DAG DAG GABAR LADILAY CABSI XOG LEH OO KAJIRTA KENYA HADAL KASO YERAY MADAXWEYNAHA OO SII KICIYAY 🙅

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 21. 08. 2024

Komentáře • 49

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed Před měsícem +10

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @jirfe
    @jirfe Před měsícem +4

    Adeer dhulkoodii maaha wadanka kenya mudaharaadaz kasocda Marti edeb leh waa in aaynu noqonaa hadii kale we have to go to somalia

  • @muuseshukri7709
    @muuseshukri7709 Před měsícem +2

    KENYA WAX YALA HATIDI SMLYT SIDO KALE WAX
    KU NOL SHACABKA SMLYT
    RABSHADAH KENYA DAN KUMA JORITO EE ILLAHEY
    MASLAXO QAYR QABTO ALLAH HA DHEX DHIGO
    SHACABKA IYO DOWLAD
    KENYA.

  • @rashidahmed8794
    @rashidahmed8794 Před měsícem +5

    Somalidu waa cawaan. Meel nabadii faraha ka baxday ayey isu soo baxayaan.

    • @user-sn5yz7vg8v
      @user-sn5yz7vg8v Před měsícem +1

      Waa layaabanahay
      Swaxiligu seefa yaqanan waa halis

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q Před měsícem +6

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @user-wh4cv8hh2w
    @user-wh4cv8hh2w Před měsícem +3

    Mashallah somalidu wa dad aad u aqli badan

  • @user-wh5mr4tr8u
    @user-wh5mr4tr8u Před měsícem +2

    Kenyatigu way ogyihiin somalidu inay Mr Ruto taageeraan iska muujiya dibad baxyada

  • @beydanfarah3590
    @beydanfarah3590 Před měsícem +1

    Jazaak allaah khairun allaah ku xafido

  • @user-cw8sr8vd2o
    @user-cw8sr8vd2o Před měsícem +1

    Paradise hall ma ahan meel ku Haboon munasabada intee leg ee aadka uweyn ay dad aad ubadan ka soo qeyb galayaan kaliya paradise hall waxa loogu talagalay aroosyada iyo xafladaha yar yar oo ay ka soo qeeyb galayaan dad kooban oo tiradooda la og yahay invitation card na wata kooxda agaasimayasha ama soo qaban qaabiyay waa ay qorshe xumaayeen, 1 luulyo waxa loogu tala galay barxad aad uweyn waxay eheed ineey ku qabtaan eastleigh high school ama said Ali club ama pangani primary school ama starehe boys center iyo barxadaha kale ee waa weyn oo loogu tala galay ciidaha iyo munaasabadaha waa weyn waayo waa barxad weyn oo nifaas leh boqolaal kun oo qof na qaadi kara oo aad na ciriiri dareeymeyn iyo is buurasho wax kasta oo dhaca

  • @najmanajma6752
    @najmanajma6752 Před měsícem +1

    Mahadsanid

  • @sadiyoigal7534
    @sadiyoigal7534 Před měsícem +1

    Allah idinka badbaadiyo shartooda

  • @xamdicaday7163
    @xamdicaday7163 Před měsícem +3

    Benlow shuwa aya ladhahay wanalaburtay xafladi 1luliya

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 Před měsícem

    Nimanka maqasyaddu waa rag caqli leh maasha allaah

  • @najma649
    @najma649 Před měsícem +1

    allaha idin bada baadiyo

  • @zeinabumu.hamza.1233
    @zeinabumu.hamza.1233 Před měsícem +1

    Somali gormey.waxa fahamayan.meey gur yagode.ku dhabal.degaan.

