Qaabkeed u bilaabi kartaa CryptoCurrency?

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 02. 2024
  • Casharkan waxaan ku baran doonaa sida ugu fudud ee aad ku bilaabi kartid CryptoCurremcy
  • Zábava

Komentáře • 230

  • @jaamacmohamed8573
    @jaamacmohamed8573 Před 3 měsíci +35

    Ustaad CZcams-kaagu wuxuu u baahanyahay in aad playlist u samayso oo aad video walba aad List of Categories aad u diyaariso.

  • @justshortsports9459
    @justshortsports9459 Před 3 měsíci +19

    macalinka he is one of the best inspairing young somali really sababtoo ah laandheere waa midka daboola dhammaan baahidiisa oo awooda in uu u wax qabsado , skills leh , aqoon leh, dadkiisa wax kusooceliyo, maahan midda qabyaaladda.
    macalin sola keep going i really loved all your video updating .

  • @Game4u.90
    @Game4u.90 Před 3 měsíci +5

    The best Somali Teacher

  • @abdulahiaynab797
    @abdulahiaynab797 Před 2 měsíci

    Macallinkaan Waa the first aad wax ii fahamsiiya Thanks alot Our teacher ❤

  • @user-cp1do4zq3f
    @user-cp1do4zq3f Před 3 měsíci +4

    Wlhi macalin daacad ayaa tahay ILAHAY haku xifdiyo

  • @AhmedBaari-st7qe
    @AhmedBaari-st7qe Před 3 měsíci +9

    Abaal aya kaga heyna waqtigada
    Alle ha ku abal gudo. Macalin

  • @ridwanupdulahi7226
    @ridwanupdulahi7226 Před 3 měsíci +1

    Macalin sharaf iyo karaamo insha Allah one day casharadada iyo dhiiri galintada waa ka fa iidaysab donaa

  • @Abdikadir.M
    @Abdikadir.M Před 3 měsíci +2

    Shukran Macalin Abdinasir.

  • @salmaahmed2263
    @salmaahmed2263 Před 2 měsíci +1

    Ani waa isku egnahey. MashaAllah Tabaraka

  • @user-pn1eo4uv6m
    @user-pn1eo4uv6m Před 3 měsíci +6

    Saasn u sugayay wlhy qofka 1aad oo arka

  • @mohamedkhalifshimoy8304
    @mohamedkhalifshimoy8304 Před 3 měsíci +1

    ManshaAllah, Barakalahu Baba.🎉

  • @abdifatahalfa
    @abdifatahalfa Před 3 měsíci +2

    Macalin technical anallysis mana baresaana

  • @DaadirSaafi-dp3sc
    @DaadirSaafi-dp3sc Před 3 měsíci +1

    Mhdsanid teacher aad baad ugu dadaasha dhalinyarada

  • @Yeskos
    @Yeskos Před 3 měsíci +7

    Thank you very much macalin

  • @ismailabdirahman2685
    @ismailabdirahman2685 Před 3 měsíci +2

    Top 10 ugu wacan noo saadali

  • @guuleedwadani6300
    @guuleedwadani6300 Před 2 měsíci +1

    scw. sidee kula soo xariiri kara fadlan muhiim

  • @xamaadamahad6498
    @xamaadamahad6498 Před 3 měsíci +1

    Macalin cashirada soo badi❤❤

  • @bdulahishukri5340
    @bdulahishukri5340 Před 3 měsíci

    Adeero masha ugu wacan

  • @Mohaadubad208
    @Mohaadubad208 Před 3 měsíci +2

    Thnks abdinasir ustaad

  • @Ugaas457
    @Ugaas457 Před 2 měsíci +1

    Waa mahadsantahay abti❤

  • @khadrakulane1591
    @khadrakulane1591 Před 3 měsíci +1

    Thanks laakiin waa nagala soo daahday

  • @abdulazizgulaid7284
    @abdulazizgulaid7284 Před 2 měsíci

    Aad bad u mahad santahay wll rabigeen ha ku barakeeyo

  • @sheekadaDahab
    @sheekadaDahab Před 3 měsíci +1

    sidaa CZcams u bilaabo aa iiga muhiimsan macalin ee ma nala wadaagi kartaa Professor Sola

  • @user-wm9qn9ro7d
    @user-wm9qn9ro7d Před 3 měsíci +1

    Thank you Ustaad

  • @user-nt5br3wo2r
    @user-nt5br3wo2r Před 3 měsíci +1

    asc ugaas thanks sida wangsn eed waxnoogufaaidyesey

  • @abdirashidali6946
    @abdirashidali6946 Před 2 měsíci +1

    Macalin waad mahadsantahay

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish Před 3 měsíci +3

    Macalin mahadsanid

  • @baahiyetech1558
    @baahiyetech1558 Před 3 měsíci +1

    Macalin jasakallaah ❤

  • @MohamedAzhari-ic6cm
    @MohamedAzhari-ic6cm Před 3 měsíci

    legend ustad thanks

  • @bisharfaysal
    @bisharfaysal Před 2 měsíci +1

    Thanks macalin.

