Tii ugu darneyd Oo manta Nairobi Kadhacday & indho sarcaad Dhac loogu geestay Gabar Muqal Naxdi leh

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 21. 08. 2024

Komentáře • 8

  • @qadarfilqe
    @qadarfilqe Před 2 měsíci +1

    Sheekadan way jirta... Walal... Aniga ayaa hubo oo mar la kulmay.... Nbi town.... Alhamdulilah wayso ayan qabay adkarna waan soo aqristay......walaha Alle hatalasartaan...

  • @fatmaxuseenmohamed4416
    @fatmaxuseenmohamed4416 Před 2 měsíci

    😮😮😮😮😮 xasbuna Allah wa nicma wakiil Nairobi wa udhamaatey umada somaliyed Allah ka badbaadiyo sharta iyo sheydhan 20,000 Kenya money ma ahan 200 $ we ka yar tahay wa 155$

  • @mandeqomar7713
    @mandeqomar7713 Před 2 měsíci

    SubxanaAllah 😒

  • @Imraan12
    @Imraan12 Před 2 měsíci +1

    Aniga oo imid islii 2018 nin aanan garanayn ayaa salaan ii soo fidiyay kama qaadin ruux aadan garanayn hasalaamim

  • @sulthanatips89
    @sulthanatips89 Před 2 měsíci

    Asc walalayaal ninkaan waa balayo shiig Alle ka cabso oo naga daa waxaad wado naagte hilibka tanbooniga saraysy gacmaheeda ba fiiriya mahan naag badow lalabo waaye😅😅😅😅

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q Před 2 měsíci

    Wcs walalkey allxmduliilh allxmduliilh yaab subxanllh subxanllh subxanllh subxanllh

  • @farhiyajamaa7717
    @farhiyajamaa7717 Před 2 měsíci

    Subxanallh Subxanallh

  • @fatmaxuseenmohamed4416
    @fatmaxuseenmohamed4416 Před 2 měsíci

    🤔🤔🤔🤔🤔🤔mid kale somaliyey kenya hda jogtin lacag cash gacanta haku qaadanina xita qofka deal la gashey hdu henin mpesa warqad receipt haka tagina lacagta mall dhexdisa lacagtada ku shubo mpesa ama account bank lacagta badan gacanta haku qaadanina mel weliba aduunka jogtan cash haku laafyonina qiyaali dalka wa nabad inta istiraahdan isdhigta hadhawti cabaada cash 💵 badan gacanta haku qaadanin Africa Somalia Europe and America Asia mesha donta jog feejignow marka cash so qaadaneso be careful attention mel kale yu ku mashqulin