Sola Portal
Sola Portal
  • 596
  • 13 451 696

Video

One to one with Haifa, Somalida & Social Media
zhlédnutí 6KPřed měsícem
One to one with Haifa, Somalida & Social Media
Maalgasho Afartaan Cryptocurrency inta lagu jiro April to May 2024, si lacag fiican aad u sameysid.
zhlédnutí 36KPřed měsícem
Maalgasho Afartaan Cryptocurrency inta lagu jiro April to May 2024, si lacag fiican aad u sameysid.
Bilan iyo Raga munaafaqiinta ah ee Somalida.
zhlédnutí 8KPřed měsícem
Bilan iyo Raga munaafaqiinta ah ee Somalida.
Somalida is cadeysa oo lagu arkay cudurka halista ah ee Cushing’s Disease.
zhlédnutí 29KPřed měsícem
Somalida is cadeysa oo lagu arkay cudurka halista ah ee Cushing’s Disease.
Ramadan and Cryptocurrency in Dubai, UAE.
zhlédnutí 3,8KPřed měsícem
Meelaha ugu fiican ee lagu qaato bisha barakeysan ee Ramadaan waa wadamada Muslimka Carabta ah, Dubai waa meelahan ugu jeclahay bisha Soonqaad.
Somalidii Istanbul halkay ka baxeen?
zhlédnutí 4,3KPřed měsícem
Somalidii Istanbul halkay ka baxeen?
Stocks iyo Crypto kuwee laga maal gashan karaa 2024
zhlédnutí 19KPřed 2 měsíci
Casharkaan waxaan ku baran doonaa stocks iyo Crypto aad maal gashi ku sameyn kartid 2024
Nolosha UK maxay ugu adkaatay Somalida?
zhlédnutí 70KPřed 2 měsíci
Nolosha UK maxay ugu adkaatay Somalida?
Wasiir Fardowsa yaa dagaal kusoo qaaday?
zhlédnutí 11KPřed 2 měsíci
Wasiir Fardowsa Osman Egal oo ah Wasiirada Duulista ee Somaliya ayaa waxaa dagaal kusoo qaaday 5 group kala duwan oo mid walba dantiisa wata, SolaPortal ayaa ka faaloon doona siday wax u dhaceen.
Si aan loo arag iPhone search history, DISABLE ka dig APPKAN
zhlédnutí 2,3KPřed 2 měsíci
Journaling and Suggestions waa halis aad u weyn ee DISBALBE ka dhig, si aan loo ogaan search history.
Somalidu maxaa si fudud loogu dhacaa Online?
zhlédnutí 5KPřed 2 měsíci
Somalidu maxaa si fudud loogu dhacaa Online?
Waa maxay DropShopping?
zhlédnutí 8KPřed 2 měsíci
Barnaamijkan waxaan ku eegi doonaa DropShipping oo ah qaab aad u fudud oo Dukaan online ah looga shaqeysan karo. www.shopify.com cj,com
Qaabkee loo furtaa Gemini Crypto Account?
zhlédnutí 18KPřed 2 měsíci
Casharkan waxan ku baran doonaa sida ugu fudud ee loo furan karo Gemini Crypto Accunt iyo sidaad u iibsan kartid CryptoCurrency.
Dheeliga Muna from Vancouver
zhlédnutí 3,8KPřed 2 měsíci
Dheeliga Muna from Vancouver
Qaabkeed u bilaabi kartaa CryptoCurrency?
zhlédnutí 65KPřed 2 měsíci
Qaabkeed u bilaabi kartaa CryptoCurrency?
BTC oo 60 000 USD kor u dhaaftay iyo faalada Macalin Sola
zhlédnutí 7KPřed 2 měsíci
BTC oo 60 000 USD kor u dhaaftay iyo faalada Macalin Sola
Motivation from Prof Sola
zhlédnutí 5KPřed 2 měsíci
Motivation from Prof Sola
Booqashadii cayaartii Arsenal vs Newcastle with walaal Elias
zhlédnutí 2,5KPřed 2 měsíci
Booqashadii cayaartii Arsenal vs Newcastle with walaal Elias
Damal, Best Somali Restaurant in the UK.
zhlédnutí 3,6KPřed 2 měsíci
Damal, Best Somali Restaurant in the UK.
Heshiiska Turk Som ee difaaca Badda Somaliya
zhlédnutí 62KPřed 2 měsíci
Heshiiska Turk Som ee difaaca Badda Somaliya
Heesihii Qaraamiga Somalida oo Cadaan ay Copyrights saarteen.
zhlédnutí 6KPřed 3 měsíci
Heesihii Qaraamiga Somalida oo Cadaan ay Copyrights saarteen.
CryptoCurrency and Stocks with SolaPortal
zhlédnutí 47KPřed 3 měsíci
CryptoCurrency and Stocks with SolaPortal
Hawada Somaliya yaa maamula iyo Gudoomiye Madaale
zhlédnutí 6KPřed 3 měsíci
Hawada Somaliya yaa maamula iyo Gudoomiye Madaale
Sidee isaga ilaalin kartaa in aan ONLINE laguugu dhicin iyo CryptoCurrency
zhlédnutí 12KPřed 3 měsíci
Sidee isaga ilaalin kartaa in aan ONLINE laguugu dhicin iyo CryptoCurrency
Mareykanka iyo Masar oo Digniin u diray Itoobiya.
zhlédnutí 61KPřed 3 měsíci
Mareykanka iyo Masar oo Digniin u diray Itoobiya.
Waxaan maanta 9.2.2024 soo af-jaray arimihii Cali Yare "Matukade"
zhlédnutí 1,4KPřed 3 měsíci
Waxaan maanta 9.2.2024 soo af-jaray arimihii Cali Yare "Matukade"
Qaabkii Muqdisho loo keenay eedaysanihii xaaskiisa ku gubay caasimada.
zhlédnutí 3,4KPřed 3 měsíci
Qaabkii Muqdisho loo keenay eedaysanihii xaaskiisa ku gubay caasimada.
Hawada Somaliya sida loo maamulo iyo Diyaaradah soo gala.
zhlédnutí 4,7KPřed 4 měsíci
Hawada Somaliya sida loo maamulo iyo Diyaaradah soo gala.
9 Hours Sydney Visit
zhlédnutí 2,2KPřed 4 měsíci
9 Hours Sydney Visit

