Bilan iyo Raga munaafaqiinta ah ee Somalida.

Sdílet
Vložit

Komentáře • 99

  • @Adkavic
    @Adkavic Před 2 měsíci +6

    Social media marki an is qab qabsi technology iyo arimaha somalida kle ay isku qabsadan marki an arko run iyo ben ahaanta inta dadka an xaqiqda ka sugo o si l fahmi karo uga hadlo aya tahay ustad sola pic respect 👏🏻 mida kale halaga leexdo gabadhen somalida ah o sharafta leh wxa ad ku tilmamesan qof 1% xaqiq u hayo ma tihiin

  • @fawziaalisalad64
    @fawziaalisalad64 Před 2 měsíci +5

    That's true well said I agree with u

  • @hoogmasheege
    @hoogmasheege Před 2 měsíci +6

    Asc Sola Please nin Quality leh baa tahay kordhi program yadaada insha Allah oo ka hadal wixii noo muhiim ah

  • @khaderabdi5574
    @khaderabdi5574 Před 2 měsíci +5

    Wlhi, I agree bro 👊🏿 ragi laga sugayay dalka inay dhisan daba nageed unbay ka shekayan 😢

  • @adarsheikh-ali9290
    @adarsheikh-ali9290 Před 2 měsíci

    Mashallah thank you for your thoughts well done brother

  • @fatimamohamudjama2123
    @fatimamohamudjama2123 Před 2 měsíci

    Asc brother I really agree with you. Thank you brother

  • @abdiqaniosman9867
    @abdiqaniosman9867 Před 2 měsíci

    Thank you Solo

  • @fabu2526
    @fabu2526 Před 2 měsíci

    Thanks Solo.

  • @anabhirsi6920
    @anabhirsi6920 Před měsícem

    Thank you ❤🎉

  • @nimosuleiman
    @nimosuleiman Před 2 měsíci

    Masha allah tabaarakallah allah caqliga hakuu barakeeyo oo ragbadan oo adigoo kale ah hana siiyo caaqiintii baa nagu bataye

  • @abdifatahmohamudsalad655
    @abdifatahmohamudsalad655 Před 2 měsíci

    Absolutely 💯

  • @gobeyluul1122
    @gobeyluul1122 Před měsícem

    Solo sharaf iyo karaamo hore u soco inadeer ❤❤❤❤❤

  • @Mohamoud-------252-------YusuF

    Wa damiir xumo wayn gabdh ladhibaateeyay qofka ku diirsada Alle idin Duleey

  • @fabu2526
    @fabu2526 Před 2 měsíci +4

    Nimanka soomaaliyeed in badan waxay u moodaan in ay gabdhaha soomaaliyeed ay iyagu leeyihiin.

  • @user-vq9fn3iy1i
    @user-vq9fn3iy1i Před 2 měsíci

    Well done bro

  • @ZultanAmin-qs8jw
    @ZultanAmin-qs8jw Před 2 měsíci +3

    indeed that is fact

  • @moapdikarem144
    @moapdikarem144 Před 2 měsíci +1

    Billan osman ❤

  • @deeqoali7949
    @deeqoali7949 Před 2 měsíci

    U right ✅️

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 Před měsícem

    Shaqsi Soomaali ah markii ay AJAANIIB ay soo weeraraan, waajibka umada soomaaliyeed saaran waxay tahay in loo xiiliyi la garab istaago. hadii qalad ay sameeyeena hoos inaad ugu sheegto ayaa la rabaa.
    ❤🇸🇴☝🏿

  • @nadabd2221
    @nadabd2221 Před měsícem

    Asc sol masha allaah tabarakaallaah

  • @sacdowcilmi790
    @sacdowcilmi790 Před 2 měsíci +2

    Sax waye qof waliba nafteda ayey maul ka tahey binaadamka isagoo tiisa daryeel u baahan Waa in lagarab istagaa bilan waa gabar somaliyeed🙏🏽🙏🏽

  • @quwentaahmed572
    @quwentaahmed572 Před 2 měsíci

    Thanks

  • @edilhassan7542
    @edilhassan7542 Před 2 měsíci

    Allaha ku sharfo walal Abdinasir. Yaaban khalad samyn. Waa runtaa guulayso aduun iyo aakhiro. ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nastehomohamed7743
    @nastehomohamed7743 Před 2 měsíci

    Mashaa Allah That’s true
    Waa gabar adag weysay maanta Ragii lagu ogaa somali nimada.

