Qaabkee loo furtaa Gemini Crypto Account?

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 28. 02. 2024
  • Casharkan waxan ku baran doonaa sida ugu fudud ee loo furan karo Gemini Crypto Accunt iyo sidaad u iibsan kartid CryptoCurrency.
  • Zábava

Komentáře • 93

  • @warfaahassan
    @warfaahassan Před 3 měsíci +3

    Jazakallah Khayr Ustaad Abdinasir Sola

  • @user-ow5jz6ux1b
    @user-ow5jz6ux1b Před 3 měsíci +1

    Clmiga iyo cimrigaba Allah kuu barakeeye prof waxbadan ayaan kaa faa iday. Ajirna allah kaa siiya spreading your knowledge without fee.Soon I will share my goal.

  • @yasminosman1359
    @yasminosman1359 Před 3 měsíci

    Mahadsanid Ustaad

  • @mohamedyusuf2144
    @mohamedyusuf2144 Před 3 měsíci

    Thanks for information

  • @abdinasirmoumin9246
    @abdinasirmoumin9246 Před 3 měsíci

    Mahadsanid ustaad

  • @KhadarMK12
    @KhadarMK12 Před 3 měsíci

    Thanks prof. 😊👍

  • @xiinjiin3399
    @xiinjiin3399 Před 3 měsíci

    Thanks libaax Imisaa igu yar ee aan ku iibsan Karaa hadaanan lacag Baden haysan❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤aad iyo aad Ayaad u mahad santahay taasna video noga soo same e aqoon yahan

  • @mustafaahmad4717
    @mustafaahmad4717 Před 3 měsíci

    Mahadsanid ustaad waa noo faideesay stocks kaa sugenaa ayagne

  • @SteveJobs-uu1rk
    @SteveJobs-uu1rk Před 3 měsíci +28

    • @ColinRDavis
      @ColinRDavis Před 3 měsíci

      A good Analyst that’s well educated will first educate you on how crypto market is all about and it potential growth.

    • @roseannebarr5009
      @roseannebarr5009 Před 3 měsíci

      This is correct, Mr Ivan strategy has normalized winning trades for me also and it's a huge milestone for me looking back to how it all started.. 👍

    • @Johnson960
      @Johnson960 Před 3 měsíci

      Yesss!! Bitcoin going up is good for the entire market. My largest holding is also xrp, and I actually root for bitcoin to do well, because history shows xrp lags behind it.

    • @SteveJobs-uu1rk
      @SteveJobs-uu1rk Před 3 měsíci

      He's mostly on Telegrams, using the user name.

    • @SteveJobs-uu1rk
      @SteveJobs-uu1rk Před 3 měsíci

      BrinIvan1 💯 ..that's it

  • @OmarMohamed-jz7pg
    @OmarMohamed-jz7pg Před 3 měsíci +2

    Ustad anaga somali jognaa marka Gemini ino shaqayn mayo

  • @mrshorts114
    @mrshorts114 Před 3 měsíci

    Coin ka an gato xagen ku kaydsan kara binance ma iskaga haysan kara ustad

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish Před 3 měsíci +7

    Xili hore ayaan samaystay kadib dhiirigelintaada Mahadsanid ustd

    • @asadorg881
      @asadorg881 Před 3 měsíci +1

      Somalia 🇸🇴 miyad jogtaa misane kuSameysaty ???

    • @MacalinEnglish
      @MacalinEnglish Před 3 měsíci

      @asadorg881 Haa wll lkn binance

    • @Mohamuudabdirashiid
      @Mohamuudabdirashiid Před 3 měsíci +1

      Asc wll in aad iga cawiso ayaaan rabaa xagee kala soo xiriiraa

    • @Mohamuudabdirashiid
      @Mohamuudabdirashiid Před 3 měsíci +1

      Qabkee loo furankara

    • @MacalinEnglish
      @MacalinEnglish Před 3 měsíci

      @@Mohamuudabdirashiid haddaa basaboor haysato cashara badan oo sharaxaya ayaa youtube ka ku jira wll

  • @ridhwanmuse2752
    @ridhwanmuse2752 Před 3 měsíci

    Btc waa gaty and i will thank you late i.a wx aan ka dhadhamiyo ustaad

  • @mrfodade9766
    @mrfodade9766 Před 3 měsíci +1

    Thanks Ustaad, blse isaga na kama shaqeyo Somalia ( Gemini )

    • @Maazim23
      @Maazim23 Před 3 měsíci +2

      Binance furo

    • @mohamedsayid2899
      @mohamedsayid2899 Před 3 měsíci

      @@Maazim23app somalia ka shaqaynayo oo stock shares laga gato raba iisheeg sxb

  • @user-fs5zo7zf7o
    @user-fs5zo7zf7o Před 3 měsíci

    ustaad waxaan ku weydina shipa waa xaaram baa la leyhay maxa ka jira arinka

  • @lacag-lacag
    @lacag-lacag Před 3 měsíci

    Sida ugu fiican waa adoo phantom wallet lasoo daga kadib jupiter isticmaala, uma baahnid middle man, jaliya wireless iyo talefan bad u baahantahay.