Komentáře

  • @muudahir7081
    @muudahir7081 Před 16 hodinami

    Allah xafido waa sheikh kaliya somalida ka leyahay

  • @NAAJIMEDIANETWORK
    @NAAJIMEDIANETWORK Před dnem

    Sxbw siyaasadadu weey fogtahy somalidune ma fahmi karaan Facebook iyo mesenger waa isticmasha balse lacag kama heleysid marka waa inaad yutub iyo tiktok la ada waa siyasad dad badan aysan kula fahmeyn marka umada ha walain oday hadii la tajirayo adeey kaa muqa lahed

  • @ugaaz
    @ugaaz Před dnem

    BEST EVER SEEN SOMALI TRAVELLING VLOG

  • @mahadismo1478
    @mahadismo1478 Před dnem

    Ustadad kawrn mega inveztment grup wx la hubo ma tahy

  • @xamsecabdilaahi4980

    After 6 years 1 BTC is equal 66k 😮

  • @moal2983
    @moal2983 Před 3 dny

    Asc, Abdinadir Fadlan ma yara xusi kartaa sida lacag loogu shuban karo Binance Somalia, sababtoo ah Cardka Visaha waa ay diideen, direct debit Accountna ma arko, P2Pna sidoo kale ii shaqeyn waayey, maxaa qaldan fadlan iig talo bixi, iyo hadii App kale oo la shaqeynaya Bangiyada Soomaaliya jiro. Mhdsnd

  • @asmaabib3165
    @asmaabib3165 Před 3 dny

    Ader reeer hargisa ayaaaa u hadal eeegtaheee bal icaaawi bitcon rabaaaye

  • @asmaabib3165
    @asmaabib3165 Před 3 dny

    Ader plz icaaaawi ardayad aheee sideee u isticmala plz

  • @videobeautiful3170
    @videobeautiful3170 Před 3 dny

    Fahan baa iibilowday 😍

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 Před 5 dny

    Its very small town even we can't call city

  • @mohamedqaray847
    @mohamedqaray847 Před 5 dny

    Feast wealthy111-(Wcb)2 bullring ppe24/25 elite(eagle-eyed)vstv.