  • @fadumoali7300
    @fadumoali7300 Před 2 měsíci

    Keep going Sola

  • @inaomarkurud
    @inaomarkurud Před 2 měsíci +1

    Guuleyso brother

  • @HAWD_BARI
    @HAWD_BARI Před 2 měsíci +2

    Nin ka kaliyee aan ku kalsonahay bataahy waanan ku aaminsanahy❤sola ❤sxp 100%1000 baan taageersanahy inanataa bilan osman ❤magaceeda ayaaba ka turjumaya sida ay somalida u bishay❤alle inantaa haka qabto cawanta rag isku sheega ah ee meshi ay gabadhoda difaci lahyeen gaal xun uso raacat😢

  • @user-ds4ey3iv4t
    @user-ds4ey3iv4t Před 2 měsíci

    Scm masha Allah wllo afku kuma go,o geesi

  • @Adkavic
    @Adkavic Před 2 měsíci +4

    Solo nin rag ah wax bdan og wax badane fahansan👌👌👌

  • @fayecooking
    @fayecooking Před 2 měsíci +1

    Waa sax 😢

  • @qaalihaaji8891
    @qaalihaaji8891 Před 2 měsíci

    👍👍👍

  • @kaahminimarket7324
    @kaahminimarket7324 Před 2 měsíci +1

    Bilan waa halyeeyad aan lalodin kareyn garabkagan taaganahay

  • @user-bf7gs4lw6e
    @user-bf7gs4lw6e Před 2 měsíci +1

    Sax🥰🌹🌹🌹👏🏻👏🏻👏🏻❤️❤️👏🏻

  • @Shadows4_life
    @Shadows4_life Před 2 měsíci

    THANK YOU FOR SPEAKING FOR US ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-tk3np3qe9d
    @user-tk3np3qe9d Před 2 měsíci +1

    Qofkastaba khalad wa kala waxana fcn in Allaaha lo noqda

  • @Fartun-oq6pg
    @Fartun-oq6pg Před 2 měsíci +1

    Noolow abow a/naasir

  • @Jaalejaale12
    @Jaalejaale12 Před měsícem

    Awoowe Shubo Badbaadinmayno..
    Naag aan Xijaabnayn, Nin ku dhegdhegaysa Waa Eber

    • @star-ut4ii
      @star-ut4ii Před měsícem

      Maangaabka lalahadlayo waa adiga dayacan maxaad waxbadbaadisa adile halagaa nabad helo meeshay gabadhaasi shuubo kunoqotayna aakhiro adaa illaahay ugajawaabidoona

  • @ladanmuhumed1367
    @ladanmuhumed1367 Před 2 měsíci

    Macalin Xasadnimo or Isla weyni suaaal Kusoo waydiiyey ah Kee fiican Office administration iyo Business administration?Qabka ma fiican wlhi Qofka wuxi aad ku dhaahto u sheeg

  • @fouzianuura2327
    @fouzianuura2327 Před 2 měsíci +1

    Mhdsanid wll, adoo kale Alle hanoo badiyo❤... Niman ku sheega Somalidu 30kii sanee ugu danbeysey ceyda dumarkooda bey shaqo ka dhigteen... Illaa ay dunidiiba ka hareen😢 wadaad, waranle iyo siyaasiba waa isma dhaanto😮

  • @ijaaboosoble1320
    @ijaaboosoble1320 Před 2 měsíci

    Waa sax gabadha hala garab istaago sola ❤I love you

  • @Fatima-zq9uu
    @Fatima-zq9uu Před 2 měsíci +2

    Asc solo magacaa ha jiro aad baan kuu salaamay nin qiimale ayaad tahay ragii hore baad ka soo hadhay ee damiirka lahaa kuwani waa dumar fadhayaal ilaahay ha soo hanuuniyo denbigay kaga dareen rag ma jiraan.

