AMNIGA&SIYAASADDA: XIRIIRKA ERITERIA&SOMALIA, SAFARADA MADAXWEYNE XASAN SHEEKH XIRIIRKA DIBADDA.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 1. 07. 2024
  • AMNIGA&SIYAASADDA: XIRIIRKA ERITERIA&SOMALIA, SAFARADA MADAXWEYNE XASAN SHEEKH XIRIIRKA DIBADDA.
    ©copyrighted material Used.
    ©copyright strike may apply to both Facebook TikTok and CZcams
    Kusoo dhawoow Abdijaliil Show.
    wadaagga fikir xor ah, waa barbilowga adduun-arag huffan.
    ~A freelance Somali Journalist| Wariye Madax-Bannaan|
    Salaam Salaam: Welcome to My channel, your gateway to the diverse and dynamic world of news, documentary investigations, entertainment, and interviews primarily focused on Africa and the global stage.
    Who I am:
    ~Former Producer at BBC News
    ~STN TV Head of Programs.
    ~Horn Cable TV cameraman
    BACKGROUND:
    ~Mult-Skilled Journalist
    ~Video Editor
    ~Photographer+Videographer
    ~Storyteller
    ~Camera Operator
    WHAT I DO:
    🌍 Event video and photography
    📰 News and Documentaries:
    🎬 Entertainment:
    🎙️ Interviews:
    📺 Subscribe and Join the Community:
    By subscribing to My channel, you become part of a vibrant community of curious minds, eager to learn, discuss, and explore the world together.
    🌟 Join Me on Social Media As @Abdijaliil Osman: Facebook-Instagram-Tiktok.
    Stay connected beyond CZcams!
    ~abdijalilosman@gmail.com
    +447368981541
    #subscribe
    #share
    #like
    #comments

Komentáře • 141

  • @user-dx7oy1iu4h
    @user-dx7oy1iu4h Před 2 dny +18

    I am your sister from Yemen, and by Allah I only spoke out of hunger and distress. My mother, my brothers, and I lessons and tears. We are in a situation that only God knows about. God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs for those who brought us to this situation. By Allah Almighty, I did not write this appeal out of distress and distress. Poverty, O world, they have felt it So, I hope for you. By Allah Almighty, Lord of the Great Throne, he ate what I had in the house. By Allah, my brothers, he is my brothers by sitting in the house. Who has no food? By God, we are in a very difficult situation. We have 6 people entering the house, and my father has died, and there is no one who can depend on us and who lives in it.We live in a rented house because we cannot pay the rent we owe. '''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''' My brother, my first words are: I swear to God that I will not lie to you or deceive you. I am a Yemeni girl displaced from the war. My family and I live in a rented house in Al-Shahrab 15,000 Yemenis among us, and now we owe 45,000 for 3 months. The owner of the house is one of the people who does not have mercy, by God, my brother. He comes every day, insulting us, talking about us, and moving from the house to the street because we were unable to pay him the rent. The neighbors saw us crying and came back.They came back to talk to the neighbors and we were given the weekend. So we made him swear by God. He will take us out into the street. Have mercy on him and us. Our country is due to this war and we do not find food for our day, and my brothers and I live in a difficult life. Our father died, may God have mercy on him, and we have no one in this world who was with us in these harsh circumstances. My younger brothers went out into the street and saw...The neighbors eat and stand at their door in order to give them bread even if they break it. By God, to whom belongs the dominion of the heavens and the earth, they closed the door and expelled them and came back crying. They are dying of hunger. No one has mercy on them and a holiday is returned. I have made a living, and now if one of us helps us with a kilo of flour, I swear to God, I am dying of hunger. My brother, I am an alien to God. Then, I ask you to help me for the sake of God. I ask you, by God, to love goodness and to help me, even if you can, by messaging me on WhatsApp.On this number 00967717415667 and ask for the name of my card and send it and do not be late and may God reward you with all the best, my brothers Sagar, see how they are and help us and save us before they throw us out in the street, you will be lost or we will die of hunger. My family and I ask you, by God, if you are able to help us, do not be late and may God reward you well..`/--~«««~-♡~♡~♡~~•~•~♡~♡~♡~♡~♡~♡♡♡~~~: ~:~¡~¡~¡~;I.i.i.i.i.i-...................،.

