Damal, Best Somali Restaurant in the UK.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 24. 02. 2024
  • Waxaan maalin Jimca ah booqasho ku tagnay maqaayada caanka ah ee Damal oo ku taala Barigga magaalada London, runtii waxaan kala kulanay aniga iyo wiilkeyga soo dhoweyn aad u wanaagsan iyo cunta Somali tii ugu dhadhanka wanaagsaneyd ee aan ka cuno maqaaxi Somali ah oo ku taala UK.
  • Zábava

Komentáře • 8

  • @hassanahmed370
    @hassanahmed370 Před 3 měsíci +1

    Waaw maansha allaah ha idiin macaanaato walaalkeey soola

  • @mohamad3510
    @mohamad3510 Před 3 měsíci +2

    Keed dhacaan kiisa As dhalaaa

  • @hassanhussein272
    @hassanhussein272 Před měsícem

    Maalaayacni fooqal maalaa yacni iminka maxaad na tustay Ma futadaada

  • @Jungalmedia12
    @Jungalmedia12 Před 3 měsíci

    Frist

  • @thecalling1452
    @thecalling1452 Před 3 měsíci

    Sola makhaayadan wa in ala qaadacayo. Dadkeeni iyo dhaqankeeni bay ku caayeen online, way na afxumeeyeen, ka fiirso

  • @abdirashidhussein3029
    @abdirashidhussein3029 Před 3 měsíci

    SOLAR MAXA MASOONEN MIYA MANTA.

  • @canabcabdulle6500
    @canabcabdulle6500 Před 3 měsíci

    BROTHERS1 @Bruce groof /Tottenham Is No:1☝🏾and it’s food are mouth melting💯👌🏾🙏🏾.
    #Thanks Mr. Chef Biir🙏🏾.
    Not this One “Damal”

    • @roobledaris193
      @roobledaris193 Před 3 měsíci +1

      Let the people have their choices, no one asked you about your opinion, so don't be xaasid. Soomaali ayaan u nacay inay wax walba tooda uun loo raaxo and false advertisement 😠