalyo cabdisalaan hereri 🎉 18-jul-2024 , waa maalintii aad bilowday youtube kan 18-july-2022 🎉hanbalyo markale ,268kun .congcart

  • @moustaphaahmedoudour4151
    @moustaphaahmedoudour4151 Před měsícem +3

    Abdisalan waan salaamayaa,lakiin waxaan iswaydiinayaa cabdisalaan hereri ma harar buu ka soo jeedaa?

    • @Moabdi35
      @Moabdi35 Před měsícem +3

      Aabihiisa ayaa meesha ku koray sidaas ayuuna hareri ugu bixiyay balse waxaa cad in aadan muuqaalka daawan

  • @galeyrahmed8839
    @galeyrahmed8839 Před měsícem

    harar waa Magaalo Somaliyeed, Waana Xadka Somaliya iyo Ethiopia

  • @user-vn7wk7bv7f
    @user-vn7wk7bv7f Před měsícem

    Nice decorations ❤

  • @farxanmohamed4871
    @farxanmohamed4871 Před měsícem

    ❤❤❤ hereri heer caalami

  • @MAHADISMACIIL-tc2do
    @MAHADISMACIIL-tc2do Před měsícem

    Mash allh

  • @nadiamohammed5330
    @nadiamohammed5330 Před měsícem

    Seylac baa ka taariikh horeeysay waana run islaamkaa baayac mushtarka wax kukala iibsan jiray

  • @NuurAbdalle-ik1cf
    @NuurAbdalle-ik1cf Před měsícem

    "In ay tahay meel aduunyada u dhowr_soon oo ay tahay in la ilaaliyo"
    Yaa laga ilaalinayaa😄😄😄
    ☪️✊

  • @lulyusufsamantar1227
    @lulyusufsamantar1227 Před měsícem

    Museum house.👍Supa.

  • @juweeriyabaashe4400
    @juweeriyabaashe4400 Před měsícem

    herar iyo hareeri

  • @princek802
    @princek802 Před měsícem +1

    Man you should be changing your cameraman please.

  • @mahamoudnoor489
    @mahamoudnoor489 Před měsícem

    Ninkan wariyaha la socda WA somali lakiin WA somalida itobiya

  • @fatimanour9793
    @fatimanour9793 Před měsícem

    C Salam Harari Wa Legend Somalidi kuwalatiga👍👍❤️🥰🌹💖💖🤴 Laheyd Bu Ugudambeya

  • @abrahamojegalitarianism6850

    ❤❤❤❤❤❤ Thanks 🙏🙏🙏🙏

  • @ismailyusuf2656
    @ismailyusuf2656 Před měsícem

    Runtii waa muqaal xiisahisa wato oo aad iyo aad cajiib u ah dhaqanka hararidana. Waan ka hellay sidda uu kala saaran yahay 😊

  • @fartunhaji2577
    @fartunhaji2577 Před měsícem +1

    Siduu taariikhda u sheegay waa siday Xamar aheyd,Xamar 4 irid ayey laheyd subaxdii salaada fijir ayaa la furi jiray,Salaada Casir ka dibna waa la xeri jiray,4ta albaab magacyo gaar ah ayey lahaayeen.SORRY XAMAR TAARIIKHDAADA BAHALO AYAA CUNAY😂

  • @IntisaarAhmed-p2f
    @IntisaarAhmed-p2f Před 20 dny

    ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @mahamoudnoor489
    @mahamoudnoor489 Před měsícem

    WA dadka lagu cayayo Somaliland inay soo dhaweeysey iyo Moog dadksi Inay yihiin somalida itobiya

  • @charmackeismail487
    @charmackeismail487 Před měsícem +2

    Qofki kowad ee dawada like ❤igu cimamada

  • @user-cg7zl9xi3f
    @user-cg7zl9xi3f Před měsícem

    Asc wrx wbr wll maxaad usoo agmarteen qofkaas dhinaca jidka jiifa mxd uwareeysan weeyseen

  • @mohameddayib2894
    @mohameddayib2894 Před měsícem

    Cabdisalan diridhabe barnaamij kasosame fadlan.

  • @muldhatatv6762
    @muldhatatv6762 Před 17 dny

    Harar waa magalada oromada oo qadiim weyaan

  • @farhanhade6561
    @farhanhade6561 Před 25 dny

    Harar waxaa loo yaqaanaa madiinatul Awliyaa waxay ahaan jirtay magaalada 4afraad ee barakaysan

  • @Qadaro223
    @Qadaro223 Před měsícem +1

    What it means the name of harar?

  • @JJAbdi
    @JJAbdi Před měsícem +1

    Mosques in every 100 meters will not make a city holy city even istanbul has largest number of mosques in the world waana wasaq biyaha iyo qamriga isku si loogu cabo

  • @bashirabdihirsi766
    @bashirabdihirsi766 Před 24 dny

    ANAGU HARAR IYO HAWAASHBA HABRYN DANBE WAAN HAYAA RABAA II HIILINAAYA XAGEYGANA WAAN HUBAA WAA HEESIHII 77 KII AXMED XASAN COWKE AUN UU RADIA MUQDISHO KA SOO DEGN JIREY ILLAAHEY HOYGIISA JANATSL FARDIWSA HAKA DHIGEE

  • @raaggesurad3376
    @raaggesurad3376 Před měsícem

    Harer magaalo soomaliyeed bay ahaan jirtay haatanse tagtaye bal kuwa kale uun ilaashada oo itoobiyan aad masaakiinta iska ilaaliaya waa siday ula wareegeen herer iyadabee

  • @Burco.
    @Burco. Před měsícem +1

    Inay Harar Magaalo Somaaliyeed tahay waa la ogyahay laakin waa la inaga qaaday

  • @abobasement346
    @abobasement346 Před měsícem

    OMG waa dad jecel tarikhdodah somalidunah tarikhdeduh waa inay Qorih isku dilan

  • @ramlajama5628
    @ramlajama5628 Před měsícem +4

    away dirdhabe

  • @sucdisafi3692
    @sucdisafi3692 Před měsícem

    Qudus waye

  • @tahirbulale2819
    @tahirbulale2819 Před měsícem

    Ascww walal aad ayan ku salamaya cabdisalan harari sxb aad ayan ku salamayaa lkn hadad halkan imatay marba waxan ka coodsanayna inad tegto sido kale magaladi u dhaxaysay harar iyo saylac ee lo yaqno qalcad ee ku tala bsriga dirdhabe

  • @abdihakimhassan5907
    @abdihakimhassan5907 Před 29 dny

    Dhulkeenii somaha? 🇸🇴❤️

  • @mahamoudnoor489
    @mahamoudnoor489 Před měsícem

    Somalidu WA xag Jira ma ogala in lala noolado Wana qalad sidasi