  • @samiyaqasim7442
    @samiyaqasim7442 Před 5 dny

    Wllo anugu ihaya hada 6bil maan kicin walina maankicin wxn waan garan waayay lkn waan garn waayay markn fadhiyo wn fiicanhy lkn markn kaco xanuunkii aduunka ii imanaaya wlhi xalada anaa dareemi Kara Cuno waan ka goay socod wn ka goay waaban garn waayay xanuunkani wuxuu tahyba ilaahy hayna caafiyo

  • @user-hg5wd2bg6f
    @user-hg5wd2bg6f Před 6 dny

    God bless you c/Nasir 🎉🎉🎉🎉

  • @horyaaltv2686
    @horyaaltv2686 Před 6 dny

    Magaalada salalah waan uxiiday Zambia waanacay

  • @ilyasjr7240
    @ilyasjr7240 Před 7 dny

    Maclin pasaport uwaydinaya mana hayo side uga gudba

  • @husseinahmed7756
    @husseinahmed7756 Před 7 dny

    ASC akhyaray xamar xili hora igu danbaysay dhulkan rati wayne miyaa si an uga cabir qato

  • @AhmedIbrahim-bu8tf
    @AhmedIbrahim-bu8tf Před 7 dny

    This four cryptos have very high market cap (MC)- means very hard inaad lacag ka samayso!

  • @abdullahimohamed4833

    Useless coins. graph, Icp and and Matic are better investment

  • @aliileye5223
    @aliileye5223 Před 7 dny

    In aan barto baan rabaaye

  • @aliileye5223
    @aliileye5223 Před 7 dny

    Ustaada casharada cytpto ma bixisaan

  • @RayaanRaage
    @RayaanRaage Před 7 dny

    Mzule sre sharxadada and bey u wngsn yhin lkn anga somali baa nah progrmda no sharxeysid shashada no so saar fahnkena 40% u noqdey hdii shashadano so dhigi laheyd 100%

  • @ibrahimhussein8347
    @ibrahimhussein8347 Před 7 dny

    Asalamu Caleykum Mcalin Sola @Sola Portal waxa bariyahaan soo baxaY WAX la dhaha 2139 Exchange App oo Binance lagu connect gareynaya Kadibna Trade aad ku sameyeysid. sidaa darteed waxan rabay inaa aqbaar kooban naga siiso 2139 Exchange App.Mahadsanid..

  • @vivotv6770
    @vivotv6770 Před 7 dny

    Ustaad mobile iga lumay muhiim ayuu ii yahay iga cawa sida u heli lahaa

  • @vivotv6770
    @vivotv6770 Před 7 dny

    Ustaad mobile iga lumay muhiim ayuu ii yahay iga cawa sida u heli lahaa

  • @vivotv6770
    @vivotv6770 Před 7 dny

    Ustaad mobile iga lumay muhiim ayuu ii yahay iga cawa sida u heli lahaa

  • @vivotv6770
    @vivotv6770 Před 7 dny

    Ustaad mobile iga lumay muhiim ayuu ii yahay iga cawa sida u heli lahaa

  • @ibraahim444
    @ibraahim444 Před 7 dny

    XAGEE KALA SOO XIRIIRAA CRYPTADII AYAAN QOORTA LAGALAY MEEL

  • @user-is6pn9fm8t
    @user-is6pn9fm8t Před 8 dny

    qof aan uduceyo ee ifahansiiya rabaa qaabka loo kado wllyal plze

  • @A.Salahrealman12
    @A.Salahrealman12 Před 8 dny

    Sola waan kaa faaidney mahadsanid

  • @Wakhtibaaigagalay
    @Wakhtibaaigagalay Před 8 dny

    2024 June

  • @husseinyousuf8111
    @husseinyousuf8111 Před 8 dny

    Nio Sola waxad tahay nin guulaystay, aniga waan ku farxaa Somaali guulaystay markan arko, Mashallah ilaahy adiga iyo faamilygaaga ha bafakeeyo. Plz hal codsi baan wataa, waxan ahay wiil dhalinyaro ah oo somalia jooga rabana suuqan crybtoda in uu bilaabao plzz course bilow ilaa dhamaada oo systematic ah noo samee si aan anugan u guulaysanno, xataa lacag ka dhig hadii aad rabto coursada. Mhdsnd. U r my hope ustaad.