  • @ayaninadee176
    @ayaninadee176 Před dnem +2

    Maanshallah 👏 👏 👏 👏 waa wareysigì ugu fiicnaa THANKS

  • @AhmedHussein-lu3tn
    @AhmedHussein-lu3tn Před 2 dny +3

    That’s true, this man truthfully man and realistic person who knows Somali Diplomacy’s system deeply and also great expert.
    Ilaahay ha inoo xafido ninkan oo kale maalin baa iman doonta in Ragga noocan oo kala ah wax laga waydiiyo siyaasada dallka gaar ahaan arimaha Dibada.
    Guulayso! guulayso! Sxb Somali Dhab ah oo aan Kabo qaad ahayn.
    Insha’allah

  • @Masqaniine8
    @Masqaniine8 Před 2 dny +21

    ABDIJALIM mahadsanid waresiyada nocan ayan aad logu bahanyahay channel kaga, markan waxad nogu casumta channel-ka.
    AAW gudomiyaha xisbiga Wadajir. Adigo no waydinaya.
    1. Wax kabadalaka tasturka
    2. Heshiska somaliya iyo Ethiopia ee turkiga u dhaxeya.
    3. Heshiska baryahan xantisa aan maqalno oo aha Shababka iyo Dowlada.
    4. Iyo kuwa kala oo badan.
    Fg: shacbiyada badan ee beryahan channel-ka ku so biray waxay ad u xisanayan waresiyada nocan oo kale.

    • @alimaxamedali8778
      @alimaxamedali8778 Před 2 dny +1

      Wlll BBC somalia aaa lagu waresatay halkas ka soo fiirso arimahan dhan aa la weydinayaa

    • @Yusufxasann
      @Yusufxasann Před dnem +1

      FARMAAJO NIN REERKIISA AH MA IHI LAAKIIN XAQIIQDU WAXEY TAHAY IN FARMAAJO UU AHAA QAB LEH NIN DOONAYEY INUU SOMAALI DOWLAD XOOG BADAN USAMEEYO MA AHEYN NIN DHAQAALO DOON AHAA. FARMAAJO WUXUU AHAA ARDAY SIYAAD BARE.

    • @Yusufxasann
      @Yusufxasann Před dnem

      NINKAAN XAQIIQDA AYUU KA HADLAY WAA SAXIIX

    • @Masqaniine8
      @Masqaniine8 Před dnem

      @@Yusufxasann haaa muwadi somali jacel ayu ahay, lakin siyasiyintena ayaba waxa ay yihin modka wax dhisa ma jeclaba

  • @maxameddhaqane1515
    @maxameddhaqane1515 Před 2 dny +1

    Hanplyo Hanplyo abdijaliil isku waara🎉

  • @user-mb5zl5cp3f
    @user-mb5zl5cp3f Před 2 dny +5

    بسم الله kabilow sxb ❤❤❤

  • @anasahmed8858
    @anasahmed8858 Před dnem +2

    Part 6

  • @AmiinIndhacade-vf5ds
    @AmiinIndhacade-vf5ds Před 2 dny +10

    Aniga aya kamid ahaa ciidankii eritrea 🇪🇷 waliba dufcadii ugu horeesay ee laqaaday 2019 bisha 10 naad. Horta anaga kama qeeb galin dagaalka tikreey lkin waan kalnay dagaal waliba dhalinyaro bdn aya lgu laayay eritrea ila hdana looma sheegin waalidkooda.

    • @maslahisse-kr2nr
      @maslahisse-kr2nr Před 2 dny

      Muxuu yahay dagaalka aan ahay kii tigree

    • @AmiinIndhacade-vf5ds
      @AmiinIndhacade-vf5ds Před 2 dny +4

      @@maslahisse-kr2nr waxa isku dhacy anaga io ciidanka eritrea wuxunaa dagaalkaas kadhaxy bahri bara o ah xarunta toowbarka ciidanka militariga io weeca o ah xarunta toowberka ciidanka komantooska ee weeca io wxa kloo jira dhiwatooyin fro bdn ay geesteen mubaarak o hda ah sargaal ciidan io c/risaaq eritrea o ahaa isku xera somalia io eritrea ee dhanka ciidanka ala itaxaal xlada halka kajirty maaha xaalad lagu so koowi karo qoraal lkiin waxa xaga kadhacy dhiwatooyin aan ilaawi la nahy ilaa hada kana guuxaya maskaxdeena