    • @amiirqoone5140
      @amiirqoone5140 Před 2 měsíci

      Muxukuwangsnyahyna 🤔😂doqonwaye naag sineysatey wcaal dhashy ayuu udoodayas

    • @ahlanahmed8860
      @ahlanahmed8860 Před 2 měsíci

      ​@@amiirqoone5140naagta sineeysatay ma adigaa

    • @star-ut4ii
      @star-ut4ii Před měsícem

      ​@@amiirqoone5140 aakhiro adaa cadeynteeda keenidoona munaafaqnidaaad kuhadlaysid

  • @user-jm7mv4jf4m
    @user-jm7mv4jf4m Před 2 měsíci +1

    Abdinasir you are very kind mashallah.

  • @hassanyare9186
    @hassanyare9186 Před 2 měsíci

    Thanks mr solla

  • @Hawenay
    @Hawenay Před 2 měsíci +1

    Gob ba tahay waan wada qaldanaa iyaduna waa da’a yar dhalinyaro dhib waa samaysa

    • @Jaalejaale12
      @Jaalejaale12 Před měsícem

      32 ma da,yar baa ?!

    • @star-ut4ii
      @star-ut4ii Před měsícem

      ​@@Jaalejaale12 yes waa dhalinyaro dambi ay samysood cadeynteeda illahay lahortagikartid ma uhaysase adigu

  • @mohamedmohamoud4653
    @mohamedmohamoud4653 Před 2 měsíci

    Waa runta indr somalida iq waa law 70% because of drugs

  • @abdiwali7
    @abdiwali7 Před 2 měsíci

    Islaamaha ka mid tahay

  • @abdiahmed6351
    @abdiahmed6351 Před 2 měsíci

    Qofan dinacayna jirin sidee udifacna gawada mawa aqana manadifacin karna that is true another somali women markee high educated tahy nin Somali ah warehouse kashaqeya wawa kafani

  • @ubahguled96
    @ubahguled96 Před 2 měsíci

    sommalida dadka ayeey ku mashuqalaan ma oga in maaftooda la raciyeey aynaan masuul ka hayeen dadka kale

  • @Lights.Upon.Lights114
    @Lights.Upon.Lights114 Před 2 měsíci

    Solo hal dhinac oo raga ah ayaa weerar ku qaadey iyo Somali dhan lakin Gabdha bal wax nooga sheeg arrinteeda please ka dibna hala arko iney oyada qaladka leedahay ama umada Somalyeed ... lakin saan wax looma xukumo Mudane mar walba Cadaalad samee iyada oo aadan u fiirinayn Gabar iyo wiil

  • @Kingshafie
    @Kingshafie Před měsícem

    Waxa ayada looga hadlaayey ma'aheen naceeb ay ayada loo qabo ee waan in aanu ka hortagno in aysan gawar kale sidaas cml uusan ku dhicin

  • @user-lk3yt2yr3g
    @user-lk3yt2yr3g Před 2 měsíci

    Waar sola dee WAXBA inoomad sheegin , malmahan brother waan ku dhagay sanayey , ma'modaa inaad ku dhexwalatay meditaha"
    10 times AYAAD leedahay gabadha waan tageersahay, gabadha HADII ladulmiyey dadka ku sheegaya waxayna samayn iyadana khayr u tahay OO danbiga Laga qadayaa EE tagero uma bahna.
    HADII ay xumanto is dhax gal iyo xiir nin Muslim AHAY kaga Tina ilahay hacafiyo, shaqo iyo nolol wacan oo kale alle hasiiyo insha'alah
    Laakiin walaal layaal ogada qofka muslimka ah Malahan XUlASHO(CHOICE)
    EVEY BODY muslim MOST BE FLOWING Rule and regulations of Allah NO another Choice Sola SIDAAS ulasoco nin gentleman ah oo la'dhagaysto AYAAD tahay lakii baryahaan caradaadu waa too much brother coming down insha'alah

