One to one with Haifa, Somalida & Social Media

Sdílet
Vložit

Komentáře • 94

  • @ahmedomarosman9540
    @ahmedomarosman9540 Před měsícem +10

    Naag qaawan iyada dhunsan Allah Soo hanuuniyo

  • @abdifataaxabdallah
    @abdifataaxabdallah Před měsícem +5

    Aduunyo waxaan joognaa somalida lagala tashanayo gabar dhaqan somaliyeed lahayn qaawan iyo sole oo aan waxba dhaamin war ilaahay ka cabsoo ustaadnimadaadii ku laabo
    Koley gabadhaan waxaad u keentay inaad si dadban wax ugu sheegto al yacni qaabkaani ma fiicna

  • @furqanabidnoor6603
    @furqanabidnoor6603 Před měsícem +2

    When it came to marriage problems should be in privacy to resolve only husband and wife no one else no social media no people.

  • @furqanabidnoor6603
    @furqanabidnoor6603 Před měsícem

    It great for our community

  • @premdowlow9298
    @premdowlow9298 Před měsícem

    Asc abdinasir adeer waxaa video nooga soo sameysaa etoro turiturial bigener oo dhamaystiran😊

  • @Abas-jj5fq
    @Abas-jj5fq Před měsícem +5

    Xijaabka islaamka waxuu uwaajib yeelay 1-in alle lagu caabudo
    2- waa in la ilaaliyo bulshada dhareenkooda jinsiyadeed
    Yacni in aysan kugu dhicin afka carabiga wxa lagu dhaho (البرود الجنسية ).
    Oo qof ubaahdo kaniini si uu dareenkiisa kor uqaado iyo stimulation
    UJEED KEYGA WAAD FAHANTEENAA UMALEYNAAAA

    • @lubex3486
      @lubex3486 Před měsícem +1

      waxa aad qorayso ma la socotaa horta? .mise waxaad tahay daba nacas ah oo iska hadlaya.....

    • @Abas-jj5fq
      @Abas-jj5fq Před měsícem

      @@lubex3486 cayda waxay kamid tahay waxyaabaha ugu liita ee dadka lagu awood sheegto
      Lkn cilmiga ayaa kasareeyo, aniga mas-allo baan dhiibtay adigane waad caaytamee

    • @Abas-jj5fq
      @Abas-jj5fq Před měsícem

      @@lubex3486 caadifada intaad iska dhaafto waxbaro masuuul ha caytamineeee

  • @maslahahmed3524
    @maslahahmed3524 Před měsícem +2

    Soolo akhii umadda haduu allah kuu siiyay inaa wax u sheegto allah ooga xishood qoftaan inaad soowaaniso oo madaxa usoodaddo ayay aheed.
    Dad ka ku daawad waa sonalibaf somaliga ku hadlo oo 100% muslim ah.
    Marka waan ku daawadaa laaakiin dan danbi lee laga faa ii daa maxaa ka casuumee.
    Waxay ka dhigantahay xayisiin dumarkeena qaawan oo macsi 24saac ah ku jira
    Marka akhiivl waxaa aa soo duubi xag diin marka ka fiiri.bini aadam bini aadam ha iska dhaadhican.
    Adi laftaada sheekadaas haku bixin.
    Waana igawaano
    و بالله توفيق

  • @nimcomaxamed123aadan6
    @nimcomaxamed123aadan6 Před měsícem +2

    Queen qaawan iyo gabadhan isu eeka mise anaa mooday

  • @M.H.F23
    @M.H.F23 Před měsícem +1

    ASC my dear brother Solar and sister Haifa.
    Thank you for tutorials program and supporting our Somalia brother and sister.
    In my view we need rehabilitation system back home and outside the country.
    We'll done for your hard time and keep up the good work.
    Much appreciated for all your programs
    Mustafa ❤❤

  • @ahmedabdi0
    @ahmedabdi0 Před měsícem +3

    Wa gabar dagan m.a barnamij aad uqurx badn xoga yar iny is asturto aya la rabay barnamijkan midka ku xiga i.a ha is asturto ❤

  • @libanbariyoow8327
    @libanbariyoow8327 Před měsícem

    Waa aduun macaanki kadhamaday war gabar qaawan caqliga kujiro oolaga waree sanaaya maxee tahay

  • @mohamedtube8332
    @mohamedtube8332 Před měsícem

    Allah kabaq sxb portal qofka aad wareysi ka qabatay wey qaawan tahay Marka qof asigiiba qaawan kama hadli karro wacyi galin.

