Xogta iyo Xukunka Koox ku cusub Dilalka Qorshaysan iyo Farsama la Yaab leh oo ay isticmaaleen.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 06. 2024
  • Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
    Item ID: FCVNSML
    Author Username: leto
    #SUBSCRIBE #SNTVNEWS
    sntv.so
    sntvnews.com
    / sntvnews
    / sntvnews1
    / sntvnews

Komentáře • 138

  • @abdulahimaalim
    @abdulahimaalim Před dnem +5

    Nabiga alle ku saliya scw keep going bro ❤❤❤

  • @Hariiribrahim
    @Hariiribrahim Před 2 dny +39

    Malin kasta waxan idinka codsada isoi booqda wlal maanta Hay kala hadhina 2k I gaadhsiiya illahey dartii iyo somalinimo❤😢

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax Před dnem +1

    Mahadsanidiin bahda garsoorka ciidamada qalabka sida shaqo wacan ayaad qabateen
    ❤❤❤
    ❤❤❤
    ❤❤❤
    ❤❤❤
    ❤❤❤
    ❤❤❤
    ❤❤❤
    ❤❤❤

  • @Maftuuxmahdi
    @Maftuuxmahdi Před dnem +3

    Ku sali Nabigena is the best person ever the most knowledgeable, and the most shine all created prophet muhammad ( صل الله عليه وسلم)❤🕋😫

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed Před 2 dny +14

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-cs8wy9pj5r
    @user-cs8wy9pj5r Před 2 dny +3

    Inta UxiztaY Tabintii Abulkhadir Ciise.🤴❤️🇸🇴

  • @yaasiincabdule1714
    @yaasiincabdule1714 Před 2 dny +10

    Al Shabaab oo dhan dadka Qalbi Qalbiga eh ayeey isticmaalaan walaahi bal fiiri midkaan

    • @user-mr8Talasan3dz
      @user-mr8Talasan3dz Před 2 dny +3

      Waa dadka ugu fudud in fikirkooda la bedalo

    • @DalkayareXuseen
      @DalkayareXuseen Před 2 dny

      Qalbi qalbi maxa laga wada mise waxaa adi suubsatay waaye

    • @abdirizackqoorleexjnr398
      @abdirizackqoorleexjnr398 Před 2 dny +1

      ​@@DalkayareXuseenwaa qof aan garaadkiisu buuxin micnaha eraygaas

    • @omarw5124
      @omarw5124 Před 2 dny +1

      😅😅 qalpi qalpi aa daska maskax ahan dhiman manda ujeedaa...wlh gabigood oo ufiirsaday hal qof o maskax ahan iyo jir ahaan caafimaad qaba aadbuu ugu yaryaha...

    • @Mukhtaar2004
      @Mukhtaar2004 Před 2 dny

      Dhaadhaan dhanba wax in la dilo bis ayow yaqaana xaaraanta dadkan bay iyo bakool ka imaaday alshabaab xoog ayey ku haystaan dadka muqdisho lagu qabto ayaga ayey u badan yihiin alshabaab waxay adeegsadaan waa dadkaas 72 xuuran ciin ayan helaa ayey iska dhahayaan qof Muslim ah aya dilaysaa sidee xuural ciin ku helaysaa Subxanallah

  • @xabibomohammed2796
    @xabibomohammed2796 Před 2 dny +12

    Cadawga ummadda soomaaliyeed allaha qabto inshallaah

    • @Hunger388
      @Hunger388 Před 2 dny +1

      😮😮😮😮😮

    • @Degaliah
      @Degaliah Před 2 dny +1

      Iyakubaa wa imad somaaliyeed ee dadka wacdi badan halo fuuro, walidiintaana tababar jacayl halo fur si ay usossaaran bulshoo dhulkooda jecel

    • @zaki7231
      @zaki7231 Před 12 hodinami

      Umad soomaliyeed ha odhan xiita balse ?!