  • @aminahussein5802
    @aminahussein5802 Před 2 měsíci +2

    Somalida badankood waa Wax ma Garato, Waxa ay ka hadlayaan aan garanayn. Iyo Kuwa View ku raadinaya.
    Kilker, Saani,Tuug oo Jaahil ah weeye kuwa Gabadhaas wax aysan ogayn ka shegaya. 👎

  • @abdullahiabdirahman2923
    @abdullahiabdirahman2923 Před 2 měsíci +1

    Ayadaa munafaqad ah
    Galka wuxuu Tagan yahey
    Hal Email baan udirey anoo Gaala oo ay ogthy baan 2sano iska haystey oo wacal ka dhaley buu dhahey

    • @HAWD_BARI
      @HAWD_BARI Před 2 měsíci +3

      Gabadh somaliyed oo muslim ah miyaan gaal ka raacaysa aduu doqonoow😢❤gaal kana wa rumaysanaysaa gabafha muslinka ahna waad beensan caqliga wakaas

    • @daahirdalxiis4918
      @daahirdalxiis4918 Před 2 měsíci

      @@HAWD_BARI somalinimada diintaa ka horaysa

    • @HAWD_BARI
      @HAWD_BARI Před 2 měsíci

      @@daahirdalxiis4918 oo hadaad ba sidaa u ogtahy maxaad gaalka u rumaysan oyadan u beensan

    • @deqadegan
      @deqadegan Před 2 měsíci +2

      ​@@daahirdalxiis4918 meesha waxaa yaala waxaa waaye ma gaalka ayaa rumeeysanee mise gabdha muslimad ah mise dhego kuguma yalaan? Dumar neeceeb ayaa idihaaya ee diinta haku marmarsiyoonaha goormey soomaaliyi diin ku dhaqantaa? Dumar neceebku waxoow idinla gaaray heer nin gaal ah aad kabrumeeysataan

    • @ahlanahmed8860
      @ahlanahmed8860 Před 2 měsíci

      Hooyadaa weeye dhilada xaaraanta lagu waso adigana khaniis dabada dhigtah baatahay

  • @Somali-One
    @Somali-One Před 2 měsíci

    Naag xuni somalinimo kusii jiri mayso

  • @fadumocabdiraxman9813
    @fadumocabdiraxman9813 Před 2 měsíci

    Aaway ragii somaaliyee gabdhaha difaaci jirey

    • @Jaalejaale12
      @Jaalejaale12 Před měsícem

      Aaway Gabdhiihi fiicnaa oo Asturnaa oo diibta lahaa ?!

  • @bennyblanco9377
    @bennyblanco9377 Před 2 měsíci +1

    Waxani mistake maaha labo sano bey ninkan la socotey

    • @Jaalejaale12
      @Jaalejaale12 Před měsícem +1

      Ninkaan waa will Smith ka soomlida Waana Dayuus

  • @Hasnktal
    @Hasnktal Před 2 měsíci +1

    Somalida maalinta wax kugu dhacaan ayay kudaba gali waa umad khariban maxaa iyaga kagalay

  • @yusufhassan8799
    @yusufhassan8799 Před 2 měsíci

    Naceybka dadka Ina baartid yaakuudirsaday, maxaase kaqaban kartaa?Qolaba qolo Ayey necebtahay .Qofka kanaalka lehba wxuu nacebyahay rerhargeysa. Baaritaan qiil ma aha diinta yaalaiibsan

  • @NuurAlhuuda
    @NuurAlhuuda Před 2 měsíci

    Ragu gabadh bilaaguurah oo 30 jiray arkayan maguursanayan hhhhh markuu ninajnabay guursad soo cayaan mucjiso

    • @Jaalejaale12
      @Jaalejaale12 Před měsícem

      Gaal ma guur baa u qabta Gabar muslim sheegysa, Mida kale 30 ka Xitaa aduunka naagaha da,daas gaara aad looma guursado sbbtoo ah waa naago waal walan oo aan Dhaqmi karin