  • @axmedlaki1
    @axmedlaki1 Před 2 měsíci +1

    mahadsanid maclin 👏

  • @sheekhabuuyi4964
    @sheekhabuuyi4964 Před 3 měsíci +1

    macalin solo wll aad iyo aad ayaan wax aan ku wareeray , waxaan doonaya inaan ku soo waydiyo ee adoo raali ah marka qof oo saaxibkaaga ahaan jiray waagire hore ah east London Magaciisa ma doonaayo inaan halkaan aan ku soo qoro, wuxuu igu yiri ninkka solo ayaa aqoon kuleh arintaas ee sidee aan kula hariiri karaa wll adigo mahadsan🙏

  • @yuusufsheekhabdisulub4342
    @yuusufsheekhabdisulub4342 Před 3 měsíci

    Thanks Thanks Thanks teacher

  • @Maaxduran7009
    @Maaxduran7009 Před 3 měsíci +1

    Thank you so much

  • @mursalsaidasal8775
    @mursalsaidasal8775 Před měsícem

    Thank you ustaad

  • @user-ug6ef1rr8g
    @user-ug6ef1rr8g Před 2 měsíci

    Mahadsanid macalin.

  • @hassanhusein7210
    @hassanhusein7210 Před 3 měsíci

    Thanks ustaad

  • @hassanahmed370
    @hassanahmed370 Před 3 měsíci

    Mahadsanid macalin

  • @AbdifitahOsmanyare
    @AbdifitahOsmanyare Před 3 měsíci

    Mahadsanid laandheere

  • @KSMK-gs2hj
    @KSMK-gs2hj Před 2 měsíci +3

    Horto waxani ma xalaal baa mise xaaraan faaidada haii dambeysee

  • @shucaybmohamed2832
    @shucaybmohamed2832 Před 3 měsíci +3

    Ustad wmahsantahay Runti aad ban Vidiogaga ugu so dagdagay

  • @abdirahmanhassan4757
    @abdirahmanhassan4757 Před 3 měsíci

    Thanks allot macalin

  • @suurtagal1977
    @suurtagal1977 Před 3 měsíci

    Mahadsanid macaalin❤

  • @badrigass4135
    @badrigass4135 Před měsícem

    Mahadsanid wankaa faaidney

  • @ismailabdirahman2685
    @ismailabdirahman2685 Před 3 měsíci +1

    Ustaad

  • @keeneonlinemarket5494
    @keeneonlinemarket5494 Před 3 měsíci +3

    Ninkaan strees ayaa haya somali badan ayaa wareeriso ku xiray qurbena wa jooga oo iska dhib badan, hadu marketka wax badan ka aqoon lahaa ma dhaheeen 3 beri ana idin kafale qadaya hadad lacag ka waydan suuqana wa qasab ah mar walba oo move wayn dhaho ama high volotile wa qasab inuu masto, oo waliba jimaado 50k ama 45k ama ka hooseba qofka marka hada iibsaday ee 3 beri lacag sugayey maxaa ku dhacaya su'aasha kale waxay tahay centeral bank iyo waliba ninkaan la dhaho FED ee maamula bamkiga dhexe iyo aad ayey u dhibaysa bitcon in xawaarahaas ku dhaqaado wax walba oo dacayad oo hoos u dhimi karana wa qasab bankiyada dhexe oo dhan inay sameeyan. Inkasto lacag aan maamul dhehx lahayn tahay hadana wax walba wa sadaalin dadkana wa in uu dhaha waxaad ka marantaan oo mustaqbalka ubadkina wax u noqota gashta lkn 3 beri wali bee noqon wallhi wa beenti nahaabku

  • @maankaalimuse9573
    @maankaalimuse9573 Před 3 měsíci

    Macalin xagee kala Soo xariiraa

  • @user-lf8gd3hv9x
    @user-lf8gd3hv9x Před 3 měsíci +1

    wad ku mahadsantahay

  • @asadahmet
    @asadahmet Před 3 měsíci +1

    Oky waa warbixin aad u macquulsan waxaan isku deyi inaan ka sal gaadho detana mudo ka dib ayaa ku so Noqon anoo repely so galaya inzha allah❤🎉z