  • @maarishmaanka8895
    @maarishmaanka8895 Před 2 dny +9

    Khawaarij walba laso qabto waxa fcn in dil dag dag lagu xugmo kaso labasho laheen dofaarada folxumada bdn 😂

  • @ahmedhassan5175
    @ahmedhassan5175 Před dnem +4

    Shaqaa lagalaa kulahaa ma Qof in ladilo aa shaqo eh Karood ku dil

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 Před 2 dny +8

    Qawaarijey illaahey umada haidinkaqabto .

  • @DaahirYuusufyare
    @DaahirYuusufyare Před 2 dny +7

    Al shabaab waa gaalada muqdisho joogto 😢😢

  • @abdiyare2025
    @abdiyare2025 Před 2 dny +4

    War kuwaan baahida aya loga faaideystey jah daraad dhiiraneyda shalay durugsaneyda maantana kudabartoo danbaa kuurunsheegtee

    • @aminaliiban1780
      @aminaliiban1780 Před dnem

      Iska soo caac lay adeer fursada ay haystaan adeer saxabadii may haysan ood aragtay halkay diinta soo gaadhsiiyeen marka iska aamu ha hadline qiil baad u raadinaysa ma isku qabiil tihiin 😮

  • @warsamediiriye3743
    @warsamediiriye3743 Před 2 dny +3

    Aad ayan uga xumahay, XAMAREEY ma sidaasbaa maalin walba doqonta xaasidka ah dhiigiina u daadineysaa oo waxgalkiina loo dilayaa, la shaqeeya dowlada oo indhaha fura midkii aad ka shakisaan dowlada ka hor adinku xira oo dowlada farta ka saara.

  • @fahmaali3542
    @fahmaali3542 Před 2 dny +6

    Cadowgaan in la toogto maahane. Ma daahiran

  • @ABDULKADIRIBRAHIMIMAN10
    @ABDULKADIRIBRAHIMIMAN10 Před 2 dny +3

    Ku waan ma dhamaadaan miyaa

  • @user-pu1js6pj6x
    @user-pu1js6pj6x Před 2 dny +3

    Dadkaan waa yaxoosh walhi ilhey hanaga qabto saa imada ubabinayaan lee😢

  • @AmeinMahamod
    @AmeinMahamod Před 2 dny +1

    WAR DAWLADU WAY DADAASHAY SOO AFJARA CADAWGA KHAWAARIIJTA GUUL INSHA ALLAH

  • @Caliadam-gl3tw
    @Caliadam-gl3tw Před 2 dny +1

    Shabab waxa ay siraa kuwa caqligooda dhiman yahay tussle Kan oo kale iyo kuwa isqarxiya

  • @mowliidmacaani3141
    @mowliidmacaani3141 Před 2 dny +1

    Waa ari wase madaxa ka gooya❤

  • @Naidar19
    @Naidar19 Před 2 dny +2

    Abdiqadir isse ayaan uxiisney ❤.

    • @saidadenali1175
      @saidadenali1175 Před 2 dny +1

      Ninkaas shaqqadaan shaqo ka weyn ayuu helay

    • @obayd4617
      @obayd4617 Před 2 dny

      ​@@saidadenali1175Maka tagay sxb

  • @user-wk8lz2cy1c
    @user-wk8lz2cy1c Před 2 dny

    Guul Dowlada dhexe e Somaliya s Dan !Qaran

  • @user-tj9by6cd1q
    @user-tj9by6cd1q Před 9 hodinami

    Scw scw scw

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 Před 2 dny +2

    BEENBADANAA CIIL HADUU U QABEY MUXUU YIGA U LAAY WAAYEY

  • @thefearlesskibaarka9642
    @thefearlesskibaarka9642 Před 2 dny +1

    Raxanweyn iyo qayb hawiye ka mid ahi waaba xoolo xoolo that's why ay somaliland iyo butland use tarxilaan
    😊

  • @akm4480
    @akm4480 Před 8 hodinami

    waxan qashinka ah Waa masas
    Aan caqli lahayn oo umada ku dhex jira … ma mudna qof ama shaqsi qolyahaa khawaarijta ka mid noqday inuu sii noolaado ama la isku mashquuliyo Sababtoo ah Waa cawaan jaahilnimo u dheer tahay Diina aan shuqul ku lahay oo balaayo kale nagu soo hagtay..dil iyo burbur maahe caqli kale lahayn ama nolosha rajo ka qabin.. Meeshii lagu arkaba hala ciqaabo qudhunkan wuxuushta ah.