    • @bishaarcabdikariin
      @bishaarcabdikariin Před 2 dny

      Muxuu ahaa

    • @baremohamedismail6274
      @baremohamedismail6274 Před 2 dny +1

      @@AmiinIndhacade-vf5dssheeko caruur ayaad wadaa maxaa sababbi kara in aad isku dhacdaan maxaase keeney in ay isku meel joogaa iyaga oo aan isku shaqo aheyn
      Wll sheekada sifiican iiga dhisa ku dheh kuwii ku soo gaarsiiyey ✌️

    • @AmiinIndhacade-vf5ds
      @AmiinIndhacade-vf5ds Před 2 dny

      @baremohamedismail6274 caruurta kunool muqdisho wexe uhadlaan sidaan oo kle waayo waligood meesan kabixin hdee kabexeenna dalka wexe aadaan dalalka yurub io kenya lkin markaat takto dal sida eritrea oo kle ayad hadli karta aadna ogaan kartaa in ay dhici karaan waxkasta

  • @CamaFooty
    @CamaFooty Před 2 dny +7

    Qeybta 6aad waxaad aad uga wareysata farmaajo iyo fahad yasiin ujeedooyinki ay somali ka laheyn iyo halkey tiigsanayeen maxaase hor istaagay farmaajo ino markale so labto 2022 iyo waxa laga filan karo farmaajo hadu so laabto 2026 sido kale farmaajo iyo siyaasadiisa maamul goboleedyada waxaan dhawr mar maqlay in farmaajo qorshenayay in maamul goboleedyada uu meesha ka saaro somaliyana ka dhigo hal dowlad iyo hal madaxweyne sido kale waxaad no weydisa maxa ka jira wada hadalka al shabab iyo dowlada somaliya hadey hashiyaan side somali u ekaan karta maxaase al shabab lagu qancin kara si ay fikirkooda uga tanasulaan mahadsanid cabdi jajiil adiga iyo agaasime cabdisalaan

    • @user-ch7bn6wt7j
      @user-ch7bn6wt7j Před dnem +1

      Ujeedada waa iny somali noqoto dawlad ueg dowala tayaleh

  • @AbdihakiimMohamed-dq8lb
    @AbdihakiimMohamed-dq8lb Před 2 dny +5

    Ninkan aad baan utagera i.A qeybta 6aad wan sugeynaa

  • @adanfarah2080
    @adanfarah2080 Před 2 dny +3

    The former intelligence officer is widely informed, however he seems not to give full credit to Farmajo's govt, the Fahad Yasin led NISA reached top10 spy agencies in Africa, secondly the President's trajectory in rebuilding the armed forces was indeed exemplary, it is important to admit and give credit to the previous govt while at the same time lay blame of degrading the same in just 2 years by the current regime

  • @user-wr4ip6zq7w
    @user-wr4ip6zq7w Před 2 dny +3

    Maasha,allaah
    Hambakyo,,,hambalyo
    Meherkiinna Adidas iyo xaaskaaga sen.marwo Marian
    Wiil iyo caano, gabadh & caano

  • @MohammedAbdullahi-f2l
    @MohammedAbdullahi-f2l Před dnem +1

    Ninkaan wax badan ayuu ka ogyahay xaalada somalia

  • @sahromahamud
    @sahromahamud Před dnem +1

    Subxaanallaah ninkaan Marka Waa Beenloow Ciidamadeena Eritary Madaxweyne Xassan Ayaaba Wanaag Kasoo Sheegey 🙏🇸🇴

  • @husseinhashi1246
    @husseinhashi1246 Před dnem

    @abdijiil you have brilliant show, sometime we can't hear your question or even your presenter.. fixed the sound or get close to the mic..

  • @AhmedMohamed-qw8gc
    @AhmedMohamed-qw8gc Před 14 hodinami +1

    Waxaan uu sheegayo dhamaantood waa xaqiiq

  • @habiiphassan3916
    @habiiphassan3916 Před 2 dny +1

    Hambalyo abdul jalil aroos wcn

  • @musabbashir4591
    @musabbashir4591 Před dnem

    Caruus Hambalyo 🎉

  • @Hussein-n7g
    @Hussein-n7g Před 2 dny +3

    Waxan uga mahad celinaya wariyaha qaabka uu uga sugayo lawaraystahay warka uu sheegayo thnka szb

