Abdirashid Dahabshiil oo ka sheekeeyey Taariikh cajiib ah oo noloshiisa ka mid ah

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 18. 04. 2024
  • Abdirashid Dahabshiil oo ka sheekeeyey Taariikh cajiib ah oo noloshiisa ka mid ah
  • Zábava

Komentáře • 23

  • @fahadkasocdalka2672
    @fahadkasocdalka2672 Před 2 měsíci +1

    ❤Masha Allah Cabdirashiid Dahabshiil Waa Wiil Dadalay ❤

  • @alirobleh1226
    @alirobleh1226 Před 3 měsíci +1

    Abdisalaam iyo Dahabshiil khayr badan ayaan idin rajaynaya. Amin..

  • @user-hr4km9jp4m
    @user-hr4km9jp4m Před 3 měsíci +1

    Cabdirashiid dahabshiil sifiican ayuu taariikhdiisa ooga'sheekeeyey, dhinaca cibaadadane badi masaajidka isku'badi janada ugu wanaagsan shaqeeyso hadaba ilaaheey wuu kaasar'mariyey dadka aduunka jooga qaarkood, janadane yaan lagaa sarmarin aduunkaba waad da'daashey ee janada yaan nalaga sarmarin inshaa'allaahu.

  • @user-oq2gx6qd5p
    @user-oq2gx6qd5p Před 3 měsíci +2

    Masha allahh alleh habarakeeyo

  • @halimadirie5301
    @halimadirie5301 Před 3 měsíci

    Masha Allaah

  • @FaadumoDaahir-wt5op
    @FaadumoDaahir-wt5op Před 3 měsíci

    Mansha allah

  • @SamsamMohammed-rh6sg
    @SamsamMohammed-rh6sg Před 3 měsíci +1

    anoo timabadan leh kulaha😍😍😍

  • @Edbashir
    @Edbashir Před 3 měsíci

    Mashallah waa rageeda

  • @nimcomaxamed123aadan6
    @nimcomaxamed123aadan6 Před 3 měsíci

    👏👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @hassanroble3353
    @hassanroble3353 Před 3 měsíci

    Tariiikh aad u fiican thank you , lkn ilaaa 1995 ayaan shikada isticmaalayey Abdirashiid miyaan waxaba leysoo celineyn? 😀

  • @hossainechaji6158
    @hossainechaji6158 Před 3 měsíci

    700k oo qof ayaa laga diiwaan geliyay magaalada 2024 burco allah habarakeeyo waa magaalo soomaali magac weyn kuleh from hadraawi ilaa dahabshiil ilaa siilaanyo

  • @akassali4959
    @akassali4959 Před měsícem +1

    Ina Sacid Ducale kama uu san hadlen dhulka uu iga hysto aniga kuu soo qorayo ee aanan aheeyn ku xumayn ee hadii ay kaa tahay in aad hesho xaqiiqda ila soo xireer

  • @user-hr4km9jp4m
    @user-hr4km9jp4m Před 3 měsíci

    Cabdi samad labaatan iyo sideed uma'eka waxa uu u egyahay toban iyo todoobo, aniga sidaas ayaan ku'qiyaasi'lahaa.

  • @kayhass2510
    @kayhass2510 Před 3 měsíci

    Dahabshiil waxay ahayd ganacsi somaliyed hada wuxuu noqday ganacsi qabiil fadlan waxan dhihi lahaa Somalida inay ka fiirsato isticmaalkisa iyo somtel

    • @mustafeanshax12
      @mustafeanshax12 Před 3 měsíci

      Ganacsi somaliyeed ayuu ahaa markii hore hada wuxuu noqday gabacsi aduun 160 country plus ayaa isticmaala

    • @kayhass2510
      @kayhass2510 Před 3 měsíci

      @@mustafeanshax12 wuu ahaa ganacsi somaliyed lakiin ganacsi qabiil bu noqday iyo dulaan qabiil inuu qayb wayn ka qaato 2023

  • @2plus2equals59
    @2plus2equals59 Před 3 měsíci

    Ninkaan leh waan Maxaa markaa arko meel dagaal ka socdo waa kii maalgaliyay dagaalki lagu dumiyay laas caano

  • @user-xj9jx5cg8o
    @user-xj9jx5cg8o Před 3 měsíci

    Ina dhiig shiil argaxiso weyn intaana ku dar warkaaga

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 Před 3 měsíci

    Burco waligay ma arkin laakiin waa magaalo lala xidido waa magaalo diimeed.

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 Před 3 měsíci

    Dahab shiil anigoo ciyaala waxan xasuusta ayadoo loo yaqaano (dhiig shiil)
    Hadaan korayba waxan maqlaa dahab shiil

  • @MrMohamed51
    @MrMohamed51 Před 3 měsíci

    Abdirashid Maxamed Siciid intuu Ku garaadsaday ayuu si fiican uga sheekeeyey.
    Xaaji Maxamed Siciid Iyo sooyaalkiis ayaa loo baahan tahay.