  • @Hunger388
    @Hunger388 Před 2 dny

    😮😮😮😮

  • @Khalid-qx7jy
    @Khalid-qx7jy Před 2 dny

    Kan wa pro

  • @user-zj6xu3cy4x
    @user-zj6xu3cy4x Před dnem

    waxaan dhiman dhimankaa muxuu ahaa tollow

  • @user-vl6qv9nt2c
    @user-vl6qv9nt2c Před dnem

    HADA CAQLIGA UKAHADLAYO FIIRI WUXU YIRI AS AYAA AHELKEGI LAAYAY KADIB CIIL DARADIIS AYAAN UGALAY MICNAHA WAABA USII DANEYSAY OOO DAD EHELKAADA LAYAY MA LAGA AARSADAA MISE CIIDAN BAA LONOQDAA

  • @user-nk7qg1hx3i
    @user-nk7qg1hx3i Před dnem

    Doqon waaye hdee run ka tahy siduu shegaayo

  • @lagendarygamershire349

    Khawaarij dhulka Allah lajaro Waa musiibo hortaagan nabada umada sooomaliyeed

  • @user-pv2ww7ln6m
    @user-pv2ww7ln6m Před 2 dny +1

    Wasiir Fiqi maalinta caddaalad la horkeeno doorkiisii dilalka qorhsysan uun baan cadaaladda Somaaliya aaminayaa. Laakiin hadda rule of law waxaa uun lagu dabaqayaa dadka hoose. Waa sax waa dambiilayaal laakiin ha loo sinaado

    • @kd2528
      @kd2528 Před 2 dny

      fiqi walaaashaa muu xoogay shuubaa Ku dhashay madax yare

  • @suberyare8645
    @suberyare8645 Před dnem

    Koonfurta Somalia dadka ku nool waa in dhamaantood xabsiyo laga buuxiya waayo dhamantood waa argagixiso waa sida kali lagu daaween karo. Re education camp

  • @malaboa591
    @malaboa591 Před 2 dny

    SubxaanAllaah Qawaariijta argagixisada arxanka daran dadkii waxeey ku dhameeyeen dilal qorsheeysan bal gumeeysigaas ayagoo la galiyay xataa ayay dadkii dilaayeen Dhalinyaradaan ee aqliga iyo damiirka ilaahoow hanaga qaadin

  • @yaaskacade-il2ir
    @yaaskacade-il2ir Před dnem

    Miskiin kaan kuunyo barow ayuu kudulmanaa😢😢😢😢

  • @turkimedia1
    @turkimedia1 Před 2 dny

    Subxanallh alle cadowga hanaga qabto😮

  • @saidmm9953
    @saidmm9953 Před 2 dny

    Ka mid agaansyaha khawaarijta iyo la shaqeyntooda hadii eysan ugu yaraan keeneyn xabsi daain ama xabsi dheer. Markaas waa ciyaar ciyaar waxa aad meesha ku heysaan.

  • @user-xd9ib1ym7b
    @user-xd9ib1ym7b Před dnem

    Waxan maad dishaan maxaad kawaraysanaysan

  •  Před 2 hodinami

    Raxween shabaab way ky baaba'een. Dowlada waxaanu ka codsanaynaa ina jerrmiskooda tirtirto midkastoo ay ka qabato ha disho

  • @ikran3498
    @ikran3498 Před 2 dny

    Maxey u wada layihin

  • @ahmedabdi3784
    @ahmedabdi3784 Před dnem

    Shaqo miyaa?

  • @Runsheeg53633
    @Runsheeg53633 Před dnem

    Ninkaan waaba qalbi dhiman.

