Heesihii Qaraamiga Somalida oo Cadaan ay Copyrights saarteen.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 18. 02. 2024
  • Waxaa baraha bulshada kusoo batay in Copyright lagu qabto Heesihii Qaraamigi ahaa ee Somalida, kaasoo ay iska kaashadeen Cadaan iyo Somali lacag aad u farabadan ka sameeya, sidaa awgeed haday arintaa kugu dhacdo raac Videowgan, hana u aqbalin in Hees Somali ah ay Copyright saartaan.
  • Zábava

Komentáře • 22

  • @xuseenarab8119
    @xuseenarab8119 Před 3 měsíci +3

    MAHADSANID ustaad aqoontu waa cajiib ale hakuu siyaadiyo ustaad burcad jabiye

  • @Bigman10573
    @Bigman10573 Před 3 měsíci +3

    Thank you ugaas ✔️

  • @Duqa-magaalada
    @Duqa-magaalada Před 3 měsíci +5

    Masha allah burcadii hada copyright mee u wareegeen waxee arkeen cid yac ka dhaheeso inee jirin masha allah laakiin waxee iloobeen qabiirka IT Sola inuu noojoogo rabi haku xafido somalida waa caawisa runtana waa usheegtaa

  • @khadarxaajixasan6931
    @khadarxaajixasan6931 Před 3 měsíci +2

    Ustaad mahadsanid

  • @munahussein9687
    @munahussein9687 Před 3 měsíci +1

    Masha Allah salan sare lajan🎉🎉🎉🎉

  • @harunmosule6457
    @harunmosule6457 Před 3 měsíci

    Thanks for your kindly info sir

  • @sharmakehassan2046
    @sharmakehassan2046 Před 3 měsíci

    Thanks you for information,

  • @ahmedomarosman9540
    @ahmedomarosman9540 Před 3 měsíci

    Mahadsanid masuul

  • @asha4100
    @asha4100 Před 3 měsíci +1

    King sola

  • @geedibare7594
    @geedibare7594 Před 3 měsíci +1

    Ustaad stocks'kii aad lahayd waan hoosta ayaan idin dhigi daraad maad som dhigin waan kusu gaynaa inshaa allah

  • @user-yw5tw4xb6i
    @user-yw5tw4xb6i Před 3 měsíci +1

    Nin wax badan soomaalida tari kara oo qarsoon baad tahay
    Lakin

  • @knowit1m
    @knowit1m Před 3 měsíci

    badii somalia waa la qaatay
    hesihii qramiga wa la qaaty
    saliida somalia waa la qaaty
    tolaayeey

  • @kadaronline
    @kadaronline Před 3 měsíci

    WLL HEES WAXAY TARAYSA YARAYDE IS KA QAATA DHE

  • @maslahabdi7205
    @maslahabdi7205 Před 3 měsíci

    National 🆔 ma lagu furan karaa binance-ga

  • @Walalka490
    @Walalka490 Před 3 měsíci

    mhadsanid

  • @Calisheeko
    @Calisheeko Před 3 měsíci

    waxkasta lagala wareg somali hesihina maka daba tagen.

  • @Falanqeynta_musalsalada_Somali

    Somalida intay ree hebel isku haysteen waxkasta wa laga dhacay😊

  • @salebanawil9993
    @salebanawil9993 Před 3 měsíci

    Taas baaba ka dhergey qaramigii aniga xata waxan arkey

  • @HudeyMaxamed
    @HudeyMaxamed Před 3 měsíci

    Sxp intee kala so xariiraa wall

  • @somswed.5014
    @somswed.5014 Před 3 měsíci +2

    YAAB. BADDII, DHULKII, HAWADII, ILAA FANKII QABYALAD AYAA HALKAA GAYSAY