  • @DAYMADA
    @DAYMADA Před měsícem

    Waa waraysi aad u wanaagsan ustaad waana idin salamay adiga Haifa nosoo badiya 👏

  • @Footballgamer1589
    @Footballgamer1589 Před 9 dny

    Bal dad afrikaan ah oo madmadaw oo is nacay oo midab aan ilaahayba siin u ooyaya in ay cadaan noqdaan sida reer Yurub oo kale! Naagtan madaw iyo ninka madaw ee soomaaliga ah runta haku noqdaan

  • @vizasoman
    @vizasoman Před měsícem +2

    Codka waa hooseeyaa prof

  • @Sara_1431
    @Sara_1431 Před měsícem

    Abayo is astur

  • @WiseWayLife
    @WiseWayLife Před měsícem

    Make crypto video

  • @LiibaanMohamedKabloow
    @LiibaanMohamedKabloow Před měsícem

    MAGACA HAIFA AYA LA XAYEYSINAYA OO AH MAGAC YAHUUDA BAXSATO, WAX FAHMA

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish Před měsícem +5

    Lkn waa iga Su'aale, maxay u Qaawantahay Gabadhaan?

    • @LexlutherVII
      @LexlutherVII Před měsícem

      ma qaawan, ee wax baa indhahaaga ka khaldan ee isbitaalka indhaha aad u baahan tahay

    • @liibaansoomaali6284
      @liibaansoomaali6284 Před 22 hodinami

      ​@@LexlutherVIIwey qawaan tahay ee jooji shuupo caabudnimada

    • @LexlutherVII
      @LexlutherVII Před 20 hodinami

      @@liibaansoomaali6284 Doqoneey adiga ayaa is cayeey is sharaxay kolay, teda kale qaawanaanta micnaheeda soo baro intaanad hadlin,

    • @LexlutherVII
      @LexlutherVII Před 20 hodinami

      @@liibaansoomaali6284 Doqoneey adiga ayaa is cayeey is sharaxay kolay, teda kale qaawanaanta micnaheeda soo baro intaanad hadlin,

    • @lubex3486
      @lubex3486 Před 20 hodinami

      @@liibaansoomaali6284 shuupo iyo waxyaabaha aad qortay, adigay kaa muuqdaan

  • @SabriyeadanSabriye2024
    @SabriyeadanSabriye2024 Před měsícem

    Masha. Allah. Waa. Dhaqan. Wngsn. In. Bulshada. La. Wacyi. Galiyo. Si. Wngsn. Halkiina. Kasoiwa❤🎉

  • @user-kq9fb9iy8d
    @user-kq9fb9iy8d Před měsícem +2

    Somaliye saqajamin baa tihin qofka markad waxhusheygeysin sitartiba waxhugushey hiyado qawan hiney hi niga himan badantahe badicikarta ee yes xijabka Allah nagu hamrey but how many Somali women oo xijaban oo salada tukaneyn oo hiyagow laqabow raag kaleh lashifsanayow so don’t judge a book by its cover waxey sheygayan is true

  • @Xuska-bukgaari-xuska
    @Xuska-bukgaari-xuska Před měsícem

    Macalin maanta ma qoftaas ba ino keentay

  • @Madaale1
    @Madaale1 Před měsícem

    Ustaad waligey kaama filaynin in aad gabar qaawan noo keenaysid waxkale mooyaame.
    waxaan dhowrayay casharo cryptocurrency ama waxkale lkn caawa wax wayn ayaa iska badaley arigtida aan kaa haystay mahad said!!!!

