WAR DAG DAG AH KENYA OO QAL QAL XOOG LEH KAJIRO DALKA OO INTA UGU BADAN HOLCAYA BUR BUR KUDHAW 😭

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 21. 08. 2024
  • Fadlan hadii aad kayartahay 18 years hadawan

Komentáře • 31

  • @shamsoibrahim4431
    @shamsoibrahim4431 Před měsícem +7

    Kenya wa nabad Somalia amni kama jiro hal qabsigi danlayda, saan inay dhaceyso wa la oga Somaliyay wadankina maal gashata.

  • @Xudeyfa
    @Xudeyfa Před měsícem +7

    Adeer Ethiopia & Kenyaba ha dunto waa meesh Somalia laga dumiyayee

    • @sucdiosman8337
      @sucdiosman8337 Před měsícem

      Xaasid waa kaa.kenya waa meesha qaxootigaada marti gelisey teedakale waa wadanka keliya africa iyo aduunka oo dhan dadkaada somaliyeed ey ku nool yihiin sharci la,aan kana shaqeestaan kuna ganacsadaan iyagoo sharci heesanin waa wadanka eey ku nastaan una soo guuraan somalida qurbaha ku nool waa wadanka keliya aduunka eey somalida hantidooda ku aamineen. Waa wadanka keliya aduunka oo dhan somalida inta u badan qaxootiga kasoo dhoofaan intaas iyo kabadan oo aan qoraal kusoo koobi karin beey somalida kenya u qabatey. marka adiga xaasidoow yaa wadankaada dumiyey adigaa iska dumiyey wadankaada adigaana diidan inaad dhisato sababtoo ah jaahil baad tahay iyo xaasid. gurigaada baad soo gubtey waxadna jeceshahay guryaha dadka kale ineey gubtaan waayo xaasid baad tahay ogoow xaasid ma liibaano wadankaada weligaada kuuma dhismaayo saan leed qaxooti u ahaanee oo aad aduunka oogu dayacsanaanee qeerkaana dayax ayeey marayaan. Kenya dadka leh waa dad wax bartey waa dad og nabada in ey nolosha tahay waxaan hada socdo waa un in dowlada cashar la baro in eey shacabkeeda kusoo xadgudbin weyna dhameenee. Marka adiga qaxooti lee ahaanee weligaa.xaasid ma liibaano.

  • @samiraamira-xo4wg
    @samiraamira-xo4wg Před měsícem +1

    arrintan magaca dhalinyaro waa la'iska leeyahaye odayaal siyaasiyiin ah ayaa daaha gadaashiisa ka maamulaya" waana mucaaradka iyo dad qabiil ahaan somalida uga soo horjeeda" ilaahay sharkooda hanaga difaaco" 🤲🤲🤲🤲

  • @sacdiyoxaaji1271
    @sacdiyoxaaji1271 Před měsícem +2

    Asigaa soodiray waxan wayo hal meel oo dowlada ama nin af rikaan leyahay malah oo eey dhib u gees teen waa han tidii soomalida lee sub xanallh allow umada ku shar tir

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q Před měsícem +1

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @majaajoosmajoojoos7578
    @majaajoosmajoojoos7578 Před měsícem +4

    SOOMAALIDA IYO INTA MUSLIMKA AH ALLAAH HAKU NABADYEELO SOMALI I'M SORRY CIDNA UMA MAQNA CEELNA UMA QODNA

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q Před měsícem +1

    Wcs walalkey allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh

  • @munahussein9687
    @munahussein9687 Před měsícem +3

    Bisinka Allow sahal amuraha

  • @maslah345
    @maslah345 Před měsícem +1

    Sheekada kenya faraha aykasiibixi rabtaa dowladu waxaa waajibku ah in wadanka bandow kusoo rogto saacadaha soo socda dad danakale usocda ayaa kadanbeya waayo mudaharaadyadani noocaan ahi macno ayeyleeyihiin waa burburka dowladnimo iyo wadanba waa muqadas in wadanka iyo dawladnimada iyo shacabkuba labadbaadiyaa hadii kale sheekada qax iyo burbur ayey kusoo biyo shubaneysaa

