WAR DAG DAG AH Bas kabaxay Nairobi Oo usocday ugandha Oo dadkii Saarna Kuligood lawada Qalay MUQAL 😭

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 21. 08. 2024
  • Please Hadii aad kayartahay 18 Years muqalkan hadawan Mahadsanid

Komentáře • 74

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed Před měsícem +16

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @warda_54
    @warda_54 Před měsícem +3

    Inaa lilaahi waa inaa ilaahay rajacuun ilaahay Haa uu naxariisto intii ku dhimatay oo Islam ah😢😢😢

  • @FadumoAbdullahi-gy6zj
    @FadumoAbdullahi-gy6zj Před měsícem +4

    Lix somaliya dhimashadoda ana arkay

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada Před měsícem +2

    inaalillahi wa inaa ilayhi raajicuun .inta ku dhimatey Allaha unaxariiso
    inta ku dhawacanteyna Allha Shaafiyo
    war soomaliyeey warabe ayad ugacan gasheen war dalkii kaalaya

  • @AnfacMohamed-qc1rd
    @AnfacMohamed-qc1rd Před měsícem

    Walale dadka si qaldan wax ugu sheegin xogta anaga hayna meshuna mahan kakamega ee mumiyaz

  • @user-lz1kf3lj3z
    @user-lz1kf3lj3z Před měsícem +5

    KUSALIYA NABIGEENA MUXMED SCW SCW SCW

  • @nurtoalasow7862
    @nurtoalasow7862 Před měsícem +2

    Masha Alaha waa sax ilaha ha ku xafido

  • @gobeyluul1122
    @gobeyluul1122 Před měsícem

    ALLAH BADBAADIYO SOMALIDA IYO NTII MUSLIM AH

  • @user-nj1dy1kl8t
    @user-nj1dy1kl8t Před měsícem

    Allaha ku xifdiyo .

  • @abdihakimmohameddiriyesank1730

    SHUKRAN AKHII

  • @maslah345
    @maslah345 Před měsícem

    Isbadal doon ma aha ee waa kuwa raba inay amaanka wadanka burburiyaan kuwaas oo kadanbeeya siyaasiyiin dana gaar ah leh

  • @user-nj1dy1kl8t
    @user-nj1dy1kl8t Před měsícem

    Scw

  • @hawokiinchannel2655
    @hawokiinchannel2655 Před měsícem +1

    Dadka hakanaxin 6 ruux ayaa kudhintay dad badab waa dhaawac alle hacafiyo

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 Před měsícem

    Subxaanalah 😢😢😢

  • @samirr546
    @samirr546 Před měsícem +3

    Kuwii lahaa Kenya anagaa leh ee somalida halkaa uga soo hanjabi jiray ee duugii wax duminsyaaba lacagta iyo soo dhowaynta halkaa loogu samayn jiray ma difaaci doonaan somalida Kenya iyo hantidooda sida faarax macalin iyo inta raacsani.

    • @user-mk1gp2cw7o
      @user-mk1gp2cw7o Před měsícem

      Maashaas waryazlee lawadayahay

    • @samirr546
      @samirr546 Před měsícem +1

      @@user-mk1gp2cw7o ma af sawahili baad soo qortay wll
      Anigu Kenya iyo itobiya midna ma tegin somali dhab ah ma ahay.

    • @kamal171
      @kamal171 Před měsícem

      Koley Somaliya waxi kadhacay wax kaxun kama dhacayo

    • @samirr546
      @samirr546 Před měsícem

      @kamal171 dawlad dad keeda ixtiraamaysa oo weliba tuugteeda sharciyada u bedelaysa ayaa joogta laakiin ka isha lagu hayo ee baangada lala hoos fadhiyo waa ka aan wadanka lahayn ee is mooday in uu leeyahay weliba camiray ee wax kasta geliyey dhulkii hooyona ka dhigay meel dagaalo uun laga huriyo oo caalamku ka adeegto!!!!