  • @ismaanurse3038
    @ismaanurse3038 Před měsícem

    Adigaaba wax fun nadaawad siinaya 😂😂😂😂

  • @axmeddaacad9497
    @axmeddaacad9497 Před měsícem +1

    Odey weyn baa tahay hadad umada xumanta ka wacyi galineyso mida ku ak fadhida ka bilow adigaa xumanta jecel kadib waxa iska dhigee nin ka hor tagayo

  • @odowaboqore249
    @odowaboqore249 Před měsícem

    Waar gabadhaha

  • @odowaboqore249
    @odowaboqore249 Před měsícem

    Maanaa mooday mise wuxuu yidhi waxay guursatay ajanabi waliba cunsiri ah

  • @user-gb1tn3cn2b
    @user-gb1tn3cn2b Před měsícem

    Qofkaa kabaha katolaneeysid kabtiisa lafiirshaa marka gabadhan haduu Allah hanuun ugu talagalay Allaha hadeeyo

  • @elclassicgame7400
    @elclassicgame7400 Před měsícem

    Macalin ka soo hadal mexc kasoo qaabka lacag loogu shubto prof

  • @user-qs3pl5dj7k
    @user-qs3pl5dj7k Před měsícem

    Qofta lambarkeda share noooso dheh 😂
    I mean her internet platforms

  • @bongasasa3895
    @bongasasa3895 Před měsícem

    Bariis Dhalac is a deal breaker for me if Atariisho can’t whip up some delicious Bariis dhalac we have no business together! Next

  • @Abas-jj5fq
    @Abas-jj5fq Před měsícem +1

    Marka naag saan uqaaban baa Ila joogta waxna madareemaayi waajirantahay ee consultant doctor kaada aaad

    • @hshshsshususs9265
      @hshshsshususs9265 Před měsícem

      haddii aan xaqiiqada eegno qofka xanuunsan ee aan maskaxdu lahayn waa adiga

    • @Abas-jj5fq
      @Abas-jj5fq Před měsícem +1

      @hshshsshususs9265 Adiga nin miyaa tahay mise naag anyway labadeena bulshadeena dhan ma mateli karno ee waxaad sameynee
      Asxaaptaada weydii "qof aan kugu jinsi aheeyn markaad aragtid xubnihiisa qeyb kamid ah " dareen jinsi maku galaa dheh badankooda fiiiri

    • @cabdirabbicabdilahi3464
      @cabdirabbicabdilahi3464 Před měsícem

      Sola Maanta barnaamijkaagu si fiican ayuu uqorshaysan yahay 😮

  • @mohassan5087
    @mohassan5087 Před měsícem

    Haifa iyadiiba magacii hooyadeed iyo abaheed u bixiyay ka guurtay

  • @akshaale
    @akshaale Před měsícem +1

    Iyada maxaa kala duwan kalxamaheeda iyo wejigeeda????

  • @asadali-cq9gj
    @asadali-cq9gj Před měsícem

    Waxaad ka soo jawaabtan sababta adka caanka ka ah baraha bulshada guurkoodu u burburo iyaga oo iska dhiga dad jacayl xad dhaafa isu qaba.

