9 Hours Sydney Visit

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 7. 01. 2024
  • Waxaan 8 saac waqti kusoo qaatay magaalada caanka ah ee Sydney Australia, anigoo ka duulay Melbourne oo u jirta 900 KM, wuxuu ahaa safar gaaban ooo aad u xiiso badan
  • Zábava

Komentáře • 13

  • @khadarhassan4366
    @khadarhassan4366 Před 5 měsíci +2

    Masha Allah Ustaad Safarada Iyo sidaad iskugu diyaarisid magaalada kle xogteeda wax yaabaha lagu qiimeyo goobaha muhiim ka ah khibradaada nagula soo wadaag video dheer I.a ❤❤

  • @user-ih9ml5hy1w
    @user-ih9ml5hy1w Před 4 měsíci

    Masha allah best magaalo ever

  • @cabdiwali9753
    @cabdiwali9753 Před měsícem

    Good journey😊 🔛🔝

  • @user-if2kj2sl3w
    @user-if2kj2sl3w Před 4 měsíci

    Waxn kunolahay somali waxana raba ina nogdo paleyar ana kaciyaro london abti mcn riyadey da irumey

  • @user-if2kj2sl3w
    @user-if2kj2sl3w Před 4 měsíci

    Abtiga waxan leyahy hami ina nogdo ciyartoy wan raba ina london tago riyadeyda irumey abti mcn

  • @MohamedAbdulkadir9
    @MohamedAbdulkadir9 Před 5 měsíci

    Enjoy your visit mr sola. Sxb ma kala soo hadli kartaa sida ebooks loogu qoro AI programs like chatgpt

  • @eblamohamed191
    @eblamohamed191 Před 4 měsíci

    Masha Allah,waa sida Summer-ka, qabow malaha miya Sydney.

  • @AbdisamadAdam-yk9rg
    @AbdisamadAdam-yk9rg Před 5 měsíci

    Thanks maalin joog aaaad u wanaaagsan

  • @yusufnur6359
    @yusufnur6359 Před 5 měsíci

    Enjoy bro big fan aan ku ahay

  • @Dreamy-M
    @Dreamy-M Před 5 měsíci

    Cirifka koonfureed ee adduunka waqtigaan oo kale Summer ayey u tahay miyaa?!

  • @khaliifweynekhaliifweyne9849

    Mazul sare nin Aan ku daydo sola