    • @khalid5318
      @khalid5318 Před měsícem

      Kenya waaa wadan amni ah somaliya yaa isku haleyni karaaaa

  • @user-fq5ip4kp4f
    @user-fq5ip4kp4f Před měsícem

    Subxanallah 😢😢😢😢

  • @user-tl3mw4sc8z
    @user-tl3mw4sc8z Před měsícem

    Sha khao wacan walaal

  • @fatimanour9793
    @fatimanour9793 Před měsícem +8

    Somalida Nairobi Iyo Kenya Waxba Ha Iskudhajinina Kenya Wadankiini Hooyo Ku Sonoqda Wa Somalia 🇸🇴

    • @user-py3ip6dt3w
      @user-py3ip6dt3w Před měsícem

      Dhulka hoyoo wa kee makaan laiskuqarxinaayo

    • @user-sn5yz7vg8v
      @user-sn5yz7vg8v Před měsícem

      Xagee ma Nairobi lrdihiin waaba la idinka sheegtay o Gariza ku ekaada laydinku dhahaye​@@AbdicasiisMohamed-pr7tu

    • @Yusufxasann
      @Yusufxasann Před měsícem

      RWANDA AYEY KENYA NOQON DOONTAA WAA XAQIIQ

  • @user-dg6ir3vv3d
    @user-dg6ir3vv3d Před měsícem

    Xasbiyallah wanicmal wakiil 😢

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 Před měsícem

    Aamiin Aamiin yaa rabii🤲🤲🤲

  • @user-fq5ip4kp4f
    @user-fq5ip4kp4f Před měsícem

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @munahussein9687
    @munahussein9687 Před měsícem

    Maxa cusub, somali bacdena dbiqsada

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q Před měsícem

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @ZuhuraJama
    @ZuhuraJama Před měsícem

    Afkisa firi uf

  • @Fotballmo
    @Fotballmo Před měsícem +1

    Dadkan waa horro

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o Před měsícem

    Meeshaas bey kuwo culumaz bari kuu xayeysiinayan waliba doorkii bey dadkii uwadan walee xoolo latacbey lamagalin

  • @najma649
    @najma649 Před měsícem

    aamiin

  • @dhamagcagar8695
    @dhamagcagar8695 Před měsícem

    Iska sax walal walal afsomaliga

    • @libandahir3719
      @libandahir3719 Před měsícem

      Before that even the information he is corresponding is biased and baseless

  • @kamal171
    @kamal171 Před měsícem +2

    Brother dadka lalayay waa 8 qof 6 somaliya iyo 2 kenya aha dadka 4 baadhimatay 6 waa dhacay dadka layeyna banan baxyo mahen e ciyaal bey afdubten yaa lagu dilay

  • @user-oh2kl2xr7b
    @user-oh2kl2xr7b Před měsícem

    Why the police do something these attacks people roping

  • @user-lz1kf3lj3z
    @user-lz1kf3lj3z Před měsícem

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-yt8xc2kr8x
    @user-yt8xc2kr8x Před měsícem +1

    Belaayo idin aragtay yey baad mooddaa sagaaro yar hilibkeed isku haysata

  • @JamalYasin-kk4pk
    @JamalYasin-kk4pk Před měsícem

    Xasbunaalaah

  • @dhurwaalechannel6137
    @dhurwaalechannel6137 Před měsícem

    Dhalinta aad sheegeyso ee isbadal doonka ah waa kuwaa dadka baadhanay kadibna bireynaya Somalida madaxweyne wilyam huuto ayaa dan u ah ee garab istaaga

  • @user-lz1kf3lj3z
    @user-lz1kf3lj3z Před měsícem

    ODOGA WAA SOMLALI HEE

  • @MohaDeks-wp6dv
    @MohaDeks-wp6dv Před měsícem

    Been badana ruxan war dadka Kampala ayey kaa imaden waxayna imaden vahiga county ayey imaden oo Kakamega county ah 8 waa somali 2 jawla ah 4 somali ah waaye dhinten 2 jalwada ayagana way dhinten 4 kale waa dawac marka dadka Nairobi kama aysan imanin dadka

  • @user-lz1kf3lj3z
    @user-lz1kf3lj3z Před měsícem +1

    ❤❤❤😂🎉🎉🎉🎉😅😅😅❤❤

  • @warda_54
    @warda_54 Před měsícem

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 💕 💙 💖 ♥️ ❤️ 🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤subxanalah malikal qudus ❤❤

  • @omarabdi613
    @omarabdi613 Před měsícem

    Be

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct Před měsícem

    Warwaxas allekuanficimayo dadbajira kadhana hutu shaqsiyadisa ofursadsugayay firi bobku mabananbaxba iyo burburintu dadka taraga labiraynaya mabananbaxba? waa argudasho diburac tarikhda qisadi hutu iyo uhuru dadkabadan galafatay tankasoraynmayso

  • @Dr-Hashimi
    @Dr-Hashimi Před měsícem +2

    Qaar ka mid ayay bireeyeen baad muuqaalka dhexdiisa ku tiri, hadana title video-gana ku tiri kuligooda la bireeyay. Waan dhibsaday walaahi Somali Youbers maba aaminsana miyaa in runta sheegisteeda risiq lagu helo!🥺🙄👎

    • @hafsaali4297
      @hafsaali4297 Před měsícem

      Cafwan, Walaalayaal Allaha unaxariisto umadda ☪️ Muslimiinta ah meel ay joogaan Allaha badbaadiyo. Ninkaan iyo kuwo badan viewska waxaa kasii xun qosolka bal qof arkaaya qof dhibban oo muslim ah oo qoslaaya aaway iimaankii Subxaanallaah.