  • @ismaanurse3038
    @ismaanurse3038 Před měsícem

    Caaaaac😂 tan si aad u wasaysay futo u ekaatay

  • @ShuiapAhmed
    @ShuiapAhmed Před měsícem

    YAA ?????? Waa maxay sheekadan 😂

  • @Abdikadir1984
    @Abdikadir1984 Před měsícem

    Haifa waa magac u eg magac yuhuudeed

  • @riyoxidhohawdgunti3179
    @riyoxidhohawdgunti3179 Před měsícem

    GABADHANI WAA GABADHI UU FURAY CABDIQADIR BOOS YAGU IS QABAY IN KA YAR 6 bilood

  • @axmadmacalinxusen7408
    @axmadmacalinxusen7408 Před měsícem +2

    Ma naagta qawan ba wax og

    • @hshshsshususs9265
      @hshshsshususs9265 Před měsícem

      jaahilnimadaada iyo nacasnimadaada ayaad muujisay

    • @lubex3486
      @lubex3486 Před měsícem

      xataa ma gaadhi kartid, sababtoo ah maskaxda ayaad ka madhan tahay

    • @lubex3486
      @lubex3486 Před měsícem

      @@hshshsshususs9265 sax 👍

    • @AhmedDaariq
      @AhmedDaariq Před měsícem

      @@lubex3486 qawanaanta ayaa maskax badnaan ah wll hhhhhhhhhhhhhhhhhhhh

  • @odowaboqore249
    @odowaboqore249 Před měsícem

    Gabadhani

  • @odowaboqore249
    @odowaboqore249 Před měsícem

    Cabdi nasir gabdhani gabadhani maxay dee maxay tahay ama macaan baa mis gabadh caan miyaa

  • @bishaarcabdiqani1249
    @bishaarcabdiqani1249 Před měsícem

    Run ahaan qofka aad waraysanayso markii hore waxaan u qabay Ropot aba A.I war Cawrada qarso dheh caro alle ku dhacdayda

  • @KhadarMK12
    @KhadarMK12 Před měsícem

    Saan Hollywood nimo ama reer magaal nimo ma aha bro, xitaa gaalada cadaanka marka ee Somalia 🇸🇴 ee imaadaan dumarkooda marka ee ka qeyb galayaan munaasabad inta badan xitaa madaxa aa qamaar loo saraa ama waa loo arturaa, subxaanallah adi gabadh walaasha somaaliyeed oo si yar aad wax u faham sii karto oo dhihi karto wll please madaxa daboolo lkn hadii aa sidaan aa u faham satahay ama iyada ee u faham santahay inee tahay reer magaalnimo waa wax kalle

  • @Fahad_mohamed12
    @Fahad_mohamed12 Před měsícem

    M.a waa mowduuc wngsan lkn waxa habooneed wlshen ine is asturto

  • @nimcomaxamed123aadan6
    @nimcomaxamed123aadan6 Před měsícem

    Naayaa maxaa ku qaawiyay ma naag waalan baatahay is astur walaal

  • @ManU-fan1
    @ManU-fan1 Před měsícem

    Telkiina yaa fiiriya kuwa leh gabar baa qaawan. Wax kle oo ku durtaan ma weydeen gabadhaas

  • @Abdikadir1984
    @Abdikadir1984 Před měsícem

    Solo haduu sidan qurux uyaqaano 😂😂😂😂

  • @Abdikadir1984
    @Abdikadir1984 Před měsícem

    Gabadhan astur la aan teeda markii lagatago way aqlibadan tahay

  • @faafintakhayrka5457
    @faafintakhayrka5457 Před měsícem

    Niyow adaaba kamarada iskucadaynayee maxad kashegi dumarka. waliba cawro qawana waad waraysanaysaa.
    Balyaabkan eega!

  • @Samawade25
    @Samawade25 Před měsícem

    Sola gabartan CZcams miyuu ufuri rabaa wareysi aan wax qiimo ah lahayn

  • @AbdikaNi2
    @AbdikaNi2 Před měsícem +1

    sola gabadhaan maaha kuwa aad suaalahaan ookale weydiin laheyd gaar ahaan kuwa xirrirka kusaabsan maxaa yeelay ama daacad kama aha ama aqoon umalaha waxaadna moodaa dhaqanka feminism inuu ku tallaalanyahay marka naga hubi dadka aad wareysaneyso duco qabe yaanan ku inkaarine 🤣🤣🤣

  • @WiseWayLife
    @WiseWayLife Před měsícem

    Please fix your system

  • @libanshire68
    @libanshire68 Před měsícem

    Kkkk naagtan qawan ma xikmad nogaradisey

  • @elclassicgame7400
    @elclassicgame7400 Před měsícem

    Macalim kasoo hadal MEXC

  • @sixonetwo6334
    @sixonetwo6334 Před měsícem

    It is one on one not on to one. Mr teacher

  • @user-jo4ns8eo8r
    @user-jo4ns8eo8r Před měsícem

    CABDINAASIR SOLA WAKA XUMAHAY GABAR QAAWAN INA NAHORKEETID WA NASIIBDARO

  • @maryanmohamud336
    @maryanmohamud336 Před měsícem

    Gabadhaan gabadha waalan la dhaho walaasheed miyaa way u egtahay Waana u hadal egtahay

