With delightful Haifa in Helsinki

Sdílet
Vložit

Komentáře • 74

  • @user-ul6fn9ie6q
    @user-ul6fn9ie6q Před měsícem +4

    Wllo wad qurux badantahay ee is astur wad sii qurux badanan lahad

  • @Humblegirll
    @Humblegirll Před měsícem +6

    Somaliland waa dhulki somalida ❤

  • @axmedcabdimaxamud4214
    @axmedcabdimaxamud4214 Před měsícem +2

    Gabar fiican baad thy kliya is astur❤❤

  • @ladanmuhumed1367
    @ladanmuhumed1367 Před měsícem +3

    Western countries My Home 🏡 dhaha Dadkana u diida oo dhaha Wadankiina jooga meesha stress ayaa yaaala yaaab😮shocking 🤯

  • @longlive1968
    @longlive1968 Před měsícem +5

    Sola sxb bashaalka naga dhaaf sxb😅 it's time to make money in 2024 crypto kaso hadal after BTC halving 😮

  • @premdowlow9298
    @premdowlow9298 Před měsícem

    Asc abdinasir adeer waxaa video nooga soo sameysaa etoro turiturial bigener oo dhamaystiran

  • @SabriyeadanSabriye2024
    @SabriyeadanSabriye2024 Před měsícem

    Masha. Allah. Jaceyl. Wngsn.

  • @kadiyeshire9478
    @kadiyeshire9478 Před měsícem

    Shekadan caadi mahan qoftan caadi mahan isku feere sxb sola portal hadii kale anaga nugu feere wa qrxleey❤❤❤❤

  • @AdanIsmaciil-hc2zm
    @AdanIsmaciil-hc2zm Před 5 dny

    Wassab maisticmasha wll

  • @CabdifataaxShCali
    @CabdifataaxShCali Před 7 dny

    Xoogaa laakin is gaad gaad cml ayaa jiro

  • @siciidelmi5769
    @siciidelmi5769 Před měsícem

    Good job

  • @nazeerarale3639
    @nazeerarale3639 Před měsícem

    Professor sola iyo gabadha waa idin salamaya

  • @saidabdi2976
    @saidabdi2976 Před měsícem

    ❤❤❤welcome

  • @SabriyeadanSabriye2024
    @SabriyeadanSabriye2024 Před měsícem

    Hawaaro. Jaceylka❤

  • @vivotv6770
    @vivotv6770 Před 21 dnem

    Ustaad mobile iga lumay muhiim ayuu ii yahay iga cawa sida u heli lahaa

  • @SabriyeadanSabriye2024
    @SabriyeadanSabriye2024 Před měsícem

  • @payitforwardpower9910
    @payitforwardpower9910 Před měsícem

    Ayyy Adheer sola biidar dheer 😂 qolkiisa dan wa wada koofi

  • @ManU-fan1
    @ManU-fan1 Před měsícem +1

    Kaftan wanagsan.

  • @tocakitty1726
    @tocakitty1726 Před měsícem

    Dadka Way fagmi la yihin romantisk waad inaad bartan

  • @odowaboqore249
    @odowaboqore249 Před 27 dny

    Dayacay waa cay

  • @dayibhassan6250
    @dayibhassan6250 Před 28 dny

    Dayacan waxa laga wadaa gabadha aanan laheen qoys ana xaaji ceebna maaha

  • @nimcomaxamed123aadan6
    @nimcomaxamed123aadan6 Před měsícem

    Asalaamu Caleykum Walaal Dayacan waa gabadha Muslimka ah ee is qaawisa ama Akhlaaqda xun lkn maanta sidii hore way dhaantaa in yar halkaa kasiiwada👍

  • @Janagale10
    @Janagale10 Před měsícem +2

    Somaliland✌️🙏🏻💪🏻❤️❤️❤️

  • @rakbah.c
    @rakbah.c Před 28 dny

    Horta Kani faan miyaanu ka ilbixin

  • @AbukarMDeerow
    @AbukarMDeerow Před měsícem +1

    Abti Labadiinaba Prank ayad tihin kwrn he?

