DAG DAG KENYA QASARADII UGU WEYNED DIYARAD EE SOOMALI LEDAHAY OO LAGU GUBAY BANAN BAXYADII SOCDDAY😡

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 21. 08. 2024

Komentáře • 109

  • @user-ex6jv5eh7m
    @user-ex6jv5eh7m Před měsícem +11

    Allah hasiyo badal qeer qabo inshallah

  • @damacibrahimducali2942
    @damacibrahimducali2942 Před měsícem +4

    bisinka wallaalaheena allaha badal qayrqabasiiyo aamiin dadkeenana allaha kabadbaadiyo aamiin

  • @fadumoselemennjjhkkkkjh7339
    @fadumoselemennjjhkkkkjh7339 Před měsícem +1

    Somali one nation🇸🇴

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 Před měsícem +1

    Ciidanka kenya 🇰🇪 celin waayey ma somali qaxooti baa celin kara

  • @kaltunwarsame3072
    @kaltunwarsame3072 Před měsícem +1

    😂😂😂😂 reer 🇸🇴 Somali waxay ka iibiyeen ✈️ kaliyah lahaayeen keniya halaakas ayeey gaadheen waxaay ku gadateen toban kun ama 1000 dollar 😂🫣🫣🫣🫣🫣🫣

  • @user-lz1kf3lj3z
    @user-lz1kf3lj3z Před měsícem

    WALEE MASIIBAS TAAGAN.

  • @fartun9503
    @fartun9503 Před měsícem +1

    Ya Allah

  • @user-oi7gn9rc8h
    @user-oi7gn9rc8h Před měsícem +2

    Allah ha u gargaaro ammin ❤

  • @halimamohamed7431
    @halimamohamed7431 Před měsícem

    Illahay ka badan oo kheyr qabo ha siiyo dadkii lagu dhacay dal aadan laheen waa dareen ku joog war somaliyeey wadankiina maal gashada

  • @fartun9503
    @fartun9503 Před měsícem

    Masha Allah ❤

  • @fadumo6292
    @fadumo6292 Před měsícem

    Aamiin

  • @fartun9503
    @fartun9503 Před měsícem

    wcs Brother

  • @fartun9503
    @fartun9503 Před měsícem +2

    Love Somaliya❤

  • @halimoab1221
    @halimoab1221 Před měsícem +3

    Diyarada fahfahin ka bixi mxa meesha dhigay

  • @fartunabdullahi9804
    @fartunabdullahi9804 Před měsícem +1

    I'm so sorry my sister 😭😭😭😭

  • @fartun9503
    @fartun9503 Před měsícem

    Subxaaaana Allah

  • @munaomer8597
    @munaomer8597 Před měsícem +4

    Somali Silic lee iyaga u shaqeeyaan. Waar wadankiina ku noqda oo ku noqda

    • @sabriincadey2522
      @sabriincadey2522 Před měsícem +2

      Wadankee lagu noqon

    • @umuclaahi5562
      @umuclaahi5562 Před měsícem

      ​@@sabriincadey2522 wadankaan barwaaqadaa ee macdanta ka buuxta ❤❤ dal walba dadkiisaa dhistee

    • @khalid5318
      @khalid5318 Před měsícem +1

      Wadanka aan leenahay aan ku noqoneyna Maxaa waaye kuwii ku noolaaa ayaaba cabsi cabsi ku nool oo dulmi Unbaa yaala Somalia dalalka ajinabi wax dhaamo malahan meeqaa Yurub iyo mareekan wax ku soo barteen oo la dilay inta ay la haayeen dalkiina caawiya Somalia Hargeisa iyo laascanood Lee amni leh

    • @sabriincadey2522
      @sabriincadey2522 Před měsícem

      @@khalid5318 waa sidaas aad sheegtay meel lagu noqdo ma jirto ilaahey ayaan iska sugeynaa