  • @AhmedMohamed-uf9bx
    @AhmedMohamed-uf9bx Před 2 dny +2

    Raxanweyn iyo alshabaab maxaa kalaheysta

    • @akshaale
      @akshaale Před 2 dny

      Yaa dhalay hee?????? 😅

  • @ZahraxasanWarsame
    @ZahraxasanWarsame Před dnem

    Waxan layabay raxanweynta maxa Kaa sii ah wixi isqarxiyo iyo madax jabiis waa iyaga

  • @msh984
    @msh984 Před 2 dny

    Kii laqabto wuxuu ku dhashay bakool baay xudur waajid diinsoor maxaa raxaweeynta u badiyay khawaarijta yaab

  • @mohammedabdi7145
    @mohammedabdi7145 Před 2 dny

    Fdlan naga dadajiya dilkoda

  • @DaadirArmySom
    @DaadirArmySom Před 2 dny

    Togasho mnfQa

  • @suleekhamaxamed2844

    Oo kan folks cas sowki laha hda un ba igu horysa al shabb in yar ban ku jiray wuxn ban qadi jiray😂😂

  • @moemahir1653
    @moemahir1653 Před dnem

    hoorta RRA maxaa shabab u badiyee lkn

  • @Kaligiisduul5
    @Kaligiisduul5 Před dnem

    Maxuu udili waayay horjogayaasha

  • @qeysofficial5267
    @qeysofficial5267 Před dnem

    Eeylaydi ku dhashy was 😢

  • @MaxamudDamle
    @MaxamudDamle Před 2 dny +1

    hala marsiiyo wixii sharcigu kaqabo

  • @Caliadam-gl3tw
    @Caliadam-gl3tw Před 2 dny +1

    Hada Kan ma fayiwyahay hala baaro fadlan

  • @farhiyaabdullahi6681
    @farhiyaabdullahi6681 Před 2 dny

    Etiopian miyaa xaata somaliga waa ku adkyahay waxaan foosha xun

  • @saidmm9953
    @saidmm9953 Před 2 dny

    U fiirsada xukunada maxkamada. Aad ayeey u yar tahay in khawaarij lagu xukumo xabsi daain. ama xabsi aad u dheer.

  • @liibaancabdi3309
    @liibaancabdi3309 Před 3 hodinami

    Khawaarij mexeey umad aragtida la sirtay

  • @user-mo2cl3xr7o
    @user-mo2cl3xr7o Před 2 dny +1

    Nio raxaweyntan dadka we dhameyen sidi puntland cml shabab ula dhaqma qofki shabab nima lagu so xira hadi danbi lagu waya xita danbi aye korka ka saran wana la togt

    • @Mohammeddekm65Mursal
      @Mohammeddekm65Mursal Před dnem

      Qofka hadii uu dambi galo waa in dambigisa lagu maxkamadeyo oo dhibkii uu geystay laga oofiyo lkn Qofka hadii uusan dambi galin dambi kale dusha lagama saari karo oo midaas nooma fasixin walal waad mahad santahay

  • @FarhanSwaggy
    @FarhanSwaggy Před dnem

    Qofkan qof maskaxda ka xanunsanayo maanu aheyn 😂

  • @mancityfan660
    @mancityfan660 Před 2 dny

    El sheydiin dadka an aqliga laheen ayey ka faaiideytaan dad walalhood dilayo run hadey sheeg8ayan utobiyanka iyo ganeska mesha ay jogan mey tagan nacada idinkana dil ayaa idin sugayo naxaa faaiideen adun iyo aqiraba

  • @user-nk7qg1hx3i
    @user-nk7qg1hx3i Před dnem

    Kan arag sida cunug 5jir cml ayaa wax leygu sheegay cml ayuu leyahay siduu shegaayo macnaha

  • @shukrishacni5270
    @shukrishacni5270 Před dnem

    Hda wxaa fahanay gaariyasha qaraxa siday melaha polis ka loga warejiyo ileen way is hagaan

