Hooyadey ayaa isixirtay Kadibna anigoo Qaawan ayeeyna wadada igu garacday Muqal naxdin leh

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 21. 08. 2024

Komentáře • 13

  • @jawahirnageye5508
    @jawahirnageye5508 Před 2 měsíci +2

    Ilaahay ha u gargaaro inta dhiban

  • @XXx-xp8ll
    @XXx-xp8ll Před 2 měsíci +2

    Innaalilahi wa innaa ileyha raajicuun. Ilahey ha u naxariisto Umaddiisa. Gabdhan Ilahey ha caafìyo Insha Allah aamiin yarabi.

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 Před 2 měsíci

    RABBIYOOW Awoodaada ku cafi maxay ujiriwayen kuwa wax sixraa sow wadilin ma aha way jiran walidin caruurtoda iyo nagtoda ama ninkeda sixra. Allahu mak finiihim bimaashita Aamiin yaa Rabbi.

  • @shamsoali4540
    @shamsoali4540 Před 2 měsíci +1

    ❤❤❤

  • @waligadacadahow4888
    @waligadacadahow4888 Před 2 měsíci

    Subxanallah arinkan hadi ay run tahay allaha niga qabto shartasna allaha ni dhinac mariyo imankane allaha galiyo inta sixirka adeg sato walashane allaha ku cafiyo

  • @saciid_iid
    @saciid_iid Před 2 měsíci

    Waa waalid caasi illaahay baa ifka kudhibaya

  • @sadiaismail3171
    @sadiaismail3171 Před 2 měsíci

    walahi gabadha mawaalna ee aniga hooyaday nabaabisau

  • @mandeqomar7713
    @mandeqomar7713 Před 2 měsíci +1

    U u u🤔

  • @saciid_iid
    @saciid_iid Před 2 měsíci

    Waabeen teed waa waalid caasi illaahay baana ifka ku ciqaab I hadey katoobad keeniweydo

  • @sadiaismail3171
    @sadiaismail3171 Před 2 měsíci

    walaahi anga aragnay hooyo ilmeheeda sixresa oo baabisay

  • @ifrahmahamud5560
    @ifrahmahamud5560 Před 2 měsíci

    Waxkasta waa lamaqlay xataa haday hooyo qalafsan tahay hooyo mcn wax lagamasheego allehakusoohadeeyo

  • @ikramabdirizak6087
    @ikramabdirizak6087 Před 2 měsíci

    Hoyo waa qaali lkn waxad ogatan in ay bini aadam tahy oo khalad kadhicikaro aniga arkey hoyoyin bilaanaxarisa wlhi mama habar yartey aha gabar aydhashey waxay ladhicijirtay qoridabah mar marka qaar wey ceejin jirtay ilaa ay isku kaadiso ilmahana waxay jirtay 5 sano ilaa 6

  • @AyanAhmed2024
    @AyanAhmed2024 Před 2 měsíci

    Sorry abaayo waan aragnay hooyooyin bilaa naxariis ah xitaa ciyaalkooda jarjaray layaab maleh 😭