    • @fatmahmohamed5068
      @fatmahmohamed5068 Před měsícem

      ​@@khalid5318 akiid sax sax

  • @fartun9503
    @fartun9503 Před měsícem

    Subxaaana Allah

  • @hibogeedi8498
    @hibogeedi8498 Před měsícem

    Allahu ma amiin

  • @Otaha-zr8sn
    @Otaha-zr8sn Před měsícem

    Allah siyo badal kher qabo

  • @fartun9503
    @fartun9503 Před měsícem

    Amiiiiiin

  • @mohammadhussainnuur4156
    @mohammadhussainnuur4156 Před měsícem

    Ina lillaahi wa ina ilayhi rajicun

  • @fartun9503
    @fartun9503 Před měsícem +1

    👍👍👍👍🙏🙏🙏🙏

  • @aminaugaaso8884
    @aminaugaaso8884 Před měsícem +5

    Waa cawan illahoow soomaali dalked jeclaysii soomaaliyeed tashad oo hishiya cadaw bad iska dhigateen ee cadawginu waa galada

  • @sahromohamed4375
    @sahromohamed4375 Před měsícem

    Stay safe ❤

  • @aminayonis3359
    @aminayonis3359 Před měsícem

    This is exactly what happened to the Indians Indians in Uganda I think this should be a wake up call for the Somali people so they can go and invest in their own country let these people handle their poverty and their lives they didn't know how to do business until Somali people came and now they feel jealous and steal their stuff is very sad there's no peace in Kenya they are coping the people from South Africa and the people from Uganda it is very sad to see this after they have done all this business with them Somali people are always hard working people are they treat them bad everywhere they go it's very sad this should be a wake up call for our people we should go back to our country and unite and build our country😢😱😱😱💔💔

  • @fadumoabdillahi9616
    @fadumoabdillahi9616 Před měsícem

    Xasbunallaah illaahoow badal khayrle sii intii kuxoola baashay

  • @qadanissa9840
    @qadanissa9840 Před měsícem

    Umadyay wadankiina Aamina hantidiina Dalshisheeye dhigtaan maaha

  • @ismailegge3430
    @ismailegge3430 Před měsícem +1

    diyaradan lagubay

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 Před měsícem

    Xoolahii somali laga dhacay waxa iska leh kuukuuyo kenya 🇰🇪

  • @abishuceyb7067
    @abishuceyb7067 Před měsícem

    DAL AAN DALKAAGA AHAYN DAREEN KU JOOG.

  • @faadumoali117
    @faadumoali117 Před měsícem +1

    Badal keyr qaba allaha siiyo dadka ladhacay dhamaantood

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada Před měsícem

    Allaha idin siiyo wax ka khayr bdn

  • @user-lz1kf3lj3z
    @user-lz1kf3lj3z Před měsícem

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nuraegal4395
    @nuraegal4395 Před měsícem +1

    Wixi xamar aan samaynay baa ka darnaa anagoo ehel wada ah tan knew kistoo lee waaye naftoodii bayba u nabad qabaan kawaran hadii naftoodana lagu waayi lahaa iyo ka daran somaliyey dalkiina dhista dagaalkan iyo isdilkna dhaafa dadkani waa sheegeen inay somali dhici doonaan wali laysma gaadhin

  • @marianwarsame1010
    @marianwarsame1010 Před měsícem +1

    War dhalin yaro wax ma difaaci karan ee ilhay ka badbaadiyo cashrna ha u noqoto wadan aadan u dhaln dareen ku joog

  • @user-lz1kf3lj3z
    @user-lz1kf3lj3z Před měsícem

    OO DAGAAL HADUU SOCDO MAAD ALABTIINII BAC KU GURTAAN .BAL HADA GURYA ALBDIINA SOMLIYEEY

  • @safarle9284
    @safarle9284 Před měsícem

    Allaha siiyo badal kheyr qaba, lkn waxeey tusaale utahay dadkaan wadan islaameed maalgashanaayo guryo ka gadanaayo, bal waakaa ee dowladda kenya qasaar qeeb ha siiso, ileen amniga ayagaa ka masuul ahaayeene.

