Xaalada Nololed ee Nairobi Oo Cabsi Xoog leh Soo food saartay & Xaalda Xaafa islii Muqal cabsi cabsi

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 21. 08. 2024

Komentáře • 8

  • @fatmaxuseenmohamed4416
    @fatmaxuseenmohamed4416 Před 2 měsíci +5

    😮😮😮😮😮😮kenya dowlad waxeda wa waali canshurta faraha badan dadka dhan saamnesa kaliya danyarta ma ahan Kenya nolosha wa qaali madaxenahoda America tax so arkey dalkisa inu Ku sameyo raba canshurta America camal xisaab qaldan isku dhufsadey reer islii wa in banaan baxaan shacabka la daren ahaada

  • @leylaahmed8967
    @leylaahmed8967 Před 2 měsíci +3

    Waxa loo socdo waa somalida kenyanka 1 ama 2 ciyaal dhalaan rer 10 dhalayaal marki 1 qoysba 10 ciyaal logu dhufto wa lacag badan malaayiin somalida kaso xaroneyso waa iney hurdada ka kacaan iyagana mudaharadyo sameyaan

  • @bazeera5520
    @bazeera5520 Před měsícem

    Wa meel dawlad ka jirto

  • @user-jo4ns8eo8r
    @user-jo4ns8eo8r Před 2 měsíci

    WAR UGAANDA ISKA IMAADA WA MEEL AAD U FIICAN LUGU IXTARAMAAYO SOMAALIDA GANACSI E KULEEYIHIIN WARKA SO BAXA NEROOBI

  • @hodanmohame8921
    @hodanmohame8921 Před 2 měsíci

    Muqaaladhan islii mahan ee waa townka marka islii waxba kamajiran

  • @sadam1318
    @sadam1318 Před 2 měsíci +2

    markay baahdaan maxay isli ugu waashaan adoonta keyatiga ah

    • @Fowzia69
      @Fowzia69 Před 2 měsíci

      Islee ma degan yihiin

  • @xamralive
    @xamralive Před 2 měsíci +2

    Soomaalidaa loo Dan leeyahay waad Tegi waydeen waa laydin Cadaadin saad u Tagtaan Kenyaan kaa la siin lacagaha laydin ka qaado Hadaanay waa Africane aanay iyaga lacagahaas lunsan