  • @cabdisamadhaybe2191
    @cabdisamadhaybe2191 Před 3 měsíci

    Mahadsanid

  • @ibraahiim-tm8fl
    @ibraahiim-tm8fl Před 2 měsíci +1

    Asc macalin cabdi naasir waxaan rabaa inaan kala ugaada mafuran Kara anigo jooga Mogadishu waana ku mahad santahay macalin 🙏

  • @user-ev5rm2ho1r
    @user-ev5rm2ho1r Před 2 měsíci

    MASHA ALAH

  • @mohamedissack4832
    @mohamedissack4832 Před měsícem

    Thanks maclim

  • @user-jl6vq7tg2r
    @user-jl6vq7tg2r Před měsícem

    Thank you

  • @Hallas51
    @Hallas51 Před měsícem

    Ustaad arrintaa inaad iga caawiso rabbba. Eng Naasirow

  • @Nasrione
    @Nasrione Před 3 měsíci

    Ustaad Best coins to invest right now nala wadaag plz

  • @husseinyousuf8111
    @husseinyousuf8111 Před 22 dny

    Nio Sola waxad tahay nin guulaystay, aniga waan ku farxaa Somaali guulaystay markan arko, Mashallah ilaahy adiga iyo faamilygaaga ha bafakeeyo. Plz hal codsi baan wataa, waxan ahay wiil dhalinyaro ah oo somalia jooga rabana suuqan crybtoda in uu bilaabao plzz course bilow ilaa dhamaada oo systematic ah noo samee si aan anugan u guulaysanno, xataa lacag ka dhig hadii aad rabto coursada. Mhdsnd. U r my hope ustaad.

  • @aadamisports446
    @aadamisports446 Před 3 měsíci

    Macalimoow adigoo Mahadsanid waxaan ku su'aali lahaa, Sideen cryptocurrency u gadan karaa anogoo isticmaalaaya PayPal? Waxaan joogaa Europe.

  • @ikraali172
    @ikraali172 Před 2 měsíci

    Macalin please playlist ❤

  • @ahmedyuusuf8941
    @ahmedyuusuf8941 Před 3 měsíci +1

    Ustaad trust wallet ahaan maku maalgashan karaa?

  • @pubgBOss2019
    @pubgBOss2019 Před 3 měsíci

    Asc waxaa rabaa karkaa aan wax walbo ku iibsan kara xagee aya ka hili karaa?

  • @user-vz5qh5xk1r
    @user-vz5qh5xk1r Před 3 měsíci +1

    Ustaad wlhi wan fahmi laaa
    Aad iyo aad nad umahdsantahy

  • @moha7433
    @moha7433 Před 3 měsíci

    Ustad trust wallet ma isticmale garaa madama binance passport la'aan la sameyn garin

  • @AnabAbdulahijinow
    @AnabAbdulahijinow Před měsícem

    Walal waad mahadsantahay Appka miyaa lasodaga qof bilaw ah ban ahay fadlan icawi Germania joga

  • @sabriahmed1918
    @sabriahmed1918 Před 3 měsíci +1

    Halal miya

  • @MohamedNour-zm4sx
    @MohamedNour-zm4sx Před 3 měsíci +1

    Macalin salaam martcar ma ku shaqeena

  • @DaadirSaafi-dp3sc
    @DaadirSaafi-dp3sc Před 3 měsíci

    Teacher which app to analyse OF these top10 oo clean ahh from 1D. TO 1HOUR PLS.

  • @abdikaniahmed8177
    @abdikaniahmed8177 Před měsícem

    Boss caahiro isku xigga kasoo diyaari cilmigiisa barashada ah

  • @dahirahmed572
    @dahirahmed572 Před 3 měsíci +1

    شكرا استاذ الغالي ❤

  • @haqabtiremedia01
    @haqabtiremedia01 Před 3 měsíci

    Ustaad plylist maxaa usameyn weysay

  • @hassanaden9225
    @hassanaden9225 Před 2 měsíci +2

    Suuqan wa bila regulation cid xakamaysa mlhn risk gisa badan anago somali ahna dagdag ayaan lacag ku radinaa. Waxa iga tala ah in aan lagu dagdagin xita elon musk aya qasa suqaan si coins ka qaarkood suuqa loga saaro. Yaa lagu dagdagin. Talo wall

    • @AhmedIbra-jk6hm
      @AhmedIbra-jk6hm Před měsícem

      Bro wax ma Maka fahamsanthy inan ku so biiro an rabaa hadi ad ii fa idinkarto plz

  • @abdiwahidmukhtar7674
    @abdiwahidmukhtar7674 Před 3 měsíci +1

    Ustaad wax barashadii website soo celi

  • @alinaste895
    @alinaste895 Před 3 měsíci

    Ustaad waxan kuwey diina MasterCard ka bankiyada Somalida malagu gadan karaya

  • @ahmedupdirahman
    @ahmedupdirahman Před 3 měsíci +1

    Ustad playlist u same Cashrada Cryptocurrency

  • @mimijannagale9724
    @mimijannagale9724 Před 3 měsíci +2

    I wish 6 years ago inaan fiirsan laha chanelkaga, lakiin Alhamdulillah last four years I’m in to investment, Ethereum🎉
    Ustad Mahadsanid!