  • @Caliya529
    @Caliya529 Před měsícem

    Qofka saan dhan loma firiyo solo

  • @user-wj4ex9wy7t
    @user-wj4ex9wy7t Před měsícem

    Mahadasanid walala inlakala faa'idaysto waa wax lobahanyahay

  • @WiseWayLife
    @WiseWayLife Před měsícem

    Please stick to making crypto videos not reactions videos your views will go down make second channel for this

  • @Cabdijibaar-sb2sb
    @Cabdijibaar-sb2sb Před měsícem

    waar naagtan qaawan ee aad waxnoo waydinaysaa waaxay ninkaagi waynaa saad nooqotay is astur ku dheh oo adna ka hor kac

  • @asadali-cq9gj
    @asadali-cq9gj Před měsícem

    Iyadii ayaaba lunsane maxay cid wax usheegtaa cawradaada qarso dheh

  • @libanshire68
    @libanshire68 Před měsícem

    Solar mashruuc bukiqata inu dhumiyo dhaqanka iyo diinta

  • @yassinhasan6871
    @yassinhasan6871 Před měsícem

    War heedhe ma saas ba ku danbeysey in aad bulsho waynta la so horfadjiisato qof noocaan ah shame on the

  • @anab9951
    @anab9951 Před měsícem

    Sola sumcadaadii hoos bay u dhacdey maadaama gabadh qaawan aad wareysanayso halkaa waxaa ka so baxaya dhaqan xumo maxaad wax saxdaan iyadiibaaban saxnayne. Mad tiraahdid all xijaabo kahor inta aanan wareysiga kaa qaadin ood u nasteexadaysid sorry sola intaa inaad is fiican tahay baan moodayey

  • @odowaboqore249
    @odowaboqore249 Před měsícem

    Waar ninkani imika waxaad kawada

  • @mohaqani1041
    @mohaqani1041 Před měsícem

    War ninkaan been badanaa gabadha wuxuu ka dhaa dhicinayo day

  • @yahyemohamed1865
    @yahyemohamed1865 Před měsícem

    Naag dhar ıyo dhaqan kaqaawan ıyo nın dhar wata oo dhaqanka kaqaawan oo ıswareysanaya markaan arkay waan ka gudbay. Low IQ wixii Solo dhihi jiray waaye labadaan.
    Dhaqan ka suuban allaha idiin tuso adinka iyo anakaba.

  • @maryanmohamud336
    @maryanmohamud336 Před měsícem

    Sola gabadha aad waraysanayso maxay isu asturaynin not good in aad waraysato xogaa Waa laga fiican yahay in aad Waxaan soo gudbiso

    • @e2oet706
      @e2oet706 Před měsícem

      😂😂😂 somalis and Hijab and haram police so do u want him to force this grown ass woman to wear Hijab abayo reer badiyanimada iska dey dambiga wuu badanyahey

  • @warsamemeesho5949
    @warsamemeesho5949 Před měsícem

    adeer qaawanideeda ma adiga danbi laguu qori hadaanad doneyn get off

    • @e2oet706
      @e2oet706 Před měsícem

      Get a life bro your brains are always in the sewage dhambiga wu badanyahay don't sexualize everything

    • @e2oet706
      @e2oet706 Před měsícem

      Man get you head off the sewage dhambiga wu badanyihey don't sexualize everything

  • @alinaaden7674
    @alinaaden7674 Před měsícem

    Sideeba loo cawinkara the somali community si qabilka loo ga badbaadiyo. Specifically gameka qabilka

  • @nimcomaxamed123aadan6
    @nimcomaxamed123aadan6 Před měsícem

    Naayaa maxaa ku qaawiyay ma naag waalan baatahay is astur walaal