  • @user-yr3wy8zc7q
    @user-yr3wy8zc7q Před 3 měsíci

    aadbaad u mahadsantahay ustaad sola waxbadan oo badan oo dhinac walba leh baan kaa faa'iday intaan kugu xidhnaa egypt baan joogaa oo jaamacadna kaga baxay hadii mar uun aad timaado inaan is aragno way fiicnaan lahayd, noolow inbadan ustaadii.

  • @playonetv8452
    @playonetv8452 Před 3 měsíci

    Ustaad please stock Ka so dhig

  • @cumarcabaaye856
    @cumarcabaaye856 Před 3 měsíci +3

    War dadka bilowga ah waxaam dhihi lahaa kaptaan way idnka wayn thy oo qof lacag haysta oo investment samayn kara ayaa ka bixi kara eee adigu hadada bilow thy oo aadan haysan qarash kuu kala qaybsama forex gal trading profitable ah soo noqo ka dib meeshaan markaaz ku anfacee forex waa easy oo demo account iska fura trade garee waxaaga ka qaado maalin kasta markaaz cryptocurrency iyo wax yaabahan oo kle gala . Thanks 😂❤😊

  • @relaxingbeutifull4346
    @relaxingbeutifull4346 Před 2 měsíci

    Qab ka kaga xirmo loga qado locked 🔒 saxib ka so hadal please

  • @abdinasir9633
    @abdinasir9633 Před 3 měsíci

    Ustaad worldcoin kaso hadal

  • @teamOG333
    @teamOG333 Před 3 měsíci +1

    Bybit aa ugu shidan solo

  • @Gobmedia1
    @Gobmedia1 Před 3 měsíci +1

    Macallin Somalia Qaybta Laga Isticmaali karo Nooga soo samee Muuqaal Mahadsanid

  • @user-km6if6hg4z
    @user-km6if6hg4z Před 3 měsíci

    Mahadsanid Ustaad
    marka verification ka la dhaafo payment method ka card kale oo different name ah ma ku samayn karaa payment ka

    • @Zaalimaj
      @Zaalimaj Před 3 měsíci

      Haaa bro waa ku sameesan kartaa wax weyn maahan midaa lkn maalmahan ha isku galin ilaa asbuuc cml sug

    • @user-km6if6hg4z
      @user-km6if6hg4z Před 3 měsíci

      @@Zaalimaj maxaa jira bro

  • @mohamedfx1862
    @mohamedfx1862 Před 2 měsíci

    Fadlan sidee looogala baxaaa lacagta eeee ugu fiiiiiiiiiican gaaar UK ama EUROPE , cashuur mala iga jaraaa, acountkayga hadaan kusoo dirsado maxaaa dhacaya?????????????????????? ?????????????????????????
    ?????????
    ????????????????????????
    Cashar nooga same????!!!!!!!!!!!?

  • @marksimard3532
    @marksimard3532 Před 3 měsíci +8

    How can I make more profitable investment in crypto without incurring most losses?..

    • @Candyswiss56
      @Candyswiss56 Před 3 měsíci

      I've followed many traders over the years, but none have been as consistently accurate as Elizabeth. She's truly in an inspiration to us all.

    • @username.charles
      @username.charles Před 3 měsíci

      elizabeth understanding of market volatility is impressive. She knows how to leverage it for profitable trades.

    • @agilouzochukwu9193
      @agilouzochukwu9193 Před 3 měsíci

      I'm surprised that this name is being mentioned here,I stumbled upon one of he's clients testimony on crypto news last week.

    • @fuwaking001
      @fuwaking001 Před 3 měsíci

      As a beginner, it's essential for you to have a mentor to keep you accountable.

    • @fuwaking001
      @fuwaking001 Před 3 měsíci

      Elizabeth understanding of market indicators is impressive. She knows exactly when to enter and exit trades for maximum profit.