  • @caaqilcade1946
    @caaqilcade1946 Před měsícem

    Ninkan waa hal-door

  • @abdihassan7735
    @abdihassan7735 Před 2 měsíci +1

    Sola mahadsanid wlahi caawa waxan kaa Qorey xikmad-__ Laandheere waa ninkii Lacag haysta ! Ship iska dheh.

  • @xamdamohamuudali3195
    @xamdamohamuudali3195 Před 3 měsíci

    somaliya anoo joga Mala bixi karaa tee kleh bil kasta makala bixi karaa❤

  • @somaliICTtrader
    @somaliICTtrader Před 3 měsíci +1

    Bianance waan heestaa
    Balse qaabka loogashto lacagta ani maaaqaano walaahi.

  • @Alimohamed-kq8ds
    @Alimohamed-kq8ds Před 3 měsíci

    Macalin qof aan wali furan hadda ugu horrayso halkuu ka bilaabayaa

  • @guleidhussein8024
    @guleidhussein8024 Před 3 měsíci

    *sida loo iibsato na tus ustaad*

  • @Mohamudsid
    @Mohamudsid Před 3 měsíci

    Wcs👋🏽

  • @macruufmaxamedcisman7467
    @macruufmaxamedcisman7467 Před 3 měsíci

    Falastiin iyo shabaab maxay kula,duwanyihiin ??

  • @mowliidmaxamed1978
    @mowliidmaxamed1978 Před 3 měsíci

    Bank soomali noo sarifo ma jiraaheee?

  • @xamaadamahad6498
    @xamaadamahad6498 Před 3 měsíci

    M.a ❤

  • @odowaboqore249
    @odowaboqore249 Před 2 měsíci

    Jamacada miyaad dhigataa xiligan waana xegee jacada aad sheegaysa

  • @UmuAmiirachannel
    @UmuAmiirachannel Před měsícem

    Asc maclin uk ayan jooga lakin binanance iima shaqeynayo

  • @hazaaamchannel6800
    @hazaaamchannel6800 Před 3 měsíci

    Macalin salona coin ka hadal pls

  • @mostafabdullahi7376
    @mostafabdullahi7376 Před 11 dny

    Ustaad sola telegram maa noo soo gashid si joogto ah ayaan kula socon leheene

  • @anasinhoofficial3408
    @anasinhoofficial3408 Před 3 měsíci +1

    Ustaad kasoo hadal MEXC

  • @mamamcn1599
    @mamamcn1599 Před 3 měsíci

    war ninkaan 2024 ayaan barta monitor miyaa?

  • @alixamse46
    @alixamse46 Před měsícem

    Ustaat casharada sideey ukala horeeyaan

  • @zarqawirooxanta4390
    @zarqawirooxanta4390 Před 2 měsíci

    Waxan inuu Xaaran yay maydan ogayn wllo.
    Mise waa badheedh santihin

  • @AhmedIbrahim-ew8jg
    @AhmedIbrahim-ew8jg Před 2 měsíci

    Kawaran CMC platform?

  • @OmarAli-gr2cf
    @OmarAli-gr2cf Před 2 měsíci +1

    Kani walhi wa tuuug crypto lama garanayo qof leh kumanaaan qoof ayaa xoolahoda ku waayay bal eega magacan youtube ka kuqora luna crypto waalhi dadka qaar baa noshooda ku waaayay iska ilaa Liya crypto hadaa invement rabto gali company laga ranaayo sida amazon apple Samsung Google tuugan iska ilaaliya

  • @cnaasirmuumin4549
    @cnaasirmuumin4549 Před 3 měsíci

    Ustaad mobile malaga isticmaale karaa

  • @cawojama
    @cawojama Před 2 měsíci

    Asc wll cabdinasir

  • @Asmoabdi-lk2gw
    @Asmoabdi-lk2gw Před měsícem

    Ma kumputer lee lagaa isticmaali karaa mise mobaylkaga wad ka isticmaali kartaa😮

  • @jacfar22osman78
    @jacfar22osman78 Před 3 měsíci

    Sola bro finance Kama shaqeynayso canada

  • @Liizaynaanbouofficial311
    @Liizaynaanbouofficial311 Před měsícem

    Sidee ubaran karaa waliba luuqada soomaliga plse qofkii haya haiha caawiyo 🙏🙏❣️