  • @ahmedabdinasir2005
    @ahmedabdinasir2005 Před dnem +1

    Waa macalin caadi ninkaan, foreign politics fahamsanyahay

  • @alikofi2469
    @alikofi2469 Před dnem +1

    Wa kugu raacsanahay sidad udhigtay arinta ururka bariga afrika

  • @guleedciise4497
    @guleedciise4497 Před dnem +1

    Wasiirka Arrimaha Dibada soomaaliya ingiriis ma yaqaan

  • @sahromahamud
    @sahromahamud Před dnem

    Waa Run Taas Waa In Uu Qof ka Dihisa meel Walba waa In Luuqado. Badan Yaqaano. Waa In Uu Wax Barashadiisu Dhisan Tahey qibrad Badan leeyahey 🇸🇴🙏👮Illaaheey Hanoo Badbaadiyo wadanka 🙏🇸🇴😭

  • @msom352
    @msom352 Před 2 dny +3

    10 gaarsiiya fadlan

  • @saeedhappy335
    @saeedhappy335 Před 13 hodinami +3

    Odaygaan clmii kuma yara

  • @CumarcabdiXanafi-yx8rp

    Ninkaan waa nin siyaasi wax bartay guulayso sxb

  • @AbdallaNasir-21
    @AbdallaNasir-21 Před dnem

    Aniga teyda hadey ahan laheyd talada Somalia Ex Agaasime Kuxigenki Nisa Mamulki Ex M.W Farmaajo Ee Abdisalam wxn Ka Dhigi Lahaa Ama Aan Udoran Lahaa MadaxWeynaha Somalia nd I wish 1 day 1 time haso dagdagto ama haso daahde hadu allah nolol inagu gaarsiiyo wuu noqonaya Insha allah annah Maalin Ayan Talada Somalia Bixin Dona Madax Weynaha Mustaqbalka Somalia Noqon Dona 🦁🇸🇴

  • @sharmarkeisse
    @sharmarkeisse Před 2 dny +1

    Qaybtan saan usugayay wllo waraysiyo nocanoo kale noosoo Badi 👍👍

  • @AbdicasiisXuseen-ec4vk
    @AbdicasiisXuseen-ec4vk Před 2 dny +1

    Maansha allaah guul iyo gobanimo waa saxiix walaahi dalka hadda dawlad soomaaliya kamajirto ee xasan dhiiqo allaah dalka iyo dadka ha hakaqabto

  • @shaaciyeFilms614
    @shaaciyeFilms614 Před 2 dny +2

    Hampalyo marka hore c,jalil hambalyo ka dib waxan ahay tagerahaga wll igu caawi mobile an muqalo ku duubto

  • @SaidAhmed-t5c
    @SaidAhmed-t5c Před dnem +1

    Horta dal aanu leenahay oo aan ka talino ma'joognaa waa maya kolka mid kasta oo talada yimaada wuxuu la'midyahay qof maamul daakhili ah ka shaqeeya that is why aan loo raadinin qof professional oo dad qaraabo ah iyo mid saaxiib ah iyo mid waardiye ahaa looga shaqaaleeysiinayo meelo eeysan uqalmin oo eeysan waxba ka hagaajineeynin

  • @hersonmalaque3865
    @hersonmalaque3865 Před dnem

    👍

  • @LaabJacayl-z1c
    @LaabJacayl-z1c Před 2 dny +3

    Fahad yaasiin iska barejee miyuu is Lee yahay

    • @user-wt2kd4np6z
      @user-wt2kd4np6z Před 2 dny

      Waa mooryaan shaqadii laga cayrshay buu ka dagaalamayaa.waana jaajuus reer galbeed

  • @user-cd5zr2jt4f
    @user-cd5zr2jt4f Před dnem

    Ilaahey sidow mucaaradnimada noo baray muxuu maamulka noogu bariwaayay

  • @xasanmaxamed1881
    @xasanmaxamed1881 Před dnem

    Next mukhtaar roobow waxban ayuu ogyahay noosoo qabo

  • @Ahmedbubaal
    @Ahmedbubaal Před 23 hodinami

    It's just a bunch of businessmen exchanging business deals. I mean, seriously, I'm 30 years old and I've never felt like I have a government. Inaan bari dal iyo dawlad lahaan jiray uun baan aaminsanahay which is an old news.

  • @drjimalehaibejama7257
    @drjimalehaibejama7257 Před 9 hodinami

    Horta Ninka Abdisalam Guleid Waa Qoloma?