  • @amiirafamilyyoutube7494
    @amiirafamilyyoutube7494 Před měsícem +1

    Ka guura o uguura wadankiin Somalia

  • @Rayanchannel-l8p
    @Rayanchannel-l8p Před měsícem

    Allah naga qabto ku wan shartoda

  • @ismailegge3430
    @ismailegge3430 Před měsícem

    subaxallah manan maqal manan arag haday iikow

  • @fartunabdullahi9804
    @fartunabdullahi9804 Před měsícem +2

    😂😂😂😂😂😂

  • @ismailali4339
    @ismailali4339 Před měsícem

    Dal aanay lahayn oo cawaan ah bay Somalidu dhaqale badan gelisaa.

  • @fartun9503
    @fartun9503 Před měsícem +1

    Bisiinka

  • @sahromohamed4375
    @sahromohamed4375 Před měsícem

    Doqonta usha agteda kudufo hadey garan weydo na dusheda ku dufo Somali Mohammed tashada before it's too late ilahay sharkoda dinac haidin ka mariyo waxa lojedo wa hantidina digtonada ilahay haidinxafido ya Rab

  • @ayannur9480
    @ayannur9480 Před měsícem

    Hayti ayey akarta kenya loo diray wadankana wuu qasmay

  • @user-gf9of3tt8e
    @user-gf9of3tt8e Před měsícem

    dal dalkaaga eheen dareen kujoog

  • @SjjsJssj
    @SjjsJssj Před měsícem +2

    War iga dabageeya waa suuxsanaayee😢😅 maxay aheed sidaan oo maxy doonayaan

    • @abdifatahmohamed3123
      @abdifatahmohamed3123 Před měsícem +1

      Sijsjssj kulaabo suxitaanka😂😂😂

    • @SjjsJssj
      @SjjsJssj Před měsícem

      @@abdifatahmohamed3123 ha idhihinee iga dabagee pro

  • @hodanmohaned7548
    @hodanmohaned7548 Před měsícem

    Aanu ku noqono dalkeenii❤❤❤

  • @mohumadhusseinbarqadle803
    @mohumadhusseinbarqadle803 Před měsícem

    Ayaga ayay utaalaa dadka maalgashaday kenya aakhirkii waalagalawareegayaa waataariikhda africa hadaba ha ogaadeen dadka shiyeeya kalkaalka ah

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc Před měsícem +2

    Gabadha inkaRtii dalkeeda ayaa haysata maxay gaariso uga dhisi wayday dalaadan lahayn ganacsigooda ugeyn waayeen illaahay badal khayrqaba allaha idin siiyo kunoqda dalkiina

  • @gablax
    @gablax Před měsícem

    Go home guys Wey dhici hadana hadad maal gashataan wadan xasilooni lahayn ee tuug ah oo dad baahan ah Aniga waa iga talo dadka ganacsi yar leh Somalia geyso intey goorigoor tahay please thank you

  • @ubahadow7662
    @ubahadow7662 Před měsícem

    Go to own. Country somaila people. Ree guira somaila 😮

  • @Ayan-le4hb
    @Ayan-le4hb Před měsícem +2

    WAA WAX FIICAN INAY DHALINYARADU BADBAADIYAAN SOW DALKIINA KAMA FIICNA INAY DOWLAD LA'AANTA KA BADBAADIYAAN IYO QABYAALADA MIRIRTEY????? ADIGA MUUQAALKA SOO DHIGAYO DIYAARADEENII SOOMAALI AIRLINE KAMA GUBANAYSID MIYAA.???? WAA YAAB.

  • @adansantur4677
    @adansantur4677 Před měsícem +2

    Kenya WAxaay ku duushay Somalia , o waxaay dhishay ku manaan qof , iyo boob hantiyeed.