  • @user-qh9yb3pk3b
    @user-qh9yb3pk3b Před 2 dny

    War waxa wax wareysanaya wariye maahee ma,xasan barafbaa adeer u,ah

  • @ahmeddakir9262
    @ahmeddakir9262 Před dnem

    marka la qabto ayay muminiin iska dhigaan

  • @mohamedsomaali
    @mohamedsomaali Před dnem

    Hala laayo argagixisada

  • @queentasniim2696
    @queentasniim2696 Před 2 dny

    Wara idinka maxkamadan mxa ka qaldan 😂 macnaha saan ma dad ku xukuntin lawada nin aa hda dhageysanay warkoda mid kaa dil ku xugunten iyo midka 8sano xabsi ku xunkunten yaa danbi badan mid wax muu sameynbe midna intasu sanu lashaqeynaye xabsile ku xukunten ma isku qaladen macnaha.

  • @MAS_01
    @MAS_01 Před 2 dny

    Waa xaggee kuunya barroow?

  • @bintiyusuf1590
    @bintiyusuf1590 Před 2 dny +1

    Eelaaydan dadka wey dhameyen 😢

    • @Khaalidcade01
      @Khaalidcade01 Před 2 dny +1

      nio waxa layaabay kamid thy qofkasto laso qabto eeley weye cadawtinoimo kalaaba kujiorta is isiidhi

  • @wiilkarunta
    @wiilkarunta Před dnem

    Reer kasraanaaa horey uvqaadee kulahaa hayeey reer karaan😅

  • @saidaali412
    @saidaali412 Před dnem

    Dadka shabaabka waxaan ku arkey indhahooda indhaha dadka kale waa ka duwan yihiin

    • @warfaa_soysoy
      @warfaa_soysoy Před 8 hodinami

      Bal waayehee soo qaqabo indhu waa sida faraha oo kale labo isku mid ah majiraan

  • @hawaluul1649
    @hawaluul1649 Před 2 dny

    War hee dhe waxa dadka muqdisho ku dhameeya. Waadadka reer.koon furedka oon waxna baran Allaha naga qabto

  • @Dr-Hashimi
    @Dr-Hashimi Před 2 dny

    Maxaa dhamaantooda ka dhigay RAXAN WEYN AMA EELAAY?!🥺🙄🤔

    • @warfaa_soysoy
      @warfaa_soysoy Před 8 hodinami

      Deegaanadaas dhalinyarada 20ka jirta oo dhan waxay ku garaadsadeen Alshabaab sidoo kale midwalba qayb asxaabtiisii yaraanta ama ehelkiisa ah baa Alshabaab ah oo wax dhib ahba uma arko inuu u shaqo doonto.
      Sidoo kale dawladu bulshada waxba kumasoo celiso si ay deegaan walba iyo dadkiisa u kasbato

  • @howareyoudoing5448
    @howareyoudoing5448 Před 2 dny

    Waxaan caqligooda halke jiraa maalinkasta hortoda lagu xukuma ayagow baryotamaya asna waaba qoranaya

  • @sariyamukhtar5468
    @sariyamukhtar5468 Před 2 dny

    Maqaldami illahay waye dadkakale kawani

  • @inoosheekee
    @inoosheekee Před 18 hodinami

    Suuratul Khamiis 😂

  • @jamaabdi-ym6dr
    @jamaabdi-ym6dr Před 2 dny +1

    ninkaan nin xanuunsan buu u egyahay oo ay melaaha inta kaso qabteen ay garaaceen oo cabsi darteed u sheegaya wax ay u yeerinayaan

    • @warfaa_soysoy
      @warfaa_soysoy Před 8 hodinami

      Marar badan bay dhacdaa laakiin ilaahay isna cadaalad haw falo bulshadana cadaalad haw falo.

  • @saidmm9953
    @saidmm9953 Před 2 dny

    Aad ayaan uga xumaahay iin dadka khawaarijta ah ee maalin walbo dadka ku shirqoola Muqdisho lagu xukumo cabso aidaas u yar. Nasiibdarro.