  • @assadabdi7737
    @assadabdi7737 Před dnem

    Hadoo joogo dalka dad ka ku nool hormar sidee logu sameyn kara basadan caqli ku dar xasan iyo xamze wx ka wacan dalka laguma arag inta yar eey jogan inta hormar aan ku talaabsanay uma jeedid miyaa baseey yoow war dalkaga shaqada ka socoto wx kala qabo manta muba baahnin is far muuq shaqo ayaan u baahan nahay aniga madax dii hore wan taager sana xilkoda ayaa dhamaday lkn dalkeyga in loshaqeeyo taa ma dhamaan Somaliyey caqligiina fura meel walbo wan ku dhiban nahay taasna wxaa u wacan in dal jeceel keena oo aad u hooseeyo hadan dalkena jeclaano waan ku dul noolan karnaa

  • @abdialihassan9411
    @abdialihassan9411 Před 18 hodinami

    xayiisiin hasoo dhex gelin wareysiyada nuucaan ah plse.

  • @shaqalecabdikariim9233
    @shaqalecabdikariim9233 Před 2 dny +2

    Abdijaliil walal warkii abshir bukhaari maadan qaadane😂😂

    • @abdirahmanmohamedsaid6201
      @abdirahmanmohamedsaid6201 Před 2 dny

      Odaygu waaba sii wadaa dagaalkiisa.. seediyaashii kama xishoon..

    • @SukritiXasan
      @SukritiXasan Před 2 dny

      Wareysiga jooji miyaa lagu yiri 😂😂😂😂

    • @abdirahmanmohamedsaid6201
      @abdirahmanmohamedsaid6201 Před 2 dny

      @@SukritiXasan maya waxaa la waydiistay in uu waraysiga dhaliisha dowladda xoogaa u khafiifiyo.. lkn u Malayn maayo in uu samaynayo.

    • @SukritiXasan
      @SukritiXasan Před 2 dny

      Siyaasadeenoo Dhanba waa ninba maalintiisa hala bursado bas wax sii shishe maba jiraan hhhhhh

  • @ahmedabdi2180
    @ahmedabdi2180 Před 2 dny +1

    Adigu c. Salan ahaan xagee kasoo xigatay!

  • @user-dr6mk3fr3h
    @user-dr6mk3fr3h Před dnem

    Asc magaceygu wa saciid cashir hadey ii suro gasho waxaan rabaa inaa cabdisalaan guleed weydiiyo Al qaacida maxey thy yaa aas aasay fadhigeda ugu weyn waa intee hogaankooda yow yhy iyado tafsiilsan inaad barnaamij gaar ah nooga so sameysaan ayaa rajeynaa su.aashan waxa igu dhaliyay wareysiyadii 5ta ahaa baan so wada dhagestay alqaacidah in badan ey igu so laalaabatay inaa iiso jawaabtaan ayaa rajeynayaa mahadsanidiin

  • @AhmedBashir-h9y
    @AhmedBashir-h9y Před 2 dny +1

    aniga ayaan ka tirasanaa

  • @KABAROFREECOURSE
    @KABAROFREECOURSE Před 2 dny +2

    Koorsooyin free ah ayaan kuuhaynaa

  • @user-kh3fr9yf5z
    @user-kh3fr9yf5z Před 2 dny +2

    Abdi jaliil dawlada waad laxididee ka khafiifi hhhhhhh

  • @SoomaneAli-yf7pz
    @SoomaneAli-yf7pz Před 2 dny +1

    Ciidanka markii la qorrayaay waxa la dhahy Qadar ban leydin qadayya
    Markii la xareeyaaayna
    Eretriya la geeyaaay wa afduuub cml

  • @jabriilwadani457
    @jabriilwadani457 Před dnem

    C/salam Guuled Waxu u egyhy nin Gocasho Ey ku jirto Coz Sual walbo la waydiyo negativity umbu ka shegaya positive Ba uma Hadlo

  • @faisalmohamedabdulla3600

    Midwalba siduu doono marku waayo malaa'iga ayuu iska dhiga.