  • @abdulahiabdi5020
    @abdulahiabdi5020 Před měsícem +1

    Somalida waxaan ooga digi lahaay hada kadib in hantidooda iska gelin dal aan dalkooda ahayn hadii kale tanoo kale ayaa ku dhicidoonta.

  • @saidhoussein4856
    @saidhoussein4856 Před měsícem

    Very distracted, very distracted, big distraction, gabadhu waxay u jeedaa DESTROYED, DESTRUCTION, KKKKKKK ENGLISH maxaa ku cadibay

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada Před měsícem

    lkn wad is shigateen somali Hadaa tiiin maxa yeley wadan aan kiina ahayn ayad camirateen Hantidiinana waa kaas cid aad uracataan male wadanka kalaya walalayalow aanu camirane

  • @hawaaden4171
    @hawaaden4171 Před měsícem

    Adiga waxaad iska sheegi miyaa macbal uhuru bak miyaa diyaarad soomali fadhiisataa been haku radinin like

  • @LJama6119
    @LJama6119 Před měsícem

    Shacabkii waxay ku heshiiyeen iney dadka ganacsanaya boobaan. Kenya iyada ayaa Haiti noqotay.

  • @fartun9503
    @fartun9503 Před měsícem +1

    Sorry

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 Před měsícem

    Adan bare iyo nuradin xaaji waa in xilka laga qaadaa

  • @user-pf4yh7jh4b
    @user-pf4yh7jh4b Před měsícem

    2❤❤❤❤❤

  • @mulkiosman7828
    @mulkiosman7828 Před měsícem

    SOMALIDA inkaar ayaa heeyso meeshe Tagaan adduunka Balaayo ayaa ka Dhacdo 😡😡😡illeen waa Dad Dhiig Qabaan iyo Xoolo Xaraan wataan 😡😡😡 Weey ku fiican tahay meey Wadankooda Dhistan Waa yaab maxa loo Dhisin Wadan Dad koodi Dhisteen 😡🤮 Tan Hadleyso ilmaheedi ayeey Baahi u soo Dishay Lacagtii Ceerta oo ilmaha loo Siiyay ayeey HAGBAD KU SOO GASHAY 🤣🤣🤣 Maxey uga Furan Weeysay Wadanke ka Timid 😡🤮 SOMALIDA WADANKODI AYAA ETHIOPIA, KENYA, UGANDHA,IYO AFRIKAN KALE HEESTA MOGDISHO 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤮🤮🤮🤮

  • @luulabdi9219
    @luulabdi9219 Před měsícem

    Saan ayagoo mel walba ugu silicsan ayay wali ku haayaan amxaro aya i xigta😢

  • @IbraahimCawil-qe6bu
    @IbraahimCawil-qe6bu Před měsícem

    Kenya nafsigii 30 sano ay somaali ka galeen ayaa ku qarxay

  • @samirr546
    @samirr546 Před měsícem +2

    Faarax macalin u sheega in uu laascaano u soo qaxo!!!!!

  • @amnaali8642
    @amnaali8642 Před měsícem

    BEENTAA WAAYE MANA AHA DIYAARADEENA WAYO SOMALI AIRLENESS BA KU QORAN IYO XIDIG DIILIN WADATA TANA WAX KALAA KU QORAN WALAL JOJI

  • @abdifatahdakane
    @abdifatahdakane Před měsícem

    Warniyow diyarada somalia malxa ..docaration ayalogatirigali uhuru Park.. wax hubso

  • @kadraibrahim4036
    @kadraibrahim4036 Před měsícem

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @ilwaaddegan4564
    @ilwaaddegan4564 Před měsícem +1

    Aaway ciwaan ka waxaad ku qoratay oo ah in diyaarad somali leedahay la gubay arsaaqad been lagu raadinayo walee arsaaqad xalaal ah baa kuu dhaanta