  • @Abdulkhaadirahmed
    @Abdulkhaadirahmed Před 2 dny

    Somaliya waa inaay dowlada ka mam nuucdaa muto iyo efiisii iyo imaaradka waa hadii loo bahan yahay amni sugan iyo nabad waarto

  • @mukhtaryusuf2076
    @mukhtaryusuf2076 Před 2 dny

    War waxan ay ku shaqaystaan alshabaab tu waa wada wax mooryaan qaar xitaa waa dhimirka

  • @muminhagar5038
    @muminhagar5038 Před 18 hodinami

    War Dadkaan Ayaga badbaado. Rabo. Hala badbaadiyo Maskaxiyan Ma caafimaad qabaan xaqiiq waaaye taaaas Dowlada Waxaaan ka Codsaneynaa iney badbaadiso. ha u Furto Barnaamij Wacyi Galin. Oo. Cod Dheer ah si ugu. Horeyn. Loooga. Hortago kuwa. Xanuunsan ee ku Soo biiraayp

    • @warfaa_soysoy
      @warfaa_soysoy Před 8 hodinami

      Deegaanada shabaab cid warka dawlada dhegaysan karto maleh qoortaa loo gaabiyaa hadii qof dalwad iyo waxaas la socda la arko.
      Sidoo kale iyagu waxay leeyihiin warbaahin guri walba laga dhegaysto oo propaganda ah taasoo kalifayalsa in maalin walba dhalinyaro cusub iskeento si loo diiwaangeliyo askar ahaan.😢

  • @cayuuniali7127
    @cayuuniali7127 Před 2 dny

    Waxan isweydiyey dadka dagan gabalada dhaxe maxa logu isticmala in dilalka lo adeegsado war markii lagu dhahayo qof sodil caqligaga miya yar maanta haku sodayo maatey walagu qabteye ruux wareesan saan aya ladhaha uusan ogeen waxa uu qabanayo.

    • @boosteeyorooble5287
      @boosteeyorooble5287 Před 2 dny

      Kuunyo-barow maahin goboladda dhexe, waa shabeelada hoose.
      Waxa dilalka & qaraxa loo adeegsado badankood waa Raxanweyn.

  • @saxaneali7891
    @saxaneali7891 Před 2 dny

    Shaqo beel oo cadaabka dhexdeeda ka shaqee shift miyaa shaqaan galaa kulahaa naf buu been been ku goynayaa dadkaan waa natural killer waala i qasbay iyo waala i baray maahan dadka hit manka noqda waa natural serial killers waana umad mudan in ka iska qabto intaysan qabriyada camirin

  • @Caliadam-gl3tw
    @Caliadam-gl3tw Před 2 dny

    Kan waa nin waalan walahi wayo soow u hadlayo fiiri

  • @Lulu-ie3jb
    @Lulu-ie3jb Před 2 dny

    Hadeey wax dileen iyaganna waa in la dillaa.

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht Před 2 dny +1

    Inta niga maqan basaborada lobadala sidaas iney noqdan imarad lobalan qaday hadi oroba dooneeyn cidi kuqanacsan eey jogtaa hadi weydiso sida kuwa basaborada sita oo imtixanada dibuaada wadanki kayimideen iskulki halkaan kadhiganaya xayeeysin daro salam ayi koni iskutag iskulada imtixan halkan inlogaqadin shegan dalxis ujogan qof adi wakil kaa ahen seewakil oganoqon bidaqo caden inaan iskubahanay madama basaborki soxortay

    • @akshaale
      @akshaale Před 2 dny +1

      Waxaan aad qortey Afsomali nooga dhig plz

    • @queentasniim2696
      @queentasniim2696 Před 2 dny

      ​@@akshaalewaanyabanhyba wan aqriya hdana wax ma fahmo 😂

  • @cazkaosmaroble7397
    @cazkaosmaroble7397 Před 2 dny

    Ragan caadeystay dadka inee iska dilaan hala dilo hadii ee cadaalad jirto

  • @jamaabdiali227
    @jamaabdiali227 Před 2 dny

    Doqon nacalaa wajigaa kuyaal

  • @naasirwardheere8240

    Dadka koonfur galbed dagan see wax ka yihiin

  • @Kim_Jon_Un
    @Kim_Jon_Un Před 2 dny

    Dadkan marka waxan laga dhaadhicinayo sixir miyaa loo adeegsada, ileen qof caadi ah waxan ma aqbali karee 😡.
    Teeda kale Raxaweyn waa wada Arsenal, beerahooda iskamq fashiinoo, xaa waalay.

