MUQALO HOR LEH DHACII & QASARIHII KUDHACAY GANACSATADA SOOMALIDA KENYANKA IYO HINDIDA XAAFADA ISLII

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 21. 08. 2024

Komentáře • 17

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed Před měsícem +2

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @bazeera5520
    @bazeera5520 Před měsícem

    Allah ha u gargaaro dadka
    Somalina sidaas baa laga raba
    Inti afar nin wadanka dhuuqi lahaayeen.

  • @jirfe
    @jirfe Před měsícem

    Maxaay isaga celin waayeen one million ah baa degane

  • @ibrahimhusien9350
    @ibrahimhusien9350 Před měsícem

    Wcs. Mahad. Sanid. Sxb. Ilaah. Ha. Dajiyo. Xaalada. Neyrobi

  • @mohaqani1041
    @mohaqani1041 Před měsícem

    Woow Nairobi ma South Africa oo kale bay noqoty 😢

  • @mohamednoorabsiye768
    @mohamednoorabsiye768 Před měsícem

    Haa la daca waayo wax walba ayaga ayaa nauguqaaliyey somalida somalia

  • @mohamednur1696
    @mohamednur1696 Před měsícem +1

    WAA LAKALA SHAQAYSANAYAA SOOMAALIYEED TASHADA OO DOQONNIMADAA ISKA DAAYA OO DHULKIINNA MAAL GASHADAY GOBOLKA WOQOOYI BARI MAALIN WALBA DHAC KUMA JIREYSAANE❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😊

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q Před měsícem

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 Před měsícem

    Masaakiinta soomaali ilaahow cawaanta ka qabo

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q Před měsícem

    Wcs walalkey allxmduliilh allxmduliilh jimco Mubarak ❤

  • @osmandhiblaawe739
    @osmandhiblaawe739 Před měsícem

    Soomaaliyeey hubka qaata oo difaacda ganacsigiinna haddaad 10 ka dishaan wey idinka cararayaan iska dhaaf jileeca ganacsiga rag u dhintuu u baahan yahay waa inaad sameysataan guddi difaac sida aad ganacsigaba iskugu mashquuliseen iskugu mashquuliya inaad sameysaan guddi difaac iyo ciidammo madani ah oo difaaca dadka iyo deegaanka haddii kale wax badan baad eedi doontaan waa isku mid iyo isku fikrad kuwaan iyo kuwa jooga south afrika marka ganacsi baan sameysanaa mana difaacan karo waa caqliga yaan yuurta

  • @saciid_iid
    @saciid_iid Před měsícem

    Cagdheertii Kenya ku faanijirtay aaway

  • @bintiyusuf1590
    @bintiyusuf1590 Před měsícem

    Waa ku mahad santahay sida aad warka noogu soogudbisid aniga islii aya daganahay shaqada manta ma aadin

  • @mohamednur1696
    @mohamednur1696 Před měsícem

    ADEER LACAG WAA LA HELAA NAFSE LAMA HELEE NAFTAADA BADBAADSO OO HA IS HALLIGIN.❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @SkyStar592
    @SkyStar592 Před měsícem

    Drama jecelaa Soomaalida
    Markay daawadaan video noocaan ah
    Sow kuma Soo dhiiranayaan inay suuqa & Xaafadaba inay dhacaan
    Soomaaliyeey baalayada AAD u yeeranaysaan iska daaya

  • @mohamednur1696
    @mohamednur1696 Před měsícem

    FARAS MAGAALAHA❤❤😂😂

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 Před měsícem

    Bal waataase hawiye waa kuwa dulmiga ku difaacayaa xasan dhiiqo ee maa sidan loogu bannaan baxo ilaahow xasan dal xaraashe dalka ka qabo