  • @abdihassan7735
    @abdihassan7735 Před měsícem

    Ustaad Sola salaan adiga iyo Gabadha. Mansha allaah sharaf ku noolaadda.
    Ustaaddii Binance kii waan Furtey,Laakiin Account Verify waan ku dhibanay. Marwalba Idintity Verification Failed ayuu isoo Qorayaa.
    Maxaan sameeyaa. I need you help pls🙏

  • @longlive1968
    @longlive1968 Před měsícem

    And can I use binance/Coinbase exchange wallet?💱 People say it's not safe warkaas maxa ka jira?

    • @xuseenarab8119
      @xuseenarab8119 Před měsícem +1

      As i think warkas waa been ee shaqeyso nio

    • @LexlutherVII
      @LexlutherVII Před měsícem +1

      yes, you can, especially coinbase,

    • @longlive1968
      @longlive1968 Před měsícem

      @@xuseenarab8119 scams are everywhere 💀

  • @axmedsiciid7050
    @axmedsiciid7050 Před měsícem

    Sola mahadsanid

  • @ibraahim444
    @ibraahim444 Před 21 dnem

    XAGEE KALA SOO XIRIIRAA CRYPTADII AYAAN QOORTA LAGALAY MEEL

  • @cabdiwali9753
    @cabdiwali9753 Před měsícem

    Macalin ayaantaan cashirada ka ma heyno cashirada no so gali macalin

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 Před měsícem

    Kuwani nolosha ka dhacey oo Finland oo marqaamka kulansiiyey Solo Midgaan waa la fahmey kuwani

  • @ENG-ABDIRAHMAAN-JEESTO
    @ENG-ABDIRAHMAAN-JEESTO Před měsícem

    Sir waxan ahay dhalinta kugu xiran ee ka fa idaysata tiktok iyo youtube waxa soo dhigtaba ee hadi aad ii sheegi karto mesha aan ka heli karo wada bilow ila dhamad ah taso tilmaam an ka dhigto eee hada ii sheegi karto plat from an ka barto cyrptocurrncy

  • @user-sb5ou5qk2q
    @user-sb5ou5qk2q Před měsícem

    Walalkay eedada cambaro duwen oo maraykan ku nool waa ilmo adeeraday hooydood waa eedo sharaf leh

  • @cabdiqanifanka529
    @cabdiqanifanka529 Před měsícem

    Magacaan gabadha loogu wacay ok miyaaa

  • @sucaadcabdisucaadcabdi7079
    @sucaadcabdisucaadcabdi7079 Před měsícem

    Somlida wa dad qurux badan m.a lkn gbadhas alle haso hanunsho

  • @yurub5288
    @yurub5288 Před měsícem +2

    Somalilaan waa somalilaan cadowgeedo hajabo

  • @Warfaa7575
    @Warfaa7575 Před měsícem

    MACALIN! 🎉
    Tervetuloa SUOMEEN/ WELCOME TO FINLAND

    • @user-pb8ms9pk2v
      @user-pb8ms9pk2v Před měsícem

      Joskus olen asunut se maasta 1998 from Australia en vielä unohtunut se kieli ei että