    • @user-ot8ts7or5o
      @user-ot8ts7or5o Před 2 dny

      Waa run lkn asalan dowlad hataageerin qaa gaalo raac lacag raadisa uun

  • @aragsanmohamudshukri7890
    @aragsanmohamudshukri7890 Před 7 hodinami

    Kani waa camiil u shaqeeya shisheye

  • @SukritiXasan
    @SukritiXasan Před 2 dny +1

    Waryaa alle yaqaan adeer hadii farmaajo qariyey ciidan baa ba ay sidee xassan sheikh u qarin karaa illeen asagu ciidankaan ma geyn meesha tan kle xassan asagaa fadeexad dul hoganeysey oo 1 sano la taagnaa askar baa la gatey markii danbe oo uu xilka ku guuleys teyna askar tiro badan la keeney oo dadkii wada caayeen oo dheheen siyaasiyiin tuugaa baa tihiin farmaajo ciidankii aad dhahdeen waa la laayey maantana ayagoo qurux badan baad hor taaganrahey sidaa darteed xassan sidee u qarin karaa ciidan curyaamey kuwo indho beeley asagaaba magac ku heli lahaa sideese hooyo ilma heedii maqanyahey oo uu San Dhiman loo amusin karaa illeen shaleyba waa qeylinayeene arintaan siyaasi walba la wareegayo ciidan baa la laayey farmaajaa dagaal galiyey war rasmiya oo cad ummada u Keena ama Naga daaya beenta iyo fadeexadda aad la wareegeysaan waayo waxani madaxweyne kaliya raacimeysee somaali oo dhan bey ceeb ku tahey

  • @drjimalehaibejama7257
    @drjimalehaibejama7257 Před 9 hodinami

    Reerkan Darood ku Horta Xanuunsanaa Kan Yare Wariyaha Waxaa Gubaya Dhaliisha Farmajo Ee Daroodismka

  • @user-wt2kd4np6z
    @user-wt2kd4np6z Před 2 dny

    Waa maranyahay kan damiin

  • @buuhoodlelive3897
    @buuhoodlelive3897 Před 2 dny

    DADKA SOMAALIYEED JAAHILIIN BAY UMALEEYEEN. WAXWALBA LOOSHEEGI KARO.BASAAS, MUNAAFAQ WAA KA NACLADA KA JOOGA, KII TAGAY IYO KA SOOSOCDABA. MARMARBAY ISLAAMNIMADOODU CALAMATUL SUAAL IGAGASHAA.

  • @khaalidqan2179
    @khaalidqan2179 Před 2 dny +1

    Alle kama cabsan walahi somali dagaalka gashay wey jireen lkn ma eheen kuwii farmaajo geyay ee waxay ahaa yeen kuwa kilinka Tan Waka diiday anigaa xaadir ahaa 2019/8/17 ilaa 2022/12/26 aanka soo baxay

  • @mahadabdi1382
    @mahadabdi1382 Před 2 dny +2

    Ninkan shanta qeebood oo aan fiirsdy halamr kama uusan hadal wax positive feedback ah mar walba waxa uu ka hadala waa negative side marka sidee ku dhici karta dowlad dhan oo shqdeda aaan ujeedno in uu marwlba ka hadlo negative side , alore marka ninkan warkiisa waxaan uqadanena in uu nin dowlda kaso horjeeda oo aan wngba in dhihiisa ku arag 😂

  • @abdulhakimkalale7588
    @abdulhakimkalale7588 Před 2 dny

    Cabdijalil saan u jecla barnaamijkaga baad Xayaysiin ku soo dartay waliba wax adiga sharaftada u fiicnen wan ka xumahay faldan jooji Xayaysiinta waan dhibsane

  • @mohamedhassnaden2678

    kan Nahaab Aan eheen Majiro

  • @cabdulahiciiro
    @cabdulahiciiro Před dnem

    Waa runtis masuul kani
    Halka dowlada dhexe ka dhaqaaqi ladahey
    Waa dadka iyo xillalka oo aan is laheyn hada tusalle
    Iskabada wadamada ka baxsan africa ee kuwan
    Aynu dariska nahey
    Itobiya iyo kiinya ayanba inoo aqoonsanen inan nahey dowlad madax banan
    Ee badaheeda iyo xadudaheda xor u ah

  • @AdenMohamedAhmed-yy8xe

    NINKAN XOGTIISU MALA AWAAL BAY UBADANTAHAY NIN XANAAQSAN Baan Umalaynayaa Inuuyahay😂😂

  • @adamsahal5155
    @adamsahal5155 Před 2 dny +1

    Wli beentii iyo qubxigii uu qori jiray wuu ku indha adagtahay

  • @abdihakimnuur7663
    @abdihakimnuur7663 Před dnem

    Kulahaa tigre aa ii sheegay. OO TIGRE IYO AFWERKI WAA SEE ISUGU WARAYSATAY
    TANKALE BINI AADAM AA TAHAY WAA LA QALDMA ama information qalada dhaca, lakiin weli beenti aad si wada dadka ka. Xishoo please

  • @AbdihafidDubow
    @AbdihafidDubow Před 11 hodinami

    Ala run badana ninkan malin yan tagay safarada somaliya ee dalka kenya wxan udoonte passport wxa ligu dahay 250 dollars bixi markan bixiye wxa ligu jawabe waxba kuma hayno kadib muqdisho yan udonte alxm 2malin yaligu sosare

  • @Tamsim3358
    @Tamsim3358 Před 2 dny

    At the end of the day, xasan sheekh was a school teacher. i don't even know if he was qualified to be one, its embarrassing to see this, the last 3 somali so called presidents were very uneducated Xasan sheekh, farmajo, sheekh sharif pathtic and a waste of somali peoples time 😮

  • @Abdirahmanmohamed5104
    @Abdirahmanmohamed5104 Před 2 dny +1

    Ceelbey Somalia kudhacday ee SOMALILAND iskudhiiba aan idinkala badbadine.