  • @user-ud3qg9lv6v
    @user-ud3qg9lv6v Před dnem

    War shabaaboow shacabka idiinma jeclee umada fakirkiina kala hortagga oo falastiin aaada halkaas jihaad ka jiraaa hadii ee run idiinka tahay

  • @EngAbdalla4009
    @EngAbdalla4009 Před 2 dny

    Dadkii uu ka aarsan rabay ma dilay marka 😮

  • @Heimatar
    @Heimatar Před dnem

    Beentiis waaye kan

  • @habibamursal3942
    @habibamursal3942 Před 2 dny

    Subxana Allah jaahilnimadu waa cudur

  • @solokilimber3818
    @solokilimber3818 Před 2 dny

    Beenteh😂😂

  • @user-ij3ic9rd8l
    @user-ij3ic9rd8l Před 2 dny

    Dila qawarijta ileen arxan malahanee ayagaba ka daran yuhuuda dhilaa dhasheee

  • @saidmm9953
    @saidmm9953 Před 2 dny

    Ninka sideeda sano lagu xukumay waxaa muuqato in uu yahay beenloow cadeystay. Waxey u badan tahay in uu yahay amiir weyn.

  • @farhiyaabdullahi6681
    @farhiyaabdullahi6681 Před 2 dny

    Raaxan weyn umada waa dhameysey aqli maleh diin maleh waa shar umada loo soo direy bisinka 🤔

    • @allyhaji1902
      @allyhaji1902 Před 2 dny +3

      Noocaaga ookale hadii ladilo xitaa danbi malaha
      Umad oodhan oo shiiq iyo shariif leh ayaa Shar kutilmaame inee yihiin doofaarti kudhasha wasee

    • @akshaale
      @akshaale Před 2 dny +3

      Kuwa ay naga laayaan hadey adiga camal Un yihiin waa shaqo fiican waana qasin sifeyn heersare ah 💪

    • @user-sy3bk1in5s
      @user-sy3bk1in5s Před 2 dny +1

      Qabiilku hadii uu Ninkan qeeb ka yahay Ma cid kale ayaa dusha loo saarayaa" Gabadha Afka kala baxa Caqliga badh yahow" Ma Nin dilaya Dadka Muslimka Ahi Ayaad Xigto Iyo Qabaa'il Ku difaaci!!!?

  • @maxamudcidhbo8862
    @maxamudcidhbo8862 Před 2 dny +1

    Markaas ayeey ku odhanayaan waxa na qarxinayaa waa isaaq iyagoo arkaya dadkan la qabqabtay iyo deegaanada ay ka soo jeedaan walaalayaalow dulmiigu ma fiicnee somaliyeey wixii xunba isaaq ayaa leh nagadaaya

    • @khadarsaalim8903
      @khadarsaalim8903 Před 2 dny +1

      Ninka aas aasay wa isaaq ahmed godane iyagana ugu sareeya mamul ahan waxayna ku bixiyan dhaqaale xoogan

  • @saidmm9953
    @saidmm9953 Před 2 dny

    In xabsi sidaas u yar lagu xukumo qof khawaarij ah oo lagu soo qabtay isagoo danbi gacamaha kula jiro, maxey ka dhigan tahay?

  • @saidmm9953
    @saidmm9953 Před 2 dny

    Shuute far weyn ayaa ku godan. Khawaarijta dadka ku leyska Muqdisho ayuu xabsi yar ku xukumaa.