  • @user-ex6jv5eh7m
    @user-ex6jv5eh7m Před měsícem +1

    Waxan layabanahay Somalida waba ogyihin iney Nairobi kajiran qalalaso maxey ugu dabal dagayan war somaliyey aqligina hashaqeyo

  • @user-cz2px7pz6h
    @user-cz2px7pz6h Před měsícem +1

    Wey caqli xun yihiin soo malida iiman la aana wey heysaa

  • @Watermelonxberry
    @Watermelonxberry Před měsícem +1

    💔💔😭🇸🇴🇸🇴🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada Před měsícem

    subxanallh Gabadha waxa saan ugalay maxu Ahaaa

  • @DrcasoodXuseen
    @DrcasoodXuseen Před měsícem +3

    We will not accept to kill our people
    Sawahile knows the somali people

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q Před měsícem +1

    Wcs walalkey allxmduliilh allxmduliilh yaab subxanllh subxanllh

  • @JamalYasin-kk4pk
    @JamalYasin-kk4pk Před měsícem +1

    Cajiib

  • @user-sn5yz7vg8v
    @user-sn5yz7vg8v Před měsícem +1

    Kkķ boyad caano jabsaden waa fariido

  • @cureji7877
    @cureji7877 Před měsícem +1

    Caasho seetahy

  • @bintiyusuf1590
    @bintiyusuf1590 Před měsícem +2

    War beenta naaf maqayada cabsi kuma qasbin in ee biyaha dadka siiyan

    • @Umusamsam24
      @Umusamsam24 Před měsícem

      Maxa ku qasbay he

    • @bluerain3282
      @bluerain3282 Před měsícem

      Ma Africa aya wax free ah lasisaa beentada baa firi😂

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 Před měsícem

    Soomaalidu waa dad aan fekerin in lays ruxo oo calan la qaato waxaa ka fiican in dalka la hagaajisto oo qabiilka layska dhaafo haddii kale maxay macno samaynaysaa talyaani iyo ingiriis baan ka xorrownow

  • @halimomahamed894
    @halimomahamed894 Před měsícem +1

    dhaandhaan

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 Před měsícem

    Waa cawaan gadoodey

  • @naasirali1396
    @naasirali1396 Před měsícem

    Dal ayna lahyn oo kacsan in ay dabaal degaan jaahiliin nacdashu hala laayo

  • @yurub5288
    @yurub5288 Před měsícem +1

    Somalilaan kuma jirto waa kofur Italy 🇮🇹

    • @cabdirshidosman9649
      @cabdirshidosman9649 Před měsícem

      Oromad baad tahay. Yaa la dhahaa koonfur Italy. Italy 75 sanno kaliya joogeen. Xaq daro ku joogeen. 1885 - 1960. Ka hor iyo kadib Somali la ahaa.

  • @oogdhugee_3072
    @oogdhugee_3072 Před měsícem +1

    Faqashta xiita dhagaxa ayaa sheegi meesha ay ku duuntaan.
    Faqash saaxib ma leh!

  • @mrsocotraisland1939
    @mrsocotraisland1939 Před měsícem +2

    waxah aheyd in si fiican loo garaaco dalka rabshadaa ka socdsa dad badan ku dhinteen iyaduna fisqi iyo munkar beey soo doonatey habeenimo waxase iyada ka liita wixii dhalay iyo kuwa ay la dhalatay

    • @najmanajma6752
      @najmanajma6752 Před měsícem

      Fisqi waxaa ah kuwa dadka masaajidada ku qarxiya adna ka mid tahay,alshabab baa tahay fisqi kulahaa.Mise iidoorkii amxaarka noqday baa tahay

    • @mrsocotraisland1939
      @mrsocotraisland1939 Před měsícem

      @@najmanajma6752 labadaba ma ihi laakiin gabar faamilkeeyga ah habeen wadanku foowdo yahay oo la cab cabsanayo xaflad ma aadeen caqli ma lihidin hoostaa idin cun cunaysa maad guursataan oo cibaadeystaan

  • @user-fc3du7zj5n
    @user-fc3du7zj5n Před měsícem +1

    Munaafiqad maxa kakaley luliyo