    • @abdirahmanmohamedsaid6201
      @abdirahmanmohamedsaid6201 Před 2 dny

      Naftaada amxaar iyo Oromo ka badbaadso in aad cid kala badbaadiso ha kuu danbaysee..

    • @Tamsim3358
      @Tamsim3358 Před 2 dny

      ILAAHAY noo ma keeno bartooda ha joogan balaayo iyo baas ma rabno.

  • @adamsahal5155
    @adamsahal5155 Před 2 dny

    Tigree ayaa ii sheegay,America aya sheegtay,xog laguma dhiso mida kale askartu tababarka waxyeelaa kaso gaarto oo xitaa way ku dhintaan waxa lagugu haysta inay ethiopia ka dagaalameen indha adayga iska dhaaf oo cudurdaar bixi.

  • @AbdullahiUmarhusein
    @AbdullahiUmarhusein Před 2 dny

    ❤❤

  • @AbdulfataxAbdullahi
    @AbdulfataxAbdullahi Před 2 dny

    Abdijaliilow Abshir buqaari codsigiisi waad kuciyaartay sxb hhh lkn shaqadaada wado ha ujoojinin

  • @SacdaShoodhe
    @SacdaShoodhe Před 2 dny

    ninkaan aad wareysanaysid waa sirdoon iyo shabaab cad

  • @mohamedjama1358
    @mohamedjama1358 Před 2 dny

    Ninkaan ma wariyuu isku badalay Gaajadu dhib badana

  • @abdihakimnuur7663
    @abdihakimnuur7663 Před dnem

    Tigre soo kuwi somali baabiyey ma aha xirika kala dhexeya muxu yahay ma awal marki gabre joogey kuwa la shaqeestaa ka mid ahayd?

  • @abdirizakibraahim
    @abdirizakibraahim Před dnem

    Fiqiyow waxbaro

  • @usaamaAhmed
    @usaamaAhmed Před 2 dny

    sudka haigacuno zxb iskabadal zxb

  • @user-wt2kd4np6z
    @user-wt2kd4np6z Před 2 dny +2

    Ina cabdishakuur oo baddii gatay ayaa ku leh siyaasi baan ahay kana waa sidoo kale

  • @warsameali5133
    @warsameali5133 Před 2 dny

    Ninkaan waa ruufiyaan

  • @alikofi2469
    @alikofi2469 Před dnem

    Ninkani wa ki dhihi jiray askartii erteriya wa la laayay

  • @istahilHoohal
    @istahilHoohal Před 2 dny

    Fadlan murtadkan qayb 6 ka soo sameeya

  • @alikofi2469
    @alikofi2469 Před dnem

    Erteriya ciil baad uqabtaa miyaa. Xasan waxa macalin u ah Ismacil. Efeweki ma arursado hanti dadweyne. Cidan aya udhisan . Xasan cidan ma dhisay hantida ma nabadgeliyay

  • @DiiriyeFaarax-ff3gd
    @DiiriyeFaarax-ff3gd Před 2 dny

    WAR NINKUBA WANIN WALAN XASAN IYO FARMAJO AYUU ISGARABDHIGAYA KULAHA CIDANKI WALAXADAY DAGALAYGALE KULAHA KUWI LAKENAY SHEGDHEH MATA DAWLADAYNAN BAD WADAGIN AYA LAGALA HADLAYA BADENI UMAMUQATO MIYA KHAYNUL WADANIYADA SI SOMALIYA OO DHAN DABAYU XASAN KASHIDAY

  • @alikofi2469
    @alikofi2469 Před dnem

    Sababta lo qariyay Ciidanka erteriya wa tarada o badneyd. Wa cidanki ugu badna. O debeda lodiray. Waxa lidka ku ahana wa qarandumis iyo emarad iyo rer galbed