  • @Jamac20
    @Jamac20 Před měsícem

    Dumarka lama wareysto maaliyacni iyo qurun bey ka hadlaan

  • @user-gh7rk5fq6t
    @user-gh7rk5fq6t Před měsícem

    Salamullah haifa and sola muqdisho baa idin kasoo salamaya😂

  • @laydhcaafimaad1814
    @laydhcaafimaad1814 Před měsícem

    😂😂😂 Dayacan ammaan wàaye,😂 haddaan dhahdaan explain it/na waan sharraxayaa😂

  • @sixonetwo6334
    @sixonetwo6334 Před měsícem

    Casharadii aawey xaliimo ismaroojineeso maa noogu badashey macalimoow

  • @laydhcaafimaad1814
    @laydhcaafimaad1814 Před měsícem

    Waa isjclaani rabtiin Macallin 😂

  • @xuseenarab8119
    @xuseenarab8119 Před měsícem

    Abti xabiibi lee ha dhihin 😅

  • @WiseWayLife
    @WiseWayLife Před měsícem

    Make crypto video with 20 long please

  • @huseinmaxed1584
    @huseinmaxed1584 Před 25 dny

    Ustaadaw kasoo hadal 2139 exchange kasoo hadal scam miyaa mahsnid

  • @adamyuusuf5097
    @adamyuusuf5097 Před měsícem

    Fin land macnaheeda soo baadh

  • @solokilimber3818
    @solokilimber3818 Před měsícem

    60 san jira assaqa

  • @shakiraali
    @shakiraali Před měsícem

    Solo walalkey aniga wa ku tageera qof Qabiir ah Ayaa tahay lakin gabadha marka aay ku weydisay dayacan ma aqaano maxaa u tiri so ma wanagsaneen in aad waniso ileen ilahey dheldheel noma abuurine wana lagu weydina malintaas. Qof walba diinta Nabi muxamed salalahu caleyhi wasalam ilaalo ayuu ka yahay mise xogaha ilbaxnimadi Ayaa manta noqotay in aan qofka la galin businesskisa may Allah make us understand our Deen aamin ku saliya Rasuulkeena

  • @diiriyeali1073
    @diiriyeali1073 Před měsícem

    KAN XAYAWAANKA RAG MUU XINIINYO TAABANOOYAA? AAWAY RAGII GABADHAAN LA DHASHAY. ISTUSTUS. XAYAWAAN.

  • @AxmedAxmed1234-ru6ot
    @AxmedAxmed1234-ru6ot Před měsícem

    waar gabadha sola portle inooqabo waa gabadh quruxban geelbaynu kabixinaynaa. from buuhoodle wayne

  • @ridwanakiim2297
    @ridwanakiim2297 Před měsícem +3

    She is two cute 🥰

  • @kaltunadam1153
    @kaltunadam1153 Před měsícem

    Kkkkj

  • @AAAbdi-eb2of
    @AAAbdi-eb2of Před měsícem

    Heshiiskii. Ethobiya. Iyo. Somaliland. Waxa. La. Dhamays. Tirayaa. 18 Ma ay
    Sidaa. Ula. Soco

  • @Humblegirll
    @Humblegirll Před měsícem +1

    Somaliland qabiil dhulki qabilka miya abdinasir xarashka noo haysa weyna😅 si fiicn waxn kugu barty twitter sida xarash nogu hayso dhan xidid ka na hee ina naga qalaysa fiicn waxa ina dhex yal ka weyn kubada no daji 😂😂😂😂

    • @mohamudali816
      @mohamudali816 Před měsícem

      Sxb waxa uu ka hadlayo macalinka waa dhul hooyo sida Somali iyo land Somaliland ee ma ahan tii aheyd somaliland hargesa

  • @Kaamayeelin
    @Kaamayeelin Před měsícem

    She is not two cute she’s two ???
    Gabadh aan xijaabneen qurux malaha

  • @princesshawd6859
    @princesshawd6859 Před měsícem

    Creepy people

  • @WiseWayLife
    @WiseWayLife Před měsícem

    Solaportal Make videos of Cryptocurrency please stick to making cryptocurrency and not other non financial videos it keeps your views down, or just making second channel and post on their not here.

  • @amiirqoone5140
    @amiirqoone5140 Před měsícem

    Somlnd dhulkii qabilka miyaa 🤔😂😂 Somaliland is part of Somalia gobolyariswaye Ader hanaqaldin walasocona waxkasta 🤦😜xabad shidanwadataa

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 Před měsícem

    Dayacan waa Jamican raac midani waa kuwa nolosha ka dhacey Sola ayaa la soo shirtagey

  • @heeganbuuxa-tx1te
    @heeganbuuxa-tx1te Před měsícem

    DAYACAN WAA QOF MEEL CIDLA AH JOOGO AMA YAALO

  • @vivotv6770
    @vivotv6770 Před 21 dnem

    Ustaad mobile iga lumay muhiim ayuu ii yahay iga cawa sida u heli lahaa

  • @vivotv6770
    @vivotv6770 Před 21 dnem

    Ustaad mobile iga lumay muhiim ayuu ii yahay iga cawa sida u heli lahaa