  • @Jaalejaale12
    @Jaalejaale12 Před měsícem

    Adeer Soomaali ba ma aqoon , Naagahaan markaay Ajaanibtu madaxa kaga isgaataan ayay Qaylodgaan soò sametaan, balse hays badbaadiyaan
    Mida kald adihoo kale Waxaad tahay Will smith ka soomalida ayaad tahay

  • @amiirqoone5140
    @amiirqoone5140 Před 2 měsíci

    Inafajacnaa 🤔 sola nin weynbaad ahede dhiiqo ayaad lugaha lagashey 😅😅 naag gaal yahuud friendly kulajogty xaran bad uhelineysaa miyaa 🤔

  • @bennyblanco9377
    @bennyblanco9377 Před 2 měsíci +1

    Kani waa daanyeer weyn naag zineysata oo gaalo iyo yahuud la zineysata u hiiliya buu leeyahay. Waa dayuus gaboobey.

    • @somalifunny_1
      @somalifunny_1 Před 2 měsíci +2

      Sino hadey jirto waa sino balse gaalo taas macno uguma fadhido qofna Kuma fadeen karaa ee Adi bal xaafadiina ka adkow intaan iyo kabadan in laga helaaba macquulee

    • @bennyblanco9377
      @bennyblanco9377 Před 2 měsíci

      @@somalifunny_1 Anigu xafadeyda waan ka adagahay alxamdulilaah. Lakiin in dumarka Diinta Islamka neceb ee Somalinimada neceb la taageero waa qalad weyn.

    • @star-ut4ii
      @star-ut4ii Před měsícem

      Adigu bal sinada iska illaali illahayna ugajawaab markaad hortagto inaad arkaysay gabadhani iyadoo sinaysanaysa

  • @user-sz7sn2rv9r
    @user-sz7sn2rv9r Před 2 měsíci

    dhilo qabiil malaha la tumatay nin cad

  • @yahyemohamed1865
    @yahyemohamed1865 Před 2 měsíci

    Hadaad diinta iyo dhaqanka suuban qalad kagasho sibareer ah oo muuqata wax micno ah masameyneyso inaad Soomaali, dhalinyaro, Gabar, Activist ama Wariye tahay.

  • @AbdirizakMFarah
    @AbdirizakMFarah Před 2 měsíci

    Mclm gabadha aan somalinimo ku difaacnee ayadu ma aaminsantahay iney somaalinimo jirto.

  • @nouralihassan2482
    @nouralihassan2482 Před 2 měsíci +2

    wax baraty hhhhhhhh wax barashada tee u taqaan qof wayn oo faaruq ah ba tahy hday diin lee dahy gaal uma dhawaten ader qashinka hano xayesin

  • @daahirdalxiis4918
    @daahirdalxiis4918 Před 2 měsíci +1

    adigaa low, IQ ah oo diinteenii suubanayd iyo qabiil kala garan la qabiilka iyo qudhunka aad ku taagerayso ee diinteena ku ilawsiisay alle hakaa soo hadeeyo

  • @abdullahiali9632
    @abdullahiali9632 Před 2 měsíci +1

    shuubo inaa difaacdo hadanne naga dhaadhiciso, waa wax caqliga saliimka ee binaadamka ka dhaa dhaceen;

    • @star-ut4ii
      @star-ut4ii Před měsícem

      Hadaad caqli saliim leedahy waxaad isweydiinlahayd diintaadu makuubanaysay qof aadan indhahaaga kuhayn ama afar markhaatiyo indhaha kuhayay uhayn inaad saani kutilmaamto

  • @Hornscope
    @Hornscope Před 2 měsíci

    Adiga shaqadaadu ma waxa weeye inaad somaalida criticize garayso, khaasatan raga, si aad dumarka isaga dhaadhiciso.

  • @Muslimiintawaawalaalo
    @Muslimiintawaawalaalo Před 2 měsíci

    Femenist tahay adigo nin rag ah