  • @user-sd4ns8ol1i
    @user-sd4ns8ol1i Před 8 dny

    Waxan jogaa Ethiopia 🇪🇹

  • @user-wl8bb1rc2o
    @user-wl8bb1rc2o Před 8 dny

    Lakin qoraal ku soo qor kuwa yurub ee simple

  • @blaak23
    @blaak23 Před 9 dny

    What is the point building such beautiful house that have no sewage system clean water and police security in accessible public roads plethora of problems outside the house gangs terrorist roeming aimslessly on the street with impunity ..

  • @amaarrasheed2523
    @amaarrasheed2523 Před 10 dny

    Mida aan kula qabo Ayaa ah qabiil laandheere kaama dhigo. Laandheerenimada waa lacagtas.

  • @faridsomal5841
    @faridsomal5841 Před 10 dny

    war xaggee ka helaa sarifka

  • @cusmaancabduqaadir4667

    Shiiq shika waxan.ku.faraxsanahay in.aad diinta aad fahamsiisay wax culimada jahwarewe ku riiday culumadan oo aan fahmiweynay marka adiga ilahey Ayaa kuu.soo diray umadaan ee sii wad waanadada ilahey.ha.ku.barakeeyo waana.ku salaamaya

  • @Juuhi_
    @Juuhi_ Před 10 dny

    Magaladeydi wxn ka imi 2014😢💔 hdna 2023 ayn ku noqdy xili xaga o ayy kla xirneyd 1 bil un 🤍 wadnkina haka tagina hadi kle wd ka shalayeysn

  • @user-lq7qy1vu2m
    @user-lq7qy1vu2m Před 10 dny

    Sxb nin wuxuw tacbaday ama guul uu gaaray ayaa ninkale ku fanayaa

  • @user-lq7qy1vu2m
    @user-lq7qy1vu2m Před 10 dny

    Laxdhukan col iyo abaar moog xamar kuma gaajonaysid kkkkk cajiib

  • @abdiabdi7915
    @abdiabdi7915 Před 11 dny

    Dawlada Kenya Ethiopia Uganda Angola Botswana Rwanda south Africa Tanzania djabuti Somalialand waxey Ka halaan korontada waxey Ka halaan korontada 150 billion us dollars waxbarashada iyo caafimaadka dalkooda Kenya Uganda Angola Botswana Ethiopia Rwanda south Africa Tanzania djabuti Somalialand Ethiopia waxey Ka halaan 150 billion us dollars ayey kahalaan

  • @abdiabdi7915
    @abdiabdi7915 Před 11 dny

    Dawlada somaaliya waain mam nuucdaa qaadka Kenya qaadka Ethiopia Waxey Ka halaan 150 billion us dollars waxey ku bixiyaan waxbarashada iyo caafimaadka dalkooda ayey Ku bixiyaan dawlada somaaliya waain mam nuucdaa qaadka Kenya qaadka Ethiopia dawlada somaalia

  • @huseinmaxed1584
    @huseinmaxed1584 Před 12 dny

    Ustaadaw kasoo hadal 2139 exchange kasoo hadal scam miyaa mahsnid

  • @manaaatcumar6022
    @manaaatcumar6022 Před 12 dny

    😊

  • @libanelmi6030
    @libanelmi6030 Před 12 dny

    They dont want us or any foreigners in there country so well left them.

  • @MohamedRashidAdam
    @MohamedRashidAdam Před 12 dny

    Thanks

  • @odowaboqore249
    @odowaboqore249 Před 13 dny

    Waxaad islahaa ninkan solo portal wax ka sheeg lakiin waxaad u eeg tahay nin tukada

  • @odowaboqore249
    @odowaboqore249 Před 13 dny

    Maanaa mooday mise wuxuu yidhi waxay guursatay ajanabi waliba cunsiri ah

  • @odowaboqore249
    @odowaboqore249 Před 13 dny

    Cabdi nasir gabdhani gabadhani maxay dee maxay tahay ama macaan baa mis gabadh caan miyaa

  • @odowaboqore249
    @odowaboqore249 Před 13 dny

    Waar ninkani imika waxaad kawada