  • @Hasnktal
    @Hasnktal Před 3 měsíci +1

    Xalaal miyaa crypto Waan isticmaali lahaa solo iga soo jawaab pls

    • @nalkahussein9395
      @nalkahussein9395 Před 3 měsíci

      Wll waa wax lasogadaayo hadne sigadayso adiga ayaana dareemikaro xalalsha iyo xaraan

  • @momomomo2693
    @momomomo2693 Před 3 měsíci

    Solo sports waaxa laga bahan yahay Canada ama America, yurub wa shab ku nol

  • @nuraldin2656
    @nuraldin2656 Před 3 měsíci

    Adoo Somalia 🇸🇴 jooga muxuu xalku noqonaya si aad u maal gashatid crypto Hadad qof qurbaha jooga weydo

  • @user-fm1yh8sc6h
    @user-fm1yh8sc6h Před 3 měsíci +1

    Dadkan markii crypto-du cirka gashay meelkasta la taagan maxay markay 16k gaadhay dadka ugu baraarujin waayeen!

  • @Ina__updyrizak
    @Ina__updyrizak Před 3 měsíci

    Ustaad su aashan malin walba is dhaha waydii 👇
    ""Ustaad passport la aan ahy mana aqaan meeel aan u donto ehel iyo qaraababa markaa passport la aan mala isticmaali kara binance crpto "" ?
    Isoo jawab Ustaad.

  • @bashirabdulkadir1263
    @bashirabdulkadir1263 Před 3 měsíci

    Ustaad mahad sanid in badan, xaliye oo ku maagayana wan arkayey bay the way wuxu ku Leyahay aniga talooyinkayga qaado kk, Somaalidi masayr baa lagaso taagay
    Laba Dotcoin oo maray 8.5
    Iyo Dogecoin o maraya 0.12
    Labadas ban ku wareerey midka ustaadku inta badan yiraahdo gala waa kuma

  • @Laluulan
    @Laluulan Před 3 měsíci

    We a waiting Dropship video???????

  • @Yeskos
    @Yeskos Před 3 měsíci

    Binance ayaan furtay shalay, kaliya waxan sugaya lacag weyn aan kumaalgashado, mushaharkaygu 150$ kaliya ayan hela lakin waxan ciyara 1xbet habeen kaliya ayaan kubilaabay 35$ ilaa subixi salada edaanka waxan sameeyey 1700 lakiin khalad weyn aan sameeyey 😢

    • @pacificocean7130
      @pacificocean7130 Před 3 měsíci

      Xaram weeye 1xbet waa sida khamaarka oo kale xitaa lacagta aad kahesho sadaqo uma bixin kartit xajkana kuma aadin kartit

  • @MudaneSooyaal
    @MudaneSooyaal Před 3 měsíci

    Hadaad gaajo tahay laandheere ma tihid laangaab ayaa tahay eraygaas ayaan kaas qorey macalin sola thanks 😂

  • @bashel2161
    @bashel2161 Před 3 měsíci

    Stock qofkii raba Sida apple ama Amazon siduu u gadan karaa.

  • @shahwahoffkingsomali294
    @shahwahoffkingsomali294 Před 3 měsíci

    Revolut malimow karn

  • @rafiiid5321
    @rafiiid5321 Před 3 měsíci

    Ustaad Somalia Kama shaqeynayo Kan 😢Maxaa noogusoo dhigtay

  • @vizasoman
    @vizasoman Před 3 měsíci

    Gemini kama shaqeynaayo ustaad Abdinasir

  • @inanabiadam8766
    @inanabiadam8766 Před 3 měsíci

    Somali wu ka xidhan yahay

  • @daudhassan2680
    @daudhassan2680 Před 3 měsíci

    Pasaporka haduu dhacsan Yahay kawrama dhalin yaro

  • @mustafmuhyadinmohamud8466
    @mustafmuhyadinmohamud8466 Před 3 měsíci

    Somalia maka furmaayo

  • @walaalbj
    @walaalbj Před 3 měsíci

    10 dollor btc ma gashan kara hada oo 62.000 marayo

  • @Aleel_channel
    @Aleel_channel Před 3 měsíci +3

    Somalia 🇸🇴 isn't working 😕

  • @soundssoul5708
    @soundssoul5708 Před 3 měsíci

    Not available yet
    Gemini does not currently operate in Somalia. Please enter your email below if you would like to receive updates about this and other news.

  • @aizha61
    @aizha61 Před 3 měsíci

    Lacag mahaysto aan Ku bilaabo 🥲

  • @Noah_ali0
    @Noah_ali0 Před 3 měsíci

    Mahadsanid Ustaad