  • @user-py3ip6dt3w
    @user-py3ip6dt3w Před měsícem +1

    Kenya ayaad kuwalataay mel xuun baad kudhanbeyn dontaa meshaan somalia maaha

  • @user-tl3mw4sc8z
    @user-tl3mw4sc8z Před měsícem

    Kkkkkkk

  • @anisaosman743
    @anisaosman743 Před měsícem +2

    Soomaali ayaa la dilay ayaad leedahay haba yaraatee in yar oo Naxariis ah ama ka xumaansho ah face kaada kama Muuqato!just views!! Alloow Damiirka hanaga Qaadin!!

    • @hafsaali4297
      @hafsaali4297 Před měsícem

      Waa runtaa kaaga darane wuu qoslaayaa, Subxaanallaah. Views kaliya ma'ahane waxuuba uheystaa inaysan Muqdisho kasoo jeedin. Kaaga darane kiswahiliga ma fasiraayo. Englishka waa caadi laakiin kiswahiliga ma fasiraayo. Clip uusan isaga fahmrynin ayuu soo deynayaa, Subxaanallaah. Soomaalida qaarkeed maba kadhergin dhibaatadda soo gaartey soomaali wayn.

  • @HassanWarsame-si6cz
    @HassanWarsame-si6cz Před měsícem

    MA SOOMAALI BAA? KUWAN GAARKA LOO DHACAYO?
    FADLAN NOOGA JAWAAB.

    • @hafsaali4297
      @hafsaali4297 Před měsícem +1

      Ninkaan views raadis waaye been iyo runna kalama jecla yuusan idin kurbeynin. Waxii Soomaaliya kadhacay kadaran kama dhacaayo Kenya in shaa Allaah. Allaah baanu kabaryeynaa inuu ☪️ Muslimiinta badbaadiyo meel ay joogaanba.

    • @HassanWarsame-si6cz
      @HassanWarsame-si6cz Před měsícem

      @@hafsaali4297
      ALLAHA SOOMAALI BADBAADIYO.

  • @Barlin-qd5wd
    @Barlin-qd5wd Před měsícem

    Waxay noqondono mid u fuliyo lakin Wu karayey kiwi Ku gabanaey

  • @hassanibrahim9702
    @hassanibrahim9702 Před měsícem

    Can you talk about the corruption of kenya bus going from Nairobi to dadaab. The kenya national army stops people who carries us and European passport.

  • @fatimanour9793
    @fatimanour9793 Před měsícem

    Kenya 🇰🇪 Is For Kenyans Not Somalians Islii East ligh Islii Is For Kenyans So Comon Kenya

  • @MohamedNoormohamed-lc4rg
    @MohamedNoormohamed-lc4rg Před měsícem

    Sxb arimaha Kenya faraha kalabax plz wa iga talo plz we will come to u where ever you are plz talked about another chanell plz

    • @Aliinaliiban1780
      @Aliinaliiban1780 Před měsícem +1

      Oo maxa ku haya Adu yaad tahay candhooy 😂

    • @MohamedNoormohamed-lc4rg
      @MohamedNoormohamed-lc4rg Před měsícem

      @@Aliinaliiban1780 aniga I'm apolice officer nsis intelligence sirdon Ka Kenya

    • @MohamedNoormohamed-lc4rg
      @MohamedNoormohamed-lc4rg Před měsícem

      @@Aliinaliiban1780 plz is jir ha caytamin plz wad Ka shalayni donta

    • @MohamedNoormohamed-lc4rg
      @MohamedNoormohamed-lc4rg Před měsícem

      @@Aliinaliiban1780 already we are tracking u don't take it jokes

    • @sucdisiad3316
      @sucdisiad3316 Před měsícem

      You are en idiot. Keenya waa laga hadlaa waxii doonaa laga sheegayaa waxaad dad ka qaadi kartid ma lihid ee iska aamus uskag yahoow