  • @user-pp2mj7dl1u
    @user-pp2mj7dl1u Před měsícem

    Ar somaliyey oromada iyo xabashida wadankena jogtaba kob shaxa kama caban hanti ay galiyana hadalkoda daba somalidu wadankoda hajogan ama wadan kaleba hajogane lacagta ay shaqaystan badanka wadamada kale ay jogan ayay hantida galiyan dadkoda gudaha jogana lacagaha way uso diran lacagtana ma ururiyan wayka muqata oway isku qudhan wayna kamuqata o ganacsiyo wawayn okala nocnoca ayay wadamada ay jogan kuleyihiin maanshaah lakin wadankina somaliyey maalgashada cadawgina alaha jabiyo ishodana iyo xasadkoda ba ilaahay ha idinka xijaabo hormarkina ayay kaxun yihine ilaahay ha idinka xijaabo amiin inshaalaah gabadhaa somaliyed iyo inta waxyelo sogadhayba badal khayr qaba ilaahay ha idin siiyo amiin inshaalaah 😢😢😢😢

  • @majaajoosmajoojoos7578
    @majaajoosmajoojoos7578 Před měsícem

    SOOMAALIDA ALLAAH SW HAKU BADBAADIYO NEYROBI I'M SORRY SOM ,AIRLINE'S

  • @jibrilbuniabdle3010
    @jibrilbuniabdle3010 Před měsícem

    Beelaale

  • @isiri.2835
    @isiri.2835 Před měsícem

    Caqli xun war.kenya Naftiina kala carara maal.waa.lahelaa kenya haddaad dishaan way kicin

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q Před měsícem +1

    Diyarada waa tii ciyalka lagu cirsinye e uhuru pack ma aho miid shaqeyso

  • @user-ul4fq8fy4x
    @user-ul4fq8fy4x Před měsícem

    South africa cml idinku noqdeen african wax boob lagama waayo balauada

  • @haliabdirahman6228
    @haliabdirahman6228 Před měsícem

    Dadka kenyatiga waa gaajo

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Před měsícem

      waxa ka gaajasan kuwa u qaxay ee dal koodii hagaa jisan waayay kuwani dal koodaabay joogaan haday xataa gaajoonayaane

  • @FeysalNice
    @FeysalNice Před měsícem +1

    Halagu somali Airlen 😡 sababta mesha u taalay. Maxey aheed maxa loo.so.qaadi waayay somalia fakin polshid qabiil.ayaa meel.xun idin dhigay

  • @AFDiini1722
    @AFDiini1722 Před měsícem +1

    Adoontu waa xoolo camaal, Somalidana aad iyo aad ayey ku maseeyrsanyihiin. in sidaas loo isticmaaalo ayaa muhiim ah. next time somalida organised noqdaan oo marki sidaas u banaanbaxaan qoryo dukaanada lagu hor istaagoo ee xbadaha lagu furo jareerkii soo boodbooda

    • @samirr546
      @samirr546 Před měsícem +1

      Adoonta dalkeeda ay qurxisatay ayey u soo qexeen kuwii qabyaalad

    • @samirr546
      @samirr546 Před měsícem +1

      Kuwii qabyaaladu adoonsatay ee aan dhul layku aamino oo la ilaasho lahayn ee cika ku maqiiqnaa!!!
      Adoonta xoolaha ahi sidee bay ku garteen in ay dhulka hagaajiyaan oo kuwa laandheerayaasha ahi u soo qaxaan maalna geliyaan!!!!!

    • @hodanjama2924
      @hodanjama2924 Před měsícem

      True statement

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Před měsícem

      Waxa ka adoonsan kuwa u qaxay ee dal koodii ka cararay Soomali jareer jareer jabarti yaa ka adoon badan soomali kkkkkkkkkkkkkkkk

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Před měsícem

      @@samirr546 yaa soomaali ka adoon badan jareer jeberti jareer wayne wala wayn gudhuu kkkkkkk

  • @aliabdi8347
    @aliabdi8347 Před měsícem

    Beenale

  • @bilan1674
    @bilan1674 Před měsícem

    Fake bey eheed