  • @AxmedMaxamuud-fd8yn

    Argagixiso kulahaa war ha isku dirin dalka wey usoo socdaaane 😂

  • @Gaaldile-fs6ee
    @Gaaldile-fs6ee Před 2 dny

    Siyasada ma daneeyo lkn muqalada sida aad u sameso baan ku qancay
    Video editing dhalinyato baa ku xil saran

  • @user-wl9xx1zg3t
    @user-wl9xx1zg3t Před 2 dny

    😂😂😂😂😂😂

  • @alikofi2469
    @alikofi2469 Před dnem

    Jajus tigree wa is cadeysay

  • @Wadani924
    @Wadani924 Před 2 dny

    Weriye Abdijalil mucaarad buu ku yahay maamulka Xasan sida uu u la dhacsan yahay sida Agaasime Abdisalaan u meyd garaacaayo baad ka garan ee uu maqsuudka uga yahay. 😂

  • @user-xv3uz9xi4z
    @user-xv3uz9xi4z Před dnem

    Aroos aaba gashe maxaa waaye waraysigaan aad wado maa wax dabsaartid😂

  • @abdulatifmohammed4603

    this guy is not

  • @AxmedShiiqCabdisalaad-eg1mh

    Turufatoore weyn waaye kan ma ciyaaal buu u sheekeynayaa kkkkkk

  • @user-of4pf3nt8w
    @user-of4pf3nt8w Před dnem

    Sxipow Sanatar maryama Waxa meher saday adiga miyane mase indha heyga le waye Hamplyo hada adi tahy

  • @hassanmohamed4070
    @hassanmohamed4070 Před 2 dny

    Ninkaan waxaan u arkaa nin careesan inoo yahay, wax yaabaha qaarkood waa macquul marku intel ka hadlaayo, lkn inu caayo IQ da somalida oo ognahay caalamka inaa meel kaste madax ka nahay?

  • @OsmaanIlqayte
    @OsmaanIlqayte Před 12 hodinami

    Nin walbo Haley abaalmariyo beentana waligey masheegin

  • @abdulatifmohammed4603

    this guy is Liar Liayer and he wasn't Qualified Nisa

  • @User7654suy
    @User7654suy Před 2 dny

    Qabyo ninkeeda dhameystira.

  • @yuusufmooge8910
    @yuusufmooge8910 Před 2 dny

    Ina guuleed ma balantiyaa looga baxay
    Waa isagii shalay farmaajo waa tuug lahaa maantana
    waakan xasan kulisayee soomaali
    ma dhawa 😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @musaibnnuseir8313
    @musaibnnuseir8313 Před 2 dny

    Ileen wa beenlaawiin kuwani

  • @omarmohamed3034
    @omarmohamed3034 Před dnem

    Kaniii faataale oo beenlow ah

  • @OsmaanIlqayte
    @OsmaanIlqayte Před 12 hodinami

    Arey iska aamus

  • @AhmedBashir-h9y
    @AhmedBashir-h9y Před 2 dny

    dagaal maanan galin tasi ana marqaati ka ah

  • @macruufmaxamedcisman7467

    Siyaasi waa beenlaw beentiisa kudhisa doonitaankiisa maalinta uu jooga
    Farmaajo damac bay ku,weerareen
    Xasana sidookale damac bay kuhaysteen

  • @musaibnnuseir8313
    @musaibnnuseir8313 Před 2 dny

    Laangaab interviewing another laangaab who think they got something to tell us by talking outta they bums. Cuqdad udhinta. Everything will go back to what it used to be.

    • @Arnayud02
      @Arnayud02 Před dnem

      Landhere tuqsado a thy adinee 😂kwrn

  • @user-wt2kd4np6z
    @user-wt2kd4np6z Před 2 dny

    Farmaajo aa ciidamadii eritria buu wadanka ku qabsanaya buu rabaa inuu noo sheego.waana caqli foorara.

    • @Servant10
      @Servant10 Před 2 dny

      Ciiidankii Eritrea laga keenay ayaga ayaa sheegay qorshahaas farmaajo ka lahaa dalka

    • @user-wt2kd4np6z
      @user-wt2kd4np6z Před 2 dny

      @@Servant10 maskaxda ka shaqaysii haddii kale iska aamus

    • @ShafieAbdi-br8dk
      @ShafieAbdi-br8dk Před dnem

      @@Servant10Ciidan miya waxa laga damacsanyahay loo sheegaa, Soomaalida waa dad nuuc kale ah! Xassan ciidamadii waa laayay taas kahadal