  • @shukriali4796
    @shukriali4796 Před měsícem

    Xasbunallaahu wanicmal wakiil

  • @abdifarah3545
    @abdifarah3545 Před měsícem +2

    Nabsigii ay somaliya ka galeen baa haaya kiinya iyo itopia qazaaro

  • @hamsehalane7154
    @hamsehalane7154 Před měsícem +1

    Waa cawaan asalkoodii un bay unoqdeen

  • @najmanajma6752
    @najmanajma6752 Před měsícem

    Ha bur burto kenya iyo Ethiopia

  • @maryanahmed2226
    @maryanahmed2226 Před měsícem

    Galmoya allaha unaxariito ladhaha subxanallah

  • @indhouronindhouron7992
    @indhouronindhouron7992 Před měsícem

    Illhy hana amansado

  • @Nsead-pu1swnadia
    @Nsead-pu1swnadia Před měsícem

    Marka hore ba naf maleh gaalo afrikan uf war wixi iislam ah hakatagan dad cun weye kenyam ku

  • @rahmamohamed9664
    @rahmamohamed9664 Před měsícem

    This is not today

  • @Fotballmo
    @Fotballmo Před měsícem

    Waa lagu diigta hadu ruux ku darnaan jireey waxba ku dhacaay kuwi nagu wirsaan jiraay

    • @user-nj1dy1kl8t
      @user-nj1dy1kl8t Před měsícem

      Ciilqabeeel uron iyo meel u daran mayaqaan , xaggeed ka iil qabtaa Waa yaabe .

  • @user-lz1kf3lj3z
    @user-lz1kf3lj3z Před měsícem

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 Před měsícem

    Maxaad la qososhaa abaar iyo aaran waa yaabayee. 🤔🤔🤔

  • @user-lz1kf3lj3z
    @user-lz1kf3lj3z Před měsícem +1

    RUWAYADAAN WAA DII SOMLIYA..40.SANO WAAYE BURBURKOODAAN HEE

  • @Nsead-pu1swnadia
    @Nsead-pu1swnadia Před měsícem

    Cawan kenyan ka yaa horto waxan isku aminay dalkina maha maydan kacabsanayn markasay naagaha somalida dhan kenya qasqas miran ufurteen meel walba iyada cream xum dhigte war waxad tihin ba dalkina wa somaliya taga

    • @user-nj1dy1kl8t
      @user-nj1dy1kl8t Před měsícem

      Ujeedaduba Waa in lagu qasbo somalida meeshi ay kasoo carareen ee ninki madaxnoqdaaba kasii Daro war kenyadiina Ku dhinta waxuushta dalka heysata haso aadina oo iskala firira kuwa jantidiina Soo aada .

  • @Thehabonchannel
    @Thehabonchannel Před měsícem

    War hooy halaga guuro inta gori goor tahay soomli aya larabaa in la dhaco xoolihiina ka la baxa intaan la ooyin 😢

  • @Nsead-pu1swnadia
    @Nsead-pu1swnadia Před měsícem

    Cawan weye cawan dhalay jungalin

  • @samirr546
    @samirr546 Před měsícem

    Khal khalka aad sheegayso waa maxay
    Sidii laascaano culimo siyaasiyiin shicib dumar halaysugu tago gafuurculusta oo ha la edbiyo naynoobina goojacade haloo bedelo!!!!!!!!

  • @user-lz1kf3lj3z
    @user-lz1kf3lj3z Před měsícem

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c Před měsícem

    soomaalida markaan aga digaaye kenya yaan lacag leeska gelin waa tan oo kale horaa loo yiri dal aan dalkaada aheyn dareen ku joog waaye been ma'aha taas